Qosol Sheekh Usuuli Muuse Biixi Mala Dili Karaa Heshiiska Khiyaamada Soomaali Dhulkeeda uu Ku Gaday

  Рет қаралды 54,944

Murti Iyo Weedhsan Tube

Murti Iyo Weedhsan Tube

6 ай бұрын

#Somalilandiyoitoobiya

Пікірлер: 65
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 5 ай бұрын
Shiikh ku sheegoow shaydaan bad tahay cumaamad watee ka hadal amisomta dumarkiina walaalahaa eedooyinkaa wasa maalin walba Somali lahayne wax somali la yidhaahaa ma jiraan
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d 6 ай бұрын
SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤
@odowaboqore249
@odowaboqore249 6 ай бұрын
Somaliland waa qaran jira oo waxba lagama qanan karo
@nuhliban3831
@nuhliban3831 6 ай бұрын
Islaamnimo iyo wadaninimo midna Kama aha ninka leh muuse biixi ma dilikara er waa nacayb qalbiga ka galay.dalkoo laqaato waxa ka xun dilka dadka muslimka oo aad taageerto ama aad kharash ku bixiso ama aad ku faraxdo
@FogaanDersi-jl3zy
@FogaanDersi-jl3zy 3 ай бұрын
حسبناالله.ونعم.الوكيل
@fosiali263
@fosiali263 6 ай бұрын
Waa aakhiro saban Somalia gaalaa ilaaliya
@khasibabrawa3446
@khasibabrawa3446 5 ай бұрын
Manshalah ❤ sheekh ❤
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 6 ай бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل☝️❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kikialemu7
@kikialemu7 5 ай бұрын
*💚بسم الله الرحمن الرحيم*. *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*🤝 *👉🏻INSHA ALLAH BARI WAA KHAMIIS HA ILAABIN* *BISHA🌙 RAMADAN* *LA GAARIN 👈* *👉SOON QALO AH LUGU LEEYAHAY ISKA BIXII. 👉WAXAN KU JIIRNA WAQTI AAD AAD UGAABAN❄WINTERKA ❄ KA FAA IIDEEYSO* *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ* *عِبَاْدَتِكَ* *🎁KHEYRKA IXASUUSI AAN KU XASUSIISEY BARAKALLAHFIIK*
@SAHAL.SAID.YONIS_1977
@SAHAL.SAID.YONIS_1977 5 ай бұрын
Nous sommes le peuple somalien sont très puissant peut importe dans quelle pays nous sommes un ☝🏼 seul peuple une seule nation
@sakhiyakuwiin4444
@sakhiyakuwiin4444 5 ай бұрын
Galada xasan sheekh ilaalisa ka waran sheekh
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 5 ай бұрын
KKKKK KUWAA MA ARKAAN WAA SHEEKH SHAYDAAN
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch 6 ай бұрын
Wsaryaa faqashèeyeyi xabashidid Adidas futadaad ilaalisa ka hadal muuse dalkii sii but ujaheyistee
@marainid7626
@marainid7626 6 ай бұрын
Aamiinyaarabbi Aamiinyaarabbi Aamiinyaarabbi
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 6 ай бұрын
Muuse Kabihiisa ma gaadhi kartaan faqasheey walaweyn cagdheer kuligiin. Hhhhhh
@janomusic4783
@janomusic4783 6 ай бұрын
Reer SOmalia in badan oo ka mid ah xaqli xumada waxad is odhanaysaa ma waxbaa dadkan u wada dhiman maxaa ka si ah bal waxay waydiinayaa sheekha eeg
@ashasaid6336
@ashasaid6336 6 ай бұрын
Acudu billah rer sh isxaaq allow daur cadawga cagta hostisa yahuuu yam yam iyo qadadwein bimillahi somali rer yar ba walay
@IlyaasMohamoud-er3rx
@IlyaasMohamoud-er3rx 6 ай бұрын
Oromo naga dhex bax sxb
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 6 ай бұрын
​@@IlyaasMohamoud-er3rx al daroodia iyi al hawiye dolwolda been
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 6 ай бұрын
​@@IlyaasMohamoud-er3rx al daroodia iyi al hawiye dolwolda been
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 6 ай бұрын
Sheekhu halkee ayuu jooga ,wadan gaal ah ,ma la dilayaa ,90%somali wadsmada gaalad ah ayay joogan ,dhaqaluhu halkaas ayuu uga yimaada ,ayaa laba wajiila yaal ah ,waa maxay jahilnimada dadka somaliyeed haysata ,xagii aya laga keena dhaqalaha somalida iyo guryaha ay dhisteen ,ilahayow noo gar gar 😊
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 6 ай бұрын
War Diintu Fikir Ma ahan Ee Waa Caqiido Allaha Soodejiyay . Marka Diintaada Bro Ee Fikirkaada Iyo Daruufaha Hadda Socdaa Yeeysan Kuqaldin .
@SuperExcuse
@SuperExcuse 6 ай бұрын
Lacagta iyo dhaqaalaha waxaa laga helaa xaga rabi ee waxaan alle Raali ka eheen lama helo la soco. All praise due to Allah
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 6 ай бұрын
Guul somaliland down dawolda al daroodi iyi al hawiye
@user-to9eu3ke3h
@user-to9eu3ke3h 6 ай бұрын
Maxa madaxweyne muuse ka khuseeya duulkaasi. Cadawga somaland badana.cadawga aad sheegayso aabihiin ayaa dabaqaadhi ka ah ee abaha muxuunoqonaya
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 5 ай бұрын
40OOO OO ETHIOPIA 🇪🇹 AH AYAA SOMALIA JOOGA KUWAA MIYAAD KAHADASHI MUNAAFAQ
@user-bz8dg7mo8n
@user-bz8dg7mo8n 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤😊
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 6 ай бұрын
Afnooli wuu hadlaa eyna wuu ciyaa iska ciya weligin., bad bey ku waasheen walaweyntii somaliland anagaa leh oo utashaney ee tiina utashada oo imaansada xaasidinyow.
@user-eb2vh2ov1e
@user-eb2vh2ov1e 5 ай бұрын
a s c
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 6 ай бұрын
Sacuudiga iyo qatar gaalo haysata ma la soo dilayaa iyagana waa iga suaal faqasheey
@muniirno.1youtube24
@muniirno.1youtube24 5 ай бұрын
Waka amuse wala qabty😂koly
@user-bc9kk3tj5n
@user-bc9kk3tj5n 5 ай бұрын
kan yiri muse bixi dilayaa waa ashabaab sirdoonka gacanta haku soo dhigaan cadowga somaliland hajabo
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 5 ай бұрын
Muuse yaq dili kara xitaa lama soo agmari karo ee haday soomaaliliand madha to uunbuu ladil karaa 😂😂😂😂😂😂
@Nimcorays
@Nimcorays 5 ай бұрын
Muuse bixi dadbaa noloshisu dhibeysaa Cadowgaa unolow
@marwaan6923
@marwaan6923 5 ай бұрын
Hhhhhh muuse biixi dabka saara
@fosiali263
@fosiali263 6 ай бұрын
Cadaanka lacagtana bixiya
@user-zx5ze5sh3u
@user-zx5ze5sh3u 6 ай бұрын
😅😅😅
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 5 ай бұрын
Uraaye bookah beedee xaarweyne lawaseen lawaseen dhalay
@CabdirizaaqCllahi
@CabdirizaaqCllahi 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@abdirashidgowdan4871
@abdirashidgowdan4871 6 ай бұрын
Usuuli qashika tahay waxakasta nacam maxad ka gotahay waxa lagu waydiinayo laxyahay
@Sirad47
@Sirad47 5 ай бұрын
Qadaadwauneey maalinkasta tobanaan iyo boqolaal idinka mid ah. Baad dishaan goobkasta iyo goorkasta oo koonfur maalinkasta dadka lagu laayaa...maxaad dulmigaas wax uga qabanwaydeen.
@user-vr9qz8nw8p
@user-vr9qz8nw8p 6 ай бұрын
Yaaculumo utaxay adiga horta usuuliyow
@fatumamahad4081
@fatumamahad4081 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@AbdalleMohamed-mr4bc
@AbdalleMohamed-mr4bc 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂mid xanuusanya naga dheh Muuse ma suuquu kuu mari si aad iskaga laad laadiso😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 6 ай бұрын
Adoo joogo see loo qaatay
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 5 ай бұрын
Gaaladu miyaanay ahayn tan macawista idiin xidha doqon xabashidu kuwan adiga amaankaaga suga maaha miyaa
@ARSHAAD01
@ARSHAAD01 5 ай бұрын
QOF WALBOO WAXAAD SOO QOREESID WAA WAX AAKHIRO KAAGA HOREEYA LA SOCDA MUUSE BIIXI IYO XASAN SHEEKH KUU DAMBI DHAAFI MAAYAAN
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 6 ай бұрын
Caqli xumadii waloweynta oo banaanka u soo baxday daawada markaynu iska goynay ee aan ka dhex baxnay . Diintiina caqligoodii yaraa iyo xasadkii uurkooda buuxiyey bay ku fasirayaan Subxaana Laahilcaddiim
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 ай бұрын
QOFKA UMADA FASAHAADINAYA WALAGA QABAN KARAA HADAY UMADU DAWO UTAHAY MUUSE WAALAVMID
@AafiAbdirahman
@AafiAbdirahman 6 ай бұрын
😅😅😅😅 Turkiga Gaalo maaha miyaa sowka la siiyey Dhulka Soomaalida, Kuwani dhib badanaa
@fartundahir1380
@fartundahir1380 6 ай бұрын
Turkey meelo yaryar bayjogaane madhul dhan baa lasiiyay
@AafiAbdirahman
@AafiAbdirahman 6 ай бұрын
@@fartundahir1380 Haa wll, Magaalda ma joogtid miyaa
@fartundahir1380
@fartundahir1380 6 ай бұрын
@@AafiAbdirahman Wlle Mya Lkn halkaas kala socdaah turkey hadaanan khaldanan school dakad iyo hospital meelo saas ah bay jogaan Lkn maahan dawlad saldhig iyo dhuldhan kaaqadatay 50 sonana ma qaadan ee waa dad heshiisyo yar lala galay
@fartundahir1380
@fartundahir1380 6 ай бұрын
Ethiopia waa gaajo waana dad mar walba dagaal nagu haya oo marar badan aan wada dagaalnay mel aan ku heshiinayna ay sanjirin dhulbadan xoog noga qaataya marka Wll fakar
@AafiAbdirahman
@AafiAbdirahman 6 ай бұрын
@@fartundahir1380 Ethiopia 🇪🇹 1977 inaga ayaa weerar ku qaadnay dhulkii aan ku weerarnayna iyaga ayaa maanta ka taliya wuxuuna kamidyahay Ethiopia, Hadii aan jaarka dhib la'aan kula noolaano cidna isdilimayno,.
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 5 ай бұрын
Hooyadaa ma laga qaban karaa amisomta wasaysa mise waa loo daynayaa ha saaraatee ileen waa dhilee
@zeinabhussein7169
@zeinabhussein7169 5 ай бұрын
Lagu daldal adiga
@AafiAbdirahman
@AafiAbdirahman 6 ай бұрын
Walhi Sheekhoow adigaaba Wadankale u dhaartee Somalinimada aad ka hadlaysa xayay joogtaa,
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 5 ай бұрын
Waar markay dekedihiinii imanwayday ayaad nagu hinaasteen hanagu waalanina isaaqbaa haruumargaadhaaya ayaa lsleediin waasha mucaahado waalagalaa hanaguwaalanina qadaadweyn malihid badan dadkiilahaabaa kireeyay
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 43 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 24 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 77 МЛН
Barnaamijka Suways& Su'aalaha [Qosol] iyo xaraabo
18:38
Suways Gacayte
Рет қаралды 27 М.
Film-kii  SIR IYO SILAC | PART 27
20:42
QASAAL TV
Рет қаралды 23 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН