DAYAX DALNUURSHE O WIILKII FARXIYA DHASHAY VIDEO KASOO DUUBAY

  Рет қаралды 60,908

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Күн бұрын

Пікірлер: 127
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 10 күн бұрын
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/imogl6
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 10 күн бұрын
Asc intas yar ilmaha yaryar walaloow illahey jabaq intas fayus hakuradinin Irshad kale illahey kabari ok
@hawaali2760
@hawaali2760 10 күн бұрын
Maya anigu waan maqli jirey inay ilmo kale dhashay weliba waxaa la sheegay iney farxiya 2 wiil dhashay Allaah how naxariistee .
@Saynab-k9r
@Saynab-k9r 10 күн бұрын
Nin been badan baatahy isku xidhod taytlkaag iyo hadlkaagu hakuwfqaan
@homeh3455
@homeh3455 9 күн бұрын
Maad iska daysid marxuumada in badan baad soo hadal paaday marxuumada
@HawaSuge-p8f
@HawaSuge-p8f 9 күн бұрын
Asc❤❤❤❤
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 8 күн бұрын
Weey sheegtay Farxiya ineey wiil dhashay reer hore ayaa iga buburay mana qariyo ayeey tiri anaa dhegeeyystay Dayaxna wuu lafadhiyeyey mana ayna qarinn ee dadkaan warbadi ayaa ka badatay Subxaanalaah weey Fiican tahay inui caruurta wada dhalatay kumiyo haduu awoodo ceebna ma ahan Hodana aad ayeey ugu faraxday walaalkeed Mashaalaah ❤
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 10 күн бұрын
hadii marhore laso galiyo iyo hadii hada laso galiyo wax culeys ah malahan dag daga waa cilmi sheydan marka dadka yaan lagu dambabin abdulahi mahadsanid sida aad ugahadashay farxiya allaha u naxariisto
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 9 күн бұрын
Wiilkaan waxaa heystay oo qadatay farxiya hooyadeed sida aan maqlay marka qasab maaha iney iyada heysato dadka fuded alle ha unaxariisto maskinta ha leyska dayo
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 10 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@NimcoArtan
@NimcoArtan 9 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤️ ♥️
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 10 күн бұрын
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 10 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@RdEs-w5k
@RdEs-w5k 6 күн бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤️❤️❤️
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 10 күн бұрын
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Warunta qer Allaha ku siiyo Yaa Rabi Guuleyso weliga illahey idinkiisa farxad ku nolada adiga iyo Ehelkaga dhaman Yaa Rabi Yaa Allah
@CabdiNajiib-m2o
@CabdiNajiib-m2o 10 күн бұрын
Wll xishoo o iska daa marxumadan allah ha u naxaristo risiqa meel kale ka radi wll
@abdikariim2482
@abdikariim2482 10 күн бұрын
Wll waa 50 jir waashay oo wxu kahadlo garan waayey
@RaxmoCabdulqadir-m5u
@RaxmoCabdulqadir-m5u 8 күн бұрын
Walahi warun 😢😢
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 10 күн бұрын
Allah kabaqa somaliyey waxkasta wax haka so sarine isna arimihiisa barefad haka dhigto
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 10 күн бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤
@HodanAhmed-t3g
@HodanAhmed-t3g 8 күн бұрын
Rabi beerka ha u adgeeyo ilmaha yar yar insha Allllaaaaaaaah
@nailsissak3207
@nailsissak3207 9 күн бұрын
Subxaanallah maxaa daka ka qaldan allah akbar war isku xishooda oo wiilkaas iyo caruurtisa farah ka qaada! Gabadhaas allah u naxariisto family kaas samir iyo imaan allah ka siiyo aygana allah xafido amiin yaa allah Somali saqiir iyo kabiir midna kama fakanayo
@FaadumoAhmed-r3w
@FaadumoAhmed-r3w 8 күн бұрын
Soomaalidu warbadanaa subxaanaallaah
@KhanKhan-t6k
@KhanKhan-t6k 9 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲🤲☝️
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 9 күн бұрын
Caruurta maba oga hooyadood ineey dhimatay aaaaaah ilaahay hau naxariisto farxiya🤲😭
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 9 күн бұрын
Wcs wlky scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤Aamiin ya raaaaabi dhamantoda
@محمدالصبيحي-ر2د
@محمدالصبيحي-ر2د 10 күн бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 9 күн бұрын
Maashaa allaah tabaarakulaah walaakeeda garabkeeda ilaaheey haka dhigo ilaaheey na haxafido ilmaha
@ahmedbukari6289
@ahmedbukari6289 8 күн бұрын
Asc bro dadkii hore mise kuwan hada jira, dadka hada jira badankooda waa indha kugaraadlayaa waxna madaraaseyaan
@rumaizaahmed9012
@rumaizaahmed9012 9 күн бұрын
Sxb adika wax maad saxeysaa mise wax iftiimineysaa meel lakuu raaco lama hayaayo
@HodanAhmed-t3g
@HodanAhmed-t3g 8 күн бұрын
Masha Alllaaaaaaaaah❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoabdallah8916
@nimcoabdallah8916 9 күн бұрын
Wall adiga Risiq an ahyan marxumada malihida miyaa meqo jir bad kahadashya Intay dhimatay
@barkhadibrahim2085
@barkhadibrahim2085 10 күн бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك
@FaadumoMuktarabdi
@FaadumoMuktarabdi 9 күн бұрын
Asc
@FaadumoMuktarabdi
@FaadumoMuktarabdi 9 күн бұрын
Asc
@DeegowaadanCabdi
@DeegowaadanCabdi 9 күн бұрын
Scw❤❤❤
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 10 күн бұрын
filinka farxiyo wuu kahoreyay tankale waa farxad haduu wiilka ukenay wayo waa walalked wana wahelkeda dayax waa qof wanagsan in ti qof wanagsan yahay allaha xafido
@HodanAhmed-t3g
@HodanAhmed-t3g 8 күн бұрын
Amiin Yaa Allaaaaah
@fosiyohusseinmohamud7573
@fosiyohusseinmohamud7573 9 күн бұрын
Aabihiisna alaah haunaxasiisto aamiin
@NeymaSheiknor
@NeymaSheiknor 9 күн бұрын
Arheey Waa edebdarocad inad kahadashaan xadkarabtan ilmahayar ilaheya siyee❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 10 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Mudaneey
@Mudaneey 10 күн бұрын
Aamiin Waad ku mahad santahay iftiimintaada
@highigheted8137
@highigheted8137 9 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@NaimaAliNicmo
@NaimaAliNicmo 10 күн бұрын
Aamiin aamiin Aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🌷🌹
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw 9 күн бұрын
Salahu calayhi waasalam ❤❤❤ aamiin yarabi
@MaryanDiriye-i9o
@MaryanDiriye-i9o 9 күн бұрын
Aduunkaan ragii iyo dumarkiiba weey wada waramayaan war reer yuotubar meel ka qeeyrbadan KZbin Rabiyoow ka irsaaq adi ka hor ma arag wiilkaan yar
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 10 күн бұрын
Scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw scw acw ❤❤❤❤
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 9 күн бұрын
Somali. Ilahay. Ayaakaxilbeelikara. Madood. Ayaayka. Qaban. Ilmahas. Walalaha. Oo. Layskukeenay. Maba. Naxaaya. Hooyadod. Oo. Geridedii. Goyantahay. Ayay. Kumashquulayan. Cabsi. Alle. Laga. Cabsanayo. Majirto. Iyo. Mid. Bina. Aadmka. Loodamqado subxaanallah
@zamzam5255
@zamzam5255 10 күн бұрын
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA HAFIIDO
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 9 күн бұрын
Allaahu masali calaasaydana Muhammad salalaahu calayhim wasalima wasalima scw scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws ❤
@NaimaAliNicmo
@NaimaAliNicmo 10 күн бұрын
Scw scw scw acw ❤
@raxiimasharaf8697
@raxiimasharaf8697 9 күн бұрын
Soomaalida waxaad moodaa ineey jiranyihiin dayax maanta wuxuu ku faraxsanyahay in eey maanta hodan wheel heeysato😢
@hodancabdinuur3295
@hodancabdinuur3295 9 күн бұрын
Mansha Allaah waad sheegtey sabab lagu fahmo waxaad ku dartaa aragtida caruurta waxad ka fahmeysaa iney yihiin walalo is yaqaana oo isku faraxsan soomali lama qancin karo jazkalah khery
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 9 күн бұрын
Asc walalaheey isooboqda❤
@FaayShiikh
@FaayShiikh 10 күн бұрын
Yaà kuu dirsady oo ku yiri falaqay howllaawe qoslaaye
@IBADAAHMEDNOOR-eo4ib
@IBADAAHMEDNOOR-eo4ib 9 күн бұрын
Somaaliyey an illahay ka cabsano afkeena iyo adin keena halaga aamaan helo waxaa imaandonto maalin la is xisaabin doono illow nonaxariiso
@MaxamadCabdixasn-hi3mm
@MaxamadCabdixasn-hi3mm 9 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 10 күн бұрын
WCS FAMILY CABDULLAAHI 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤🫀
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 10 күн бұрын
Wiilku waa gabadhiisa walaalkeed ❤
@ShukriDahirBare-x5z
@ShukriDahirBare-x5z 9 күн бұрын
Ilahow awlad bari ah isii isoduceya walalyaal
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 9 күн бұрын
aamiin aamiin somali lagama lug baxo
@naimoelmi1174
@naimoelmi1174 9 күн бұрын
Cabdale wilka yarka aha farxiyo ilhey ha unaxistee ma haysan ee abihi families ayu la nolaa nerobi ayu joogay
@FadumoMahamed-b5o
@FadumoMahamed-b5o 10 күн бұрын
Ninyahaw maxaad reerka laga dhintay uga hadashaa
@Tasniim1
@Tasniim1 10 күн бұрын
Mar marka qaar waxaan is idhaahdaa somalida media soo gala ma’intii ugu caqliga yareyd baa? Hadda maxaa laga dhex raadinayaa wiilka iyo muuqaalada ilmahan yaryar? Allah xafido oo hakoriyo saqiiradaas.🤲🤲.
@hudarahma2465
@hudarahma2465 10 күн бұрын
Ninkanaa iman belay gerida gabdha iyo qoyskas unbu musalsal kadhigtay maxishonayo arzaqada melxun kagashay
@Tasniim1
@Tasniim1 9 күн бұрын
Anigu wiilkan hadda waxaan u’arkaa inuu sidii saxda ahayd uga hadlay muuqaalkan dadkana wax ugu sheegay si dhex ah.
@fardusMohamed-q6d
@fardusMohamed-q6d 10 күн бұрын
Wllo mad iska dhaf tit gabadhaa way geriyotee
@abdifatahmohamud2025
@abdifatahmohamud2025 10 күн бұрын
Mr manager sacdiya
@fosiyohusseinmohamud7573
@fosiyohusseinmohamud7573 9 күн бұрын
Asc farxiyo rabi ha un naxariisto wiil kaan mid qarsoo mayo ma aha laakiin meediyaha loomarabp
@kiinadan6786
@kiinadan6786 10 күн бұрын
Wiilkaas Sheekhaalnimo ayay mooryaantaas u caydhsanayaan! Ilaahay haka badbaadiyo!
@nickmic3728
@nickmic3728 9 күн бұрын
Sheekhal iyo Mooryanta dadka aa ku tilmaamtey waa dad isdhalay ka ab ee qabiilka madaxa kaa galay allah kaa tiro you’re sick 😮
@kiinadan6786
@kiinadan6786 9 күн бұрын
@@nickmic3728 Sheekhaal waa dad Somali dhexdeeda sharaf kuleh mooryana ma aha ee ha sheeganina! Cudur iyo naceyba idinkaa qaba! Gabadhaas tii Ale u timiday oo isbitaalka ku dhimatay ayay iimaan la'aantooda kuqabso ku qadimayside ula yimaadeen ileyn ma xishoodaan oo meydbaa la aasayaa ma yaqaanaane!
@nickmic3728
@nickmic3728 9 күн бұрын
@ cudurka qabiilka la dhaho iska daawee labada reer adi ma dhalin ilahay uu towbad keen, waa iga waano walaashy dadku waa isdhaleen maxaa qabiil mesha keenay
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 10 күн бұрын
Oo see ah
@abdifatahmohamud2025
@abdifatahmohamud2025 10 күн бұрын
Mr manager sacdiya xirsi
@CabdoRaxmaan
@CabdoRaxmaan 9 күн бұрын
Yotobkeyga hale so kalakiciyo asxbey❤
@OsmanAbdi-fm5on
@OsmanAbdi-fm5on 9 күн бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@MaslahNor-v2w
@MaslahNor-v2w 10 күн бұрын
Waa run, wiilka wuu xaqiri jiray, maxaa hada loo baahinaa,
@HalimaAbdisalan
@HalimaAbdisalan 8 күн бұрын
yaa kuu sheegay inuu xaqiri jiray ?
@MaslahNor-v2w
@MaslahNor-v2w 8 күн бұрын
@HalimaAbdisalan walal, weyba muuqata, caruur ama adiga dhal ama xaaskaaga WA isku mid
@henoohenoo6257
@henoohenoo6257 9 күн бұрын
العز ٣ ايام فقط الله يرحمهاااااا
@MunaabuukarAadan
@MunaabuukarAadan 9 күн бұрын
Asslalahu calehi wasalam
@MaryanMaryanabdi-m7h
@MaryanMaryanabdi-m7h 9 күн бұрын
sca ❤❤
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 9 күн бұрын
Way Haldane yihiin dadka qaarkooda uma fiirsadaano waxakasto iyagoonka fiirsanin lay wax hab laysku siiya
@AyaanSaraam
@AyaanSaraam 10 күн бұрын
Wilka yar waa agoon wax dhiba maleh muqalka dayax wilka dhib laan budhalay waa aabe dayar odadalaya
@Khadardaacad25-xp4dp
@Khadardaacad25-xp4dp 9 күн бұрын
Dayax comment ayu kuso qoray TikTok, khadar dacad tag 😂
@neymarjb8725
@neymarjb8725 8 күн бұрын
Khadardaacad25
@caashasalebancabdi815
@caashasalebancabdi815 9 күн бұрын
Asc. Waxaadhicikarta. I uu uyimi geerida.. Hooyadii. Dabdeed a uu fursad uheelay
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 10 күн бұрын
Asaga awood malahan film mar horu ahaa
@NuramahamedAli-u8q
@NuramahamedAli-u8q 9 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@NimoKhalif-g5w
@NimoKhalif-g5w 10 күн бұрын
DADKA QAR CADABKAA DHARARAYO. HOYADII MALKEDA WAXBUU KULEYAHAY
@abdikariim2482
@abdikariim2482 10 күн бұрын
Wilkaan iyo marxumada dhimaty isaga har dhurwayahow foosha xun
@QaliSahal
@QaliSahal 10 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SahraAxmed-ht3jo
@SahraAxmed-ht3jo 8 күн бұрын
Adiga maxaa kagaly dad heesto maba arage adugu xagay kuargatay
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 10 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@SusuAhmed-y9p
@SusuAhmed-y9p 10 күн бұрын
Oo maxa ku jaban yaab
@SagalMohaned
@SagalMohaned 10 күн бұрын
Dadka ma waxay uhaystaan inay gabadhu qabriga ka so baxday o ay hada filim dhigtay? Yaaaaab allaah hau naxariisto iyadiyo umada islaamka ah enaga dhimatay Aaaaaamiin
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 10 күн бұрын
Aboowe jooji sheeko bila miicnaa.
@ShugriNur-j2r
@ShugriNur-j2r 9 күн бұрын
Waryan adi ha ka da weso
@nimcoabdallah8916
@nimcoabdallah8916 9 күн бұрын
Umada kaxisho
@faizam523
@faizam523 10 күн бұрын
Soomaalidu waxba uma fiirsadaan, dood iyo cay aan laga fiirsan ayuun bey dadka dusha ugala dul dhacaan, fudeyd waa waxa aduunka inaga reebey.
@maryamali-r7e
@maryamali-r7e 9 күн бұрын
uf war bax waxna hana salamin kana nacay maxa marxumada sawiradeda umesha ku sharaxanayo daba dhigay inta wa baris radis 36k u dawatiu muhimadisa tahy mayd faqde warya saw ma igid inay dhibsanayso marxumadu sawirkeda ad haben iyo malin meaha kusaran war kahar qoyska o danyelo rerkaga farxad gali tasa dantadu tahy
@hudarahma2465
@hudarahma2465 10 күн бұрын
Wad iman beshay wale rerkan maxa kudaba dhigay arzaqada melxun karadinaysa yahuu maxishotan
@caliilyasshacban1562
@caliilyasshacban1562 9 күн бұрын
Somali waaa runtood wlhi
@HamdaAyaan-v8n
@HamdaAyaan-v8n 10 күн бұрын
Dadka social media jooga mxay wax walba belada uga dhigaa dee gabadhu inanka nin hory u dhashy mxa kale waba malaayacni caadiya
@queenaisha5616
@queenaisha5616 10 күн бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 9 күн бұрын
OO asagu maba dhaline hooyadii maxay u bari weyday
@hamsa2000
@hamsa2000 10 күн бұрын
Somalida hool laan ayaa haysa maxa kagele qofka noloshiisa
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 9 күн бұрын
Filmka waa wagii ay marxumada noleed waxaan waa recording umada faraha ka qaada amaan siiyo fanaanka. Been ma aha wiilkan waligees lagama maqal ama lama arag yaab
@tamiimtamiimtahlil
@tamiimtamiimtahlil 9 күн бұрын
war manta hadan cod ku cabirilaha qad qaracmi lahayden maxa kaqaldan ninkan way ee haben iyo mali marxumada sawiradeda baris ku radsanaya fataxada umara in uu cudur ku noqda viewskas walahi thuma wapahi maydku wuu dida sawirada marka laso qato ilahy dawasho danbe kumasiiyo xisho o nagtada ushaqayso haben iyo malin ad bahdilka ku hayso o raganimo yelo iskana da qoyska dayax balayo kusalbtaye rer comment ninkan an repotno
@ZakiyaCabdirirsaq
@ZakiyaCabdirirsaq 10 күн бұрын
Maxaaa galay adiga wax maangab ah batahye is ka a amus anaa ku maqleee nin Wayne oo faruq ah subxanallah war xishooo
@MulkiNoor-q1d
@MulkiNoor-q1d 10 күн бұрын
Dadka rer kominti wey qaldan yihin maxa kagalay idinka madha shen maxw niga galay
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 10 күн бұрын
Indr views kii iyo arsaaqdii ma ninkaa geeriyaysan ayay kaa gashay iimaanka lagaa qaad
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 10 күн бұрын
Horta gabartan maxaa viewska kagasogalay iskadaa wa dayax heysto maleh adiga ayaa ciwankaga kugalagacsanayo iskadaa umadaa mel kale wax karadsada KZbinley maba xishoodan miya horta aniga waa yaabye 😂
@ShugriNur-j2r
@ShugriNur-j2r 9 күн бұрын
da
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 10 күн бұрын
Désolé je ne sais pas qui était personne un être quel .. non mais merci :: elle est morte .. pauvre femme 😢
@lunabob1373
@lunabob1373 10 күн бұрын
Waa lagu sax sanyahay in wiilka wax laga wey diiyo.Reerki camerada deriska la ahaa maxay wiilka u inkireen ee qiil ha u raadin😅 Hodan ma hada ugu horeysa in ay ogaato in wiil la walaal ah jiro?
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 10 күн бұрын
Subxanalah oo maxaye wiilkada u qaarisaye dumarka soomalida hurta maarka aye ninka kala taagan ilmahoda u bahdhilan Subxanalah xiita saawirlisa fisboka waligad maay soogalin walhe gabarta ayaye ka jaacled boqole ayaye inkirtaye lackin haada ilahaye waa siimaye hoodan iyo wilka
@kafiyahabdihakim3070
@kafiyahabdihakim3070 10 күн бұрын
Marka kowaad umawarhaysid in wiilka aabihiis ogolayn in lasawiro marka labaad gabadhay jeclayd wiilka boqolaha kuteen oo marka waa gabadha nac iyo hada waa simanyihiin yacni waydhimatay naa rabigaa kabaq
@udgonaden9536
@udgonaden9536 9 күн бұрын
Zubxanallah war gabadha aman siya way idinka hoseysaye gabadhaba inay so galiyan aheyn social media maxa qumaya aheyn oo laga faida rerka nbdgaliya somaliyey waxad qoreysan lka firsada
@MaryanCabdi-c6o
@MaryanCabdi-c6o 10 күн бұрын
Maxa kagalay. Ayaga adab darna dadka yab badana 😂😂😂😂
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 10 күн бұрын
Waxa laaga yaaba wilka yaar inkartisa aya hashye farxiya
FARXAD ALX ALX YAHUUDII OO QUUSATAY IYO TURKI OO USOO JAWAABAY
11:36
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 19 М.
GABAR JINI LA NOOL OO MAXKAMADDA DAHIR ALASOW KA YABISAY MAANTA
27:23
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA HOOYADAAN DULMIGA LOO GEESTAY NIN XUN AYAA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
25:55
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 72 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН