Radiohormuud - Xasan Ciise Jaamac

  Рет қаралды 26,765

Maxamed- Amin Siyaad Cabdi

Maxamed- Amin Siyaad Cabdi

Күн бұрын

Qiimee Musharaxaaga.

Пікірлер: 35
@najaxjimcaale1489
@najaxjimcaale1489 9 жыл бұрын
Xasan ciise qof aqoon.diin leh iyo.tu maadiyaaba.waaa waraysi.aaan.aad uga helay alle.haku.barakeeyo.muj. xasan ciise jaamac
@MrMohamedkhadar
@MrMohamedkhadar 12 жыл бұрын
Waad Mahadsan tahay! walaal inaad noo soo gudbiso Barnaamijkan wacan - Axmed Xasan Cawke aad baan u Hambalyeynayaa - Gudoomiyaha Xaqsoor , Madaxwaynahi hore Mujaahid Xasan Ciise Jaamac waan salamayaa.
@sudawaabqurux7392
@sudawaabqurux7392 12 жыл бұрын
Hassan .Esse is one of the rare intellectuals Somaliland has, hope he will lead the nation out of the currrent impasse. Isha'Allah Viva Xaqsooor.
@sudawaabqurux7392
@sudawaabqurux7392 12 жыл бұрын
Somaliland tolow nasiib ma u leedahay qof Xasan oo kale ah in uu hogaanka sare u qabto. Maansh'Allah. What a bright man.
@Hawd74.
@Hawd74. 5 жыл бұрын
Manshalah alaha cafimaad iyo cimriga ha kuu dheereyo. Ilayn qof daacad ah wadanka lama arkee inshalah one day qof daacada waa la heli Inshalah
@digriyowareef
@digriyowareef 11 жыл бұрын
mashalla calam saxiir waa nin aad u macquula sida uu su,aalaha uga jawabay waxanad is odhankarta waa nin dhinac walba ka misamaan alle cimriga hakuu dheereyo mujahid
@halyeeygaraabo3049
@halyeeygaraabo3049 10 жыл бұрын
Mujaahid aad u qiimo badan xasan ciise jaamac oo aragti fog ilaahay ha ku dhawro dalka kuu baahan
@shaaficidahir2268
@shaaficidahir2268 4 жыл бұрын
Ax ax . Caawa oo aan dawanayo ,cawke ma noola .sanad iyo lixbiloodna way ka hadhsantahay balantii ay xasan ciise wada Galeen ee ahayd 2022 ,,, Ilahay haw naxariisto,,waan ka naxaye
@muqaxwe
@muqaxwe 12 жыл бұрын
waxaan ku fraxsanay inaan noqdo qokii ugu horeeya ee commen ka dhiibta waraysigan qaaliga ah mujaahid xasan ciise jaamac halyay qaran oo baal dahaba nkaga jira taariikhda somaliland oo naftiisa iyo maalkiisaba uhuray helida qarankii lumay lixdan kii (somaliland) wakhtiganna sumcad iyo sharaf ku dhexnool shacabkiisa.waxaan ilaahay uga rajeynayaa guul waarta oo ay u aayaan dhammaan shacabka reer somaliland meelkasta ooy joogaan. aamiinta halygu daro(cidii fikirkaa ila qabtaa) xaqsooooor guuuuuuuul
@cukeyr12345
@cukeyr12345 12 жыл бұрын
ninka kaliyee sifiican su, alihii la waydiiyay si fiican uga jaawabay... i believe him and i hope he will do great, on the up coming election in somaliland. xasan noolaw geesi muwaadin ah.
@MrDucaysane
@MrDucaysane 12 жыл бұрын
Mansha Allah si fiican buu uga jawabay sualihi la waydiiyay Muj.Xasan Ciise Jaamac Guul baan u rajaynayaa
@abdullahihoshle4012
@abdullahihoshle4012 7 жыл бұрын
nin wax badan og xasan ciise allaha kudhawro
@awildahir6738
@awildahir6738 9 жыл бұрын
Nin jira - oo Aqoon Diiniyana iyo Mid maadiyaba leh -Aragti fog iyo Waayo Arag ah. MUJ-Xasan Ciise Jaamac
@enggaas4266
@enggaas4266 10 жыл бұрын
xasan ciise jaamac calf umay yeelan soomaalind
@mahmuudmahamed5925
@mahmuudmahamed5925 6 жыл бұрын
Waa aqoonyahan mujaahidku wa nin culus af tahan na In sha alaah wuxu noqon doonaa madaxwaynaha somalilaan
@MahamEdca
@MahamEdca 6 ай бұрын
Ninkn wa qoloma
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 5 жыл бұрын
" Waxaan immikuun maaahee hore ugu taliyay (Ilaa Xilligii Ina Cigaal) waar Somaliland marxaladay marayso oo ah waddan curdin ah, oo da'a yar oo aan ictiraaf haysan caalamiya oo diblomaasiya, oo micnaheedu tahay markaa taageeradii iyo gargaarkii adduun waynaha ma helayo, in la yidhaahdo xisbiyo aynu samaysano oo aynu ummada u noqono kooxihii kubbada oo kale oo ha ina kala taageereen oo ha ina kala doorteen, wakhtigedii lama gaadhin baan ku taliyay wakhigii Ina Cigaal, wakhtigan oo kale ummadani waxay u baahan tahay oo dalkani u baahan yahay wax la yidhaahdo Dawlad Qaran, waa dawlad xisbiyada oo dhan ka kooban, ururada oo dhan ka kooban ka kooban muxaafid iyo mucaarid, Ictiraaf La'aantani waxay ka dhigan tahay Gaadhigii ummadani saarnayd oo dhiidhi inaga galay adag, markaas oo kale gaadhiga waa laga dagaa oo la wada riixaa, Hadday qaybi riixdo qaybta kalana ay dhinaca kale ka hortimaado oo ay soo riixdo oo ay tidhaahdo mucaarid baan nahay, ummada danteedii way ku lumaysaa, wakhtigeedii lama joogo (Mucaarid iyo Muxaafid), Mar-xaladan aynu joogno oo kale waxa lagu sifeeyaa xaqiiqada marka loogu tago meesheeda Dagaal haysta ummadan, shisheeye kusoo duulay oo la dagaalamay oo dagaal culus ku haya bay u dhigantaa xaalada ina haysataa, markay arrintu caynkaa tahay ummada dhinac baa loo wada jeediyaa waa la mideeyaa oo waxa la sameeyaa DAWLAD QARAN, Tusaale :- waddanka Greek-ga la yidhaahdo oo ka mida waddamada horumaray waddanka Italia oo ka mida waddamada horumaray, waxay ka mid yihiin labadaasiba reer Yurub, adduunka marka la eego waddamada ugu horumarsan waxoogaa daynaa lagu yeeshoo ay iska bixin kari waayeenoo ku adkaaday, labadii waddanba waxa la yidhi waar inaga dhiga siyaasadan xisbiyada oo dawlad qaran inoo sameeya, sidaynu ummadan dhibaatada uga saari karnaa waxa weeye waa DAWLAD QARAN, Marka ay arrintu adkaato waxa la sameeyaa waa dawlad qaran oo muxaafid iyo mucaarid baa la isku keenaa, talladaa la mideeyaa, waa sidii dagaalkii labaad ee dunnidoo kale, Xisbigii Conservative -ka (Muxaafidka ahaa) iyo Xisbigii Labor -ka (Mucaarid ahaa) dawladii bay isugu tageen, Muxaafidkiina Raysal wasaaraha ayay qaateen, mucaaridkiina Raysal wasaare ku xigeenka ayay noqdeen dhinac bay u wada jeedeen oo intii dagaalku socday oo dhan way wada socdeen, markii dagaalkii illaahay ku guuleeyay ayay yidhaahdeen haddaba dhibaatadii ummada ka saarnay ee immika kubbad inoo kala saara (Inoo Tartansiiya Mucaarid iyo Muxaafid) waynu faakihaysanaynaaye faakahaysi weeyaan masiirkii ummada aynu ku ciyaarno oo Xisbiyo noqono, taas ayaa kow ka ah waxyaabaha aanu anaku baddalayno ee meesha ku jira ee loo baahan yahay ummadani wuxuunbay dhibta kaga bixi kartaa dagaal uun u dhiganta in dhinac loo wada jeediyo oo mucaaridka iyo muxaafidka la isku keeno oo lawada riixo gaadhigii dhiidhigana laga saaro," Xasan Ciise Jaamac Gud: Urur Siyaasadeedkii XAQSOOR Ahna Madaxwayna Ku Xigeenkii U Horeeyay Ee Somaliland Waxa Diyaariyay Muqtar Qofal Badadhabadhe
@abdirahmaanmohamed2798
@abdirahmaanmohamed2798 7 жыл бұрын
muj xasan ciise jamac alle ha daayo calafna uma yeelan dawlada somaliland inuu president ka noqdo
@abdullahihoshle4012
@abdullahihoshle4012 7 жыл бұрын
abdirahmaan mohamed xiligi nabi muxamed miyu jogay oo dagalo kaqayb galay wll?
@nurudinmohamed65
@nurudinmohamed65 11 жыл бұрын
walee ninkaan waa siyaasi xasuus badan
@istaag
@istaag 12 жыл бұрын
waliba waxa cajiib ah anigu isma so sharixin ee waa la ii gartay wa ninka kali ah ee aan so doonan xilka ee loo gartay . wa cajib walahi
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
U gurmo abaarta qaxootiga iyo barakacayaasha reer Gelinsoor wadataal
@waddaqore9088
@waddaqore9088 2 жыл бұрын
Halyay qaran xasan ciise jamac
@istaag
@istaag 12 жыл бұрын
Runtii aad buu ii so jiitay waraysigani , waxa aan aad ula dhacay sida u hadlayo xasan cise , mana ahayn qof hore u dhagaystay waraysi u leeyahay lkn imika waxa aan ku qancay in uu yahay nin horumarin kara wadankeena somaliland . ilahay waxan uga baryaya cimri dherer iyo inu u fududeeyo hawshiisa kuna guuleeyo mansabkaas
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 4 жыл бұрын
Maasha Allah waa ninxusuus adag leh.
@mohajama5621
@mohajama5621 5 жыл бұрын
Cawke ilahy how naxriisto kana waa mid kamida ardaydii maclinkoda ku casiyay
@asraaalim638
@asraaalim638 6 жыл бұрын
Why is he not a president. Somaliland loses his talent underutilized.
@smooth2477
@smooth2477 6 жыл бұрын
asra aalim you are right he would make great president
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 5 жыл бұрын
Mujaahid xasan ciise jaamac
@cukeyr12345
@cukeyr12345 12 жыл бұрын
obama, ayuu ku xususinaya ma istidhi...
@farhaanahmed8965
@farhaanahmed8965 6 жыл бұрын
Mudane ale haku dhawro
@mustafaelmi7381
@mustafaelmi7381 7 жыл бұрын
Mujaahid bilaa godoba xasan ciise jaamac
@hamseahmed1139
@hamseahmed1139 5 жыл бұрын
Waxa aad tahay ruug cadaa aqoon iyo tariikh badan xambaarsan . Umadan waad u tudhey
@sirlibanski
@sirlibanski 11 жыл бұрын
muj. mays leedahay waad ku khasaartay halgankii waayo waxa haboonayd inaad qurbahaagii iska joogto ood noloshaada raacato imikoo kale aad timaado somaliland sidaa cirro iyo faysal dadku way ku dooran lahaayeene.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
Xasuuqii Garbo-Ciise. by Buurgaabo iyo faarax cabdi
40:18
Xassan Cige channel
Рет қаралды 4,3 М.
Xasuus Hargeysa February 2 1992
1:45:06
Naasir Bani Sheekh Isaxaaq
Рет қаралды 43 М.
Dr Tani oo ka waramaya Taariikhda Xasan Ciise Jaamac
11:51
XaqsoorCanada
Рет қаралды 4,1 М.