Qoys shini ku degtay oo dhimasho iyo dhaawac ah.

  Рет қаралды 27,860

MM Somali TV

MM Somali TV

Ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 69
@user-kv3iz9fv1d
@user-kv3iz9fv1d Ай бұрын
Ilahay unax riisto aamiin yaarabi Inta dhawac ah ilahay ha caa fiyo aamiin yaarabi
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 Ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto inta dhimatay waa saqiir illaahay ha ka yeelo kuwo waalidkooda u shafeeco qaado aamiin.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Ilahy inta dhimty ha u naxaristo inta dhawacana ha caafiyo
@ladnaabdilaahi1200
@ladnaabdilaahi1200 Ай бұрын
Aamiin
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Aroor dhawayd bay guriga igu Soo gashay , Balse buste wayn baan Ku badbaadey , iyo dab ii dhawa Oo Aan Warqo ku ridey
@robleali3722
@robleali3722 Ай бұрын
Alle waalidka samir iyo iiman haka siiyo Aamiin Aamiin. Balse waxa yaab ah degmo soo saarta inta badan kaabayasha Nolasha Caasimada Hargeisa oon hadana 1% lagu celin dhaqaalaha ay soo saarto si ay u hesho yadna wadooyin wanagsan si lamid ah Degmooyinka Asaageed ah.
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n Ай бұрын
Allah uyasiro aamiin
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 Ай бұрын
Aamiin samir Allaha siiyo Allaha caafiyo inata dhaawaca ah
@aminaawil784
@aminaawil784 Ай бұрын
Ha igusheegin shini walaalkay baycuntay was dhacda
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 Ай бұрын
Inalilahu waa inaa ilayhi raajicuun rabi haw naxariisto intii ku dhimatay inta ay dhaawacdayna ha caafiyo walidkii ubadka dhalayna samir iyo iimaan allah haka siiyo
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Ай бұрын
Allah ha u naxariisto inta dhimatay. Inta dhaawaca ahna caafimaad degdeg ah ha siiyo.
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Ай бұрын
Allaha u naxariisto ilmaha ehelkana samar hasiiyo Somalida waxan dhihilahaa dadku markad isdhahdan weydhinteen hala ordinee baara marmarka qaar weydhacdaa iney qofku meelna nuuxasaneyn manadhiman walalayalow baara meedka waladadajiyaa lkn hubsada 😢
@haboon6195
@haboon6195 Ай бұрын
Alle ha u naxaristo inta dhawcana ha u boogo dhayo
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
Allah ha ka cawado
@user-rf8eq6xx4r
@user-rf8eq6xx4r Ай бұрын
Ilahyi haw naxaristoo
@ahmedabdilahi3162
@ahmedabdilahi3162 Ай бұрын
Allahawnaxariisto
@abdishakurhassan8277
@abdishakurhassan8277 Ай бұрын
Allah ha caafiyo
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac Ай бұрын
SubxanaAllaah wa masiibo inteeda le eg bahashu reer Allaha ubogodhayo
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 Ай бұрын
ilahoow unxariiso intii u dhimatay inta dhaawacna allow u booga dhay
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 Ай бұрын
Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajacuun
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Ай бұрын
Subxaana laah 😭😭😭😭💔💔💔💔
@CooladiyoNabad
@CooladiyoNabad Ай бұрын
Bismilah waa laxawla wala quwata ilaa bilaah
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Ай бұрын
Illaahay haka samirsiiyo😢
@Abko478
@Abko478 Ай бұрын
Alle ha u naxariiste Oday aanu isku Reer nay walaahi Kawo Bay kaga siisay Bahashaasi waa khatar walaahi
@user-zr9jk7lg9f
@user-zr9jk7lg9f Ай бұрын
Inaa lillahi wa inaa ilayhi raajucuun
@M.M1143
@M.M1143 Ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون سبحان مالك القدوس 😭
@ZuaadHeiz-tf6oi
@ZuaadHeiz-tf6oi Ай бұрын
Ax wa geeri nax din badan rabi qalbiga hawga rebo walid kii dhalay rabi ha caafiyo inta bugtana
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
Qof raaba in dhiigtoo school shinidaa laguu Bartoo an ka furaaa Course 3bilood okliay KU barayaa Qabaa lolaa tacaamulo ashaahaden siiney Haylsoo xidhiidhaa aniig waa Bilaashaa On week Two days la dhiigenyaa Lacaaga la an
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 Ай бұрын
Magaalade joogta walal
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab Ай бұрын
Innal inalillaahi raajicuun wixii lagugusabaaba waa tii kale
@nimconimco7203
@nimconimco7203 Ай бұрын
Ala wxaa darema Kara oqf soo Mary anoo Yar by bari icunty anoo suuxitaanki uu ii dhimanyahy buu aabahy biyo igu dhaxridy waana matagy wlhi ilaa hada waan xasuustaa ilhy rerkaas samir haka siiyo intii ka dhimaty
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Subxaaaanalllah
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Aniga mlamahan ba waxan sobodayey ano modaya in shini qaylinayso ama ay nosogalayso xaqiiqatam wawax an layabay manta dhagayga ayey sogadhay wayaab
@uabdi7266
@uabdi7266 Ай бұрын
Mee S Awalkii lalahaa dawlad bay cuneen iyo dalkooday dhisteen
@odayjama1829
@odayjama1829 Ай бұрын
Qadarta ilaah ayaa sidaa ahayd ilaah samir iyo imaan labada ilmo oo dhintay kuwa dhawac ilaah hacaafiyo waa mucjiso
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 Ай бұрын
Illaahaw caafi Cardura,, intii saqiirrtayna. Illaahay kuwii. Waalidkoodna haka habaabin, Samina ka sii
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 Ай бұрын
😢😢😢😢😢
@Hargeisalyrics00
@Hargeisalyrics00 Ай бұрын
😢😢😢😢
@baabuli8762
@baabuli8762 Ай бұрын
Shinida qiiq ayaa lagu shidaa marka la doonaya in la iska celiyo ama lakala diro qaabka shinida hala Barto la iskaka difaaco
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 Ай бұрын
Hadey kugu habsato dab shidoow kahor bey ka taqalise xagow dab joga
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Ай бұрын
ilahay malaku mawtkiiska haduu kugu soo kiciyo xitaa istaagaa kaa dhumaya wax kaleba intaan la gaarin, intaa qiiqa daaraysid kuguba dagtaye maxaa ka gaartaa
@baabuli8762
@baabuli8762 Ай бұрын
@@Cabdiraxman..Mudug. hadalka intaa reply samayn fahan waxaan u jeedo hadaad aragto shini weerar ah oo aad isleeday caawi dad ay weerartay isku day inaad qiiq badan shido markaasaad ka ridi kartaa oo dadka caawin kartaa lkn haday ku qabsato adoo iska socda waa arin kale
@xulkabanka
@xulkabanka Ай бұрын
killer bees aya layidhaa shinida caadiga ah way ka dhumuc way tahy. wana halis dad lays ah
@FARAHISMAIL-wd2gt
@FARAHISMAIL-wd2gt Ай бұрын
Bisinka ilahayow ugar gaar
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Ай бұрын
Waa shini soo tashatay
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r Ай бұрын
Waar istqfurlayso oo alle ka baq waa malagii oo ilahay usoo diraye talo iyo hadal tona shini amleh
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Ай бұрын
@@user-hl9hh4mb2r in ay shinnidu tashato ma ogtahay horta. Suratul naml aayada 18 soo akhri sida ay isku talinayaan qudhaanjadu. Wax dambi ah ma sheegin ee Alle wax haku baro.
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 Ай бұрын
​@@zubeirwaran-bari8730maxay ku tashaty marka ma inay dadka layso😂😂
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Ай бұрын
@@Hamzahmed782 Halkii aad ku cibro qaadan lahayd Qur'aanka haka maadsan wl oo Ilaahay ka baq.
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 Ай бұрын
Dhakhter waayn daayca baa ka jiiraaa
@noahD1636
@noahD1636 Ай бұрын
Toonta ayaa la cunaa haday shini ku qaniinto.
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt Ай бұрын
Ala shinidas xafadanada ayay dagnan jirty macalin quran idhigi jiray ayay gadhsisay xaalad miyir beel ah toban malin ayu komo kujiry
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Ай бұрын
Xanuun weeye macalinkii see yahay hada marka akhii
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt Ай бұрын
@@Cabdiraxman..Mudug. macalinki iyo anu isku meel majogno marki igu dambysy wuxu kusugna gobalka gedo e konfurta Somalia wuna wacna eega wakhti dher ba kaso wareegtay
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
Caruurta bara markayi wax khatara la kulumaan inayi ka cararaan
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
mashaala shinidii somaliland ayaa soo laabantay waa nolol dhulkii nabad guuray ayaa soo nolaanayaa !!!!!!! from saylac
@suugaan
@suugaan Ай бұрын
hhhhhhhhh
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 Ай бұрын
Xaasidsanidaa 😢
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Ай бұрын
Allah ha kugu salido si aad u dhadhamiso xanuunka from saylac
@suugaan
@suugaan Ай бұрын
@@hyusuf2207 kan shinida s/land baa soo laabatay mansha allah leh baa ku qoslayay
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni Ай бұрын
Ilahay ku salid
@habonibrahim2404
@habonibrahim2404 Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@eeshcala
@eeshcala Ай бұрын
Inaa Lillaahi wa innaa ilayhi rajicun. Allaha u sahlo. Intaa dabadeed reermiyigeena maanta jooga waa xoolo xoolo haysta! Sidee ayeyna u garanayn ayagoo intaa badiye taagana sida shinida loola dhaqmo?!!!!!
@AbdullahiOsman-rg7qi
@AbdullahiOsman-rg7qi Ай бұрын
Walaal Laakin sababtu waxay ahayd qaab kedis ah oo rer markaas degey oo iska daalan oo beerba aan aan lafka filan ku dhacday
@AbdullahiOsman-rg7qi
@AbdullahiOsman-rg7qi Ай бұрын
Innaa lillaahi wa innaa ileehi raajicuun 😮
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 Ай бұрын
Shine dadey kugu dagto ma gurmad bey kugusimee maxa lagaqabakara waney kuhelen aleylehe sa madhahdeen
@user-ur3me8mg9d
@user-ur3me8mg9d Ай бұрын
Ala.maxaa.caruurta.rer.somaliland.ee.rer.miyigu.dayacan.yihiin.caruur.biyo.loo.dirto.qaar.waraabe.cuno.qaar.gargor.cuno
@user-nu7mv3nn2t
@user-nu7mv3nn2t Ай бұрын
Ax ax😂😂
Banda e spitalit! Vrasje dhe helmime! | ABC News Albania
36:48
ABC News Albania
Рет қаралды 1,7 М.
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 106 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 4,7 МЛН
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 65 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Fanaanada Sahra Ilays oo ku Heestay Af Itoobiyaan.
5:31
MM Somali TV
Рет қаралды 26 М.
9-NIN OO BEERKA |  KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL.
44:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 210 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 35 AAD
30:04
Xogmaal Media
Рет қаралды 737 М.
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 106 МЛН