HEESTA UGU LAXANKA MACAAN SUGANTA SOMALIDA EE JEEGAAN

  Рет қаралды 20,990

mo mahmoud

mo mahmoud

Күн бұрын

Пікірлер: 9
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 5 жыл бұрын
Jeenan waa mirihii iyo laxankii Abwaan Sahal Macallin Ciise AUN.
@abwaanshiine1
@abwaanshiine1 4 жыл бұрын
Heestan ninka hadda qaadaya waxaa la yiraa Maxamed Kabanle. Waxan id barannay bishii siddeedaad sanadka 2020.
@kingsulaiman7930
@kingsulaiman7930 5 жыл бұрын
Ala heesta saan jeclahay wlhi cawaa dib uheliy jugta wadna gaadhiyo
@abdifataharabayto9551
@abdifataharabayto9551 5 ай бұрын
Sax run weeye heee hooo haaa
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 3 жыл бұрын
Adoo joogsan waayoo Jugtaa wadnaha gaartiyo Jiro ay ku haysoo Jilbahanaa lagu riday Jeenanka midii ku siin lahayd Haday kula joogtoo aaa Jirku siduu ku noqon lahaa Ruuxaad jeclaatee Ubeer jaleecday Jini kaama celiyee Haday laabtu kuu joogto Laaa
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 8 ай бұрын
Heestan waxaa qaada colonel ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ahaan jirey. Magaciisa 3aad waxuu ahaa "Dige". Markii iigu dambeysey wuxuu ku noolaa Titonto, Canada.
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 8 ай бұрын
Kun heesood baa ka laxan macaan 😂
@serahmed5346
@serahmed5346 5 жыл бұрын
Waan kula qabaa fikraddaas.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Yes yes oky
RAGGAAN YAA UGU KABAN GARAACIS MACAANAA@bulshadacusub
15:36
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 22 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 44 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Djibouti: Laba yar oo wacdaro ka dhigay maalintii dhalinyarada  01/11/207
7:11
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,4 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 22 МЛН
CABDIKARIIN JIIR IYO SIDA LOO SAMEEYO LAXAMADA
4:57
ABTIDOON FILMS
Рет қаралды 10 М.
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
DrGurhanShow
Рет қаралды 2,4 МЛН
CAABI MIRE IYO KHADRA DAAHIR (#JEEGAAN_JALEECADA)
10:44
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 96 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19