Qoyan Mas Bay Kiish Ku Sidataa 😂😂

  Рет қаралды 9,810

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Nairobi, Kenya
0722997917
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
Numberka 0907635086

Пікірлер: 183
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Nairobi, Kenya 0722997917 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center Numberka 0907635086
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 ай бұрын
Midka nin isku sheega ah oo layiraahdo Jeheeye woxoow yiri naagta ilmaha lagu qalo meins cesarian woxoow yiri dabada ayaa laga fuulaa sidaas darteed ayaa looqalaa
@ayaandahir104
@ayaandahir104 5 ай бұрын
habo qeyr allaha kusiyo gabdhada wax badan waa u iftiimisay .
@AminaHussein-mr4ky
@AminaHussein-mr4ky 5 ай бұрын
Asc
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 5 ай бұрын
Sleeping with the enemy 😂😂😂😂😂
@amalismail7772
@amalismail7772 5 ай бұрын
😂
@idohassan2350
@idohassan2350 5 ай бұрын
😂😂
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@RoodaMahamed-fl5zu
@RoodaMahamed-fl5zu 5 ай бұрын
Habo ku jecliyaa funny baad tahay habo markasta waanku soo duceeyaa family kaygaa xitaa ka yaaba sidaan kuu taageero kugu xidhanahay❤❤
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Jizaakalaahum habo gacalo. Allah ha inoo aqbalo. Allah haku barakeeyo habo. Allahuma Aameen❤️😍
@ifrahomar4511
@ifrahomar4511 17 күн бұрын
Videogan kun jeer bn daawaday wllhi wn jeclhy canaantada iyo talooyinkaga hapo frxiyo geeziyad baa thy qurux badan mansha allah tabarakalah ilhy hano ka xifdiyo hapo aad bn ku jeclhy ❤️‍🔥💋👩‍🦰
@bilana289
@bilana289 5 ай бұрын
Qofkii mas korsaday isaga malag😢
@user-hi3oh2yw9j
@user-hi3oh2yw9j 5 ай бұрын
This was a masterpiece. What a great analysis! Salaams to you, Fathia.
@mushtaaqiinmohaollow8971
@mushtaaqiinmohaollow8971 5 ай бұрын
Alla Habo sidaa maska bacda ugu sidid ma nooli😂😂
@Safiya184
@Safiya184 5 ай бұрын
Qoyan oo dhan aa SaaS ah waxaas waa shaqadeeda😂😂😂
@hobbiesofkids8095
@hobbiesofkids8095 5 ай бұрын
Wlhi habo you are our Role model sidad hablaha u wanisid I can't Emagine sidad uga hadashid wax dhaca every day ilahay na janadii fardawsa hakugu bedalo❤❤❤
@ommusalehen6130
@ommusalehen6130 5 ай бұрын
😂😂😂 Fatxiya waxay tidhi "Ninka raggi waa ku qeexin" waa runtaa dhawaan waxaan la sheekaysan jiray laba inan oo Soomaaliyeed, mid anigaa caashaqay midna isagaa iga daba dhacay, kan i jeceli labada sacab ayuu ku sidaa wax kasta , habeen iyo maalin wuxuu iisoo qorayaa " waan kuu ba'ayaa, waan ku jeclahay, waan kuu xiisay, ma seexan karo" waana beentiisoo aroor kasta isagoo hurdada ku daahay oo wajiga ka bararsan buu kaysasoo ag taagaa anoo tayda ku mashquulsan😂😂 waxaasi aniga iguma dhibcaane intaan fiirsho ayaan dhaafaa, kaan jecelahay een Ilaahay ka baryo wuxuu iisoo qoraa " Maskaxdaada iyo caqligaagu dunidan waxay ku yihiin dhif iyo naadir, waxaad tahay gabadh adag oo caqli badan, waxaa nasiib leh ninka aad ooridiisa noqoto" kolkaasaan ilmada iska tiraa oo dhahaa " Alloow adiga ka dhig ninkaa" Waligii dhif dhif maahee fariin iimasoo diro, waayo waa nin dunida iyo akhiraba u shaqaystay- Ilaahoow xafid oo ka raallinoqo- markasta oon fariimihiisa helo laydh qabow ayaa qalbiga iga marta. Faarax rooraaye miyaa walaahay inaana ihtimaam siin qababacdiisa, waayo maalin kasta wuxuu ku celcelin oo qudha " waan ku jeclahay " marar badan waxaan ku dhahaa " Wax kasta oo aad jeceshahay lama helo waayo amba kuwa aan jeclahay ayaan waayey oo aan iskaga hadhay ee adna dib u yare fadhiiso"😂😂😂
@Urfavuser-c3n
@Urfavuser-c3n 5 ай бұрын
Fariid wadada ku hay ❤😂
@Imanx602
@Imanx602 5 ай бұрын
😂😂😂😂... Mashallah ... Ka carar, block saar.. 🤣🤣🤣🤣
@amalismail7772
@amalismail7772 5 ай бұрын
😂😂😂Qoyan wadkeeda ayay soo xaraysanaysaa yaab
@hudafuture1330
@hudafuture1330 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 mid yaroo 12-13 jir ah oo tiktok kaa caynaya oo leh fadxiya cabsiiye dumarkii nagu dirtay hooyaday bay naga duufsatay ma ragtay haboy😂😂😂😂 wlhi sidaa u qoslay walee dulayste waana yaryahay waana weyn yahay😂
@A-Dirir11
@A-Dirir11 5 ай бұрын
Ma hooyaddii iyo aabihii baa laysku diray😂
@nim5-r1v
@nim5-r1v 5 ай бұрын
Aabihii oo duleysta ah ayey hooyadii ka tashatay markaa aabihii ayuu u hiilinaya kkkk
@dhana7566
@dhana7566 5 ай бұрын
😂😂😂 Waa arkey aniguna
@hudafuture1330
@hudafuture1330 5 ай бұрын
@@A-Dirir11 waxba layskuma dirine aabihii buu ka maqlay baan is idhi😂
@hudafuture1330
@hudafuture1330 5 ай бұрын
@@nim5-r1v hhhhh odayguu ka maqlay baan is idhi kulahaa gabdhihii bay nagu dirtay😂maxaa lagu diri waaba ilmo😂😂😂
@mrsbilan2527
@mrsbilan2527 5 ай бұрын
Fatiha Absie for president of powerful women only ❤ guulyso hbo hadanan channelkan soogelin maba joogi karo
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 5 ай бұрын
Waxa kaaga fadli badnaan la'hayd adigoo aayad Qu'raan ah akhriya. Illaahay qof kasta garashada in buu uga dhigay, malaga yabaa in qoyantaa aad sheegayso ay tahay intii uu Illaahay siiyey ee garasho ah 😢 Walal abuurta Illaahay ha faro galin dadku sidaada oo kale maha waa lakala duwanyahay sida aanay faraheenu u sineyn oo kale. Waa bil barakeysan ee wax kheyr leh u sheeg dadka ama iska aamus oo saancadalahaaga ayaaba kuu baahan oo diintu ku cusubtahay markaa u sheeg wixii aad ku dhaanto, oo dhe Salaadu hadaad dhuusto wey kaa jabeysaa intasaad ajar ka heliye❤
@shuk2022
@shuk2022 5 ай бұрын
Fathia is the funniest😅 but with logic. I love you sister 💓
@nimosuleiman
@nimosuleiman 5 ай бұрын
Waa runtaa fatxiya beribaan qoyanta ahaa dulayste saas buu ii daba yaaci jiray lkn hada way iga baqaan maba ila hadlaan adiga dadka wad nacday bay yidhaahdaan markaa waxaas oo dhan waa run
@Haa-980
@Haa-980 5 ай бұрын
Alla haboooy waad iga qoslisayyy😂😂😂 gym baan adaaya hadeere😂❤
@user-er7cs4qn7h
@user-er7cs4qn7h 5 ай бұрын
Fatxiya you so smart masha Allah And funny Dhan kasta Somaalida wax ba ka Tusty sidey Sidaan Isku Dhaaman❤😊
@zamzamjamac9114
@zamzamjamac9114 5 ай бұрын
Gabadha habaryarta uahy warunsheeg okay anuu dulayste wuisodhibay carabtasaracay Anu wakaqalbijabay somali rageeda
@ifrahismail1558
@ifrahismail1558 5 ай бұрын
Love u habo u always making my day😂❤
@zanuubamabdillahi4969
@zanuubamabdillahi4969 5 ай бұрын
Wale fatciya waad igaa qoslisey!! Thanks ❤
@khadrakhalif913
@khadrakhalif913 5 ай бұрын
Salamu Alikum habibti InshaAllah ❤❤❤
@abdirahmanibrahim322
@abdirahmanibrahim322 5 ай бұрын
Katuur afarta liiq liiqanaysa dulliga!
@maria..8
@maria..8 5 ай бұрын
Masha Allah farxiyay waad nuurayasa rabi haku xafido 😍😍❤️
@muudahir7081
@muudahir7081 5 ай бұрын
Ala run bdnidaa jclka gacmaha aye kuwadan marki aqbashid kiiba maahn😂😂😂😂😂😂😂
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 5 ай бұрын
ABESO NINKI KORIYA U AYI DONA 🐊
@Xirsishow
@Xirsishow 5 ай бұрын
Maansha alaah iloow eedadayo farxada u siyaadi
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Eedo gacaliye, I love you, Xirsi Dawlad iyo nin Rageed❤️😍Allah haku barakeeyo❤️😍
@baladomar7798
@baladomar7798 5 ай бұрын
Mas korsato ha ku daalin fatxiyaayee Raga wanaagsan soo dhis hal kaa beey ciidankaaga ka ha gaagi doonaan ee kaartada badal wllo 😂😂😂
@user-hg3ft4yg4q
@user-hg3ft4yg4q 5 ай бұрын
Walahi dulayste iyo qoyan labadabu sharaf iyo qiimo malah
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 5 ай бұрын
Fadxiyi way iga qoslisaa.
@IslamBeauty-mn4pn
@IslamBeauty-mn4pn 5 ай бұрын
SAX 🎷 🎷 😂 😂😂😂😂😂😂 MAS LEE IGA DHEH😂😂😂😂😂😂❤❤❤KEEP GOING SIS 🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@dahabo4381
@dahabo4381 5 ай бұрын
Nosoo badi casharka ❤quruxee❤❤😂😂
@drbarwaaqoabdurrahman6500
@drbarwaaqoabdurrahman6500 5 ай бұрын
Ramadan wanaagsan
@hodoadam7781
@hodoadam7781 5 ай бұрын
Adoo wadan sharci leh jooga maxuuba kuu dulaysan may si hoose askarta ugu wacdo
@farhiaisse802
@farhiaisse802 5 ай бұрын
caawa beerkaa icadaaday qosol iguma Haring farhiyay mahadsanid
@fathiafati2378
@fathiafati2378 5 ай бұрын
Fadxya farideey iska nolow walal
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t 5 ай бұрын
Farxiya wale waad iga qoslisay
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 ай бұрын
Walaahi inaadan sheegin Allah runbadanaa gabadhaan
@Israadamibrahim
@Israadamibrahim 5 ай бұрын
😂😂😂😂 so funny indeed
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 Ala ku jecliyaa fatxiya
@user-hg3ft4yg4q
@user-hg3ft4yg4q 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 farxiya day feedkaga kalaya duulinaya
@Shamis_shamis
@Shamis_shamis 5 ай бұрын
FATHIA MAAHMAAHDII AHEYD NINKAAD DILI NINKAAD DAGI WAA LA ISKU KALA DAADIYAA YUUSAN KAA DIDINE,WIILKA DUUBAY INAAN LAGA SHAKIYIN BUU RABAY.
@maryambrahim82
@maryambrahim82 5 ай бұрын
May Allah help them
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 5 ай бұрын
Wallahi qosol aduunka tiktok markan sida u furay ban arkay mid Mas wayn Sidata waliba ka venomka halista leh 😢😮 Kaaga darankaba waaba mid Mas dilaa waa one bite dead with one minutes😢😮 Subxanallaah allahu akbar
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂This was the funniest comment 😂😂😂👍🏾
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
😂😂😂
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 5 ай бұрын
🤣 alla mxa qosol dadka kudili sidhey tahay bad ucabirte
@anisahassan6449
@anisahassan6449 5 ай бұрын
Alla manooli habo fathia, you're so funny qaybta in la isbaaro marka ka hadlesid I roll on the floor 🤣🤣🤣🤣
@user-jn1fl9zs7u
@user-jn1fl9zs7u 5 ай бұрын
Kkkkkkk walahi waan qosali
@abdifarah5875
@abdifarah5875 5 ай бұрын
Ceeb ( muruqi an ka sugayna away?) wan cabsaday gadal markad y dagtay waxan ka sugayey (KALAFOTO) walal (Manshallah you still look alright and a life) keep going we love you) abooto
@fatumatube5042
@fatumatube5042 5 ай бұрын
Tik Tok kuso arky 😂 vidougan i died
@farhiaadam2777
@farhiaadam2777 5 ай бұрын
استغفر الله
@saeedmuse3955
@saeedmuse3955 5 ай бұрын
Shinbirba shinbirkiisuu laduula Qofkii xun Qof xunbuu helaa Illaahay baa inoo sheegay .Qofkii dhibku dhacay illaahay ha ulaabtay isagaa dhibaataday kaqadayee.
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 21 күн бұрын
Waa.ruun
@munafaisal6775
@munafaisal6775 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ur too comical habo
@SuldaanMaxamedfoodcade
@SuldaanMaxamedfoodcade 5 ай бұрын
Nin xin hadaad aragtay raga mawadaxumee hawadacaayin rag sharafleh oo qiimo leh baa raga kabuuxee
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Beentaa isugu sheekeeya bal halka at idin dhigto aan aragno. Niic iyo ma wada xuma😂 Yaa yidhi waa wada xunyihiin? Inta badan baa xun sida wadankiina ka muuqata!
@zamzamjamac9114
@zamzamjamac9114 5 ай бұрын
Warun
@bongasasa3895
@bongasasa3895 5 ай бұрын
Ilhaan one way ticket back to Garowe ayaa loo goyaay aan maqalay is it RUN!
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
Waryaa ina adeer ma Ilhan Cumar?🤔
@bongasasa3895
@bongasasa3895 5 ай бұрын
@@niyaaladem how are you Abaayo longtime no hear, yes I mean our sister in Ameriko ilaheey haka fujiyo mnafiqiintaas!
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
@@bongasasa3895 . ILLAAHEEY ha u scabo godo.
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
@@bongasasa3895 aboowe waan fiicnahay alxamdulilaah, hooyo iyo xaalkeeda waad iska garan
@sagalhaashi1483
@sagalhaashi1483 5 ай бұрын
Adiga masomanid miyaa wallo subhannallah
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Shalay ma soomanayn. Laakiin dee xataa hadaad Soomantahay shaqsi ayaad iska ilaalinaysaa laakiin dhaqan xun waad tilmaami kartaa
@hoodoleey
@hoodoleey 5 ай бұрын
Gabadh miyaa la dhahaa ma soomanid miyaa waaku sidee
@hobbiesofkids8095
@hobbiesofkids8095 5 ай бұрын
Farxiyay habo horta iga raali ahaw marban hada kahor khalad ku fahmo comment khaldan kuso qoray hada kumana garaneyn wlhi❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Fathia Inagadilan Awo Duleystoos😆
@norabellaina1557
@norabellaina1557 4 ай бұрын
Kkkkkk somali man
@asmacali111
@asmacali111 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 5 ай бұрын
Practical
@Naagnool124
@Naagnool124 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂wallee mas kiish kuma soo qaato😂😂😂😂😂
@H-Abdull
@H-Abdull 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂ad iyo ad
@dahabo4381
@dahabo4381 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂Alla toyga jecliya😂😂😂😂😂😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Fathia Waxay isooxususisay Homelesskii Bacaha Meelahaa korkakusitey😂😂😂😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Maanta Soontii Xagaykabaxday😂
@user-py1qo6co6f
@user-py1qo6co6f 5 ай бұрын
😂😂😂😂 waa runta wlle
@farhiaadam2777
@farhiaadam2777 5 ай бұрын
wa Ramadan
@woderfullwoman1099
@woderfullwoman1099 5 ай бұрын
😂😂😂😂love you habo❤
@nimomohamed7188
@nimomohamed7188 5 ай бұрын
Farxiya toosh bay sidata
@hudaahmed7523
@hudaahmed7523 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 5 ай бұрын
Bada waxa ku noolba maraan beercadaadan Biyo inay I siyaan Balan igu qaade ❤
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 5 ай бұрын
Asc wrwb Intii mudo Ayna Waan ku Aqaanay mudo Hore, Maxaad ka Wadaa qoyan ❓maxaase ka wadaa dulayste❓. Magacyadaan miyeeyna Kula Foolxumeeyn,siiba kan Dunarka Aad u bixisay.
@user-zx6xj1yi6k
@user-zx6xj1yi6k 5 ай бұрын
Waxan ufahmay qoyan inay gabar doqonakawado oodamir la goortii labaa ba,shana so oyda duleystana dumarkuusilciya uun wasida
@Idildeeqa8
@Idildeeqa8 5 ай бұрын
😂😂 Allah fatxiya😅
@anabomar8386
@anabomar8386 5 ай бұрын
Ruunta ayaan Ku jeclahay
@abdullaharab5451
@abdullaharab5451 5 ай бұрын
Maama xanuunsan ayaad tahay allaha ku caafiyo
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc 5 ай бұрын
Maxaa xanuunsiiyay ma runtay sheegtaa bay ku noqtay qof xanuunsan 😂😂😂 ileen dhaqankiina ah been sheega hadii run la sheego amusaa naga amusaa amusaaaaaaaa ileen runta hadii la sheego waa la idin ogaanayaa waa la idin baranayaa waa la idin nacayaa dabadeed inkastoo hadaba la idin nacayba
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Halacaytamin Kuwaas Dhintaye Mageynada Dumarka Somaliyeed Naftakusuququlay. Ee Duunkareebay😢
@asliabdi3848
@asliabdi3848 5 ай бұрын
Wlhi waad iga qoslisay
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 5 ай бұрын
waa runta miskinadu jecel yahay
@firdawsabdilahi7915
@firdawsabdilahi7915 5 ай бұрын
Why waaruunt Eedo
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 5 ай бұрын
Duleyste Gabalkiisa Dhacay 😂😂
@shukrisharif2159
@shukrisharif2159 5 ай бұрын
Waryaa ilaahey yaqaana
@bilan-00
@bilan-00 5 ай бұрын
Hiiiiiii❤❤❤
@IkraanJamac777
@IkraanJamac777 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@miskijama
@miskijama 5 ай бұрын
Habo mcn noolow❤
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 5 ай бұрын
Asw Dadka mawada sina Caqliyan Tii illaahayna yaan la ilaawin waayo Qofna Qofxun muudoonteene waa Calaf markaa Aad how Qiiroonina Gabdhaw kkkkk
@deeqasiciid7464
@deeqasiciid7464 5 ай бұрын
Raaga been sheegaya odhanaya tii hore iyada ixumeysay iskaga ohinaya se ta maska qadatay iyada ku waalan doonta
@NimaTube1
@NimaTube1 5 ай бұрын
Sleeping with enemy 😂😂😂
@Karam3.
@Karam3. 5 ай бұрын
Fatxiya cabsiye ilaaaaaaaaaaahi noso saray ba mahad iska leh
@kaaba691
@kaaba691 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 5 ай бұрын
So true kkkkkkkkk😅😅😅😅
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 5 ай бұрын
🤣🤣😅😅😂😂
@JiijoSalad
@JiijoSalad 5 ай бұрын
I love u habo❤
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 4 ай бұрын
Dulayste ceeb uma asturna 😂😂😂 fatxiyaay buufi cayayaanka
@ChadraMohamedAbdasis
@ChadraMohamedAbdasis 5 ай бұрын
Qosolbadanaa 😂😂😂😂
@user-qi9ky5kx8j
@user-qi9ky5kx8j 5 ай бұрын
Kkkkkk
@farhiaisse802
@farhiaisse802 5 ай бұрын
kkkkkkkkkkkk❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 5 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 9 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
The Truth about the Taliban with Dilly Hussain
1:28:30
Blogging Theology
Рет қаралды 54 М.
Xirsi Yare, Waa Shaqsi Ku Dhex Nool Umad Aad Uga Aragti & Feker Duwan🤔
1:02:20
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 12 М.
Motherhood, Adoption and Managing Relationships | Hala Kazim 83
1:14:45
The Mo Show | Presented by KAFD
Рет қаралды 195 М.
Noloshaada Allah ka Sokoow Adiga Uunbaa Sixi Kara Not Nin & Guur🤔
30:17
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
Dameerihii Iyo Caruurtii Oo Dulayste Khaati Ka Jooga😭😭😭
25:16
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 12 М.
Dulayste Muxuu Rag Noqdaa Naag Dhibkeda Ayuu Ku Mashquulaye🤮
34:25
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 12 М.
I'm The Best Muslim - S2 - Ep 09 - The Greatest Enemy (Last Episode Season 2!)
12:07
Waraysi Xaqiiqda Dadkii Kiniisada galay ninkii sawiray
12:02
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 181 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН