Qosol Shukaansi Baadiye||Mulaaxo iyo Asad Diaby iyo libaax Kabeeye ||Maxaa fashil ka dhacey meesha 😂

  Рет қаралды 362,936

Asad Diaby

Asad Diaby

3 жыл бұрын

Пікірлер: 369
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Waxan xasusta haben anigo yar ayan miyiga tagay sa mid ayan haben racay gabdh u shukansi tagay inanti waxay logu imatay mel xidh ah ama kayn ah kolba sida u taqano inanti way No imatay way Na salantay wan fadhisanay hadal ayay bilaben kolba hadalo murti le ayay isku shukansanayen ana waban cabsanaya meshu wa mel kayna wada Tog iyo buura ah rerka gabdhana waxoga wa Naga durgsan yahy markay shuka sigi dhamaysten ayuu I dhahay inanta dhawaynaya halka si fadhi ana waban cabsanaya meshan madow dhulkana ma kala garan hayo shukantiga badiya wa mid ad u fican halka kuwa magalada joga marku gabadha sida ugu timato gacma gacmayn ay ku bilaban rer miyigana haday cawa dhan mel cidla ah is la fadhiyan isma tabtan❤😅😂
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 жыл бұрын
Kusoo biir channel keena hadii ay tahay markii kuugu horeysay si aad ula socotid muqaalo kale oo cusub iyo Sheekooyin qosol badan subscribe waxii fariina comment iigu reeb thanks all my fans waan idin wataa one love
@najmabuuke7275
@najmabuuke7275 3 жыл бұрын
Âsad huno wa tagerahada1 from muqdisho💋💋💋🙈
@alishukrihassan
@alishukrihassan 3 жыл бұрын
Nio qoftaan waa tallented asadow
@sakariyeabiicabdi2590
@sakariyeabiicabdi2590 3 жыл бұрын
Aad iyo sxb waan kusitaa walhay
@garafeyaregarafe1570
@garafeyaregarafe1570 3 жыл бұрын
legend
@muhidinmuhidin6493
@muhidinmuhidin6493 3 жыл бұрын
Chanelkeyga ha oran ee chanelkeena dheh waayo asxaabta ku daawato ayaa kula leh.
@baylejaylaanioffical8148
@baylejaylaanioffical8148 3 жыл бұрын
Amina Qaraami mulaaxo waxa cateeyay waa jacayl inta ila aragta like Hayla dhafin
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 3 жыл бұрын
ruwaayadaha nuucaana oo kale dadka waa muhiim hadii aad tahay youtuber sida asad oo kale wax anfacaad leh umada usoo gudbi horumar wacan sxb asad bulsho ku jecel nahay from sweden
@footballerofficial6081
@footballerofficial6081 3 жыл бұрын
Asad Diaby nio funny bthy 😂😂 from Galkacyo 🇸🇱
@yuusufduude5123
@yuusufduude5123 3 жыл бұрын
Nin wayn Asad diaby waan Ku wadanaa ee nolow intay nolol jirto zxb 🙏🙏🇸🇱
@okashmohed4261
@okashmohed4261 3 жыл бұрын
Waar wn ku wataa zhp asad 😍from hargeisa
@axmedqadarabdulahi4386
@axmedqadarabdulahi4386 3 жыл бұрын
Wwwwwww igu dar riwayad cusub
@baylejaylaanioffical8148
@baylejaylaanioffical8148 3 жыл бұрын
Waa umul bay ahayd kulaha🤣🤣 Asad diaby
@abdullahiok7766
@abdullahiok7766 3 жыл бұрын
Hhhh meesha soo daaqsiin ma aha maxaa ku keenay waa maxay🤣
@apdikareemkaiseofficial9786
@apdikareemkaiseofficial9786 3 жыл бұрын
Jilayaasha reer Mudug Guul🙏
@mahameddeeganoodmahameddee2714
@mahameddeeganoodmahameddee2714 3 жыл бұрын
War qofkaan aad moo tid waxar af garafoow ku dhacay kulahaa asad diyabi keep going Zxp 🤣🤣🤣🤣
@faadumosiciid9102
@faadumosiciid9102 3 жыл бұрын
Asad nolow wlky 32 ku taageeryy 😂 funny ba tahay wlhi
@rojochannel
@rojochannel 3 жыл бұрын
Naa Mulaaxo Inta ku qososha 😂😂😂😂😂
@mohamedyusufmedia2007
@mohamedyusufmedia2007 3 жыл бұрын
Asad Diaby Nio riwaydaha Nozo badi zxp aad bn ku taagera From Turkiga
@sapogaming3752
@sapogaming3752 3 жыл бұрын
2:13 wlhi waan qoslay 🤣😂😂 Asad waa iga yabiyey 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣 HHAHAHAH
@ahmedjamacfarax8938
@ahmedjamacfarax8938 3 жыл бұрын
Hhhh legend baaa thy mr hdaa mulaxo 32 sano wadatay
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 3 жыл бұрын
Markasta iyo meel kasta waan idin lasocdaa. Teamkyga
@mohamoudyasin2242
@mohamoudyasin2242 3 жыл бұрын
Asad awle maxamed awle waa kuma waa qosol magacaasi😀😀
@AhmedMohamed-if4us
@AhmedMohamed-if4us 3 жыл бұрын
Taladan iga qaata bahda shabakadan: 1. sheekada riwaayada qora marka hore, kadibna direct gareeya oo udoorta inaad isku fariisisaan muuqaalka iyo cododkooda oo qpf walba uusan iska oran wixii ku soo dhaca. 2. Sheekadu waa inay u jeedo leedahay ay gudbinayso si ay u noqoto mid saamayn leh. 3. Wakhtigeeda gaabiya oo wakhti yar kusoo gudbiya mudo yar oo kooban. Mahadsanidiin dhamaantiin walaalayaaal.
@zakiali9305
@zakiali9305 3 жыл бұрын
Baraaaw.waaad.toosi.say.👏👏👏💯
@maxamadwali6662
@maxamadwali6662 3 жыл бұрын
Legend kaliyoo aan ku fano diaby from galkacyo😂🤚
@nimcoahmed5859
@nimcoahmed5859 3 жыл бұрын
Tiojkk
@nimcoahmed5859
@nimcoahmed5859 3 жыл бұрын
Hycibcgb
@issadiinbinuomaromar4433
@issadiinbinuomaromar4433 3 жыл бұрын
Brother Assad diabi arankan waa xagee MashaAllah wlhi wan kufarxay
@motimacade1
@motimacade1 3 жыл бұрын
Alle maxamed awle ninkaa ma hooyo iyo aabaa dhalay mise asadbaa sameeyay 🤣🤣🤣
@anisoabdisalam10anisoabdis99
@anisoabdisalam10anisoabdis99 3 жыл бұрын
Alla abtiyow wlh wxa qosol kasii qadaa sida u socotid 😂😄😀tan kle tabadan ad shegto mxe ku tahy 😂😀
@Redmensupportes
@Redmensupportes 3 жыл бұрын
Asad diaby nin iga qosliya wlhi mashaalah
@samiiroxabiib7211
@samiiroxabiib7211 3 жыл бұрын
Kkkk wa adiga soofaha u eg wlhi qosol iguma harin madaxa isarantihiin
@fittboi390
@fittboi390 3 жыл бұрын
Waa maxey dhulka isku meeshaa oo qeybna abaarta tahay qeybna doogga tahay meesha gabadhu aadday markii ay nimanka ka tagtay fiiriya bal kkk
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 3 жыл бұрын
Qaybta dooga ah wiligeed dhiig kuma daadan lkn qaybta abaarta ah dagaal xoogan baa ka dhacay🤣
@abdiweliabdallazamatar5235
@abdiweliabdallazamatar5235 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh Asad Diaby " ma afkaad iskala galaysaa kulahaaa dadkoo dhan baad marxabaa bikum utaha"
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 3 жыл бұрын
Wan idin wata team Asad from Baledweyne Hiiran. kalaya dhulka cagaaran ku jila ruwayadaha.
@samiirkey4555
@samiirkey4555 3 жыл бұрын
Kkk asad diaby funny waye waan ku wataa awoowe
@hafsaxubi8978
@hafsaxubi8978 3 жыл бұрын
Owle Maxamed owle ku qosla ani😂
@mudugaawiboy9838
@mudugaawiboy9838 3 жыл бұрын
Asad legend 😂😂
@ayanabdirizaq8796
@ayanabdirizaq8796 3 жыл бұрын
Hhh wlhi qosol hysan keep going wan idinwataa
@akmaofficial9648
@akmaofficial9648 3 жыл бұрын
Awle maxamed awle waan ku salaamay
@zhakibmuse7817
@zhakibmuse7817 3 жыл бұрын
İna ader Azadow Wllhi You made my day😂
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 3 жыл бұрын
Rawaayadan waan ku wataa ee noo soo badiya asad iyo mulaaxo waan idin tageraaq🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@farhiomumin3692
@farhiomumin3692 3 жыл бұрын
Ilaaah whi qof jokle jcel qalbi kle iyo saaawe kle maba xabili karo🥰🥰
@abdikadirali3049
@abdikadirali3049 3 жыл бұрын
War nio mrkn ku arko qosol iguma haro keep coowing legend diabi
@shafieahmedmohamed3920
@shafieahmedmohamed3920 3 жыл бұрын
Legend aadbaan kuu taaageeraa kkkk
@deqayuusuf6124
@deqayuusuf6124 3 жыл бұрын
Soomaali adadag beey Ku hadlaayaan guuleesta.👍👍👍👍👍👍👍
@puntlandland2679
@puntlandland2679 2 жыл бұрын
Somali ad adag 🤣🤣🤣
@shumiyecade8556
@shumiyecade8556 3 жыл бұрын
Wlhi nin iga qosliyaa thy leggend
@xasanhobyo5262
@xasanhobyo5262 3 жыл бұрын
asad iyo libaax riwaayad masha allaha huray usocoda saxibayal
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 3 жыл бұрын
11:24 😂😂😂😂😂😂😂 Asad diabi waa iga qosliday xaqiiqdii
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 3 жыл бұрын
Kkkk.... Rag culus ba ishelay 😂😂😂😂
@abdituuhe6251
@abdituuhe6251 3 жыл бұрын
Awle maxamed awle 🤣🤣
@kayrofabdala4854
@kayrofabdala4854 3 жыл бұрын
Asadow socodkaagu waa wax kale nin yohow intas ayaba igu filan hhhhhh
@gureybashiir5715
@gureybashiir5715 3 жыл бұрын
Waxaan riwaayad lama oran karee magac haloo bixiyo waa wiilkii cida riyaha asadow 🤣🤣🤣
@pro___serbia
@pro___serbia 3 жыл бұрын
Nio awlo maxamed awlahaa iga daba geeya qoodha iyo xerediin 😅😅😅
@bashiirmohamed1798
@bashiirmohamed1798 3 жыл бұрын
Reer baadi 10s wato wlhi funy waye
@xuskavic9883
@xuskavic9883 3 жыл бұрын
Legend asad abu diyabi taageera kuu ahay
@Mola_cade
@Mola_cade 3 жыл бұрын
Www wllka weyn nolosha kuma xumeyso farxad ku nolow KEEP GOING wll mcn
@sahrojama1056
@sahrojama1056 3 жыл бұрын
Awle maxamad Awle 🤣🤣
@xuskavic9883
@xuskavic9883 3 жыл бұрын
Inna adeerow iga tag 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khalitmoustafe1626
@khalitmoustafe1626 Жыл бұрын
Riwaayad aad u'qosol badan runtii Ina ilqeyte wax badan ayaa kaa maqlay legend
@dramirmohamed4433
@dramirmohamed4433 3 жыл бұрын
Wlhi bilhi asadow malinta kubrty kher ii eheed hdn ku arko qoslkyga waa diyaar m.a ilaahy ikaadayo wll mcn
@ahmedbashii4448
@ahmedbashii4448 3 жыл бұрын
Socodka Asad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Mohamed_Dirir
@Mohamed_Dirir 2 жыл бұрын
Dadka Oo Dhan baa U Thy مرحبا بكم Funny Man😁
@lakijama1567
@lakijama1567 3 жыл бұрын
Gabdha waa abwanad….. masha allah
@nafisacrisaaq7582
@nafisacrisaaq7582 3 жыл бұрын
Hhhhh qosol iguma hadhin wllow
@shireshire3948
@shireshire3948 3 жыл бұрын
naa heedhe waa adiga soofaha u eg kkkkkkk asad diyaabi waa nin tagay " soofe cid gartaaaba iska yar wlhi
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 жыл бұрын
Soofi
@abdillekorane543
@abdillekorane543 3 жыл бұрын
Mindiyaha lagu afeeya 🤣🤣🤣🤣
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Shire Shire Sxb ani waan aqaan midiyahaa lagu soo feeyaa hhhhh
@drzkaldeeqa4555
@drzkaldeeqa4555 3 жыл бұрын
WaXer aFGaraFoow kuDhaCeY😂😂🙆‍♀️
@ezmailchannel9997
@ezmailchannel9997 3 жыл бұрын
Asad diaybi waanku taagera from hargeisa
@jadenmehmetofficiel9964
@jadenmehmetofficiel9964 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh wallahi waan qoslay
@mahametali6616
@mahametali6616 3 жыл бұрын
Legend azad Diaby keep going
@fadumoelmi984
@fadumoelmi984 3 жыл бұрын
Ujhktotufh3uecwrki3o5kili2kiwmrdnki
@fadumoelmi984
@fadumoelmi984 3 жыл бұрын
Tired sjfioyolpi5jo.btwktoo5pbfbi
@Supr93
@Supr93 5 ай бұрын
I’m I am a teacher 🎉 of natural yarn and a red color are my favorites due completely lack in 😂❤😅
@caygamaxamedcayga2165
@caygamaxamedcayga2165 3 жыл бұрын
Legend asad diaby waa kuwataa
@abdullahimohamud2516
@abdullahimohamud2516 3 жыл бұрын
kkkkkk Afka isgaleysa ruxkastu marxabu miyaaa kk zxpkA wufashilay Arosbakashay kulaha
@fadumoxaji8588
@fadumoxaji8588 3 жыл бұрын
Maasha Allah illahay xigmada idinkama dhameeyo Tankale gabadha aadbaan uguhaysta qalanjo qoordheera xigamadeeday kujoogta Tankale asad xbbi io libaax Kabeeye igu daran Oo yiri labadeena ah 11 hhhhhh
@abdirahmanabdisamad9029
@abdirahmanabdisamad9029 3 жыл бұрын
First one
@cabdicawil732
@cabdicawil732 3 жыл бұрын
Hhhhh qoftaan soofahaa😂😂😂
@sumayoabdulkadir4615
@sumayoabdulkadir4615 3 жыл бұрын
Waxan riwayd lama oron waxas imaraya manshlha jilayasha iga qosliya idinka ka jira keep going my funs
@luckyfilms9529
@luckyfilms9529 3 жыл бұрын
Asad diaby legend keep going xariifow
@xaawoxiireey6334
@xaawoxiireey6334 3 жыл бұрын
Wayahay
@maxamuudyuusufdahir5638
@maxamuudyuusufdahir5638 3 жыл бұрын
Zxbky Asad hormar ween aya ku tilab satay Nin talanti leh aya tahy horay uso
@muriidiman
@muriidiman 3 жыл бұрын
Naa wa adiga Xunoo Soofaha u egeee 😂😂😂😂 Camera mankaa qosly xtaa😂😂.
@hassanzaallatileeye3963
@hassanzaallatileeye3963 2 жыл бұрын
Waa adiga zoofaha u ege kulahaa landere asad diapy keep going zxp
@araweelomudugofficial5719
@araweelomudugofficial5719 3 жыл бұрын
Asadow socod bad igu dishay wlhi waxan socod Lama dhihikaro🤣
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Ilhay dartiisa iku soo booqda wlheyga waan soon manahay allaaha kheer ha siiyo plz
@burhanhassan1069
@burhanhassan1069 3 жыл бұрын
Hhhhhh wayahay
@seydcalihassan2138
@seydcalihassan2138 3 жыл бұрын
Legend Asad diaby ✌🧡
@abshirlaaloodjagax8767
@abshirlaaloodjagax8767 3 жыл бұрын
nio horta tabad iyo awle waa kuma🤣🤣🤣
@sadiqabdullah1294
@sadiqabdullah1294 3 жыл бұрын
Diaby big love from mombasa taliso magurtey saxib 😛😛😛
@capdiaziz6497
@capdiaziz6497 3 жыл бұрын
First coomunity Qayptaa xigta sugynaaa
@tamaaminadhiil3169
@tamaaminadhiil3169 3 жыл бұрын
Aad baan idiin tagera legendary riwayadaha halaso bafiyo from mòqdisho
@xasuusreebchannel4726
@xasuusreebchannel4726 3 жыл бұрын
Wr asadow awoowgay siciid nuur maxaa soo galay 🤣🤣🤣🤣🤣
@asmaibrahim2772
@asmaibrahim2772 3 жыл бұрын
Awle maxamed awle , ilqayte , tabad yasiin ruwayadaha Asad lagama waayo magacyada😅😂
@asmacawil2739
@asmacawil2739 3 жыл бұрын
Adeero asadow hasha INA toisan ani is dhaxal maguurto ah haku noqote isaaaq dhamanti abal haku hayaane
@idriisshariifshaafi7967
@idriisshariifshaafi7967 2 жыл бұрын
Mulaaxo waxaa ka qosol badan Bullo,
@abdullahiok7766
@abdullahiok7766 3 жыл бұрын
Gabadhii makuu dhashay🤣
@maxamudcade110
@maxamudcade110 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh markaan wabkasiiyaa indhaha wahab kaduulaaa kulahaaaaaaaa kkkkkkk
@abdirahmanawsiciidabdirahm8908
@abdirahmanawsiciidabdirahm8908 3 жыл бұрын
Shukaansi baadiye😄😂🤣😃
@axfsiinaxubbi7428
@axfsiinaxubbi7428 3 жыл бұрын
Wllhi qosol igu ma harin 🤣🤣🤣🤣
@abdallazaciid3619
@abdallazaciid3619 3 жыл бұрын
Asad diyaapi Ody qoftan wxy uegtahy qoftii heeztii qadaY maxiiza MakU xanbeeba😂😂
@khadarmoh3484
@khadarmoh3484 3 жыл бұрын
Wanigan reerka qawsaarka u ahaa 🤣🤣
@dagankadagan6705
@dagankadagan6705 3 жыл бұрын
mash allah dhulkeygiii waa xagee meshan
@yaasirmohmuud1438
@yaasirmohmuud1438 3 жыл бұрын
Garowe
@anasjama9908
@anasjama9908 3 жыл бұрын
2deena 11 ban isku nahy kulaha 😂😂🤣 wa idin tagera yqey
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 3 жыл бұрын
Asad umadeena maaha😅😅
@g.o.a.t.n.a.l.d.o5806
@g.o.a.t.n.a.l.d.o5806 3 жыл бұрын
Ninka kaliya yutube katagero 🙏🙏🙏
@barisamaadofficial1565
@barisamaadofficial1565 3 жыл бұрын
kkkkk asad diyaabi noo soobadi riwayadaha ,
@zeekamer8297
@zeekamer8297 3 жыл бұрын
Awle maxamed awle hhhh
@zakiabdiyaasiin4748
@zakiabdiyaasiin4748 3 жыл бұрын
Naa heeedhe waa adiga soofaha u ege kan umadeena maahan 😂😂😂😂
@afnaanabdirahmanfayte7191
@afnaanabdirahmanfayte7191 3 жыл бұрын
KKK kaaly asadow mxy yhin magcydan ina ilqayte io awale maxmed awale kkk iga qoslisaa wlhi
@tebiyetube4441
@tebiyetube4441 3 жыл бұрын
Hhhh siciid nuur ku lahaa wllkey ladhahaa wlhi
@omaariofficial7771
@omaariofficial7771 3 жыл бұрын
Wllhi bilhi waku wataa saxiib asad diyapy
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
Guriga weyn kaligayga baa galgasha QOSOLKA ADUUNKA
9:49
SOMALI FUNNY VIDEOS
Рет қаралды 327 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН