Laxanka Qoomamo - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq

  Рет қаралды 51,228

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Qaraam : Qoomamo
Laxanka : Maxamed Nahaari Aun
Luuqda : Maandeeq

Пікірлер: 38
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Arooryada hore daruur onkodiyo Ufada roobku way udgoon tahaye 💔
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 2 ай бұрын
Erayo culan,laxan laabaha damqaya,cod cajabtiisa iyo dareenkiisa wataa jiibta waxa isku qaatay kabanka degane moodid in uu kula socdo Maxaa heesta hiboolayaal iskugu tagay Masha Allah
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 жыл бұрын
Ax Yaa Faadumo Cabdilaahi Kaahin 🤦 🥺 AroorYada hore 🥺 Daruur onkodiYo 🥺 Ufada roobku 🥺 WaY udgoontahaYe
@Abdulkadir-Daud
@Abdulkadir-Daud Жыл бұрын
This is a very emotional song, and Somalia has a rich musical heritage.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 8 ай бұрын
Emotions ka iyo waxaa naagahaa iska leh sxb is adkee. Rag waa raganimo. Dumar waa qiiro.
@cabdulaahisaas7885
@cabdulaahisaas7885 2 жыл бұрын
Waah waah Laxankii Qomamo iyo Maamadii Qaraamka Faadumo Maandeeq Mahadsanid Khabiir Qaraam.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa hagaag sxb.
@hassanomer2863
@hassanomer2863 Жыл бұрын
Vivoooo walaalo hargeisa..maandeeq ilaaahow cimrigaaga dheeree
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Aamiin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
Cajiib Erayo is haysta Laxan cajiib ah AHUN dhamaan Guroonjire,Hudeidi iyo intii dhimatayba.
@drsharmaarke7013
@drsharmaarke7013 2 жыл бұрын
Yaasalam codku cudoonaa , mahadsanid zxp khabiir qaraam waadna shsrafty
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa hagaag sxb mahadsanid Dr sharma.
@khadaraweys4398
@khadaraweys4398 Ай бұрын
Waxkale ayey ahayd maandeeq
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 2 жыл бұрын
Yaa kaloo qaaday laxankan🎶
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/pGjVkISjatxmgZY Magool baa iyana si layaab leh u qaada.
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Way ku tiiq-tiiqsatay.🥰
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@garaadhayraan1885 si wanaagsan sxb.
@januarySl2024
@januarySl2024 Жыл бұрын
Inaan miyirsaday ha moodina e maankii iga raacay ba maqan Dakharkii cishqigaa i dooganayo dareemayo waan damqanayaa Qoomamo waa heesta taajka qaraamiga Maandeeq lagu saaray Waa hees midho, laxan iyo cod wax lagu sifeeyo aan lahayn.
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 Жыл бұрын
Hud hud you made an honest effort to translate the lyrics albeit literal.Since you own the copyrigt of this translation i think it is advisable that you try again utilising poetic language to convey the message.
@user-bv8eq3ft8n
@user-bv8eq3ft8n 4 ай бұрын
Ilma nahaari yagaranaya.
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 2 ай бұрын
Maxamed nahaari iyo xasan nahaari waa garanaya 😂😂
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
Laxankan Cid kaga wanagsan Maandeeq majirto
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 7 ай бұрын
Axyaa qaraami
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 ай бұрын
Wadnaha xidida, waraabinayaad Wareento adaa wad ii noqon eey! 💔😢 Hala Hala Yaa Maandeeq 💓 💖 💕
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 Жыл бұрын
Halkii bugtay way banaantahay
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 Жыл бұрын
Laxanka qoomamo in saalax iyo magool loo daayo ayay ahayd
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 Жыл бұрын
Maandeeq ayaa igala cod macaan dookhu waa cajiib
@regularwarya
@regularwarya Жыл бұрын
@@maxamedsuldaan5330 There is more to it than a pure voice. Magool waxay leedahay xarakaat iyo kicin laxanka dibaddiisa ah sida hala iyo yaa fulaan iyo suksuksuksuk no women comes near her si kastood u dansan tahay amaad daallan tahayba waad sare kacaysaa marka aad maqasho qaraamka magool.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Aniga waxay ila tahay in ay bareejo yihiin laxankan qaadistii mid kastana Boqor ku yahay Laxankan.
@dantiigarad1
@dantiigarad1 Жыл бұрын
Maandeeq waa boqorada codka qaraamka .laxamo badan oo aan lagaga daba dhufan baa jira sida ay abwaano badan sheegeen .
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
@@dantiigarad1 Aad & Aad Qaraamka Labada nin ee u sareeya Waa Tubeec & Cumar Dhuule qofka Saddexaad ee iska Celin kara Waa Maandeeq.
@jamaalcabdilaahi1110
@jamaalcabdilaahi1110 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@Daacad1999.
@Daacad1999. 11 ай бұрын
Khabiir qaraamoow saaxiib meel aan kaala soo xidhiidho baan jeclaan lahaa? Runtii cilmi badan oo qaraamka ku saabsan baan kugu tuhmayaa oo aan aad u raadinayo.
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 7 ай бұрын
Ayaamkan.imika.lajoogo.xagee.ayaa..fankii.iyo.farxadii.lo.doonayaa.
Laxanka Damaq - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq
6:44
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 24 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 484 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
MAXAMED & FAADUMO - CULUSAA ALLAHAYOW
9:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 466 М.
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 93 М.
Laxanka Kaar - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq
9:14
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 4,7 М.
Go'doon - Faadumo Cabdullaahi Kaahin "Maandeeq"
10:40
Heellooy
Рет қаралды 214 М.