cabdikariin jiir heesaha abwaan maxamed cali kaariye inta badan asaga ayaa laxanka saray ee samatar waxba ma noqdeen hadanu kaariye iyo xassan ganeey gacan qaban inkastuu asba hidayo ilaah siyey
@warsameamalle88319 жыл бұрын
Baash waxaan rabaa inaan ku xasuusiyo, Xasan Gareyd ha iloobin, waayo, waxaan u maleynaayaa, inuu riwaayado badan oo u lahaa Allaha u naxariistee Maxamed Cali Kaariye lahaa muusik u sameeyey.
@sayidka69113 жыл бұрын
Laxamiiste waa jiir iyo gaceyte
@dhoofmohamed841712 жыл бұрын
cabdi kariin qaarey jiir fanka qeeb libaax ayuu kasoo qaatay la'aantiis heeso badan xiiso ma yeesheeen
@ar15somali38 жыл бұрын
ALLOW U NAXARIISO ABWAANKA AABAHA JACELKA MAXAMED CALI KAARIYE
@muudeeyo11 жыл бұрын
waa aabaha qaaybta libaax ka qaatay fanka somaliyeed iyo sare uqaadistiisa / marwalba taarikhda ayaa ka marqaaki kicidoonto inta aduunka lagunoolyahay barina doonto jiil walba oo somaliyeed iyo xilikastoo ay joogaan
@abdimalik50139 жыл бұрын
cabdimalik xasan adan waxuu la kowsaadey raaag mirdho fiicaan haya ila mulaxaan fiicaan
@abdimalik50139 жыл бұрын
cabdimalik xasan
@sayidka69112 жыл бұрын
Hestii Wardheer wuu ilaaway Aun.
@abdikadermahamoud38257 жыл бұрын
xasan aadan samatar waa lagu dadaalay rag ayaa soo saaray makay xanaaqaan hobolada kale ee waabari ee xasn gany waywaydiiyaan maxaadad heesaha ugu dhibtaa waxuu o dhan jiray iska daaday codka raga ayuu leeyahay
@kaahiyeraage60293 жыл бұрын
waxaa is weydiin leh: hadduu xasan codkiisa macaan erayada ku qaadi lahayn, halkee bey heesuhu gaari lahaayeen: Kaariye, Qaarey iyo Xasan saddaxdooduba wey isku baahan yihiin. Waana u muhiim fankeenna, Fadlan ha kala reebine, ku raaxeyso: erayada, laxanka, iyo codka kuligood macaan.
@abdirahmanhaydar94812 жыл бұрын
@@kaahiyeraage6029 waa sax zhp
@arkaamilkiile728112 жыл бұрын
soomaali haddaaan nahay maxaan ninkeena wax qabadka leh u qiimiin la nahay waaa suaal dadka fanka wax ka yaqaan?