Qoyska Muuse Biixi Oo Reer Boorama Ka Cabanayaan

  Рет қаралды 45,852

HADHWANAAG TV

HADHWANAAG TV

Күн бұрын

★ ★ ★HADHWANAAG NEWS ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔HADHWANAAG NEWS You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily,Also You can Get,Music, Entertainment t All Of The World.

Пікірлер: 45
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 2 жыл бұрын
Muuse biixi iyo wiilkiisa yaree sumaysan umada halagasoo gaadho
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
waar waad dayacantihiin wallaahi weligeen ma arag mana maqal beel sidaa u baryootanta oo beel kale barida ilaah haydiin
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 2 жыл бұрын
Muuse biixi iyo wiilkiisa sumaysan ilaahaw umada ka qabo
@fatumanur2227
@fatumanur2227 2 жыл бұрын
That's why Things are going very bad in Samaaliland because of lack of justice and in equality.
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 2 жыл бұрын
Waar meel loo cawday ma jirtee fartan muuse ma akhriyo ee maxaa haysaan ?
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Siday ila tahay af weyne ka dib cid kasta oo loo dhiibo dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed laguma caano maalin; anigu al shabaab ma jecli dhaqankooda ay dadka iyo dalka iyo diintiisa kula dhaqmayaan dalka somaliyeed iyo siday kabaqaadka shisheeye u yihiin laakiin waxaan ku jeclahay siday cadowga dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed xaarka iyo kaadida isugu daraan markay magacooda iyo dhaqdhaqaaqyadooda ciidan maqlaan, that part i love it oo anigu waxaan ku talin lahaa haddii shacabka somaliya i maqlayo in al shabaab xukunka somaliya mar loo dhiibo oo lagu tijaabiyo sida talibaan ay afganistaan ugu tijaabisay xukunkooda oo kale aan u dhiibo dadka iyo dalka somaaliyeed si ay u sukulaan cadowga somaliyeed from somalifrench, somali galbeed ilaa NFD naxariis la"aan oo ay madaxa ka guraan somalidiid iyo islaamdiid iyo samadiid iyo daldiid,iyo tuug qaranboobe iyo dadka iyo dalka iyo diintiisaba gate iwm oo aan eegno samo iyo xumo dadka iyo dalka iyo diintiisa bal waxay ka soo saaraan anigaba hay dileene oo waxaa laga somaliya uga fiican oo uga faraxsanaan badan waxa hadda somaliya ku sugan tahay inay al sgabaab ka difaacdo cadowga dhan iyaguba cadow ha ku noqdeene oo haday xumeeyaan somaliya awalba dab ayey ku dhex jirtay somaliya oo waan wadaynaa halganka dagaalka intaan xor dhab ah ka noqonayno oo dad iyo dal iyo diinba.
@abdellazizibrahim1457
@abdellazizibrahim1457 2 жыл бұрын
Reerkan ha laxoreeeyo masakiinta
@ejaaboabdirahman6463
@ejaaboabdirahman6463 2 жыл бұрын
Kkkkk lahadal caruurta taariikh baad rebteen reer awdal
@abdulraven9994
@abdulraven9994 2 жыл бұрын
Waar iska celiya faqashta cusub ee fadhatada ah wax reer sheikh isaaq la yidhaahdo oo dulmi ma jiro.
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
weger qarankaaba dhac xagee qaranku ka jiraa waa qurune axax
@ejaaboabdirahman6463
@ejaaboabdirahman6463 2 жыл бұрын
Yamanaa oo awadal iyo yaman xagay isu mari jireen ma bada saylac
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 3 ай бұрын
Free samaroon war Idoorka dhulkiina ka saara damiir yeesha
@mahamedwacays9087
@mahamedwacays9087 2 жыл бұрын
Odayaashi awadal si hufan ayey u hadleen halna may dhaafin MW wna ka ogeysiis ee fadlan xaalkowda si fiican u eeg.
@siciidhirsi3795
@siciidhirsi3795 2 жыл бұрын
Somali qabyaladi ma madax marine waa lagu beerayaa nasiib daradu waxay inaga haysataa mamulka. hadii maamulku hagagsan yahay dadkuna waa hagaagi lahaa . Dadkiina wuxuu u qaybsamay mid qabyalada ka soo horjeda iyo mid qabyalad ku macaash ah
@ejaaboabdirahman6463
@ejaaboabdirahman6463 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq cid gaari malaha waala wada leeyahay ninka taa didanow adaa og halkaad ku socoto
@nurisse6354
@nurisse6354 2 жыл бұрын
Waxas bad iska dhadhicisan benta ah wa lawada leyahy war meshan maqaxi idoor weye orda wax qabsada umad ina docda ka raca sida reer sanaag
@dsf9824
@dsf9824 2 жыл бұрын
Habaar baa idinku dhacay Waligiinba calaacal iyo cabaad uun wada Reer sidiina oo kale ah Ayaa idiin haysta
@Hamarimaxamed
@Hamarimaxamed Ай бұрын
Calacal idima fiicna ee????? Ee fartiina ku ciil baxa.
@AhmedJigga
@AhmedJigga 2 жыл бұрын
Amicus Curiae Memo to the International Criminal Court Extrajudicial executions are unlawful and deliberate killings carried out by officials, by order of a government or with its complicity or acquiescence. Extrajudicial executions violate the right to life as enshrined in both Somaliland and international law. Under President Muse Bihi Abdi’s rule, the Somaliland police are breaking laws they are supposed to uphold while profiting from the murder of impoverished people the government was supposed to uplift. One of President Muse Bihi Abdi Sons which is Colonel Ahmed Muse Bihi Abdi is a head of death squad who has systematically targeted mostly poor and defenseless people across the Somaliland capital Hargeisa while planting “evidence”, recruiting paid killers like the assassination of well known Somali - Canadian lawyer Jamal Ahmed Jima'ale Guled in June 2022, raping young girls and fabricating official incident reports. We are deeply concerned that the deliberate, widespread and systematic killings of peaceful demonstrators, which appear to be planned and organized by the authorities, may constitute crimes against humanity under international law. What is happening in Somaliland is a crisis the entire world should be alarmed by. We called on the government, from Mr. Muse Bihi Abdi down, to order an immediate halt to all extrajudicial executions. We called on the Somaliland ministry of interior to investigate and prosecute anyone involved in these killings, regardless of their rank or status in the police or government. We believed Somaliland authorities to deal with this human rights crisis on their own. But decisive action is not taken, so the international community should turn to the Prosecutor of the International Criminal Court to carry out a preliminary examination into these killings, including the involvement of officials at the very top of the government. Amicus Curiae Thanking You Yours truly His Excellency, Suldan Dubad Qaal Spokesman of the United Somaliland Salvation Front ( USSF) and Commander-in-Chief of the Armed Forces At Large.
@AhmedJigga
@AhmedJigga 2 жыл бұрын
***Just Mail To The Court if You Are Somaliland Citizen Who Is For Justice ..! This was preliminary response reply: Somaliland police crimes OTP News Desk Thank you for contacting Office of the Prosecutor of the International Criminal Court. Your message has been received and we are presently reviewing it with a view to providing a prompt response. Since we receive a high volume of media and other public requests each day, it is not always feasible to answer immediately. Response time also depends on the complexity of the question. Sincerely, Office of the Prosecutor International Criminal Court
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
adoon iska ooya uun
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 жыл бұрын
Qaran iyo qabiil isma qaadikaraan
@baashaal6778
@baashaal6778 2 жыл бұрын
War Cirro xitaa isagana u dacwooda ileyn 13 nov kursiga wey u simanyihiine
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Ай бұрын
Waxaad isku qaldanteen siyaasad iyo dhaqaale waxaad u geeriyoon doontaan isla Wayni iyo gumeeysi aad osku haysaan suuqa xurta ah waxeey ka jirtaa puntland waa wadankiina u bedeshay dhaqaalahiina dhanka puntland cid idin kaga sokooyso ma jirto dagaalka waa wax xun oo idin burburinaya iska ilaaba a muuse bixi
@nurisse6354
@nurisse6354 2 жыл бұрын
Hhhhh walee rag Waa go aaay qar always dadkan muse handstand wax weydisanayo nin ba dhahay biyana lamahyo kadi casadadina la ogaaa
@abdimahamed9325
@abdimahamed9325 2 жыл бұрын
🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️Anna madaayo iyadna ma ooyi waydo
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
Walee s.land waydumeysaa waayo
@siiraanyahasamaroonka6351
@siiraanyahasamaroonka6351 2 жыл бұрын
Suuldan.halkee.hoos.inoogu.dhiigtey.suuldaan.xabaada.hoos.baad.noo.dhigtee.ka.istaafurulaysoo
@taharkataharja1717
@taharkataharja1717 2 жыл бұрын
Dadkan meesha joogaa ma muraad bay leeyihiin?
@cabdiraxmaanalale5647
@cabdiraxmaanalale5647 2 жыл бұрын
Waar TV yada kuwii hore ayaaba badhlaxidhayaa illaahey intuu idin abuurey waad cabaneyseen oohinta ceebmamoodaan
@cabdiraxmandeheeye7313
@cabdiraxmandeheeye7313 2 жыл бұрын
REER NIICLE GADABUURSI HADUU GOBTA SOOMAALIYEED AHAA MAANTA WAA GUNTA SOOMAALIYEED QUUDAAYE DULI AANU ILLAAHAY IDINBADIN AYAAD ISBADEEN AABIHIIN OOHINFOOLXUMADA KAWASA YICIISTU BARYA XUMAA TRANSLATE TO ENGLISH
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 жыл бұрын
Subhanalaa somalilan qabyalad baa madax martay.
@cabdiraxmaanalale5647
@cabdiraxmaanalale5647 2 жыл бұрын
Lacagta yar ee gashey isgaqaata hankiinu wakaase
@mahamed6329
@mahamed6329 2 жыл бұрын
Waligiin baryootama duliyahoow
@saidawad4435
@saidawad4435 2 жыл бұрын
Calaacalka iyo oohinta joojiya ninka muusi Biixi iska celiya haddiit kale Aamuska idiin fiican imika csoomaali Oo dhan baa idin ogaaday Aamusae Waxa oohinta.
@mustafeali8315
@mustafeali8315 2 жыл бұрын
Aduuunyooy xaalkaa be, waar wuxu calaacal badanaa , waxa la yidhi doofaarka ficil la,aan ayaa lagu cadaabayaa tv noo soo daa iyo dakad baa naga xidhan, adeer gobanimo aan loo dhiman iyo wax aan loo shaqaysan jiif laguma helo .
@baashaal6778
@baashaal6778 2 жыл бұрын
Doofaar sidee loo cadaabayaa waaba xayawaane
@mahamed6329
@mahamed6329 2 жыл бұрын
Reerkani inuu liito balkuwan ayaad ku garanaysaa
@mahamed6329
@mahamed6329 2 жыл бұрын
Waar aamusa nacaladi idinkudhacday
@simplechannel9101
@simplechannel9101 2 жыл бұрын
Wadanka muse aya iska leh ee lasoco
@abdullatifabdulla2074
@abdullatifabdulla2074 2 жыл бұрын
Haday runt ahaý muxuu hore ugu lahaan waayey dalka markii qeyrkii awooda dalka lahaa. Beri se yaan la arkin isagoo debed wareegaya.
@fadumofiican7166
@fadumofiican7166 2 жыл бұрын
Waxa la yiri nin an shantada ka reebin sharci kama rebo 30 san aya isaaq suurk cagta idinkaga ahayay nimanyahow dagalama Somalia way idin aragta inat tihin hablo
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
Doorashada Somaliland oo la gelinayo gorgortan sannad dib loo dhigo
16:15
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 12 М.
Baroordiiq Xasuuqii ka Dhacay Borama & Dila 4 February 1991
20:48
somali media of minnesota
Рет қаралды 10 М.
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 45 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16