Filmkii Qiyaano Part 3 | Rage Abdi | Qaali Ladan | Iidle Yare

  Рет қаралды 964,159

Raage Abdi

Raage Abdi

Күн бұрын

Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
BE MY FRIEND:
/ setwad
Instagram: @rage_abdi
Snapchat @rageabdi
Learn more: www.setwad.com
Copyright © 2019 Setwad Studio. All rights reserved.

Пікірлер: 1 400
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Filimkan ya love Buran ku ah❤ aniga cml 😘 ☝️ ❤🇸🇴❤
@ramlaahmed7003
@ramlaahmed7003 4 жыл бұрын
Anaa love butac san ku ah💖💖💖💖💖
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
@@ramlaahmed7003 😊😊 👸❤🙏
@falastiinabdiwsli1610
@falastiinabdiwsli1610 4 жыл бұрын
Me wlhi wa sugaa
@suhaylolaki6493
@suhaylolaki6493 4 жыл бұрын
Bbe NAC NAC 👆
@fmohamed3755
@fmohamed3755 4 жыл бұрын
iidlo dabaal waaye moo kalexdo umada isjecle
@cayuniladancayuniladan1233
@cayuniladancayuniladan1233 4 жыл бұрын
Yaaa ila arkay qali ladan inte hijabka qurux ku tahy mash Allah 😗
@xaragokhan455
@xaragokhan455 4 жыл бұрын
Hada adoo faraxsan dawneesid waliba earphone kudawanesid like dhac kusiii🤣🤣🤣🤣
@naruuracaday148
@naruuracaday148 4 жыл бұрын
Rage iyo Qali run runee isku jecelyihin inta ilafahantay like ta👍👀
@zamrahashmaz5003
@zamrahashmaz5003 4 жыл бұрын
They don’t match.they are like east and west
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Zamra Hashmaz hhh sax waaye Wlhi habeen iyo maalin ayee kala yihiin kan cml Aniga ayuu igu fiicnaa 😂😂🤫
@ladanloveladanlove3167
@ladanloveladanlove3167 4 жыл бұрын
@@Faraxsanfaceedkaroon Sxbey lacala hada heli lahed ma I guri lahed aniga😂😂😂😂🏃‍♀️👊
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 4 жыл бұрын
kenaan caato official wakusaray adigana ii saar
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 4 жыл бұрын
Naruura Caday waku saray adna igu caawi
@queentanya3787
@queentanya3787 4 жыл бұрын
Way adagtahay in qurux, deganaansho iyo aqoon laysku darsado manshallah Raage
@abdifatahmuhhamed9931
@abdifatahmuhhamed9931 4 жыл бұрын
ku saliya nebigena muhhamed scw♥️
@imkhatray8099
@imkhatray8099 4 жыл бұрын
Scw
@fatumaahmed1389
@fatumaahmed1389 4 жыл бұрын
Scw
@khadarchenel1452
@khadarchenel1452 4 жыл бұрын
Scw
@hamdainaahmed3991
@hamdainaahmed3991 4 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@lasthappy4619
@lasthappy4619 4 жыл бұрын
Scw
@mohamedarab8659
@mohamedarab8659 4 жыл бұрын
War weligy 10 like ma garin Somaliyey Cawa igu qaata😠😢
@barwaqoofficialbarwaqooffi1247
@barwaqoofficialbarwaqooffi1247 4 жыл бұрын
Iminka ma heshay Hambalyo ku siyay ana a
@moutalibibrahim1525
@moutalibibrahim1525 4 жыл бұрын
Maanta boqol heshay ani lakin kumasiinin
@mohamedarab8659
@mohamedarab8659 4 жыл бұрын
@@moutalibibrahim1525 war 10 keliyan rabay ma 100 bad isiisey😅😂😅
@moutalibibrahim1525
@moutalibibrahim1525 4 жыл бұрын
@@mohamedarab8659 haniga Lee kusiye saxib liketa wad nagashaxaaday
@iizapeela419
@iizapeela419 4 жыл бұрын
@@mohamedarab8659 imika 192 ayaad hysataa anna kuma siinin lol🤪
@asmafani5902
@asmafani5902 4 жыл бұрын
Walhi qofkasta like wan usr lkm ixasida 😭😭😭😭😭😭
@i_love_you_allah-3
@i_love_you_allah-3 4 жыл бұрын
Mansha allah. Qali wa gawar qalbi fican rage na wa wiil mas kina
@asmafani5902
@asmafani5902 4 жыл бұрын
@@i_love_you_allah-3 haa wan arka hadalkiisa kadareemysaa
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 4 жыл бұрын
@@asmafani5902 aamus wll gabadh ooyeysa ma arki karee❤💋
@asmafani5902
@asmafani5902 4 жыл бұрын
@@mohamudabdirashiid4097 inder mahd sanid alle haku sharfo😍😍
@manderayouthcommunity5781
@manderayouthcommunity5781 4 жыл бұрын
Waku saarey calsho ihurisee oh my God kaama xasidaya kujecliyaa macanto
@queenamula5385
@queenamula5385 4 жыл бұрын
Raga inta indhihiisa jcyl kadaremaysa like isaar
@NashMedics
@NashMedics 4 жыл бұрын
emal Awil ani qosolkiisa ka helay
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 4 жыл бұрын
Subcrbe isar plz
@NashMedics
@NashMedics 4 жыл бұрын
amalina channel waa ku saray wllo adna iisaar
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 4 жыл бұрын
@@NashMedics hhe walal
@mukeyfofficial20
@mukeyfofficial20 4 жыл бұрын
@@NashMedics Plz subscribe isaar waan ku saaray wll
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
Qaali iyo raage way isku qalmaan inta indhahoda jacaylka kamuuqda aragta like kumuujiya cadowgodana cagta hosti
@cayuunmostapha5565
@cayuunmostapha5565 4 жыл бұрын
Farxiyosiman Farxiyosiman wwwwwwww beeen mahan wey isku qalman masha alllh
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
@@cayuunmostapha5565 sax baayo waad illa garatey indhaha alle kaama tuuree
@officalmumtaz2865
@officalmumtaz2865 4 жыл бұрын
Raage abdi io qaali ladan inee run run isku jclyhiin inta aragtay like haisarto plz😭😭😭
@asadboy2186
@asadboy2186 4 жыл бұрын
Mumtaz Official waxba isma jecle waa matalad un
@suusanabdulahi1796
@suusanabdulahi1796 4 жыл бұрын
Wey isku nuraayaan wlh 😍😍😍❤❤
@ramlaahmed7003
@ramlaahmed7003 4 жыл бұрын
Mumtaz timo dheerey abayo kuma dan baabi kari lkn waxii jira waan maqli doonaa
@boqoradakulmisboqoradakulm2781
@boqoradakulmisboqoradakulm2781 4 жыл бұрын
Wey isku nuuraayan👌👌👌👌
@fatumayahya3135
@fatumayahya3135 4 жыл бұрын
aniga wan Isla jecladii kwaramaa
@EFOOTBALL604
@EFOOTBALL604 4 жыл бұрын
Runti raage run run camal ayoo ujilaa filinka inta Ila arag like ga iisara
@zamzamahmed533
@zamzamahmed533 4 жыл бұрын
San u sugayayey ma malayn karaysid raage abdi iyo qali Ladan hore u socda idinka iyo teamkinuba❣❣❣🥰🌹
@hayadcnajiba8978
@hayadcnajiba8978 4 жыл бұрын
Qali rage in dhaheesa waxa ka mooq do jacel intee igo racsan like ii sara
@mumtaazbashir308
@mumtaazbashir308 4 жыл бұрын
San usugaye leee turki turki cml inta ka heshay like dhac igu siiiiiii
@ahmetabtriciat9217
@ahmetabtriciat9217 4 жыл бұрын
Hhhh funny
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 жыл бұрын
mumtaaz Bashir subcribe isaar abaayo
@hawoluul1486
@hawoluul1486 4 жыл бұрын
Wll hdlkaga lama fahmayoh
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Haa walhi😥
@khadrayusuf3113
@khadrayusuf3113 4 жыл бұрын
Raga inta kadareemaysa inuu Qaali kacabsanaayo inuu indhaheeda eego like isaara kk
@farhiamohamed21
@farhiamohamed21 4 жыл бұрын
Inta jecel raage iyo qaali ladan in ay is aroosaan like ta so qarxiya hee ☝️☝️
@abdirahmanahmed8982
@abdirahmanahmed8982 4 жыл бұрын
Maya Maya raali kama ahi hhhhhhhhhhhhhh
@nimcoofficial2913
@nimcoofficial2913 4 жыл бұрын
Wlhy saan ujeclahay inay is gursadaan allow ay is gursadaan
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 4 жыл бұрын
Hada wey Aroosen Aniga daawanayo bisha 9 2020
@manaomar212
@manaomar212 4 жыл бұрын
@@duniyzamzamgelle2249 8th
@akmemicadde7060
@akmemicadde7060 4 жыл бұрын
Inta rage cabdi taageerto like isiiyaa
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Raage indhihiisa jcyl ka muuqda💕
@xanaancali5323
@xanaancali5323 4 жыл бұрын
Asiga dhan ayawa jacel jacel kasameso
@hubiqali5821
@hubiqali5821 4 жыл бұрын
Haa m.a zaaid miis dhahdy
@cabdisamedck4549
@cabdisamedck4549 4 жыл бұрын
#Raage_ Abdi Wllhi wiilkan maskiin wye #Daaacad nimada weykamuuqata Keep going bro Full #respect
@leylabare1926
@leylabare1926 4 жыл бұрын
Wlhi been mshegin 🙏💯
@cabdisamedck4549
@cabdisamedck4549 4 жыл бұрын
@@leylabare1926 Runta fcn ma fiirsadi lkn bil aadanka astaama lagu gartaa Mid naxriis bdn happy ah Iyo mid everyday angry ah Marka wiilka daacad wye
@leylabare1926
@leylabare1926 4 жыл бұрын
Haa m.a
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 4 жыл бұрын
wlhi waa runtaa raage maskiin daacad waaye hormar wacan ayaa lee yahay
@sahanabdullahi2510
@sahanabdullahi2510 4 жыл бұрын
wlhi ruwayadaha qaar markey 30 daqiiq0 gaaran wnku cajisa lkn rage abdi iyo qaali ladan meel ey ku jiraan maba ku cajisayi amar alle idiin jeclhy❤💋👑😭😍
@amalali7142
@amalali7142 4 жыл бұрын
Filimkan marku dhamaado qaladaadka in laso dayo hda igu racsanthy like bac kusii
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Yea🤗💕
@shafianoninweyn9295
@shafianoninweyn9295 4 жыл бұрын
Filinkaan inta jacel love buuran sar❤❤
@hooyadedueeg3723
@hooyadedueeg3723 4 жыл бұрын
Huno ninku qurux badana masha allah raage cabdi hargeisa ka so salamaya♥️
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 жыл бұрын
Moun Indho subscribe isaar wll plz
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
Masha allah
@smptuwani8765
@smptuwani8765 4 жыл бұрын
Nazlin Beauty wan ku saray wll ee adna ii sar
@hooyadedueeg3723
@hooyadedueeg3723 4 жыл бұрын
@@nazlinbeauty8797wan ku saray huno
@abdifatah9116
@abdifatah9116 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣qrxda mamo ku dhashy nh Huno m.a
@mustalifamohanad1590
@mustalifamohanad1590 4 жыл бұрын
raage cabdi indho caashaq buu leyahay Masha Allah inta ila aragtay Like ta dhac igu sii
@beerdilacsheshow6882
@beerdilacsheshow6882 4 жыл бұрын
🤲Musiibo kasto kugu soo wajahan inuu Allah ka badbadiyo Wll subscribe isar✔
@rothayusufmuse7847
@rothayusufmuse7847 4 жыл бұрын
@@ARINTEENA acbbvvfngj
@rothayusufmuse7847
@rothayusufmuse7847 4 жыл бұрын
@@ARINTEENA 💗💗💗💗🍭🍭🍭🥊
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
ilaahay masiibo nama tuso🤲
@reymaz8
@reymaz8 4 жыл бұрын
Ano ka so horeyay hda dhahdo waka so horeyay waa cadalad daro like plz😎 16:15😂😂😂😂😂 Arkuwana doodle calol ka weyn😂
@generalhamza3044
@generalhamza3044 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 Hada anga waan kaa so horeyr kwtn hee
@fartunfuny845
@fartunfuny845 4 жыл бұрын
Wow Rage abdi aaad ayaad uqurxon taahy ilaah haku desto🥰😘
@hafsomohamed8571
@hafsomohamed8571 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 runtaaa wye
@wardaosmaan3719
@wardaosmaan3719 4 жыл бұрын
Mida uurka leh iyo ninkeda muran kooda wnka helaa kkkkk😂😂😂😂😂
@wardaosmaan3719
@wardaosmaan3719 4 жыл бұрын
Thanksa inta igu raacaday family muranka hhh
@iizapeela419
@iizapeela419 4 жыл бұрын
😁😁😁😁 Kuwaan wayba iga qosliyen muranka miyaad ka heshaa adigu
@najmafarah6696
@najmafarah6696 4 жыл бұрын
wallhi anba 🤣🤣🤣🤣
@inabayle
@inabayle 4 жыл бұрын
@@iizapeela419 ani xitaa wlhi wey iigu bxda
@husseinidow5358
@husseinidow5358 4 жыл бұрын
Rage and Qali ladan are so nice with their conversation at coffee, so attractive masha Allah keep it up.
@missmovingon9795
@missmovingon9795 4 жыл бұрын
Hussein idow xildhibaan
@ayanqala7862
@ayanqala7862 4 жыл бұрын
Mulki iyo xasan aya kuhesta yqe cadi mahaa😆😆😆💖
@xafsadarwiish8456
@xafsadarwiish8456 4 жыл бұрын
Adunka waxa ugu wacn sxbak talo fiican ku siiyaaaa 😢
@abdiqanimohamed2493
@abdiqanimohamed2493 4 жыл бұрын
xafsa Darwiish haaa wlhi that’s true
@mohamudabdullahi2433
@mohamudabdullahi2433 4 жыл бұрын
Xafso marwalbo Arimaha diintu kufartey 1 kadhig.
@mumtaazbashir308
@mumtaazbashir308 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh yaa ila qoslooyo gabadha uuskeeda sida loo soo tagay inta ku qososhay like dhac igu siya wlh reality ayee ka hdlayan allow igaarsii nolol qurux badan anoo ku jiro insh allh
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
Amiin mcnt
@mubasharabdulkadir996
@mubasharabdulkadir996 4 жыл бұрын
Malaha iidla ku jiro
@joogleyare7909
@joogleyare7909 4 жыл бұрын
Kkkk
@MullaMadar
@MullaMadar 4 жыл бұрын
Soomaali allow nabad nooga dhig Beledweyne inay caawinaad u baahan thy inta ila taageersan like ii saar walal
@qaaliaptull736
@qaaliaptull736 4 жыл бұрын
😓😓😓😓wll mcn like i saar nh wllshada ahay i caawi wll 😍
@kingsubeer7398
@kingsubeer7398 4 жыл бұрын
Najma dhib ma ku hayzta wlshy
@thehabiba2697
@thehabiba2697 4 жыл бұрын
Yahuda
@najmi4100
@najmi4100 4 жыл бұрын
Tii calfan donto Rage nin quruxlow ah inuu qabo wey kufaani doonta in badan mashaa Allah
@mohamedafrah4749
@mohamedafrah4749 4 жыл бұрын
Lkn nin qurxan naagtu qabo kligeed malahan 😂😂😂 naag walbo iska jclaneyso hhhh
@queentanya3787
@queentanya3787 3 жыл бұрын
Raage wuxuu u eegyahay wiil aan is jeclaan jirney oo aan wakhtigaas ka cago jiidi jirey laakin markii danbe calafka nakala waday sidan ayuu u qurux badnaa oo uu u deganaa. Meelahan oo kale ayuu i geyn jirey weekendka walahi I regret losing him
@naimagullet7336
@naimagullet7336 3 жыл бұрын
Qaali baa hanatay😆😆😆
@anfaciftin4708
@anfaciftin4708 4 жыл бұрын
Qaali ladan and rage💏❤💖run isku guursada fadlan isku soo baxeysiin👏
@fardowsocabdiqaadir4622
@fardowsocabdiqaadir4622 4 жыл бұрын
Hada way is guursadeen😁
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 жыл бұрын
Wixi niyada ku jiro ilhy haku rumeeyo subscribe igu cawi 🙏😍
@smptuwani8765
@smptuwani8765 4 жыл бұрын
Asma Home Kitchen Channel 122 ayan kaga dhigay wll ee adna ii sar
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 4 жыл бұрын
Asma Home Kitchen Channel wakusaray adigana ii saar subscribe thnx
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 3 жыл бұрын
Oky wll
@edebsanalichannel5650
@edebsanalichannel5650 4 жыл бұрын
Inta dabagalka raage kuheeysato like dhac iigu siiya
@mokadleye4571
@mokadleye4571 4 жыл бұрын
Qli laadn inta love ku ah 😘😘☝☝☝
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 4 жыл бұрын
MO KADLEYE waku saray adigana ii sar subscribe thnx
@queenhappy592
@queenhappy592 4 жыл бұрын
Qalbiga lee igu amaan qurx meel ima taalee😙😙😙🤣
@anisawarsame7136
@anisawarsame7136 4 жыл бұрын
Rage abdi nin qurux bdn wale naagtuu gursado maser wa dila
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
Hhhh nin xishood bdan waye hduu shaxari ahan laha bey maser u dhimn lhyd😂😂😂
@ismahaanaxmed7832
@ismahaanaxmed7832 4 жыл бұрын
Kkkkk wlh been mahan aniga nasiibkey kii iga heloba oo idhaho xariir baan kaarabaa waa qurux badanyahy anne wlh masoo dhaweeyo maba aamini inee shabiyayaal yihiin ka aaminsanahay maseer iyo rafaadne marabo
@hannakim2285
@hannakim2285 4 жыл бұрын
Omg Somali movie igo hureysay an firsado and Wallahi it's so good ❤️❤️
@faatimaaaden7203
@faatimaaaden7203 4 жыл бұрын
Qaali ladan jecliya iyo rge teamkina dhan love❤❤❤❤❤❤❤
@fatimafariido6527
@fatimafariido6527 4 жыл бұрын
Qaali ladan gabar gob ah Qaali ladan gaariyad dumar Qaali ladan gabar fariid ah Qaali ladan gabar midib Asala Qaali ladan dhaxyar dhuubbo Qaali ladan gabar cod macan Qaali ladan Caaqilad weyaan jacaylka ha nuurro jiroo jogga inta Qaali Ahmed taageerta Love iyo duco isuga darra Raage Abdi seedi horri u socda
@mahadzakaria7317
@mahadzakaria7317 4 жыл бұрын
Maanta waa so dhaqsaday bal like ta isku muujiyo 😂
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 жыл бұрын
Mahad Zakaria subscribe isaar wll plz
@asumali2487
@asumali2487 4 жыл бұрын
Rage waa nin xishood iyo akhlaaqi ka muuqaato waansha allah qaalina wax bay la matalay somalidu walal nimada ma yaqaaniin war daaya wiilka bisinkee
@ikrahosmaan4528
@ikrahosmaan4528 4 жыл бұрын
Anigoo firsaniin ayaa like u saaray👍👍
@missibrahim753
@missibrahim753 4 жыл бұрын
Maxa saan guyz week hal mar so dhigay then 30 min Ilahay kacabsada kadhiga 1 hr once a week or 30 min for everyday plz its request from your fans🙏
@abdiazizadan
@abdiazizadan 4 жыл бұрын
Miss Ibrahim 30 minutes is enough
@firdowsaelmi8247
@firdowsaelmi8247 4 жыл бұрын
Qeybtan waakala kicisen alaabaha hindiga cml katiin dhumay iyo meel hore loogu kulmay iyo xususaha hhhh hore usocda sxbyaal ❣
@anazhuseyn365
@anazhuseyn365 4 жыл бұрын
😂😂😂 😜
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 4 жыл бұрын
Hahahaha hindi badan ay fiirsadeen
@ismahanmohamed9667
@ismahanmohamed9667 4 жыл бұрын
Waxan jecelanlah myhasban lak you rage
@asmomohammed286
@asmomohammed286 4 жыл бұрын
Alla filim hindi inta ka daran so jeesta bo 😂😂😂😂anywey keep going ❤❤❣💕🇸🇴
@saramire3231
@saramire3231 4 жыл бұрын
Asmo Mohammed 😂Waa fahmte
@sabiriinfanah3860
@sabiriinfanah3860 4 жыл бұрын
Inta flimkan qYbitisa 3 u tgan like ta dhac ku siii 👎 👎 👎
@princessnajma143najma3
@princessnajma143najma3 4 жыл бұрын
Oh my god video it's not completed yet
@ladanofficial
@ladanofficial 4 жыл бұрын
umul qeyr iku CAWI SUBSCRIBE ado rali ah
@ladanofficial
@ladanofficial 4 жыл бұрын
@@princessnajma143najma3 iku CAWI SUBSCRIBE wa CODSI INTASNA
@princessnajma143najma3
@princessnajma143najma3 4 жыл бұрын
I'm so excited this part but why the ladies cheated
@ladanofficial
@ladanofficial 4 жыл бұрын
@@princessnajma143najma3 iku CAWI SUBSCRIBE ado rali ah
@mahadmhd2302
@mahadmhd2302 4 жыл бұрын
Musasal hindi maa firsanayay mise filim somaali the best wlhi
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 4 жыл бұрын
Wiilkan xasan ah waba ku hesta wlhi ina jeclada❤ umaleha😭😂😂
@nrpuchannel3381
@nrpuchannel3381 4 жыл бұрын
😂😂 😂😂
@goolmj2924
@goolmj2924 3 жыл бұрын
Samir Nocani wa xanuune 🤣😂🤣😂🤣
@kinghanadofficial7928
@kinghanadofficial7928 4 жыл бұрын
hhhhh rage abdi iyo qali ladan way isku nuurayaan 😂😂😂inta ila aragtay like ta haiga baqaylin
@ilhamadam8768
@ilhamadam8768 4 жыл бұрын
Wayba isjecelyihiiin wll
@journalistabdalamohamed8815
@journalistabdalamohamed8815 4 жыл бұрын
Oogu dambeyn wey is aroosen
@delaabdullahi4077
@delaabdullahi4077 4 жыл бұрын
Best musalsal🔥inte iguracsan like 🥰
@haniabdollahi4787
@haniabdollahi4787 4 жыл бұрын
raage io qaali waxaa moodaa si dhab dad wax iskugu sheeganaayo 💖💖 inti ila aragte like🖒🖒🖒
@zunduzupdi3356
@zunduzupdi3356 4 жыл бұрын
Somalida filimda ad ugu ma fcna lkn kuwan qabkay wx usmenyan wx lala dhaco wa yhiin🇸🇴
@hassanabdullahi6676
@hassanabdullahi6676 4 жыл бұрын
Raage Abdi waa ninka arooskayga ii duubay isaga iyo Dj Abalinga.. Horay u socda Setwad Studio...
@faatushhennaarts5868
@faatushhennaarts5868 4 жыл бұрын
Qalbiga lee igu AMAAN MAOGIYE qurux mesha mataalo qali quruxey noolow like saara dhaman inta qalbiga kaqurxoon😗
@zubaydamohamed7854
@zubaydamohamed7854 4 жыл бұрын
Film kan luv ban ku ahay illahy amarkiiza Kal iyo laab waa udaawada Raage abdi iyo Qaali ladan one luv ❤🙏
@najahmohamednajahmohamed3006
@najahmohamednajahmohamed3006 4 жыл бұрын
Idle inta ila fahanty qamar sugani intu ku dhago hdloyo like isar😂 Maba dhalo kulha😁
@zamaarazuzu7361
@zamaarazuzu7361 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@nashaadabdullahi9414
@nashaadabdullahi9414 4 жыл бұрын
😂😂😂
@calidaahi6989
@calidaahi6989 4 жыл бұрын
Waaw
@calidaahi6989
@calidaahi6989 4 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@farhiaahmed3744
@farhiaahmed3744 4 жыл бұрын
Qaali ladan hadaad caqli leedahay raage yuusan kaa fakanin maasha Allah waa nin kuu qalma
@فوزيةمحمد-ي9ظ
@فوزيةمحمد-ي9ظ 3 жыл бұрын
Hda MBA kfakn hhhhhh farhiya
@mohamedabdihamidofficial9235
@mohamedabdihamidofficial9235 4 жыл бұрын
Somalia somali baa leh inta iku racsan like
@xamdiibrahim8553
@xamdiibrahim8553 4 жыл бұрын
Sax oo hadana maasha allah
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
Somaliya keenya leh sax 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 4 жыл бұрын
Soomaaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴
@soumayaarbe2653
@soumayaarbe2653 4 жыл бұрын
Mulki iyo xasan🌹🤣labadas ku heystaaaba🤣🤣🤣❤
@fayinho421cabdullahi6
@fayinho421cabdullahi6 4 жыл бұрын
Sidookale anne
@aishaguure9942
@aishaguure9942 4 жыл бұрын
😂😂 labadas naga qosliyo
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
@@aishaguure9942 kubas dododa ayaba jacelahau
@shugraanhassan5519
@shugraanhassan5519 4 жыл бұрын
Waaaw wiilka kuhastaa ma ceebaa😭
@wajidahab6916
@wajidahab6916 4 жыл бұрын
Cilmiga dooda beela ayagaa udhararaa labadaan soumaya😁😁😁😁😁😁
@zapnaqueen6881
@zapnaqueen6881 4 жыл бұрын
Like ha ila dhafin hada qof Muslim tahay
@halimahashaash5629
@halimahashaash5629 4 жыл бұрын
Aniga ma ba dhalo Kulahaa Iidle😂😂😂 istaqfuralaah Iidle Dhaga Hadal Weynaa
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 жыл бұрын
Halima Hashaash subcribe isaar abaayo
@anazhuseyn365
@anazhuseyn365 4 жыл бұрын
Qamar sugani 😂😂😂
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
😂😂😂😓
@noloshafarxadaqosyska6409
@noloshafarxadaqosyska6409 4 жыл бұрын
Wlh manta dhan waan ooyi rabay saan u sugaayay alx hadan arkay🤩🤩🤩 like ii saar qeeebta sadaxd inta manta dhan sugetsay
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
iidle inuu qamar sugaani kudhaga hadlaayo inta ilafahantay likta😂😂
@faatmaqueen8962
@faatmaqueen8962 4 жыл бұрын
Qaali iyo raage wlhi shukaansiga iz barshada 😂 jcylkygi isoo xasusisen markan iz baranene saan cml 😂😂😂😂😂😂
@fahadlesonleson77
@fahadlesonleson77 4 жыл бұрын
Rage abdi abaha jecelka waye❤❤❤❤💖💖💖💖💖💕💕💕💕
@akleemamohamed6596
@akleemamohamed6596 4 жыл бұрын
Raaage Abdi he look like my ex husband walhi he was so kind n happily person Maanshlhhh
@faadumoiidle7576
@faadumoiidle7576 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh mashaa allah
@carafaddeeqzishow8180
@carafaddeeqzishow8180 4 жыл бұрын
Happy Mohamed I think is he
@sheymaam8894
@sheymaam8894 4 жыл бұрын
Hadu Saas dhan uficna maxa usideyse xabadka😅😅😅
@salaadyare6297
@salaadyare6297 4 жыл бұрын
Shankaroon calaf ayaa kala ka xeeyay waana ani hhhhh
@sheymaam8894
@sheymaam8894 4 жыл бұрын
@@salaadyare6297 Aduunke ka dhacda 😂😂😂
@isteellamohamed7968
@isteellamohamed7968 4 жыл бұрын
Rage iyo qali run run mee isku jecl yhn😍 wlh waa isku nurayan💯❤
@boqoradakulmisboqoradakulm2781
@boqoradakulmisboqoradakulm2781 4 жыл бұрын
Raage abdi Nin wn nin kasii wn Keep going
@Diirie
@Diirie 4 жыл бұрын
Qali ladan indho sharerka Wey ku shidantahay Wlhi 😍
@yaaniempire408
@yaaniempire408 4 жыл бұрын
Raage abdi qaali ldan best film ever 👑👑👑👑💓💜💜💜
@mariainamohamoud557
@mariainamohamoud557 4 жыл бұрын
Mashaa Allah wiilkan reege abdi💗💋 waaba wiil shidan aniga👌🎊🎉 ayuuuba jecelay igu abuur gaadhyaaa🤣🤔🤔
@xafsaqueen8684
@xafsaqueen8684 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣waku arkay waku cashaqay
@haanachannel9259
@haanachannel9259 4 жыл бұрын
Hayoooy qaali ladan
@natashaabbeh8430
@natashaabbeh8430 4 жыл бұрын
hayooy qali ldn🤣🤣🤣
@xamdacali3062
@xamdacali3062 4 жыл бұрын
Ani lee kaa daran wlhi 😢😂😂
@roshnibebe3000
@roshnibebe3000 4 жыл бұрын
Hayeey qaali ladan godkeedi biyo ugu soo galeeen😂😂😂😂
@hanisalad684
@hanisalad684 4 жыл бұрын
Rage xishood qurux bdn masha allah darta udawanoya videoga🙏🥰
@faisalali1045
@faisalali1045 4 жыл бұрын
next saturday is long time bro/sis please hurry at least 2 part per week thnks so much well talented people
@aishaabdinour4506
@aishaabdinour4506 4 жыл бұрын
Mansha allh wallkay rage abdi indhihisa dareen midhan ilahay haku siyo mid darenta indhaga quruxdoda1🙂👌
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 жыл бұрын
Boon bilahaa qosolkaa iga dhameeyay
@mariamyusif5411
@mariamyusif5411 4 жыл бұрын
xasan quruxlowa waa inta il kala heshay farta tag ☝☝☝
@mudugbila6860
@mudugbila6860 4 жыл бұрын
Rage horta jclku wakadhab😭alow iskuda😭❣💘
@saafi6966
@saafi6966 4 жыл бұрын
Waa film fiican oo qosol bad an neirobi Alan ka barta siday u Taalo iyo meelaha quruxda iyo meelaha tacbanka
@nehacadey4721
@nehacadey4721 4 жыл бұрын
💘Mansha allah ❤
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 жыл бұрын
Neha Cadey subscribe isaar abaayo
@nnnnali1559
@nnnnali1559 4 жыл бұрын
Musalsal somali waaliba shidan Waxaan idinku dhiiri galinaa inaad meshaas kasii wadaan guuleysta🇸🇴👈
@jiheeste
@jiheeste 4 жыл бұрын
Wllahi iidle iga qosolsiiyay inta oo ka qosolsiiyay like isara
@shoaybadam9425
@shoaybadam9425 4 жыл бұрын
Eidle: ani maba dhalo fanaaninta dhasha waxbaa ka hysta😂😂😂😂
@anzalabdirahman2487
@anzalabdirahman2487 4 жыл бұрын
18:50--19....😂😂kuwan murankood kahelay wlh plz and plz qaladaadka noosoo daaya plz😂😂♥️♥️
@reymaz8
@reymaz8 4 жыл бұрын
Kuwaas dartod u dawada ani 😂😂
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 жыл бұрын
Amba wan kuheysta wlahy😂😂😂
@anzalabdirahman2487
@anzalabdirahman2487 4 жыл бұрын
😂👍🏻♥️
@apdihakemomer2084
@apdihakemomer2084 4 жыл бұрын
I love Qali Ladan's normal voice ❤
@xamdicumar6021
@xamdicumar6021 4 жыл бұрын
Hawarta magaced kulaha alaa idla umadenama ahan yailamaqle intimaqashe like dhac
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 4 жыл бұрын
Bustaha wuu cusub yahay malaha China so haleyen kulahaa😂😂👌 @Qaaliladan iga qoslisa queen 😍😍😘 ....raage andi hore uso wllky super camera man
@anisacadey7324
@anisacadey7324 4 жыл бұрын
Sheekada meel xiisale ee ku goaday wlhi inta jecel shekadaan ani cml ah like dhac igu siiya
@abdallasiin5471
@abdallasiin5471 4 жыл бұрын
Waaaaaaw Rage abdi 🏌️ Nin tagy 🙏 🙏
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 жыл бұрын
Abdallahi Adaani subcribe isaar wll plz
@abdallasiin5471
@abdallasiin5471 4 жыл бұрын
@@nazlinbeauty8797 ok
@deeqkhalifcali7732
@deeqkhalifcali7732 4 жыл бұрын
Inta ila sugay gay like dhac igu siiya Wx pdn baan sugayayey runti ❤️🤩
@mahamudmustaf8472
@mahamudmustaf8472 4 жыл бұрын
Cadaabu dunyaa kulaha 'inta naagaha cadow u arka like dhac
@reymaz8
@reymaz8 4 жыл бұрын
Yac arya cadaw maanihine😂
@Nafyar
@Nafyar 4 жыл бұрын
M,a hore usocda waa idin jeclhy❤❤💯
@abdirahmanbahrawi6134
@abdirahmanbahrawi6134 4 жыл бұрын
Film iyo Bar Mashallah ❤️
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 жыл бұрын
Abdirahman Gurey subcribe isaar wll please
@abdirahmanbahrawi6134
@abdirahmanbahrawi6134 4 жыл бұрын
@@nazlinbeauty8797 wayahay
@hibooog3601
@hibooog3601 4 жыл бұрын
woow abdi!! his character is killing me;) his so adorable:3
@halishissack4927
@halishissack4927 3 жыл бұрын
Jbbbbbbbbbb
@halishissack4927
@halishissack4927 3 жыл бұрын
😭😭😢😢😭😢😢😭😢😭😢😭😢😭😢😭😢😭😢😭😭❤️😂😂🙏👌🏼💋💕💘🤞🥵🥵👆👍
@queenhaawa8956
@queenhaawa8956 4 жыл бұрын
Masha Allah Qaali ladan in eey Indha sharerka ku qurux bdn thy yaa ila arkay 😍😍
@user-do8fv8oc6u
@user-do8fv8oc6u 4 жыл бұрын
Iidle kulahaa maba dhalo challenge Qmar sugani 🤣🤣 👍like
@amalhusein4148
@amalhusein4148 4 жыл бұрын
Masha allh wiil aad u qurux badan waye waan ka helay habkoow filimka u sameynayo ❤❤viva raga abdi iyo qaali ladan
Filmkii Qiyaano Part 2 | Rage Abdi | Qaali Ladan | Iidle Yare
34:28
Filmkii Qiyaano Part 4 | Rage Abdi | Qaali Ladan | Iidle Yare
34:01
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 973 М.
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 46 МЛН
Rage Abdi oo Prank ku Sameeyay Qaali Ahmed
10:16
Raage Abdi
Рет қаралды 385 М.
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020
6:34
Nassin soraan
Рет қаралды 15 МЛН
Filmkii Qiyaano Part 12 | Rage Abdi | Qaali Ladan
21:04
Raage Abdi
Рет қаралды 1,8 МЛН
Filmkii Qiyaano Part 1 | Rage Abdi | Qaali Ladan | Hassan Jabane |
27:35
Mohamed Biibshe Ft Sacdiya Siman Gooni 2020 (Official Music Video)
3:31
Mohamed Biibshe
Рет қаралды 4,7 МЛН
Filmkii Faataale | Marqaan | Short Film 2018
4:11
Raage Abdi
Рет қаралды 1,7 МЛН
Filmkii Qiyaano Part 7 Rage Abdi | Qaali Ladan | Sacdiya Siman
23:26
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН