QURUXSO QOLKA FADHIGA ADOON QARASH BADAN GALIN | QAAB FUDUD CIIDA U SAMEE QOLKA FADHIGA

  Рет қаралды 41,690

Dr idil Mohamed

Dr idil Mohamed

3 жыл бұрын

Пікірлер: 101
@abdallaali9408
@abdallaali9408 3 жыл бұрын
Maashallah calayki idil cadeey waan ku wataa. Jir oo joog xbbti. Ilaahay haku xifdiyo allah haku barakeeyo adiga iyo ehelkaaga iyo maalkaagaba.
@aweysa.1422
@aweysa.1422 3 жыл бұрын
Asalaamu calaykum maashaa, Allaah dr.Idil quruxeey mahadsanid fikir kaaga fiican na ✌💯 nabadeey
@aishaadan1920
@aishaadan1920 3 жыл бұрын
Maasha alla dr idil
@ikraammuuse3711
@ikraammuuse3711 3 жыл бұрын
Mash allah Dr hor u soco keep going
@munoali220
@munoali220 3 жыл бұрын
Maasha allh waaye abayo fadhiga qurux waaye meeqa ayaa kusoo gaday abayo inteesa kasoo gadatay muqdisho ayaan Kula joogaa xapipti ii soo jwb mhdsnid
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 жыл бұрын
Maaasha Allah Rabbi hanoo kaa xafido Mahadsanid
@yusraasad9763
@yusraasad9763 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo qurux ad iyo ad mahadsanid
@idilabdi5976
@idilabdi5976 3 жыл бұрын
Masha Allah qali sami
@ruqiyomaxamed7962
@ruqiyomaxamed7962 3 жыл бұрын
Masha allh ustad idil💓💓💓💓💓💗💗💗💗
@ikraammuuse3711
@ikraammuuse3711 3 жыл бұрын
Mash allah Dr
@safiyonor7493
@safiyonor7493 3 жыл бұрын
masha allah abayo walhi qof cajiba ayatahay dhiragalintada wankahelay likena waistahisha barnajyada cafimadka hadeytahay fcbk iyo youtb wan dawadaa mahdsand
@faatimaosmanbeybook9923
@faatimaosmanbeybook9923 3 жыл бұрын
Masha allah byo qaali mhdsanid 1💓💓
@safiyaali9914
@safiyaali9914 Жыл бұрын
Masha Allah
@fatmaosman7432
@fatmaosman7432 3 жыл бұрын
Maasha allah tabaarakallaah
@fadumocabdi3848
@fadumocabdi3848 3 жыл бұрын
Masha Allah qurux waye ilaahey ku barakey yo
@safiyomaxamudmaxamed7877
@safiyomaxamudmaxamed7877 3 жыл бұрын
Mash allh Dr ildl abyo
@faadumoabdi3411
@faadumoabdi3411 3 жыл бұрын
Masha Allah wall❤❤
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakal raxman abayo😍💚💙 isku dooq aa nhy xqq fadhigaaga waiao jitay midbka baluug maariga wan jeclhy💙💙💙
@khadiijochannel2138
@khadiijochannel2138 3 жыл бұрын
Mashallah
@nuurtohappyfamily2611
@nuurtohappyfamily2611 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@anisaabdi3749
@anisaabdi3749 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah ilahey haku xifdiyo abayo
@hamdamohamed7782
@hamdamohamed7782 3 жыл бұрын
Masha allh qurux waaye abaaaya
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
Mashaalllh qurux waye
@leylaladan946
@leylaladan946 3 жыл бұрын
M.sha allaah
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Masha Allah tababarka Allah 😍
@safiyofarax1485
@safiyofarax1485 3 жыл бұрын
Masha allah
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 2 жыл бұрын
Masha allaah tabarakalaah ilahay ha kuu barakeeyo waa qurux
@fatimahooda5507
@fatimahooda5507 3 жыл бұрын
Mashallaaah
@fadumaabdulaahi5220
@fadumaabdulaahi5220 3 жыл бұрын
Mashaa allah
@saynabxasan1xasan927
@saynabxasan1xasan927 2 жыл бұрын
masha allh abyo mhdssnid
@xamdibille3433
@xamdibille3433 3 жыл бұрын
1000 like iyo kabadan ayaad istaahishaa abayo
@malyuun123james6
@malyuun123james6 3 жыл бұрын
Maasha allaaaaah qurux walaal qaali
@nimcoismael102
@nimcoismael102 3 жыл бұрын
masha allh wlshy
@aragsanomar8779
@aragsanomar8779 3 жыл бұрын
Masha allah qurux
@filsanshaaciyedesigner1171
@filsanshaaciyedesigner1171 2 жыл бұрын
Manshaallah tabarakallah xabiibti allah kuu xifdiyo drs idil
@muhiimali9658
@muhiimali9658 2 жыл бұрын
Masha alaah abayo qurux waaye
@runtawanaagsan1507
@runtawanaagsan1507 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah abyo 💋 my qalbi 🌎💯☑️💯💓💓💓👍💯
@Sagalroob
@Sagalroob 2 жыл бұрын
Mansha allaaah huno mcn so beautiful 😍
@fardoosvb6754
@fardoosvb6754 3 жыл бұрын
Masha Allah aad ayu uqurux badanyahay
@yusraali3492
@yusraali3492 3 жыл бұрын
Masha allh
@umuomar1782
@umuomar1782 3 жыл бұрын
Wcs masha Allah
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 3 жыл бұрын
Abayo makeup ka iyo is qurxinta ha hilmaamin💙💙💙 lv uuuuu
@aaminaxasanmaxamed3056
@aaminaxasanmaxamed3056 3 жыл бұрын
mansha allah alle haku xafido xabiibti
@mariaosman8557
@mariaosman8557 3 жыл бұрын
m.a qurux waaye
@abdulahisaidsalah9576
@abdulahisaidsalah9576 3 жыл бұрын
Mashaa allaah cashar cajiiba
@naxwoaxmedcilmi1616
@naxwoaxmedcilmi1616 2 жыл бұрын
Mashalh ❤️
@farxiyonuurcusmaan8967
@farxiyonuurcusmaan8967 3 жыл бұрын
Msha allh byo qurx wye
@aasoowcooking1282
@aasoowcooking1282 2 жыл бұрын
Masha allah 😘♥🙏
@faadumoabdi3411
@faadumoabdi3411 3 жыл бұрын
Quurux idil wall 😍👌👍
@rahmamohamed9428
@rahmamohamed9428 3 жыл бұрын
Hormar wacan xabiibti
@yusraali3492
@yusraali3492 3 жыл бұрын
Wow
@deeqoaxmed4616
@deeqoaxmed4616 3 жыл бұрын
M.aa💕💕💕
@haliimasadiaaabkow7533
@haliimasadiaaabkow7533 3 жыл бұрын
Masha allah abyo wn ka helay
@aishaabdirahmanmohamed8061
@aishaabdirahmanmohamed8061 3 жыл бұрын
Isla waynida ma fiicna walshey idil wa bil ramadam umada inad u jwbtid aya fcn plz muhim ayan ku ahy iso jwb
@asmaali4391
@asmaali4391 3 жыл бұрын
MashaaAllh wllo
@idilaxmed3279
@idilaxmed3279 3 жыл бұрын
Masha allh sharfey il xun kuma asibto
@xikmamuxudin6688
@xikmamuxudin6688 3 жыл бұрын
Masha alaah abayo Allaha ku jeclado sida aad ino jcshay hada nahy asxaabtada❤️
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
Walaal subscribe noo saar iyo like a
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 3 жыл бұрын
Wlhi waxaanba kugu jeclahay sida simple ah aad noogu hagaajisid qolalka muuuuah qaali
@habooncabdi7496
@habooncabdi7496 3 жыл бұрын
Abyo mcn carwadaa micraaj igu caawi lambrkeeda
@idilabdi5976
@idilabdi5976 3 жыл бұрын
@shukrimaxmud7465
@shukrimaxmud7465 3 жыл бұрын
M.A
@asiyaabbidigale1145
@asiyaabbidigale1145 3 жыл бұрын
Wl appki ad lahyd wan so dhigaya mee
@sumeyrahassan7649
@sumeyrahassan7649 3 жыл бұрын
😘😘😘😘
@nadiifoladan8844
@nadiifoladan8844 3 жыл бұрын
Shugran xbti
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
Fadhiga intee la ga heelaa
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
Music Ina sarto ma aheen
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 2 жыл бұрын
Abyo idol fadhiga meqa kaga baxday pls
@nimcocusmaanmaxamad8481
@nimcocusmaanmaxamad8481 3 жыл бұрын
Masha allh wllo wan kutala jiraa insha allh ceeda
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
Walaal subscribe noo saar iyo like
@ruunxasancadeey7862
@ruunxasancadeey7862 3 жыл бұрын
Abaayo idil wad mahesntahay aad ayu quruxbadnyahay qolkaga an kuweydiye fadhiga xage kaso iibisay abaayo aad ayan ugu helay
@yusracumar6719
@yusracumar6719 3 жыл бұрын
Abyo al kowthar intu ku yala iso jawaab plz
@queenmama2043
@queenmama2043 Жыл бұрын
Linking shegeysey awey abyo
@surayaabdi7014
@surayaabdi7014 3 жыл бұрын
Somalia maa joogtaa sis
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 3 жыл бұрын
Ha muqdisho bay jogta
@yasmindahir4183
@yasmindahir4183 3 жыл бұрын
Application naga ilawday abyo noso dhig, jwb xbbti
@maryamaruun5232
@maryamaruun5232 3 жыл бұрын
pinterest aa ladhaha abaayo AppStore ka kaso dagso ani xita wan isdhahay ine nisoqorte eheed lkn laga yabe ine hilmamtay lkn marke shegeysay magaca an ka qortay wan so dagsaday Maa shaa allah waaye waxyaabo bdn a lajiro decoration kaliya ama design bes ma,ahan kafaideysi wacan kaliga o weydineyso marka arkay a isdhahay lawadag insha allah ina ka hesha rajeyna
@yasmindahir4183
@yasmindahir4183 3 жыл бұрын
Mahadsanid abyo qali maryama ruun
@yasmindahir4183
@yasmindahir4183 3 жыл бұрын
Pinterest fashion miyaa
@maryamaruun5232
@maryamaruun5232 3 жыл бұрын
@@yasmindahir4183 maya abaayo wa pinterst: Lifesyle ideas a Ku qoran kalarkiisane waa gaduud ama casan sautaqan (it’s red color)
@draishatohow9374
@draishatohow9374 3 жыл бұрын
I am 1
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
Walaal subscribe noo saar iyo like a
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
Abyo mid hada kugu darsado roga iyo mutulel ka we isku ekaden so sfcn iskuguma so baxayan lkn aad aye uqurux bdnyihin dhaman iyo fikirkda m.a intasna wa ra igeyga
@maryuuma6907
@maryuuma6907 3 жыл бұрын
Ruumigaan xagee kasoo gaday xbbty
@shugrisuleiman7056
@shugrisuleiman7056 3 жыл бұрын
Masha allah qurxinta fadhiga aad ayan u jeclahay🥰🥲
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
Walaal subscribe noo saar iyo like a
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
Walaal subscribe noo saar iyo like a
@najumaweis3480
@najumaweis3480 3 жыл бұрын
Marada miiska inte kaso gaday
@sucdiahmed5370
@sucdiahmed5370 3 жыл бұрын
Abayo fadhiga xage ka dalbatay
@mariahassan2472
@mariahassan2472 3 жыл бұрын
Fadhiga made in somalia miyaaa xbbti
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Haa abyo
@mariahassan8489
@mariahassan8489 3 жыл бұрын
Samidey tahay abayo m.a
@mariahassan2472
@mariahassan2472 3 жыл бұрын
@@mariahassan8489 mansha allah abayo 😘
@mariahassan2472
@mariahassan2472 3 жыл бұрын
@@dridilmohamed7867 mahadsanid xbbti
@yusraali3492
@yusraali3492 3 жыл бұрын
Wanka helay
@marworayaan
@marworayaan 2 жыл бұрын
0
@cadeeycadeeyqurux4104
@cadeeycadeeyqurux4104 3 жыл бұрын
Rooga xage kaso gadey
@fadumamohamedali8510
@fadumamohamedali8510 3 жыл бұрын
Masha allah
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 3 жыл бұрын
MashaAlah qurux
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 26 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 70 МЛН
Sidee qolka fadhiga uga dhigan kartaaa qurux (dhiiragalin) #decoration
11:16
Buskut iyo muniiro wacdaro bey dhigeen
7:56
Salma Hared
Рет қаралды 15 М.
Qaraxii xalay xog halis ah iyo abdikadir boss oo qatxiyay sir culus
24:15
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 26 МЛН