Mashahll it's beautiful places Allah bless inshahll all somailland and all the people of somaliland they are all together always keeping going 🙏 🙏 🙏 🙏 and thank you very Borther 😊
@ibrahimali2860 Жыл бұрын
Ma danyeer baa mise waa daayer, khalaas afkii konforta ayeynu afkeeni uga guurnay.
@somaliofficialplus6106 Жыл бұрын
Mashallah waa dhul aad uquruxbadan
@Sariah195 Жыл бұрын
Masha Allah!!! am from Daryaleh as well. born there as well
@hakkimalhaki28258 ай бұрын
Mnsha allah
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
U are doing good job
@Hamsedhamac Жыл бұрын
Sheikh janoy ❤❤
@NasraSaleeban-mr9is Жыл бұрын
Maanshaa allaah
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 guuuuuuuuuuuuuuuule 🛣️🛣️🛣️🛣️🐪🐪🐪🐪🐑🐑🐑🐑 So beautiful 🤩🤩❤️❤️❤️❤️ Amiin amiin amiin yaa Rabi Somaliland guuuleysat ln sha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aishamuuse8703 Жыл бұрын
masha allah somaliland qurux badanaa bad iyo berriba
Sawiirka dhulka ubadi adigu haysku koobine,bilicda dalka soo qaad
@muxiyadincdheere4833 Жыл бұрын
Sxb masku siduu uciyaa
@MoIntertains-hk1ix Жыл бұрын
Dhagaxaanta mad madoow oo meesha ka muuqdaa waxay ku haboon yihiin dhisidda waddooyinka waa haddii aysan aheyn hematite dhagaxa loo yaqaano oo 65% ah midka birta laga dhalaaliyo. Jeclaan lahaayaa inan halkaa tago oo tijaabooyin iyo samples aan kasoo qaado dhagxaantaa! Dadku nimco aysan ogeeyn bay ku dul nool yihiin.
@istaahilismail5117 Жыл бұрын
@molntertains-hk1x waa run nimco aanay ogayn ayey ku dhex noolyihiin waayo waa ka jaahil qiimaha waxaad haysato waxaad dareentaa markaad cilmi u leedahay ee aad ogtahay waxani waxa uu yahay iyo qiimaha uu leedahay. Hadaad qurbaha joogto oo aad wax baratay dalku wuu kuu baahanyahay. Waa in aad tagtid fasaxyada oo aad wax ka soo qabatid hadii aad xirfad leedahay. Adiguna wax ka soo qabsatid. Dowlada iyo dadkana ra,yi ku caawisid. Waa muhiim in waxaynu baranay aynu kula noqono dalkii hooyo. Mahadsanid
@suberh8985 Жыл бұрын
Haha yaa arkay awrku siduu u soo eegey kamarada 3:42 sidii oo uu keeyhay " waar kumaad ahayd"
@NasraSamatar-kt3rb Жыл бұрын
Mataqaan sida carmada midheheeda loo cuno iyo waxa ay taraan
@Global.Nature1 Жыл бұрын
Viva Somali land
@farduusmohmud975 Жыл бұрын
Iimnasda waxaa iimaanki baa sool idinka raacaye Si gabuur waa dal aad u yar oo qaniya oo wax soo saarle Bal maxaa dhulkiina bad le ooberi leh oo deked leh Aad u arki wayden waxaydaannlahyn baa u waalaten hhh Iyo dhulkayaga e
@mubarikvivasland676 Жыл бұрын
Fardus inaabti anoo adi ku raba hayga roorin oo ruux ku jecel hayska reebin. Viva Somaliland
@naimajama5303 Жыл бұрын
Sool soo issaq ma leh galbeedka sool oo dhan issaq ma dego. Afar tuulo buu dhulos ka dega Sooltan ay ku dheg dhegayan. Marki horeba bari iyo Garoowe bu dhulo ka imi dhulkan meydan lahayn imasaada tuuloda yar ee Las Anod oo ha sheganina dadka dhulkooda.
@Abdalle11 Жыл бұрын
MA guban oo 90% buura bay Lo'o ku Noolan Karta 😂
@TogdheerBurco-x3p Жыл бұрын
buuraha geeslay ayaa ku noolaan karta
@mubarikvivasland676 Жыл бұрын
Sxb reer sheekhbaan ahey lo,na waan ku dhaqanaa... Waxaanad waxba ka garaneyn ha ka sheekeyn .. Viva Somaliland
@sadiiqcaydruz7874 Жыл бұрын
Wanka baqanaya😂Waxba ka ciyaya ma mas ba 🐍 😅😂 🤣 🤪how does snake smell 👃 lmfao 🤣