Filmkii Qiyaano Part 2 | Rage Abdi | Qaali Ladan | Iidle Yare

  Рет қаралды 857,640

Raage Abdi

Raage Abdi

Күн бұрын

Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
BE MY FRIEND:
/ setwad
Instagram: @rage_abdi
Snapchat @rageabdi
Learn more: www.setwad.com
Copyright © 2019 Setwad Studio. All rights reserved.

Пікірлер: 1 300
@RageAbdi
@RageAbdi 4 жыл бұрын
Thank you all guys i really appreciate the positive comments 🙏🏻❤️
@delaabdullahi4077
@delaabdullahi4077 4 жыл бұрын
Rage Abdi you deserve it best editor🔥🥰
@triple2801
@triple2801 4 жыл бұрын
Rage abdi sxp you are positive man nin dagan rxmnka rali haka noqdo
@nimcoilyasburlytv615
@nimcoilyasburlytv615 4 жыл бұрын
You worked for it
@samraamiin5453
@samraamiin5453 4 жыл бұрын
You deserve it more wllo my dear bro keep going 👌👌👌💯💯💯💖💖
@ayanahmed9845
@ayanahmed9845 4 жыл бұрын
Manshaallah walal hor usoco 👌🌷🌷
@ramlochannel2129
@ramlochannel2129 4 жыл бұрын
Intaaa jiif ku dawaneeyso iyo commenta aqriineysaa ayagoo dawanayo like ii saaar😂😂
@adanyare9971
@adanyare9971 4 жыл бұрын
Intaad shegtay dhaman waan ku sugnaa like na waa ku saray
@ahmedomar-zd9pr
@ahmedomar-zd9pr 4 жыл бұрын
ok
@kaftanleydareerqorshe819
@kaftanleydareerqorshe819 4 жыл бұрын
War ani wafadhiyaa 😀😂😀😂😀😀😂
@abdiazizhassan3302
@abdiazizhassan3302 4 жыл бұрын
Anaaa ka kow ah wlhi 🤣🤣🤣 balo
@deeqofarax8910
@deeqofarax8910 4 жыл бұрын
Ramlo Channel Haaa qof ila socdo cml ayad uhadashay
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Filmkaan qaladaadkiisa inta jecel in la so galiyo farta so taaga🤣🤣✌
@maqalmajiraa6921
@maqalmajiraa6921 4 жыл бұрын
☝️☝️
@faatmaqueen8962
@faatmaqueen8962 4 жыл бұрын
@qaalisalad2278
@qaalisalad2278 4 жыл бұрын
☝☝☝☝☝☝
@nimcooniahmed9901
@nimcooniahmed9901 4 жыл бұрын
👆👆
@faadumoaxmed1348
@faadumoaxmed1348 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 inta qaali ladan iyo raage isla jecel like me
@ugasolove.7494
@ugasolove.7494 4 жыл бұрын
Saia xbibti anbo waan isla jeclahay Alle calaf ha iskugu daro😍quruxeey wali imaradka miyaad joogtaa
@unicorngamer6710
@unicorngamer6710 4 жыл бұрын
safia Moalim muuse abayo me 2 wallahi wa Isla jeclahay hadey calaf iskuleyihiin illahey ha sahlo hadi kalana wallaltinimadoda ha waarto ❤️❤️❤️😍😍😍😘😘😘
@hafsomohamed8571
@hafsomohamed8571 4 жыл бұрын
1
@queenmanal3289
@queenmanal3289 4 жыл бұрын
ani xta wa isla jeclahy inay isqabaan xita ua og wey isku sobaxayaaan
@aduntialleboqoradaasomaliy3487
@aduntialleboqoradaasomaliy3487 4 жыл бұрын
Haa wlhii aniga xitaa 👈👌👌💞💋☝️☝️
@munonuur4890
@munonuur4890 4 жыл бұрын
Raaga iyo qali isku fican yihiin idam alle is hela waan isku kiin jeclade yaa ila qaba rayigaas😘
@caliinaofficial3634
@caliinaofficial3634 4 жыл бұрын
muno nuur aniga 👆❤️
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 4 жыл бұрын
Qaali ladan anaa jecel😭
@naddaquen1782
@naddaquen1782 4 жыл бұрын
Muno Nuur ani abayo👆
@mohaabdillahisiadsiad7758
@mohaabdillahisiadsiad7758 4 жыл бұрын
Anigaba wan isla jeclahy qaali iyo raage iney dhab isku guursadaan weyna isku baxayaan
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
@@mohaabdillahisiadsiad7758 sax Allah ha mideeyo
@deepchannel6452
@deepchannel6452 4 жыл бұрын
Hadaad nabjga scw jeceshay like ku qabo
@farxiyoxuseen8108
@farxiyoxuseen8108 4 жыл бұрын
scw
@quman1238
@quman1238 4 жыл бұрын
Scw
@asiabeb7413
@asiabeb7413 4 жыл бұрын
Scw
@abdallahsaalim7553
@abdallahsaalim7553 4 жыл бұрын
@@asiabeb7413 scw
@abdallahsaalim7553
@abdallahsaalim7553 4 жыл бұрын
@@quman1238 scw
@nasrolove384
@nasrolove384 4 жыл бұрын
Raage indha jcl ayuu leyhy mansh allah raagi inte jcl lik ee saraa
@ahmedhasan7767
@ahmedhasan7767 4 жыл бұрын
Indha naceeb miya jiro hhh
@khadiijocaliyoow8986
@khadiijocaliyoow8986 4 жыл бұрын
ruwaayad qaliladan muniryare mashaallaah
@hashimshariif6282
@hashimshariif6282 3 жыл бұрын
Abaa marabtaa indho jacel
@suleiman6408
@suleiman6408 4 жыл бұрын
I've been an actor for years, but the guy who brought the flowers made it perfectly. He deserves more characters. Viva boy.
@nimcoilyasburlytv615
@nimcoilyasburlytv615 4 жыл бұрын
Rage abdi is the must handsome young man ever walahi very talented and so calm that's what even makes him more look good ❤❤❤masha Allah
@ibrahimbaros463
@ibrahimbaros463 4 жыл бұрын
kahorgee hade xasuge,,
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 4 жыл бұрын
Mulki iyo ninkeeda waa funny wlhi labo kala daran waye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣inta ila aragtay 👍🏿👍🏿👍🏿
@Yahyeaj
@Yahyeaj 4 жыл бұрын
Hhh run mey isku qaban mise
@ruuneyppeh7236
@ruuneyppeh7236 4 жыл бұрын
Waapa kaheystaa lapadooda
@deeqoali8432
@deeqoali8432 4 жыл бұрын
safia Moalim muuse
@deeqaosman9852
@deeqaosman9852 4 жыл бұрын
Labadoda kuhaystaaa 😂
@foziyamusa5700
@foziyamusa5700 4 жыл бұрын
qali ladan iyo rage Abdi way isa jecelyihin
@ilyasilgrande4571
@ilyasilgrande4571 4 жыл бұрын
wiilka Mahad ku jilaaya waa wiilka ugu acting ka fcn wlh runta marki laga hadlo wu dagan yhay cameradana wuu fahansan yahay 100%.
@xamdacali3062
@xamdacali3062 4 жыл бұрын
Ragow xbby dartaban nayrobi u imanaya jacayl kaga darti plz like isaaara si uu u arko raage😢😢😢
@fatumazahramuktar8800
@fatumazahramuktar8800 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 Qali hakumaqasho
@masbalcabdullahi6229
@masbalcabdullahi6229 4 жыл бұрын
.😉😂😂😂😂😂😂jaH kadaaa kuMa maqlee
@zafaanaofficial8035
@zafaanaofficial8035 4 жыл бұрын
hayyy qali ladan 😂😂😂😂😁
@nimcosayid4636
@nimcosayid4636 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
Qaali ladan inuu isteelkeeda saxan yahay dadka kuqanacsan like itusa hee inta kaxun nolosha qaali ladan sakiin tobas liqa
@sabirincabdiraxman3501
@sabirincabdiraxman3501 4 жыл бұрын
Qaali ladan habargaabo waye😂😂😂✊
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
@@sabirincabdiraxman3501 ma adaa kadhigey huuno
@sabirincabdiraxman3501
@sabirincabdiraxman3501 4 жыл бұрын
@@farxiyosimanfarxiyosiman882 hhhhh mya astaqfurllh😂😂😂😂 gaabo ninta cebeynayo hhhh
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
@@sabirincabdiraxman3501 maku fahmin huno
@mohamedkhalif3216
@mohamedkhalif3216 4 жыл бұрын
Waanu kula jecelnahay💋❤ qali ladan👸👸 princess of hamar
@mssno6368
@mssno6368 4 жыл бұрын
Mulki iyo ninkeeda funny waaye wlhi 🤪🤪 Isaga: Hurdada xaiiga qasee hada Iyada: Waryaad fureysey iisheeg hada Isaga: Na waaku furee idhaaf Iyada: Uuraa kuuleeyahey Isaga: Maxaa mar hore iigu sheegi weysey 🤪🤪🤪🤪🤪🤪
@zeinabmusse7860
@zeinabmusse7860 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maariyaosmanabdi7204
@maariyaosmanabdi7204 4 жыл бұрын
Raage abdi iyo qaali runrun ayee isku jecelyihiin waana sugaaa arooskooda o run udhacaayo insha allah
@joogleyare7909
@joogleyare7909 4 жыл бұрын
Mnsha Allah♥️😍insha allh alle ha isku calfo
@umunashaad3219
@umunashaad3219 4 жыл бұрын
Haa wllhi raage indhihisa jclka uu qali u qabo ka muuqda
@dhawrsansidiihooyaded8312
@dhawrsansidiihooyaded8312 4 жыл бұрын
Iyada jecel isga majeclo wan aqan labadiduba darisna wanahay only saqaa isu kentay shekonyinki actor iyo atarishoyinka isu sarin jirten maa you tube ka dhexwadaan😂
@mychannelbulshada6198
@mychannelbulshada6198 4 жыл бұрын
@@dhawrsansidiihooyaded8312 dadka isjacel Rufiyan mawayo
@mychannelbulshada6198
@mychannelbulshada6198 4 жыл бұрын
@@dhawrsansidiihooyaded8312 dadka isjacel Rufiyan mawa
@anfaciftin4708
@anfaciftin4708 4 жыл бұрын
Ala sey iskugu soo baxayan Kaliya naga daya jclka Qarsiga aaan idin la Faraxne soo bandhiga Aloow raage iyo qaali Ladan waligod is jcladan Isna guursadan yaaa rabi Ducadyda ii aqbal🤲🤲💑💘💋🔥
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 4 жыл бұрын
amin amin
@deeqooffical61
@deeqooffical61 4 жыл бұрын
Amiiin yarapi
@yaaniempire408
@yaaniempire408 4 жыл бұрын
Aamin lkn raage anaa jecel🙀🙀
@anisomaxamed8459
@anisomaxamed8459 4 жыл бұрын
Woow oh my god
@sundussaalax4810
@sundussaalax4810 4 жыл бұрын
Aamiin
@iqramohamed8508
@iqramohamed8508 4 жыл бұрын
Qali ladan iyo rage abdi waiskunuresin wlhi qafki ilaarke like haliisaro
@sucaadcrahman6420
@sucaadcrahman6420 4 жыл бұрын
Filmkan jilinka iyo action wad ku wngsn tihin 😚😚lkn ilahay ka cabsada oo kala xishoda dadkala ajaniba hadana udhaqmayo sidi dad isqabo 😯😯😲😲 og sanada muslim nimadina ✔✔☾☾haku dayanina ❌❌🕇🕇galada adla joogtan
@zuhanachanal1516
@zuhanachanal1516 4 жыл бұрын
Sucaad been kuma sheekin wlhi waa runtaa waa in la kala xishoodo waaye hadaa. Musliin nahay waa in liska xishoodo
@edepsansidiihooyadeed1491
@edepsansidiihooyadeed1491 4 жыл бұрын
wlhi been maad sheegin ilhy wadada saxda ah hayna tuso
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 4 жыл бұрын
Wax dhiib miyaa mesha ku aragte
@nagadsaleban
@nagadsaleban 4 жыл бұрын
@@haaskeyproduction2744 wll dadkani maxay sheegayan wax dhaqan xumo ah meesha kuma arga na be 😱😱
@ikraaam1202
@ikraaam1202 4 жыл бұрын
@@haaskeyproduction2744 maya wllo fahan ujeedka diinteena qiimaha bdn ma aysan baneynin in wiil iyo gabar aan is qabin ama isla dhalan oo aan wllo aheyn in aysan is taaban karin micnha in aysan gacmahooda ama jidhkoodpa isu dhawaan xitaa in aysan saaid isku fiiriyaan waa karaahi (lama ogola) sbbtoo ah ajnabi bey kala yihiin mrka that it's "Haraam''👍
@nimcogaraad1079
@nimcogaraad1079 4 жыл бұрын
Qali io rage inta jecel jecelkan inoo run noqdo like sar
@ahmedmoha2591
@ahmedmoha2591 4 жыл бұрын
Woow beauti Qali ladan iyo Rage abdi keep going
@mumtaazbashir308
@mumtaazbashir308 4 жыл бұрын
Inta aniga cml oo ka soo dahday like dhac igu siii botada inta ka heshay farta taaag qaali iyo rage keep going idin jecliyaaa San Usugaye leee wlh qosol iguma harin isku naqda waba is jeceshihinee
@hawoluul1486
@hawoluul1486 4 жыл бұрын
Labada wiil ad Iyo aad bay uqrx badn yihn m.a 😘😘😘😘😘😘😚 inta ila argty like bac ku zii
@munomanka5509
@munomanka5509 Жыл бұрын
Lawadeeh raage io xasn maad kawadaa
@la-xl6ko
@la-xl6ko 4 жыл бұрын
Asc asxbta labadaan wa isku nuuryan jeclkoda bananka wa walhi waisla jeclhy jacelku hawaro inta ila rayiga like like dhac igu se
@aaminamaxamed7713
@aaminamaxamed7713 4 жыл бұрын
raage iyo qaali in ay isguursadan cida dooneyso like dhac dhac kusii
@haniabdullhiali7350
@haniabdullhiali7350 4 жыл бұрын
Qali Ladan ft Rage Abdi Respect wlhi🙏❣💖💞💘❤
@xamdacali3062
@xamdacali3062 4 жыл бұрын
Wlhi raage uu jecel yay qaali wayo waxad ka garanaysa suu unaf turayo mar mar suu u eegayo filin inla jilayo ayuuba ilaaw san yay ani maxa idanbaynaya waa yabe 😔😔😔
@zamaarazuzu7361
@zamaarazuzu7361 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 naa meesha ka nin doono ninka naagta leh iska daayo 😂😂
@aishaguure9942
@aishaguure9942 4 жыл бұрын
😂😂😂
@ugasolove.7494
@ugasolove.7494 4 жыл бұрын
😂😂😂aniga maxaa ii dambeyn doona ku qoslaa 😂😂aniga koley qaali iyo raage isla jeclahay 😍hakugu taag naato😍😍😍
@zamaarazuzu7361
@zamaarazuzu7361 4 жыл бұрын
@@ugasolove.7494 😂😂😂 Good inaader soomalida waa mashquul miidhan 😂 nin naag jeclaaday ka daba jeclaanaysa 😂😂😂saw ayaan daro maaha 😂
@shshariif3931
@shshariif3931 4 жыл бұрын
@@ugasolove.7494 4 aa ilaahey ubaneyey abaay qaali lee maa looguday sheeko naag walba calafkeedey cunee
@ugasolove.7494
@ugasolove.7494 4 жыл бұрын
Raage iyo qaali yeey ka guul gaara caashaqa wlhi waan isku kiin jeclahay 😍😍jaceel faro badan idinka muuqdo masha Allah
@bisharotube6955
@bisharotube6955 4 жыл бұрын
Aniga 2 badaan isdagalayo ayaa ku heestaa I love drama sometimes wallah 😍😍🥰🥰
@hanaabdirahman5214
@hanaabdirahman5214 4 жыл бұрын
😱😱😱😱😱rage oo kale miyaa laqiyami karaa waba qurux lugeneyso 🤣🤣🤣🤣istii igu racsan like haka ilobin
@idmanlaky540
@idmanlaky540 4 жыл бұрын
masha allah
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
😂😂😂
@xamdiqueen2155
@xamdiqueen2155 4 жыл бұрын
Wlhi kugu raac sanahay xabiibti
@nihaaalabdinursacduush3366
@nihaaalabdinursacduush3366 4 жыл бұрын
Hello jacylkii raage 😏😏😏🤔🤔
@hanaabdirahman5214
@hanaabdirahman5214 4 жыл бұрын
🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄inta rage cabdi quruxdisa ila aragtay like dhac kusiya 😂😂😂
@muuqsoor
@muuqsoor 4 жыл бұрын
Hana abdirahman: masha'allh ogu dar walle hana, hda afka ka dhahdayne cafwan. mahadsanid.
@yngeebra624
@yngeebra624 4 жыл бұрын
mach aallh dhe
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 4 жыл бұрын
Inta sideyda bilaa jacayl ka ah 💔 😥 #Like
@abdisalanahmed1409
@abdisalanahmed1409 4 жыл бұрын
Labka igala soo hadal iskaabulonimada aan kaxarownee❤👊
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 4 жыл бұрын
@@abdisalanahmed1409 hhhhhh adigaba soo iskaabulo ma tihid
@hafsamuhamuud4478
@hafsamuhamuud4478 4 жыл бұрын
Sdaas baan ku heystaah kuli md baan ahy qrxey 🙃😔
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 4 жыл бұрын
@@hafsamuhamuud4478 😘 iinsha Allah qali jacayl guurka kadib unbu wanagsan yhy kaasan rajeynayna
@Rinaaaaad
@Rinaaaaad 4 жыл бұрын
Omg 🙄 qaali ladan ninka la jilayo qurux bdnaa wow maasha allaah Kuma cayuumin 😢
@nastexoladan8313
@nastexoladan8313 4 жыл бұрын
qaali ladan iyo raage abdi wan isla jeclhy allow isku daa
@ayaanmaxamed4320
@ayaanmaxamed4320 4 жыл бұрын
Aamiin
@compilationking5387
@compilationking5387 4 жыл бұрын
Jaceyl lacag laga qaadaneeyn jaceyl ma aha kulahaa idle yare real legend🙌
@najihahassan8646
@najihahassan8646 4 жыл бұрын
I swear raage iyo qaali ladan wey isku nurayan if you guys agree with me like isara 😍
@hanaanjamal1084
@hanaanjamal1084 4 жыл бұрын
raage iyo qaali ladan wlh waan kahelay goood
@xamdimaxamed5488
@xamdimaxamed5488 4 жыл бұрын
Masha alh
@dahranhaashi5554
@dahranhaashi5554 4 жыл бұрын
film somali ah kii ugu waca jilinka iyo dubistaba ya igu racsn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊
@Babygirl_S
@Babygirl_S 4 жыл бұрын
Love the Quality! The angles we are getting. Good job!
@naddaquen1782
@naddaquen1782 4 жыл бұрын
QaaLi ladan jilinkeda inaba caadi mha atariishad hindiyada umalynayy 😍hore usocda QaLi nd raage isku nuuraysan actor io atarishada somalida idin aqonsnhy😍👌👌👌
@alhadafboon351
@alhadafboon351 4 жыл бұрын
Rage abdi iyo qali ladan Full respect Way isku faraxsan yihiin
@bilansiciid9990
@bilansiciid9990 4 жыл бұрын
Waaaw inaba caadi mahan musalsalkaan Turki baba nakharibtee naga barejeya yaakhayow inuu qaybo badan yelandonan rajaynaa sida musalsalada calamka
@idilasalad2584
@idilasalad2584 4 жыл бұрын
Ragge abdi wlh wan jeclahe masha allah aboowe mcn allaha ku xifdiyo ❤❤👏👏😥
@alishabbe7932
@alishabbe7932 4 жыл бұрын
The besta Photography of the year inaa tahay cidna daah kama sarno rage abdi pro keep going ayan ku leyahay 🙏🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤
@drsrawdaahmed1071
@drsrawdaahmed1071 4 жыл бұрын
Qaali io Raage dad is jecel alle niima kala fogeeyo ❤💯
@caashomaxamed8400
@caashomaxamed8400 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin sis 😍😎
@drsrawdaahmed1071
@drsrawdaahmed1071 4 жыл бұрын
Mhznd qaali
@rahmoahmed8311
@rahmoahmed8311 4 жыл бұрын
Rage Abdi film kiina hit waye lkn hanagu bar goynina dheereeyane filim gaaban lama jecle
@imanabdirahman4306
@imanabdirahman4306 4 жыл бұрын
Inta iidle.dartiis ku.fiirsanoso like wac wac igu hurgufa
@maimounahalpi9110
@maimounahalpi9110 4 жыл бұрын
In badan Sugeenay nagala sooo daahdeeen♥️♥️keep going bro raage and team flim qiyaano
@hooyadedueeg3723
@hooyadedueeg3723 4 жыл бұрын
Noloshu ixtiraam iyo kala dambayn kama so hadho walhi gabadhu inay ka dambysy sayga ilahy u geeyay wax ka fiican ma jirto isagana ay qadarin ka hesho♥️♥️♥️
@missibrahim753
@missibrahim753 4 жыл бұрын
Walal film ka wa mashaAllah lkn subtle english mad ku dartid sida aduunka dhan loogu dawado its just my idea haday kula ficantahay idea kayga well and good if its not perfect am sorry about it ✌
@fatumazahramuktar8800
@fatumazahramuktar8800 4 жыл бұрын
Yaa i agree with u
@anisomohaahmed6318
@anisomohaahmed6318 4 жыл бұрын
That's good idea👐👐
@alsafood4244
@alsafood4244 4 жыл бұрын
Mogdishow boys are beautiful ❤️❤️ queen qali ladan labo mahan she’s the 1😍❤️
@zuombaali2525
@zuombaali2525 2 жыл бұрын
Sabaax 😍🤩😘😋
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 жыл бұрын
Raage indhihiisa jceyl kamuuqda😍❤ Allow ay calaf isku yeeshan waar aaminta raaciya👐👐
@quruxdumar1355
@quruxdumar1355 4 жыл бұрын
Nahiii🤣🤣🤣
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 жыл бұрын
@@quruxdumar1355 maadiga kusocda😁😂😂
@quruxdumar1355
@quruxdumar1355 4 жыл бұрын
@@hizamhasa9189 haa ani asaga isku ken duceey
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 жыл бұрын
@@quruxdumar1355 😁😁😁😁mid kawcn kuu rajeynaya queen😍😍
@nasradaahir9525
@nasradaahir9525 4 жыл бұрын
Ereygaan Baby waaba nacay runtii 🤣😂🤣😂
@umumohamedamiiish2233
@umumohamedamiiish2233 4 жыл бұрын
Waxvkundhahi bbe ma weysay
@umuanasadan2465
@umuanasadan2465 4 жыл бұрын
Wax waa akhlaaxumo iyo diin daro waaye ma unug aadhashey miyaa bby kulah qash
@quruxlowmahamud2318
@quruxlowmahamud2318 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 way kugu bad bateen miyaaa
@nasradaahir9525
@nasradaahir9525 4 жыл бұрын
@@umumohamedamiiish2233 Abaartiisa ima heyso
@youngkuukay6302
@youngkuukay6302 4 жыл бұрын
Aniga waaxa layabay nag iyo nag is dhahayan baby
@mariamoha1274
@mariamoha1274 4 жыл бұрын
Qofka idle yare u xiisay like ii saar
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 4 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi lawadan xarfaan oo muranka bdn filmka shidooyan kl io lp wnku haystaaa😂😂😋
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
qaali ladan iyo raage abdi dartood u fiirsadaa walhi love you from🇹🇷
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
Turkish afsoomaali ku hadlaya adiga ii kow😂😂😂😂😂🤣😂😂😂,
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
@@64yearsago59 turkish ma ihi somli bn ahy huuno ee wan ku nooly🙂☺
@samaahirlovesheekhal3428
@samaahirlovesheekhal3428 4 жыл бұрын
Qebta 3aad sugi la ahay wlh inta la socoto like dhac igu siya😍😍♥🙈
@ananzee638
@ananzee638 4 жыл бұрын
Ma tahay qof jacel inu barto englishka &carabiga mocalin la aan kuso biir channelkeena mhadsanid
@ruuneyppeh7236
@ruuneyppeh7236 4 жыл бұрын
Diyaar
@xalimowarsan8277
@xalimowarsan8277 4 жыл бұрын
sidee ku baranaa
@amalabdiali5918
@amalabdiali5918 4 жыл бұрын
Diyar
@ananzee638
@ananzee638 4 жыл бұрын
@quruxdaa somaliland Maxamed waso gilina casho aad ka heli dontid aad fahmi dontid
@eymaanismaileymaan8386
@eymaanismaileymaan8386 4 жыл бұрын
@@xalimowarsan8277 hùywe
@fatimaruuxii2802
@fatimaruuxii2802 4 жыл бұрын
qali ito raage iskama xishon wlhi sida nin iyo.naag isku banan.udhaqmen
@huunoiqra2419
@huunoiqra2419 4 жыл бұрын
Ràage iyo qaali jcyl run ah eeyjiloyaan waa sidan ufahmay aniga
@zuhanachanal1516
@zuhanachanal1516 4 жыл бұрын
Been kuma sheekin wlhi indho jecel haayo ayoo ku eegaaye wlhi qlaah isku calfo
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 4 жыл бұрын
Huuno waa uun jillin.. Jiliinkana wa in laga dhabeeyaa si dawada yaasha loga gado adi cml mrka taasna ogow
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 жыл бұрын
raaGe cabdi runtii wan ku jeclaanaya marpa marka ka dambaysa wlhy ee mcne xataa hadaad 10 naagood soo guursato ta ku sugaysa ayaan ahay😭
@saramire3231
@saramire3231 4 жыл бұрын
Barwaqo somli22 sister cilmi badanidaa 😂😂😂😂
@queenzunda4955
@queenzunda4955 4 жыл бұрын
@@saramire3231 😂😂😂😂cilmi bdna gbdhu
@quuenaragsanbbe2890
@quuenaragsanbbe2890 4 жыл бұрын
Waali igadheh qof Adan aqoon jclaw
@hodanolow8057
@hodanolow8057 4 жыл бұрын
Aad baan kuu taageraa raage the pest photographyste 💋💋💋
@najmaali5990
@najmaali5990 4 жыл бұрын
Saa id ayaan u sugaayey qofka kale ila sugaayey 👍👍
@KhaLeDhaykal47
@KhaLeDhaykal47 4 жыл бұрын
Wllhi raaGe iYo qali ladan way isku nuuraYaa lkn inaY waxa dhexeeYaan way jirtaa marka jiliinka laga tago oo dareen dhap ahayaa waxa lugu jilaYaa🙏👑💯💯🤣
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 4 жыл бұрын
Waan kula arkaa inay dareen dhaba ku jilayaan
@haliimaali6644
@haliimaali6644 4 жыл бұрын
wax garad baa thy indhahooda baa laga dareemayaa
@nashadnalka3844
@nashadnalka3844 4 жыл бұрын
Quruxbadna Masha Allah best King Rage Abdi Ku jcliya quruxow 💋💋💋💋❤️❤️❤️💖💖💖💖💖💖🙏
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 4 жыл бұрын
Mashaallah
@yngeebra624
@yngeebra624 4 жыл бұрын
hhhjhjh macha allh
@Khadro8796
@Khadro8796 4 жыл бұрын
Hhhhhh qali yeysan idin maqal
@bahjomohamed4917
@bahjomohamed4917 4 жыл бұрын
😂😂😂qaali wax ila arag ninkagi lagu yaacay ba
@riyaanaxmed8270
@riyaanaxmed8270 4 жыл бұрын
War xeeythay naagahan ninkan kuwaashay meeqo wiil soomaliya joogta kaqurxan maxaa nin naagu wadato galshay
@zuzuahmed6985
@zuzuahmed6985 4 жыл бұрын
Inta edle tageertoh like isaar🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hafsamuhudiinrooble131
@hafsamuhudiinrooble131 4 жыл бұрын
m.a qaali ladan io raage abdi way isku soo baxaayan wlhi 💋💋
@amiirasaid4311
@amiirasaid4311 4 жыл бұрын
Wallhi bpe Niyadaa iga jaban kulahaa Adi maxaa dareemee Ana xalay maseexan buu taganyhy😂😂😂2daan dhib badanaa
@hananismciil1057
@hananismciil1057 4 жыл бұрын
16:43 waan kahely qali iyo rage ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sudimohamed7183
@sudimohamed7183 4 жыл бұрын
Qualitiga waa through the roof, hal codsi codka actors qaar lama maqlo
@barmudoproduction4733
@barmudoproduction4733 4 жыл бұрын
Asxabti 30Min Codeysay Ee Codsigodi La tixgaliyay Away Hee Makamid aheyd Like sar
@nayramdagan3856
@nayramdagan3856 4 жыл бұрын
M.a wad isku nuuresin wlhi raage qaali one love wlhi
@hamdiosman8054
@hamdiosman8054 4 жыл бұрын
Alla labadaan wiilba waan ka helay masha allah 😋😋😋😋
@hananismciil1057
@hananismciil1057 4 жыл бұрын
Qali ladn Io rage Inti kufraxsan like halila dhafin❤👈
@dimplegirl2406
@dimplegirl2406 4 жыл бұрын
Hassan Jabane wiilka gbdha been been ku furay jiliinkiisa top wyh wana quruxlow masha allah allah ha xfdo ❤️❤️❤️ wiilkaas 🌹
@rahamhmd2249
@rahamhmd2249 4 жыл бұрын
Raage wa qof dagan o hadana qurxan wllo filim jilis laguguma talagalun sharftaada ayaa ka ween wllo hdaa aragto fariinteyda aaadban ku salamayaaa ilaahey darti ban ku jeckhy
@nasteexomacalinhibhv4427
@nasteexomacalinhibhv4427 4 жыл бұрын
Kkk
@ahmedhasan7767
@ahmedhasan7767 4 жыл бұрын
Dad foolxumo badan miya loogu tala galay
@quruxdumar1355
@quruxdumar1355 4 жыл бұрын
@@ahmedhasan7767 sidaas kama wade xoga xishoda ku jiro jilinkisa active ma ahan
@ahmedhasan7767
@ahmedhasan7767 4 жыл бұрын
@@quruxdumar1355 oh sorry abaayo is fahanka waa qaali
@xamdaxuseen4035
@xamdaxuseen4035 4 жыл бұрын
Masha allah qaali iyo raage inaba caadi ma han wwww waan kahelay runtii ruwayada
@maryamajibriil6140
@maryamajibriil6140 4 жыл бұрын
Raage Iyo Qaali Waad Isku So Baxeysaan❤ Walahi allaha Isku Kiin Calfo Qoffa Kale waaaba quuuqle caadi ah😂
@dadkiihore2109
@dadkiihore2109 4 жыл бұрын
Hhh shalay oow alle ducada u aqbalay
@cudoonofficial6923
@cudoonofficial6923 4 жыл бұрын
War wiilkaan wlhi zaaid u taageeraaa kee waaye sheeqaas asaa tuug ah waa dilaa wlhi kuyeh😂😂 Inta ka heshay jilitaanka wiilkaas 👍
@Ilham-wq5tu
@Ilham-wq5tu 4 жыл бұрын
Qaladadka filimka nooso galiya plz 😂😂intii ila jcl like
@ilwaadnuur7298
@ilwaadnuur7298 4 жыл бұрын
Oh qaali ladan iyo raage jacel dhab ba ka dhaxeya indhahoda ban ka daremay guleysto ❤
@elshukri_7254
@elshukri_7254 4 жыл бұрын
What name can we give the man who edited this video. Rage Abdi believe me man you are one of the gifted people in this universe. We appreciate uh🙏🙏
@qasri-dhiirigalin-somaali
@qasri-dhiirigalin-somaali 4 жыл бұрын
Say mansha allah
@elshukri_7254
@elshukri_7254 4 жыл бұрын
U are too late to tell me this baby girl😂
@zuhaanaboss4712
@zuhaanaboss4712 4 жыл бұрын
inta sugeysay filmkan ani cml like☝
@ahmetabtriciat9217
@ahmetabtriciat9217 4 жыл бұрын
Wlhi shalay iyo manta 10 jeer cml so booqdy chanelkaga san u sugayey part two thank you fam
@princessnaj127
@princessnaj127 4 жыл бұрын
Rage Abdi best photographer
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Best👌 cameramen📷📽 in the world 🌍 Raage abdi ❤ Inta halkan so gasha wan idin salamy 🙋‍♀️🇸🇴❤
@ahmedhasan7767
@ahmedhasan7767 4 жыл бұрын
Hadeey is furaan rajacto mu yiraahdo ninka kulaha sheikh aya uyeereyna xitaa waxa mesha ka muuqato diin la aan subxana llah
@fartuunabshir7131
@fartuunabshir7131 4 жыл бұрын
Waàaaaw inaba caadi ma aha wanka helay wlh thanks asxaabta rage abdi💖💖💖👌👌👌
@mulkiahmed2064
@mulkiahmed2064 4 жыл бұрын
Iidle wuu walan yahay hhhh paris waa mesha kaliye ee adunka ugu quruxda badan ee lagu raaxeysto dooq bey ledahay wlhi masha allah
@bintuturaab5568
@bintuturaab5568 4 жыл бұрын
Anigu xassan iyo mulki baanku haaystaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatmayuusuf5036
@fatmayuusuf5036 4 жыл бұрын
waaw top weeye filinkan wuxuuna ka turjumaya waaqica dhaca wlhy qaali iyo raage wlhy jiliinkinu maasha allah xushmad baan idiin haynaa🙏❤
@cabdisamedck4549
@cabdisamedck4549 4 жыл бұрын
Waxaan kahelay jilitaanka jacylka qaali ladan Waxaan u qabay hayat iyo murat ❤❤❤🙏👍👍👍👈
@mulkiahmed2064
@mulkiahmed2064 4 жыл бұрын
Raage awoowe heey ayaa la dhaha waxaan ka codsana anigo Norway kala so xariira mar walba aad baan idiin tageera plz qaali guurso aboowe waa gabar wanagsan just like walalnimo marabo in ay meel kale naga aado qaali qalbi qurux thanks
@sagalsalayman8903
@sagalsalayman8903 4 жыл бұрын
Rage Abdi Qurux 😍😋🥰❤
@salmaismaaiil7192
@salmaismaaiil7192 4 жыл бұрын
Dadkaan dhib badanaa durba qaali iyo raage way isku guuriyeen kawarn🤣🤣🤣
@ahmedabdikadir7330
@ahmedabdikadir7330 4 жыл бұрын
😂😂😂
@abdiismail2688
@abdiismail2688 4 жыл бұрын
KZbin lee lamarooyaa🤣🤣🤣
@Mssbadriyo
@Mssbadriyo 4 жыл бұрын
Salma IsmaaiiL kkkk lamaane lagama yaqaan
@quruxdumar1355
@quruxdumar1355 4 жыл бұрын
Kkkkkk ana ba gobta lagu dhigi laha diyarinayo
@dadkiihore2109
@dadkiihore2109 4 жыл бұрын
@@quruxdumar1355 hhhh waaa is guursaden shalay
@mariapella4812
@mariapella4812 4 жыл бұрын
Gbadha ku jileysa xamdi m.a jiliin keda wanba ka hellay iyo midka lajilaayo😇
@queentanya3787
@queentanya3787 4 жыл бұрын
Wiilka Qaali Ladan la jilaya aad buu u qurxanyahay manshallah
@saharaamin7516
@saharaamin7516 4 жыл бұрын
I m waching this movie becouse of rage and qali
@lamaanahaqarsoon1329
@lamaanahaqarsoon1329 4 жыл бұрын
Raage iyo qaali walaahi waad isku soo baxeysiin romantic ❣️❣️❣️🙏
@ifraaxiinagomey1064
@ifraaxiinagomey1064 4 жыл бұрын
adi shiirkaga la aantiz masexan kari intaas iga gadan😂😂😂😂
@ladancabdullahi8109
@ladancabdullahi8109 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ibrahimbaros463
@ibrahimbaros463 4 жыл бұрын
@@ladancabdullahi8109 shirka ninkada.. Hadu kugubaxo qamirkisa.. Masexan kartid. Wana xaqiiq tas
@ladancabdullahi8109
@ladancabdullahi8109 4 жыл бұрын
@@ibrahimbaros463 😂😂😂😂wax kale waaye shiir loxiisayo
@ilwaadqurux9099
@ilwaadqurux9099 4 жыл бұрын
🤣😂😂😂😂
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
@@ibrahimbaros463 uff nin shiiraaya saan oran hhh
@dahrandegen2111
@dahrandegen2111 4 жыл бұрын
Filinkan sabti walba miyuu soo gala guy's ma cusub yahy wa filin qatar ah wnka heley lkn wd ngu fogeysen nooh legend's big respect 😘❤🙏 raage ❤😊
@naleynaley7276
@naleynaley7276 4 жыл бұрын
Maa ifurin maho ben lee waye iska dheh kulaha 😅😁 filimka lawadan lantod nur maleh qoslke iga dhameyen wlh kuley waxa sugno waa shiqi isku naqi lahaa rer qurac iyo rer geel 😜😅😅😅😅
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 4 жыл бұрын
naley naley 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 4 жыл бұрын
naley naley nag uur leeh mafuranto kulaha
@naleynaley7276
@naleynaley7276 4 жыл бұрын
@@Ramdelfalcao2024 😅 😅 iga yabisay
@naleynaley7276
@naleynaley7276 4 жыл бұрын
@@raabicaayatulah5186 😅😜
@safaaabdalla5456
@safaaabdalla5456 4 жыл бұрын
@@Ramdelfalcao2024 wa qoslu wlhi ar naagaaa
Filmkii Qiyaano Part 1 | Rage Abdi | Qaali Ladan | Hassan Jabane |
27:35
QAALI LADAN AND RAAGE ABDI  ||BARNAAMIJKA CAWEYSKA ADNA CHANNEL ||
33:22
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 9 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 19 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
Filmkii Qiyaano Part 14 | Rage Abdi | Qaali Ladan
23:02
Raage Abdi
Рет қаралды 700 М.
Filmkii Qiyaano Part 3 | Rage Abdi | Qaali Ladan | Iidle Yare
30:02
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 10 М.
Filmkii Qiyaano Part 4 | Rage Abdi | Qaali Ladan | Iidle Yare
34:01
Filmkii Qiyaano Part 10 | Rage Abdi | Qaali Ladan
27:40
Raage Abdi
Рет қаралды 732 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 58
21:03
FAM TV
Рет қаралды 164 М.
Maseer Dumar Short Film 2023
26:16
Yahye Tiger
Рет қаралды 1,6 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН