Raaxeeye Burcaawi || Faadumo C. Maandeeq ||

  Рет қаралды 11,980

Kabanle 12

Kabanle 12

Күн бұрын

Пікірлер: 5
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
#LYRICS:. Higlooy adba damal Hadh Laad noqotee Hadmaan Anna Hibashada dayneey Hadmaan Anna Hibashada dayneey Heeleey heeleey Hadmaan Anna Hibashada dayneey ************** Hankaygu hirkaa Fogbaad ka aragtaa Adigoon ku hungoobin Maad heliyee Heleey heleey Adigoon ku hungoobin Maad helinee ************* Hoodada RABBI BAA Hagaa jinkaroo oo Ha diidee ninna Tiisa kuuma helaayee Helooy helooy nina Tiisa kuma helo eey *************** Wuxuu qoro ruuxna Kaama qaada oo oo Qawaddi maayoo Qaybta eeey EEBAHAY Eey Heleey heleey Qawadi Maayo qaybta EEBAHAY eey ------------------------END. Qaraam : #BURCAAWI. Laxanka : H. Halac AHUN Kabanka : Hudeidi AHUN. Luuqda : F.C.K Maandeeq. ----------------------------♡
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 16 күн бұрын
waa maandeeq waxaa u cod dhoweyd iftin codkoodu unique sida marwa mohamed iyo amina feyr
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Raaxeye burcawi waxa lahaa xasna adan Halac Maxamed jac joof waxa ulahaa hal heel Ama Raxaye banadiri qebtiisa labaad Ayuulahaa wll sidaa u hubso
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Waar beenta maxaad u sheegi waxa lahaa abwaan gudcur rooble oo dhintay 1964kii dagaalkii somalia iyo itoobiya dayaarad dagaal baa oo itoobiya leedahay baa duqaysey isagoo land rover wata meesha la yidhaa subulaha ninkan maandeeq bay ilmaadeer yihiin waxa uu heesta u tiriyey nin at ilmaadeer yihiin oo ay laba darawal noqdeen kadib ninkii kale ayaa Alle xoolo siiyey markaas gudcur baa u shaqeeyey oo gaaadhi u kaxeeyey markaas buu yidhi dooxa hargeysa ciid ka soo qaad markaa ayuu raagey gudcur rooble ninkii ay ilmaadeerka ahaayeen ee lahaa gaadhiga ayaa canaantay oo caayey isna waa caayey waa dagaalameen arab u garnaqay markaas bay gudcur rooble ku yidhaahdeen waar xaajiga waad ka gardarantahay labada nina gudcur rooble ayaa fiicnaa markaas buu heestan tiriyey Hantiyey adba haybad baad noqotee hadmaa ana hebelo lay odhan yacnii magacyo la ii bixin ileyn waa tii lagu yidhi xaajiga adigaa ka gardarne heestu waa bilaa calayk maandeeq way nooshii telefon u dir oo weydii ama cid kale u dir oo waydiisa wax aydaan garaneyn ha soo qorina
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Teeda kale maandeeq iyo joof isma aqoon reer xamar buu ahaa iyana hargeysa ayey joogtey
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 102 М.
Maandeeq [ Laxanka Raaxeeye] Original Version With Lyrics
11:35
MUDUG BOY
Рет қаралды 1,3 М.
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,7 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 21 МЛН
Magool Raaxeeye
12:05
Hoodaale Channel
Рет қаралды 28 М.
Fogtahay Xageed
9:18
Muuse Ismaaciil Qalinle - Topic
Рет қаралды 324
Faadumo Cabdullahi Maandeeq - Sidaad ii gashaa wali lyrics
11:45
Taariikhda Heesta Raaxeeye, iyo Aabayaashii Fanka C\Laahi Qarshe & Xudaydi
5:14
Maandeeq    Qaraami Xul ah - 5 Heesood
37:08
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 20 М.
Ma jinbaa Ma jaanbaa, Magool
9:28
Muthazir - Topic
Рет қаралды 3,7 М.
Laxanka Qoomamo - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq
9:28
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 55 М.
Raaxeeye, The Original Qaraami
10:58
Hamari
Рет қаралды 316 М.