Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa aqoonsigu xagguu jiraa waxaaba ka maqan gobolka sool oo baaxad weyn leh. 2.0. Waxayna ku socodaan ceerigaabo inay dagaal ka ridaan.
@ahmedgacan71192 ай бұрын
Wu hagagsanyahay jawabta sug
@saedahmed86612 ай бұрын
Ismail waxa uu ogyahay inaanu ku guulaysan doonin Mohamoud Ali Yoousuf wasiirkiisu jagadaa uu rabo inuu u magacaabo jagadan wasiir khaarajigana uu cidkale u wado markuu guuldarro kala kulmo Mohamoud Ali waxa uu rabaa inuu POOL ka geliyo oo uu iska dhex meereysto magaalada DJIBOUTI
@TaliyeCali-b6d2 ай бұрын
Waad riyootaye guntur waa maxay 😆 🤣
@ilhamdahir99152 ай бұрын
weriye marka hadalka ladhameeyo ayaa suaalah laga jawaaba waad delegate badantahyi
@ShucaypSiciid2 ай бұрын
Gudoomiyaha waxaa noqonaya ninkaa reer sawaaxili
@abdimuhumed84112 ай бұрын
Waa suaal fiican bank laga leeyahay oo ina jimcaale leeyahay sababta waziirka arimaha dibade jabuuti xadhiga uga jarayaa maxay tahay sow macada in geelle saami ku leeyahay? Maxa wasiir soomalia lagu diri waayay inayn ninka banka leh waa muwaadin somalia u dhashe ina jimcaale 15kii sano ee ugu danbeeyay ayuu jabuuti in maalgashado bilaabe abdishakur dadka kaa xoog ogaalsan hadlka u daa ninkani waa nin wax badan og
@ahmedgarodhi89692 ай бұрын
Fawzia waaxa logajojiyeey kursiga AU waa iyaddo qoof Isaaqa waa ineey xamar iskaga tagta meshan dimateey oo Somalilland baa kubahaan leave the damn failed state
@AhmedIsmail-x7g2 ай бұрын
Raila Ordinga ayaa Soo bixi doonaa insha Allah danteenu Kuma Wasiirja Arimaha debeda
@TogdheerBurco-x3p2 ай бұрын
Alle ha soo saaro
@adamyusuf33612 ай бұрын
Weli ma sii waddaan beentii
@Kimodadon2 ай бұрын
Qosolbadanaa war aqoonsigii dhimey oo waad jabteen ee naga xishooda
Waar adigu ma waxatahay nacas wax sidas kuu dhibaya maxaad ka hoos fadhidas ood cay iyo qosal gariir uwadaa kolay dhuloos talo ku ciirsantahaybaatahay cid aan igayaga ahayn ma caytanto mana qosal gariir to wakhtigan hada ah
@ahmedqafari11802 ай бұрын
Waxa la sheegay inuu Mr Abdalle barakaale uu TAHAY Basaasweyn po uu leeyahay Mr Ismail Omer Geelle