Casharkii 124, Tafsiirka Suurada Maryam aayada 1 ilaa 22, Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

  Рет қаралды 313,334

Salah Barre

Salah Barre

8 жыл бұрын

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka oo sahlan, aayad aayad ula soco Sh. Cumar Faaruuq (Raximulah)
Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1410 ilaa 1411 hijra oo dhiganta 1989 ilaa 1990, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

Пікірлер: 136
@hussein1800
@hussein1800 3 жыл бұрын
3dexdii camal ee Rasuulku Scw inoo sheegay, markii qofku dhinto inuu u sii soconayo waxaa ka mid ahaa cilmi gadaashiis la intifaacsanayo Rabi SWT abaalkaaga haguddo. SHEEKH CUMAR FAARUUQ
@user-nx5ui4kn1m
@user-nx5ui4kn1m 2 ай бұрын
Allah ha unaxriisto shiekh cumar faruq
@daadiryeena4115
@daadiryeena4115 2 жыл бұрын
Sheq Umar illaahay haka waraabiyo jannatul fardooso
@abdiyarebashiir1797
@abdiyarebashiir1797 6 жыл бұрын
RAXIIMU'LAAH Sheikh Cumar Faruuq
@omarfazul4030
@omarfazul4030 5 жыл бұрын
Allow Unaxariso Sh Omar Faruuq
@user-bn6op5rk6k
@user-bn6op5rk6k 5 жыл бұрын
Ma lahelayaa sidii sheekh cumar nin isku darsaday afsoomaali iyo cilmi allow janadii nagu kulmi idinkana ajar allaha idinka siiyo
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Jazakallah Khayr walaale
@Jamalkhan-lo1vd
@Jamalkhan-lo1vd 2 жыл бұрын
Haa shikh mustafe
@mustafeali3626
@mustafeali3626 5 жыл бұрын
Allah how naxariisto Sh, Cumar Faruuq 🕋Jazak Allah khayr
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Jazakallah Khayr walaale
@ayahabdulkarim343
@ayahabdulkarim343 2 жыл бұрын
Allah u naxaristo janadi firdowsa allah ka warabiyo shiiq cumar aamin ya rabi
@ahmedzaki258
@ahmedzaki258 5 жыл бұрын
allh yarxamuk
@fitahkassim
@fitahkassim 4 жыл бұрын
Alla yaraxma sh.cumar janatul fardowsa in sha allah
@fatimahhalane8734
@fatimahhalane8734 4 жыл бұрын
MASHAA'ALLAAH ALLAAHA U NAXARIISTO WALAALKEEN SHEEKH CUMAR. AAMMIIN IYO DHAMAAN MUSLIMIINTA AAMMIIN.
@abdinasirjama4464
@abdinasirjama4464 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso sh cumar anagana alle nama fidneeyo gadashada
@SalahBarre
@SalahBarre 4 жыл бұрын
Aamiiin
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Waxan dhegaysanay 2020 allh jecliya❤❤ Marxun sh #CFARUUQ TAFSIIRKISAallh how nxaristo uba naxariisayey🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 NAXWIHIISA waxa cadayn uthy in qofka ehlu jaba ahi aduunka jaga tago canal fican iuo camal usocda marku dhinto
@cabdikariina1085
@cabdikariina1085 4 жыл бұрын
Masha allh alle ha unaxariisto shiikheena
@farahilmi498
@farahilmi498 6 жыл бұрын
Mansha Allah shakh cumar raximallahu
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Ilahaw quluubta iyo xafidka noo barakee
@ciiseotaibichannel231
@ciiseotaibichannel231 2 жыл бұрын
Alla ya raxma
@suldankeinan3275
@suldankeinan3275 4 жыл бұрын
Jazakallah qeyro kazac
@maxamedcali5967
@maxamedcali5967 4 жыл бұрын
Mash Allah Allah unaxaristo
@proton3362
@proton3362 2 жыл бұрын
Mash'Allah Allaha unaxaristo sheikh Omar Faruuq
@farhiyoabdulahi4192
@farhiyoabdulahi4192 4 жыл бұрын
Masha allh ajar iyo xasanad alla haka siyo wad no faaidaysay ilaah haka abal mariyo
@SalahBarre
@SalahBarre 4 жыл бұрын
aamiin Jazakklah khyr
@faizaali5890
@faizaali5890 6 жыл бұрын
Mashaal.allha Allah unaxriisto Inshaala.inshaala Amiin.amiin
@sharifgalala3114
@sharifgalala3114 5 жыл бұрын
شكرالك
@mascudadam5820
@mascudadam5820 3 жыл бұрын
2021 kamadalo in an dageysto sheikh Omar faruq.. Raximullah..
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 3 жыл бұрын
Iahahay hau naxariisto sheekha cumar
@mohamedgaawiido4061
@mohamedgaawiido4061 6 жыл бұрын
Mnsha Allah sheekh
@ayaannuura8880
@ayaannuura8880 3 жыл бұрын
Sheekh an jaclaabuu ahaa ilhy ha unaxariisto aamiin
@Walal_kobra
@Walal_kobra 5 жыл бұрын
Allaya raxma
@asmaaj7218
@asmaaj7218 2 жыл бұрын
Ilaahay naxriis jano ha siiyo
@hudheifaabdi1835
@hudheifaabdi1835 3 жыл бұрын
Waxan dageysani haya 2021 Rahimahulahu Sheikh Umar Farooq Ilahey Janatul Fordowsa kuwariya
@abdifatahabdifarah755
@abdifatahabdifarah755 3 жыл бұрын
Allah ya rahma
@zuusanaxmed5970
@zuusanaxmed5970 3 жыл бұрын
2021 ayan dhageysanaya ilaah haku unaxariisto
@AdmiringBanyanTree-iq1wj
@AdmiringBanyanTree-iq1wj 5 ай бұрын
M.a sheekh cumar faaruq
@abdikarimalihussein4369
@abdikarimalihussein4369 4 жыл бұрын
Allaa yaa Rahma
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Жыл бұрын
Allow janatul fardows ka waraabi mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi scw scw scw scw scw
@baradhosheekh4536
@baradhosheekh4536 7 жыл бұрын
jazaakallah sheekh cumar faaruuq
@mohamedgaawiido4061
@mohamedgaawiido4061 6 жыл бұрын
Baraka allh sheekh
@omarelyashajiyare7275
@omarelyashajiyare7275 4 жыл бұрын
Jazakaallh
@buubkacali1buubka439
@buubkacali1buubka439 2 жыл бұрын
Allha unaxaristo
@imjihaan4990
@imjihaan4990 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Sheekha
@jjsnipe4798
@jjsnipe4798 3 жыл бұрын
Ilahow u naxariso janatul fardowso kawarabi
@saidgarane4232
@saidgarane4232 2 жыл бұрын
Allah hakunaharistoo, jazakallah intii sodubtii
@mohamedsheikhahmed7435
@mohamedsheikhahmed7435 3 жыл бұрын
Mashalah ❤️ Allah unaxaristo anakana kuwa kafaitheysta Allah nakadiga inshalah
@abdulkadirmohamed4405
@abdulkadirmohamed4405 4 жыл бұрын
Allah yarxam
@candimaxamedsigaale5643
@candimaxamedsigaale5643 4 жыл бұрын
اللهم ارحم له وقفر له
@nasrinnasrin9513
@nasrinnasrin9513 6 жыл бұрын
Allah yarxamu sh cumar faaruuq.😢😢
@abdiyarebashiir1797
@abdiyarebashiir1797 6 жыл бұрын
RAXIIMU_LAAH Sheikh Umar Faruuq
@claahimacaane6264
@claahimacaane6264 5 жыл бұрын
Nasrin Nasrin asc
@cabdalawarsame560
@cabdalawarsame560 5 жыл бұрын
Allah haku naxaristo❤️😍
@ismaaciilxasanshaakir8603
@ismaaciilxasanshaakir8603 Жыл бұрын
Allaahu magflahu warxamm humm
@yunisabullahi9947
@yunisabullahi9947 6 жыл бұрын
Ilahow janadaa kawarabii
@fatimahhalane8734
@fatimahhalane8734 4 жыл бұрын
ALLAAHAYOOW JANNADAADA GELI ADOONKAAGA AAN KA DHAGEEYSTAY TAFSIIRKA SUURATUL MARYAM. AAMMIIN☝️
@iqraabdi6577
@iqraabdi6577 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakaAllah Allow qabriga kuwasici
@aminaadan6600
@aminaadan6600 Жыл бұрын
اللهم ادخله فسيح جناته
@drbotanchannel8006
@drbotanchannel8006 2 жыл бұрын
Msha allah very useful
@zeyliahmed
@zeyliahmed 4 ай бұрын
Ale ha unaxariisto sheekhan wex badan ban ka Faiday
@farhiyaweheliye6393
@farhiyaweheliye6393 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@Codkarajadapodcast
@Codkarajadapodcast 6 ай бұрын
Allah how raxmado shekh cumar faruuq cilmiguu noga tagay asagana usii soconya janadi fardowsa eebe uga baryaynaa inuu ku abaalmariyo amiin amiin
@user-wu8ed7kj9j
@user-wu8ed7kj9j 6 ай бұрын
Allah ha unaxaristo
@noordiin9091
@noordiin9091 2 жыл бұрын
Man sha AllAH
@cabdirashiidyusuf1199
@cabdirashiidyusuf1199 3 жыл бұрын
Raximahu Allah sh Cumar faaruuq
@swervo8763
@swervo8763 4 жыл бұрын
جزاك الله خير يرحمك الله ،
@same-wademedia4228
@same-wademedia4228 4 жыл бұрын
Ilahayow janadii gee
@xawoosman1601
@xawoosman1601 Жыл бұрын
Allaahu akbaar
@daruurahakore4254
@daruurahakore4254 Жыл бұрын
barakallah sheikh ALLE haka ajarsiiyo anagana kuwa ku camal falla ALLE hannaga dhigo
@farhanmohamed-ur2ln
@farhanmohamed-ur2ln 2 ай бұрын
ALLAH HAUNAXARISTO.
@FarxaanCabdi-iq3de
@FarxaanCabdi-iq3de 9 ай бұрын
Masha Allh
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Masha allah
@khadarcabduaadan1182
@khadarcabduaadan1182 Жыл бұрын
Maashaa alaah
@abdirahmanaden9648
@abdirahmanaden9648 3 жыл бұрын
Alle haunaxaristo
@xaawocali9953
@xaawocali9953 2 жыл бұрын
Allah unaxriisto
@rahaabdulle1251
@rahaabdulle1251 Жыл бұрын
Masha allah Alla ha unaxaristo 😭😭🤲🤲
@heartheart9867
@heartheart9867 2 жыл бұрын
Mashallah❤💯
@mohamedibrahim-tp6mo
@mohamedibrahim-tp6mo 10 ай бұрын
Allahu Akbar
@yuusufyoucade5684
@yuusufyoucade5684 6 жыл бұрын
الله يرحمه
@rodaali1583
@rodaali1583 4 жыл бұрын
Quran she zudeezy
@user-kk6uw4fy5c
@user-kk6uw4fy5c 4 ай бұрын
Fv ayah❤
@maryamahassan5168
@maryamahassan5168 Жыл бұрын
Allha unaxariisto
@bisharmuhumedibrahim5905
@bisharmuhumedibrahim5905 Жыл бұрын
Yarabi unaxariiso sheqena ♥️
@abdihakimabdullahi2802
@abdihakimabdullahi2802 11 ай бұрын
ALLAHU AKBAR
@sucuudabdullahiaydid6697
@sucuudabdullahiaydid6697 Жыл бұрын
Yaarabi quraanka qalbiga noogu sharax
@rahimanataasha9851
@rahimanataasha9851 2 ай бұрын
5:34 ❤💯
@mohamedgaawiido4061
@mohamedgaawiido4061 6 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@anabmohamed3759
@anabmohamed3759 Жыл бұрын
Allow uraxmo shekeyna
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Maa Shaa Allaah
@peacefultravellerchannel1243
@peacefultravellerchannel1243 2 жыл бұрын
Raximahullah
@ahmedabdi8248
@ahmedabdi8248 Жыл бұрын
اللهم اغفرله وارحمه یارب العالمین
@habiibaadam1934
@habiibaadam1934 3 жыл бұрын
caleyhi سلام
@hafsahafsa-xp2fy
@hafsahafsa-xp2fy Жыл бұрын
2023 ayan dhageysanaya allow unaxrisa shiqa
@hassansalat1778
@hassansalat1778 4 жыл бұрын
اللهم إرحمه
@marwaanyare4452
@marwaanyare4452 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto sheikh 😢
@habiibaadam1934
@habiibaadam1934 3 жыл бұрын
رضی الله عنها
@xamdixilkas8870
@xamdixilkas8870 2 жыл бұрын
Illaaw quaanka kor uqaad
@ZamzamAbdi-ef7wv
@ZamzamAbdi-ef7wv Жыл бұрын
Mashallh ilhow janada kugey qerka noga tagty kuwi kufaida alle hanagadhigo aamin ❤❤
@habiibaadam1934
@habiibaadam1934 3 жыл бұрын
علیه سلام
@Al-kheyr
@Al-kheyr Жыл бұрын
Msh allh allaah ha u naxariisto
@zakariamuse1000
@zakariamuse1000 Жыл бұрын
Allah haunaharisdo
@abdiazizismail1429
@abdiazizismail1429 2 жыл бұрын
Allah unaxristo sheqeyna
@Gloriouslyupright324
@Gloriouslyupright324 Жыл бұрын
Waxaan dhegaysanaa 4/16/2023 Ilaahay ha u naxariisto sheekh Faaruuq
@habiibaadam1934
@habiibaadam1934 2 жыл бұрын
علیه سلات وسلم
@salaadali6088
@salaadali6088 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين ءامين
@faadumotuule3861
@faadumotuule3861 2 жыл бұрын
ķCO A24R20ĹL hl❤a7z
@mohameddayyib7356
@mohameddayyib7356 Жыл бұрын
Ttiif
@mohameddayyib7356
@mohameddayyib7356 Жыл бұрын
Asc
@user-kx8gx1vf2w
@user-kx8gx1vf2w 6 ай бұрын
😂❤ amiin amiin amiin
@faraxmoalinabdullahi-gt5mr
@faraxmoalinabdullahi-gt5mr Жыл бұрын
2023 dhageysanoya allow jannadada ku casuum❤🤲
@user-sz8jn7cs3j
@user-sz8jn7cs3j 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@pipmaker21
@pipmaker21 Жыл бұрын
Ayeyday mcn ayan hbnki udaari jirey marki bacdal cishe la gaadho plz iguso duceya in ilhy igu naxaristoo oo jano ku arsaqo
@SalahBarre
@SalahBarre Жыл бұрын
Allahayow Jannadii fardawsa ka waraabi ayeeyo iyo dhamaan waalidiinteen
@dawodagan7098
@dawodagan7098 2 жыл бұрын
Mash Allah 💕💕💕
@XasanBashiir-by2kh
@XasanBashiir-by2kh Жыл бұрын
9
@oyabdiomar1885
@oyabdiomar1885 Жыл бұрын
😅😢😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@user-bn6op5rk6k
@user-bn6op5rk6k 5 жыл бұрын
Danbigaaga alaha dhaafo saalaxow
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Jazakallah Khayr adigana danbigaaga ALLAH ha dhaafo, cilmiga quraankana Allahayow noo kordhi, aaamiin
@faisalelmised6689
@faisalelmised6689 5 жыл бұрын
Allah unaxariito sheikh cumar faafuuq
@abdialli542
@abdialli542 5 жыл бұрын
Ala yaaraxma
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
@@abdialli542 aamiin
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
@@abdialli542 aamiin
@herzamandamutluolsunzaidda9147
@herzamandamutluolsunzaidda9147 3 жыл бұрын
İlhy jndii hageeyo sheekh cumar faaruq
@mohodinPliano
@mohodinPliano Жыл бұрын
M.a
@sahranuur2082
@sahranuur2082 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@mustafyasinabdulle2659
@mustafyasinabdulle2659 5 жыл бұрын
Msha allah
Casharkii 207, Tafsiirka  Qaaf 1 ilaa 45 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
57:08
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 52 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 28 МЛН
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 71 М.
Casharkii 223, Tafsiirka  Al-Mulk 1 ilaa 30  Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:02:44
Tafsiirka Darsiga 158aad MARYAM 26 ilaa...
1:02:11
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 40 М.
QISOOYIN CAJIIB AH_SHEIKH SAALAX MACALLIM CABDULLAHI
1:02:45
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 168 М.
Casharkii 243, Tafsiirka   Al-Fajri 1-30 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
24:21
Tafsiirka Qur'anka by Sheikh Cumar Faaruuq. Al-kahaf 1-16
51:30
Abu Yussuf
Рет қаралды 257 М.
Israa wal micraaj Sh.Cumar Faaruq
1:19:53
Darussalam Masjid
Рет қаралды 273 М.
Слепой парень помог раскрыть тайну 😱
0:45
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2,2 МЛН
鱿鱼游戏!小蚂蚁也太坏啦!火影忍者 #佐助 #家庭
0:46
火影忍者一家
Рет қаралды 4,3 МЛН
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19
МЛАДШАЯ СЕСТРА И МОРОЖЕНОЕ ИЗ АРБУЗА
0:41
ОЛЯ ПЕРЧИК
Рет қаралды 2 МЛН