Ragan horgalo ayaa xiniinyaha uga fadhiya mase sii socon doontaa ? Isma odhan

  Рет қаралды 1,958

Garaadsan Media

Garaadsan Media

Күн бұрын

Ragan horgalo ayaa xiniinyaha uga fadhiya mase sii socon doontaa ? Isma odhan

Пікірлер: 34
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 35 минут бұрын
Masha allah guul shacabka iyo dawladda SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 2 сағат бұрын
maa Shaa Allah tabaarallah ilaahay haynoo xifdiyo dhamaan halgama yaasha naftooda hurayaasha SSC khatumo
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Сағат бұрын
Guul guul ciidamada SSC khaatumo xaqabaa ku dagaalameyesan guushana idinka iskallehe❤️💪❤️🏇🏿🏇🏿🏇🏿
@GgahabababaGbnansbsb
@GgahabababaGbnansbsb 19 минут бұрын
Adeer taliye jidhig yaasiin guuleyso
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 сағат бұрын
WA sax idoor maxa inoo keenaya nabadoida ceerigabo wala tagaya SSC khatumo calanka walaga tagaya guuuuuull adeer
@abdirahmannur9607
@abdirahmannur9607 35 минут бұрын
Soo soco saraadlay waxii ku dhacay adiga ka masuul ah
@azizmumin1534
@azizmumin1534 2 сағат бұрын
Adeer nabad la tuugaa nabad Maaha idoor Nooma dowladaynayaan daarahayagana cashuur kama urursanayaan af adin iyo dhaqaalo waanu ku bixinaynaa
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 Сағат бұрын
Daarta hadaanad cashuurteeda meel usii dhigin mxaad nooga dhex taagatay.
@ismailmohamed5553
@ismailmohamed5553 Сағат бұрын
asc garasdsan qurux badan❤😂❤
@mowlidhaji8666
@mowlidhaji8666 2 сағат бұрын
War habartaan candhada wawayn wa ciil qabta benale imaanlawe ah
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Сағат бұрын
Samee dee markaasaad nintahay caaaaac daas uun hay car isku daya markaad ogaan cida dambaabta ilaahay ka sakow sheegankarts bal biliw uun
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek Сағат бұрын
Ceerigaabo iyo caynababa waa in laga taagaa calanka ssckhaatumo
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Сағат бұрын
Anaguna waanu idin maqlayba bal isku daya hadashe e
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 Сағат бұрын
Khasaarihii ugu weyna ee noloshayda aan la.kulmo, waa inaan dhulbahante u ogolaaday so degida ceergaabo. Maanta inay leeyihiin may aaminsanaadeen. Gabadha wa ku raacsan ahay in but iyo biya loo kala baxo. Hanaga guuro daba qurjiiluhu.
@Saleebaan-rz1pl
@Saleebaan-rz1pl Сағат бұрын
Lascaanood ma ciidan qaran oo cidwalba leh ayaa lagula dagaalamay mise issq sooca? Dhulbahantaan ciidanka cidi kaga badnayn
@Umo580
@Umo580 46 минут бұрын
👌👌👌♥️♥️♥️💪💪💪
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t 57 минут бұрын
Jamaahirta iska ilaaliya gaadmo markasta gaar ahaan 7 bisha isniinta habeynka salaasadu soo galeyso.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Сағат бұрын
Waa Waxa llalla yaabo in qabiili yiraahado qabiili kalle baan xoogo ku haya sanaa yaa kaa yeellaya idoor 😉
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek Сағат бұрын
Walaahay gabadhan iyo dadkan meesha kahadlay xaqiiqaday sheegeen waana in sida ugu dhaqsaha badan degaanada ssc khaatumo ee maqan gacanta loogu soo dhigaa Maanta ciidan iyo hub iyo dhaqaalo waa loo hayaa ceerigaabo laascaanood kama wacna laascaanoodna hubka iyo madaafiicdu waxay ku dhacaysey guri ssc khaatumo cidii ceerigaabo lagu dagaalamana guri cadow iyo guri ssc khaatumo way kudhacaysa laakiin waxaan aaminsanahay inaan layskuba daaheen ee 24 saac waxkayar lagu kala bixi lahaa
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂 walidii iyo dhohnanti laydinku shegi jiraad wadane sosoco dhohaaney waad dhiimane
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Сағат бұрын
Reerka walida ku badaan iyo cadifada iintii yarayd ee talaxumada aad ugu gulaysateen waa laydiinkaso hunqaciine soo socda musa libinta idiin siyay oo idiin tudhaye
@FawziAhmed-qj3sm
@FawziAhmed-qj3sm Сағат бұрын
REEER KAN YARI HAW GUURO PUTLAND WAABU INA WAREERIYEE. DHAGDHEER TAN YARNA WAA IN LA GUURSADAAA
@fatimaawad-h1w
@fatimaawad-h1w 2 сағат бұрын
maxaa runa naa dadka ka fadhiso dagaal khiir ma laha maad.nabaad iyo dadka walalahehe sede ay ku wada nolonahayeen ka hadashaan
@Saleebaan-rz1pl
@Saleebaan-rz1pl Сағат бұрын
Khaakhey gobol badhkii hala waalan
@Saleebaan-rz1pl
@Saleebaan-rz1pl Сағат бұрын
Cheering ha kuriyoon
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek Сағат бұрын
Waa in lagu talagalaa dhawrku inay dhimato ilaa burcana gacan lagu dhigo daba qoodhiga iyo dadka nabada diidana gacanta lagu soo dhigaa
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Сағат бұрын
Wale waad riyoteen oo intii gojocade ee anagu aanu isu gaysanaad futada ku kala qabatene waa rogmadkiniye soo socda wlhyi inayduun odhaan maxaa inagu wadaay oo aayduun iin badaan ka qomamoon soo socda roog caasba laydiin dhigayaye
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Сағат бұрын
​​@@UmuHudayfa-qf7iq Ma araktaa caruurtayar yar markay qof dhulka la dhicikara wax ku dhuftaan ee qofkii ka been cararo intay qoslaan ayay eryadaan iyagoo moodaya in qofkani i ka baqday markaasay xiiqaansiday u eryanayaan ilaa qofkii intuu istaago gacmaha yaryar qabro waaba tabtii kulahaa laascaanood bay laba gaadhi xoreeyeen shil ka dhex dhacay ciidankii oo iyagu is jabiyay bay ku rogmanayaan oo dhulkaba lagaga rari
@FawziAhmed-qj3sm
@FawziAhmed-qj3sm Сағат бұрын
Kkkkkkkkk WAAAR ISKA HUBSO. ANA YOOCADA ILAA AAANU ISTAAG NO OON CALANKA SOMALILAND KA TAAGNO MOOYE LAWADA HADLI MAAYO. CALANBA MAD YEELAN
@Gobsame
@Gobsame Сағат бұрын
Bahashan reer miyiga wax ma barato lama qabo cid qabata malaha qol kama baxdo dagaal bay cilmi u hwysataa naa ceergaabo bal caawa soo dhaqaji dheh kaa hadlaya
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 46 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,4 МЛН
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
The Amazing MYSTERIES of CATS in Islam
13:33
Virtuous Islam
Рет қаралды 537 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН