MUJAAHID SULUB UGAADHYAHAN IYO QISADII KA BIXISTA JEELKA HARGEISA SIDEE UGA BAXAY part 3aad

  Рет қаралды 81,602

Hargeisa Tv

Hargeisa Tv

4 жыл бұрын

MUJAAHID SULUB UGAADHYAHAN IYO QISADII KA BIXISTA JEELKA HARGEISA SIDEE UGA BAXAY part 3aad

Пікірлер: 119
@hibaaqsulub1422
@hibaaqsulub1422 2 жыл бұрын
Aabo mcne waxaad ka tagtay xasuus qiimo badan ila maantana taarikhdu ay xusayso 💔 naxariista jano Allaha kaa waraabiyo 🤲🏻
@abucubayr8517
@abucubayr8517 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto wlll waxa uu ahaa geesi dadkiisa iyo dalkiisa u soo halgamay
@tayibjama374
@tayibjama374 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Taariikh nool buu ka tagey waa markhaati jooga
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
walaalo ma.aabahaa ayuu ahaa ilaahay ha.unaxariisto isaga iyo mujahidiintii faqashtu inaga dishay laakiin nasiib wanaag faqashti waynu kaxorownay
@madarkoosar2873
@madarkoosar2873 2 жыл бұрын
Asc hibaaqay ma inantii hoodo uu bixiyaay baad ahyd ee sababta u noqotey inuu ka baxo
@zuhuuribrahim9090
@zuhuuribrahim9090 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto sulub taariikh buu ka tagay
@jaajurjiinoow2580
@jaajurjiinoow2580 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto mujaahidka Geesi ayu ahaa . Ilaahay waxaan ka baryaya in midnimadi reer sheekh isxaaq ee tashuushku soo dhex galay baryahan uu dib usoo celiyo,
@khalidccabdi9648
@khalidccabdi9648 4 жыл бұрын
Ameeeen Ameeeen indr Qli wllhi wad iga qiiraysisay indr
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Amiin wallo macan
@cqaadirmaxamed8635
@cqaadirmaxamed8635 4 жыл бұрын
ilaahoow unaxariiso adeerkay Sulub
@iali8540
@iali8540 Ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Mujaahid sulub. Cid hadal hayso oo sida kuwa Garxajiska ku faanatsa miyaad aragtay.
@bilalcali2060
@bilalcali2060 4 жыл бұрын
qaybtan in badan bay maqnayd thans for your uploading
@nimcaanmohamed3555
@nimcaanmohamed3555 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto muj.sulub Geesi buu ahaa Wana u gadhey Hadafkii uu lahaa
@niamaalijama2485
@niamaalijama2485 Жыл бұрын
Allah naxaristi jano haka warabiyo muj suluub abaalkaga Allah jano haka dhigo adi iyo inti snm ee dhimatyba 🤲🤲🤲😭😭
@camelcamel6495
@camelcamel6495 4 жыл бұрын
Allah ya raxma.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 3 ай бұрын
Sheekadan mujaahidka haddii film lagadhigo wuxuu noqonlahaa number onr
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
alla maaxaa geesi naga dhashay ilahay baa ferej u furay oo guul siiyaay cadowgeenii manta iyaga agoomo ah iyaga ooyaaya oo cabadaya inagana waxaasa la inoo soo maray markaas qaar xamar u ordayaan aniga kuwasan la yabay xamar u ordaya janadaan ilahay uga baraya snm dhamantod iyo duriyadaba
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Ilaahay ha ha naxaristo muj.geesi ayuu ahaa. Wuxuu jebinayaa jeelki
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Muj suluub wuxuu ahaa geesi. Ilaahay ha naxaristo. Wuxuu ku jira Taarikhda somaliland. Ibrahim omer.
@hibaaqsulub1422
@hibaaqsulub1422 4 жыл бұрын
Qabriga allaha kuu waasiciyo aabo dambigaagana allaha dhaafo
@maybewestone2982
@maybewestone2982 4 жыл бұрын
Amiin Amin
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Hibaaq Sulub aamiin taarikh fiican ayuu katagay walaalo
@shantasoomaliyeed7575
@shantasoomaliyeed7575 4 жыл бұрын
Amin wallo hibaaq
@abdallemohamoud7880
@abdallemohamoud7880 4 жыл бұрын
aamiin aamiin ilaahay haw naxaristo
@abdirahmanahmed2271
@abdirahmanahmed2271 4 жыл бұрын
Walaal haddaad tahay ina Sulub ma ila soo xidhiidhi kartaa taariikh baan kaa rabaaye +905306490059 whatsapp numberkayga walaal.
@saeedabdi3816
@saeedabdi3816 2 жыл бұрын
Ilaahay Baa Ku Ilhaamiyey
@bulshaawiofficial8558
@bulshaawiofficial8558 Жыл бұрын
God ka lagu jenee geesi naga baxuu ahaa Allah Hawnaxariisto 🤲🤲🤲🤲
@maxamedfaarax2297
@maxamedfaarax2297 2 жыл бұрын
Ilahay haku naxriisto mj
@raxiimahassan4267
@raxiimahassan4267 3 жыл бұрын
Ilaahaw ku naxariiso ader
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Subxaanallaah
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Walee waa maalmo xasuus ku reebay mujahidka mahad alle hadu taariikh u duubay jiilka soo kacaya maanta. Qaybta afraad meeday
@user-uv7fi3ld6x
@user-uv7fi3ld6x 11 ай бұрын
Sulub alla haunaxariisto❤
@mutaasabdi7190
@mutaasabdi7190 5 ай бұрын
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 4 жыл бұрын
Part 5 away 4 baan ka imide?
@cabdiraxmaanmaxamed3901
@cabdiraxmaanmaxamed3901 4 жыл бұрын
wlaahi ninkani rijaal buu ahaa afar xiniinyoodle ah
@siciidbigile
@siciidbigile 4 жыл бұрын
de haaye ninka camerada duubayaa camerada wuu la meeraysanayaye
@cabdiadancabdi5058
@cabdiadancabdi5058 Жыл бұрын
Allah haw naxaristo geesigii sulub jaamac waxaan xasuustaa markii dukankisii ku yaalay fakinka la iigu balamin jirey nusasaacaha ee isaga iyo islaantiisi ina indha balac ay hayn jireen ka hor intii aanu furan hotelkii lagu qabtay waxaan dukankiisa jaar ahayn 1983 ilaa 1984 wuxuu ahaa geesifirfircoon rabi naxaristii jano haka waraabiyo
@munaosman6860
@munaosman6860 Жыл бұрын
Please ciidi garanaysa sulub wacan waydinaya ma noolyahay
@cabdiadancabdi5058
@cabdiadancabdi5058 Жыл бұрын
@@munaosman6860 maya hargaysa ayuu kugeeriyoday dhowr iyo toban sano ka hor
@naanomohamed4564
@naanomohamed4564 Жыл бұрын
Taariikhdii uu mujaahid sulub jeelka ka baxay xillima ayay ahayd talow
@baadgunesuh1810
@baadgunesuh1810 4 жыл бұрын
Abtigy sulub jmac alah hakunaxaristo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@dralkhaliijimahamud4709
@dralkhaliijimahamud4709 4 жыл бұрын
muu dhinyey mujaahidku sxb se goormuu dhintey
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 4 жыл бұрын
@@dralkhaliijimahamud4709 Alle ha u naxaristo ee 2008 ayu dhintay...walow uu qariyay ninki basasay ee uu jelka darti u galay
@baadgunesuh1810
@baadgunesuh1810 4 жыл бұрын
@@dralkhaliijimahamud4709ha wallo dhwr iyo toban sano ayuu motan yahay alah ha u naxaristo
@husseinbeed1812
@husseinbeed1812 4 жыл бұрын
Ilahy ha kuu naxariisto 🤲
@hamseabdalla4333
@hamseabdalla4333 2 жыл бұрын
cajiiiib
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 3 ай бұрын
Cajiib walAhi arin yaable
@crhmaandheere5747
@crhmaandheere5747 4 жыл бұрын
Plz zhp qaybta afaraad
@kaysaahmed531
@kaysaahmed531 Жыл бұрын
Snm guul
@team_mbb
@team_mbb 3 жыл бұрын
qaybtii afraad meeday mida kale sulub sxbkii miyuuu bad baaday isna ????
@cabaasosman2937
@cabaasosman2937 3 жыл бұрын
Haa wllo isaguna xaga koonfurta Hargiesa ayu u carary Baligubadle
@Ahmeddeeqiimaan
@Ahmeddeeqiimaan 2 жыл бұрын
Ninkan alle ha unaxariistee ninkii la socday mu dhintay
@bulshaawiofficial8558
@bulshaawiofficial8558 Жыл бұрын
Ninkii la socday wuu dhintay
@caynimah654
@caynimah654 4 жыл бұрын
Imisadi buu dhintey
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Fariid
@mohammedhusseinahmed1799
@mohammedhusseinahmed1799 4 жыл бұрын
Ilaahay naxariistiisa jano haka waraabiyo marxuumka
@caynimah654
@caynimah654 4 жыл бұрын
Gormuu dhintey
@mohammedhusseinahmed1799
@mohammedhusseinahmed1799 4 жыл бұрын
@@caynimah654 wll wuxuu geeriyooday 2009 magalada Hargeysa
@caynimah654
@caynimah654 4 жыл бұрын
@@mohammedhusseinahmed1799 thanks tallow Ma tuhum baha
@crhmaandheere5747
@crhmaandheere5747 4 жыл бұрын
Ilaayahow kuu naxariizto MJ sulub
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 4 жыл бұрын
Wax cajiiba weeyaan walaahi, laakiin waxan isweydiinayaa silsilada siday iskaga fureen? iyo sulub sxb kii halkuu ku danbeeyey, inuu kasoo booday iyo inkale
@nimcaanmohamed3555
@nimcaanmohamed3555 4 жыл бұрын
Sulub saxbkii waa talaabey Lkn waxa uu ka midnoqdey Ragii ku dhintey gudagalkii Hargeisa ee snm magaciisana Waxa la odhan jirey yuusuf maxmed guuled waxana uu ka tirsanaa guutadii la odhan jirey sancaani Sulubna waxa uu ka tirsanaa zayd cumar
@team_mbb
@team_mbb 4 жыл бұрын
Marka sulub sxbki sidee buu ku baxsaday ileyn waati sulub horaan baxsadaye ismay raacine goormu se sulub dhintay sababtee ayuu udhintay
@cabaasosman2937
@cabaasosman2937 3 жыл бұрын
@@team_mbb Sulub markii jeelka ay ka soo baxsdn isaga iyo zxpkii midna koonfur ayu u carary midna waqooyi markaa Sulub waqooyi ayu u cararay zxpkiina xaga xadka ayu ka talaaby
@harouni2820
@harouni2820 3 жыл бұрын
Sulub markii uu dhacay wuxuu siduu sheegey wuxuu laba xadhig oo uu ku xidhey xaga sarre ee taarka uu ku xidhey usoo laa laadiyey sxbkii waa ka odhanaaya si bilaa tacab ah buu ku baxey.
@muuseaar4787
@muuseaar4787 4 жыл бұрын
Tatico miidhan weeye ninkani
@alisaid1214
@alisaid1214 4 жыл бұрын
Waxba dunida kama ogid Duli ayaad tahay ee libintooda Lama xaqiro
@realwaryaa9193
@realwaryaa9193 4 жыл бұрын
Soodaaya QybTa 4aad Sxp
@cabdishakurabushande2015
@cabdishakurabushande2015 3 жыл бұрын
R
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 2 ай бұрын
Dadwaalan bay wareysanayaan
@abdiwahaabjibril2479
@abdiwahaabjibril2479 4 жыл бұрын
Faqashta iyo dhasheedu way ka naxaan halgankii snm
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Sulub waa fariid kkkkkkkk
@abulcashara12
@abulcashara12 4 жыл бұрын
Iga so de deji qaybta 4aad na
@cabdiraxmaancaadleef2469
@cabdiraxmaancaadleef2469 4 жыл бұрын
Muxuu beenta kaaga sheegayaa ma lacag baad ku siinaysaa.waxani waa wax.dhacay oo la WADA ogyahay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Waa xasuus cajiib dalkan dhib nafba waa loo soo huray
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 11 ай бұрын
Ninkaan goorta la waraysanayo ma sii foga hadana wuu dhintay baan maqlayaa, ma dagaalo kale ayuu galay oo ku dhintay mise tii alle u timid.
@muunacawil1053
@muunacawil1053 2 жыл бұрын
11¹
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 3 жыл бұрын
Ninkii la socday markaa miyuu dhintay warkiisi mee
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@MrSharibco
@MrSharibco 4 жыл бұрын
Film hindi ah , kkk ,, caruurta xita ma yeelayan sheekadan ,, been cad
@faizaabdirahmanmohamed2726
@faizaabdirahmanmohamed2726 4 жыл бұрын
Inu jeelka ka baxsday wa run wllo
@alisaid1214
@alisaid1214 2 жыл бұрын
Nune cabdi nacas baad tahay Sheekooyin run ah dal loo soo Dhintey ayaad been ka sheegaysaa Waxaad tahay sheekh Reer sheekh isaxaaq ma tihid Jaahil baad tahay Waa ragii ku xoreeyey
@MrSharibco
@MrSharibco 4 жыл бұрын
been noocan ah , weli ma arag , ahahahahah
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Horta sulub 2009 ayu dhintay in u jalka hargeysa ka baxsaday 1986 ki ilahay iyo umadisuba way ogtahay morgan aya nol ee waydi malaha cid kale amini mayside mida kale benalahu wuxu moda inay dadku sidisa ben shegayan kkkkkkk
@camashcamshayga6776
@camashcamshayga6776 2 жыл бұрын
Waa laga yaaba inaad been ku tilmaamto balse xaqiiqadu isma badasho😤😤😤✊👊✊
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 08.08.2024
15:17
BBS Somali Radio
Рет қаралды 699
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
BARNAMIJKA TAARIIKHDII SNM IYO DILKII JAHAAD(MUUSE WADAAD )
21:58
TASHAD MEDIA
Рет қаралды 83 М.
Dib U Milicso: Dhacdooyinkii Yaabka lahaa 1984-1988
42:09
Dhamays Media Production
Рет қаралды 60 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
1:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН