Talo iyo tusale hadad jeceshahay fadhiga sida loo qurxiyo vedio dhameyso 😘🥰🥰🥰

  Рет қаралды 43,789

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 181
@umuzeyd
@umuzeyd 3 жыл бұрын
masha allaah
@Hudayfi_123
@Hudayfi_123 2 жыл бұрын
Walhi Somali youtube dhoorsano ayan dawanaye ma arkin sida professional ka ah ee aan ku arkay channels dad yoowga kale eey ula wadagan shey walbo meesha ay kaso gadeen Mansha allah 500k iyo kabadan wad u qalmataa keep going ❤️
@noloshuwaasamiriyodulqaad5052
@noloshuwaasamiriyodulqaad5052 3 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo waad noo faaidaysay qeyr alle haku siiyo❤❤❤❤
@aishaochayamohamed5324
@aishaochayamohamed5324 3 жыл бұрын
masha allah waad ku mahadsantahay fikirkaada quruxda badan
@Amun83
@Amun83 Жыл бұрын
Masha allah walalo aniga u bahan cawimadada iyo inad ila sharaxdiiid gurigayga halkeed jogta???
@halimasacdia6038
@halimasacdia6038 2 жыл бұрын
Intee joogtaa abaayo mcn jawaab qaali
@faduh__chxxck7689
@faduh__chxxck7689 3 жыл бұрын
Thank you habo mcn talooyinka noo sobadi new subscriber.
@shukrisuleyman863
@shukrisuleyman863 2 жыл бұрын
Masha allaaah tabarakallaah mhdnid abaayo kheyr hakusiyo waxbadan ayan kafaide 🥰🥰
@hafsaali7159
@hafsaali7159 3 жыл бұрын
Abaayo mcn mahadsanid carafta guriga noso geli insha allah
@fartunabdallahali9432
@fartunabdallahali9432 3 жыл бұрын
Mansha allah tabaraka allah alle ha idin xafido adiga iyo familkaga abayo mcn shugran wax badan ayaa laga faidesanaa
@anfaalsaid2455
@anfaalsaid2455 3 жыл бұрын
First one masha alh xamdi abyo wanku tgera alle haku xfdiyo afi iyo awldada gurigaga
@nimoaden3873
@nimoaden3873 3 жыл бұрын
Mansha Allah wakhti yar kahor ayan kugu soxidhmay qurxinta gurigana aad ayan ujeclahay ilahay Aakhiradeenana hatno qurxiyo aaamin
@zeinabs678
@zeinabs678 Жыл бұрын
Mashaallaah laa quwata ilaa bilaah
@fowziaegaal6684
@fowziaegaal6684 3 жыл бұрын
Maansha alaah xamdi waaba maseeray kkkk isooqabo xamdi waan kurabaaye
@wardamaxamed7148
@wardamaxamed7148 2 жыл бұрын
Maasha Allah sister ❤ alle gacanta haku barakeyo
@loulamohamed4898
@loulamohamed4898 11 ай бұрын
Mansh allha wllo qali hamdi
@Roselina81799
@Roselina81799 3 жыл бұрын
Allahumma barik fik ad iyo ad ayu u qurux badanyahay masha allah
@halimasacdia6038
@halimasacdia6038 2 жыл бұрын
Masha allaah abaayo illaah haku barakeeyo qurux gaari dumar
@FardowsaindhaQalbi
@FardowsaindhaQalbi 3 жыл бұрын
Qali hlke kunoshahay aniga xamar wana jeclahay inad gurigayga ila qurxisid
@milgosaleban2018
@milgosaleban2018 3 жыл бұрын
maasha allaah abaayo dooqaaga ka helay ❤️❤️❤️❤️❤️
@qadroaxmed4266
@qadroaxmed4266 2 жыл бұрын
Asc qaali waxad iga cawisa kalarada sida ey iskugu so baxayan mcnto ajar alle ha ka siyo
@xafsasaleymaan2468
@xafsasaleymaan2468 3 жыл бұрын
Mashalah hadlakaga qurxda badn baa ideqy
@munasom1815
@munasom1815 3 жыл бұрын
Jazakallah kheyr Abaayo macanto. tussen hjertlig takk for all inspirasjonen ❤️💐👏🤗
@ummbilkheirhaji6561
@ummbilkheirhaji6561 3 жыл бұрын
Tabarakallah 💓
@salmayaxye7130
@salmayaxye7130 2 жыл бұрын
Manshalaah
@saraabdullah7567
@saraabdullah7567 2 жыл бұрын
Masha Allah qurux
@nasrimagan8441
@nasrimagan8441 3 жыл бұрын
Masha Allah jazaakalaahu kheyr soobadi qurxinta guriga
@anababdi3214
@anababdi3214 3 жыл бұрын
Masha allah aad ayuu u qurux badan yahay dooqada mcnto xageed joogtaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Norwey jogaaa mcnto
@fatimajama4838
@fatimajama4838 3 жыл бұрын
Abayo xagee joogta aad baan uga gelay figrada allaha ku xafido
@museruqiyo2437
@museruqiyo2437 2 жыл бұрын
Masha Allaaha jisakalaah qeer
@Muhiima_sharaf
@Muhiima_sharaf 3 жыл бұрын
Maaasha allah Aqliga iyo xoogaba Allaha kuu barakeeyo
@ayaanmunyemunye7139
@ayaanmunyemunye7139 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo😘😘😘😘😘 waa runtaaa
@fartunmuhudin7993
@fartunmuhudin7993 3 жыл бұрын
Waan kaa faaiday mcntoo alle haku xafido❤❤
@mulkisheikh4311
@mulkisheikh4311 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah qeyra wax badan wan ka faiday Allah ka abal mariyo abyo ado raliya mela kala so xariro rabyo hade macqulthy waxyabo badan rabyo ina iga cawiso 🥰🥰🥰💓
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Mcnto Xamdi2000 waa snbkeyga qaali 🥰😘😘
@monabasha2114
@monabasha2114 3 жыл бұрын
Shukran walaashayo💕
@bushromohamed3277
@bushromohamed3277 2 жыл бұрын
Wlo hamda waxan rabaa inan dhigto qof fadhiya waxan ka fikirayaa maxan dhigtaa maad iga caawinkareysaa wlo
@ducowaalid1duco154
@ducowaalid1duco154 3 жыл бұрын
Mashaa Allah walaashay qurux weeye 😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@umuiimaanmohammed7203
@umuiimaanmohammed7203 3 жыл бұрын
Mashaa allah degan allaha kubarakeeyo
@mamoqaali1959
@mamoqaali1959 3 жыл бұрын
Mansha lllah waxaas oo dhan waa muhiim
@zeinabs678
@zeinabs678 2 жыл бұрын
Mashaallaah
@mumtazali4829
@mumtazali4829 3 жыл бұрын
First hore u soco hbbti
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 3 жыл бұрын
Abayo blue tiqa kurisi ah baan haystaa carpet kee ku fican?
@amalabdikarin6182
@amalabdikarin6182 3 жыл бұрын
Mashallh abyo shukran wna kusaray qali
@ifraaxibraahim1376
@ifraaxibraahim1376 3 жыл бұрын
masha allaah💖💖💖💖💖💖
@hodanbadmaax4500
@hodanbadmaax4500 3 жыл бұрын
Masha Allaah wll Wax badan ban ka fa,iday Jasakalaahu khayr
@askaxaaji4228
@askaxaaji4228 2 жыл бұрын
Mash Allah abaayo aad umahdsanthy hamdi
@somalistar8261
@somalistar8261 2 жыл бұрын
Maasha Allah ilaahow
@sucaado24
@sucaado24 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo waa noo faaiideesay qeyr allaha ku siiyo 😍🥰🥰🥰
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah
@sulekhanuur3035
@sulekhanuur3035 3 жыл бұрын
Asc wll horta marka hore masha Allah wllo runti aad yan uga helay decoration kaga waxn ku leyahy keep going ilahay haku xafido
@nuraomar1839
@nuraomar1839 3 жыл бұрын
Abayo icawi dar illahey 🥰🥰🥰
@suhayna3970
@suhayna3970 2 жыл бұрын
Fadhi grey dah sideyaa ku soo bixin abayo
@nimcomoxamud2784
@nimcomoxamud2784 3 жыл бұрын
Mashallah sis wa ubahanahay video gan kole ❤️❤️❤️
@ifrahhomedecor9928
@ifrahhomedecor9928 3 жыл бұрын
Masha allah xamdi qurux waa kumahadsantahay abayo dhiri galintada quruxda badan 🙏👍🥰😘❤️❤️
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Queen 😘🥰🥰
@fardowsayusuf4003
@fardowsayusuf4003 3 жыл бұрын
Maasha allaah abaayo illaah hakuu daayo abaayo waan jeclahay in aan guriga qurux sado lakin ceeb mahan wax ma aqaan waxaan rabaa in aad iga caawiso si fudud iyo dukasmo raqis ah ama macquul ah oo aan ka dalban karo dekor takk ☺
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Haye qaaali xamdi2000 igala soo xariir
@aminoshire619
@aminoshire619 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo guleso walashey xamdi waliga ayaat quruxbatnet quxda jeclet from Sandefjord
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Amiin qaali 🥰😘😘😘💖
@Qabiilkeenu.Somali
@Qabiilkeenu.Somali 3 жыл бұрын
3 iyo 3 lix waaye Somalida 3 2 1
@nasrim9929
@nasrim9929 3 жыл бұрын
Masha allaah
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 3 жыл бұрын
Masha allah walashey waa mahadsantahay! Waana kugu cusbahay. Roga ma waxa fiican in uu u ekado kursiga? Ani waxa ii yaalo kursi grå, tv bänk vit, soffbord trä kalar ah, roog madow, barkimo grå iyo turkos iyo daah modow, cad iyo grå iskugu jira wana u arka in ey wax xaldanyihìn. Tankale ubaxyo kala nocnoc ah in la hesto ma quruxba? Mahadsanid
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Abyo Hadan khaldanen Gurigada waxa ku badan said kalarada aan is qadaan waxaan kow sameysa karberka kursiga u ekeey lys grå miyaa mase mørk grå abyo sofaha isoo jawab. Waxaas kalarana isma qataan sbyo labo kalar kasoo rebeyna
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 3 жыл бұрын
@@yuuuuga1 mörk grå waye abaayo
@ruqiyomuse9795
@ruqiyomuse9795 3 жыл бұрын
Mahadsanid sharafey
@kky2069
@kky2069 3 жыл бұрын
jasakalh khayr wlo thnkx
@fatimamahad3579
@fatimamahad3579 2 жыл бұрын
Kazakallah khayr xbt😍❤
@OpulentMotivate
@OpulentMotivate 3 жыл бұрын
Masha allha tabarikaha keep going walaasheey qaali
@fatxiluul6875
@fatxiluul6875 3 жыл бұрын
masha allah
@umalkhayraadanoficial696
@umalkhayraadanoficial696 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@osmanm6672
@osmanm6672 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@deeqadaahir7434
@deeqadaahir7434 3 жыл бұрын
Mashallah abaayo thanks aad ayaa noo caawisay
@saidoaden1174
@saidoaden1174 3 жыл бұрын
Xamdaay waan ku salamey abaayo masha alaah kkkkk walee waa runtaa
@saidoaden1174
@saidoaden1174 3 жыл бұрын
Abaayo daaha ma waxaa fican dash somali mise kuba kale
@aaminanadira6577
@aaminanadira6577 3 жыл бұрын
Keep going sister qali
@habonmusse7893
@habonmusse7893 3 жыл бұрын
Masha alah tabarakallah
@caashomaxamed1491
@caashomaxamed1491 3 жыл бұрын
Wall Qali waxan kara ına i cawisid ınta kala so xariraa abayo
@umumajidumuumajid4509
@umumajidumuumajid4509 3 жыл бұрын
Mansha Allah qali qurux
@MohamedAli-je1yy
@MohamedAli-je1yy 2 жыл бұрын
Mashallah ♥ ♥
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 3 жыл бұрын
Mashallh hamda thanks wll jazakallah khyr waxan ku waydiinayaa guriga gidaarkisa cadaan hadu yahy daah cad o qafiifa kaliya ma usticmali kara o anan kalar kale ku darin 😍
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Haaa mcnto maxaa didaay
@umufatmaabdullah9533
@umufatmaabdullah9533 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo 😍❤
@mudiihamaslah5284
@mudiihamaslah5284 3 жыл бұрын
Masha allah tabrakallah
@nastehoabdi2354
@nastehoabdi2354 3 жыл бұрын
Thank you so much abaayo🥰❤️
@nastexonastexa5929
@nastexonastexa5929 3 жыл бұрын
Rabbi gurigeena akhiro Hano qurxiyo guru aduun waxmasheega Mantu ksharaxayahay katagaysa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabi abyo mcn
@asiabashir6338
@asiabashir6338 3 жыл бұрын
Asc walal waa kusalaamay waan kehelaa sidaad noogu faiidaysid horey usoco walashay. waxan haystaa fadhi grey itee colour baa gelaysa birkimaha
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Wcwrab abyo gareyga mogdiga hadow yahy waax mugidiya dhan kaa ilali hadow kan Aniga ilaaya cadanka xiga yahay kalar kasta galaa
@keyfqali4448
@keyfqali4448 3 жыл бұрын
Thnk u qali hamda qurux bdn
@zuzuuman8683
@zuzuuman8683 3 жыл бұрын
Masha allah abayo keep going🥰
@aaminomohamedaaminadaacad8595
@aaminomohamedaaminadaacad8595 3 жыл бұрын
Thnks for sharing
@najmasiad704
@najmasiad704 3 жыл бұрын
Mnsha allah xbbt
@sahroahmed73
@sahroahmed73 3 жыл бұрын
Abaayo kalarka rijiga darbiga caawa ka soo hadal iyo warqada darbiga waana mahadsan tahay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Haye qaaali
@hoodoiyonasiib9861
@hoodoiyonasiib9861 3 жыл бұрын
Maasha Allaah👏🏾👏🏾
@aminamohamed847
@aminamohamed847 3 жыл бұрын
Wl xaggee lagala so xiriirayaa
@minacooks5829
@minacooks5829 3 жыл бұрын
Mashallah my sister keep going
@yywvy7025
@yywvy7025 3 жыл бұрын
Waa mahadsatahay qaali
@halima-sacdiyaabdirahmaan9320
@halima-sacdiyaabdirahmaan9320 3 жыл бұрын
Masha alah
@raqiyaslifestyle
@raqiyaslifestyle 3 жыл бұрын
Caadi ma aha xabibti keep going 😍😘👍
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 10 ай бұрын
Abayo kan baan haystaa
@Alone_forever1-y
@Alone_forever1-y 3 жыл бұрын
Abaayo aad ayaan kugu bahnahy xagee kala soo xidhiidhaa
@anuushhassan444
@anuushhassan444 3 жыл бұрын
Masha allh xbbtii ❤️
@ummucuzeyr6224
@ummucuzeyr6224 3 жыл бұрын
Masha allah ilah haku barakeyo maskaxdada abayo waxan rawa inaan iska badalo daha iyo dhalada miskeda iyo roga iyo miska fadhiga ladhigo marka waxan rawa intanan bixin an so adeganin ina ila talisid mcnto facebook maledahay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 жыл бұрын
Xamdi2000 waaye abyo mcn snbka igala soo Hadal
@filancadey2992
@filancadey2992 3 жыл бұрын
Masha Allah abyo 😘😘😘❤❤😍😍
@aragsanabdi1016
@aragsanabdi1016 3 жыл бұрын
Msha allh tabarakallh
@farhiowarsame8652
@farhiowarsame8652 3 жыл бұрын
Masha Allah
@amaalxeydar5473
@amaalxeydar5473 3 жыл бұрын
Abayo qurux badan masha alaah horay usoco"
@shamsoali3803
@shamsoali3803 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@bilanyusuf6759
@bilanyusuf6759 3 жыл бұрын
مشاء الله ربي يحفظك
@lifeofbahja
@lifeofbahja 3 жыл бұрын
Ma sha allah abayo qali ❤️🥀
@umumaida6601
@umumaida6601 3 жыл бұрын
Masha allh abayo qaali
Kalay ilaa arag sidaan u sameyay qolka jiifka 💯😍
12:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 25 М.
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 25 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
sida loo nadiifiyo gurigayga🤣🤣🥰🥰
13:03
Asli Amin
Рет қаралды 4,4 М.
DHIRI GALIN GURI HAGAJIS  IYO WAXAD KU CARFIN KARTID GURIGA 🥰
12:09
Hamda Home Decor
Рет қаралды 18 М.
waxaad joogtaa halkii laguugu talo galeey!!
10:41
Choukri Djibril
Рет қаралды 2,7 М.
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31
Decorate with me . sida aad u sharaxan kartid qolka fadhiga
8:40
Rumaan Guribilla
Рет қаралды 13 М.
Sida Loogu Qurxiyo Guryaha Wallpapers iyo Sida ugu fudud ee Loogu Dhajiyo.
4:52
Sida Loo Sharaxo FadhiGA/Stue Ama Loo qurxiyo BY KY HOME DECOR
7:42
Hamda Home Decor
Рет қаралды 36 М.