No video

Raggii Siyaasadda Somaliland Iska lahaa ayaa Isbahaysi Samaystay Kulmiyana wuu dhintay - Jama Gallad

  Рет қаралды 13,041

SSTV

SSTV

Ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 52
@navergiveup9578
@navergiveup9578 Ай бұрын
Exactly waa sidaa u falanqaysen waxa moodan inaad hargaysa joogto
@Gabade143
@Gabade143 Ай бұрын
Haa walahi aad iyo aad
@mahadahmed1909
@mahadahmed1909 Ай бұрын
Ciiro waa madaxweyne Somaliland
@mustaphaaar9734
@mustaphaaar9734 Ай бұрын
OG siyaasadii barte kaftaankaa bilaa turxaanta ah waan idinku bogaadinayaa keep up cagdheerey from iidorkii 😂
@aliabdi5708
@aliabdi5708 Ай бұрын
Sorry waa sidaa adigu is leedahay😅😅
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
Faqashey wxn taada maaha hooyadaa wase adoo faqasha miyaa arimo isaaq ka hadlaya
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Cirro waa nelson Mandelaha somaliland, kubad degan buu ciyaaray markaasay dadkii wadani ku wada biireen kkkkkkk what a valuable politician, he is hailled from lixle tribe (snm lion)
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Welkom Nuur iyo Jaamac Galad
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Jaamac Fariid, Kulmiye bye bye runtii 100% dhamaad filimkoodii waa dhab.
@user-yc3oc8eq9y
@user-yc3oc8eq9y Ай бұрын
rajada qudha ee cadowgu leeyahay waa cirro
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Ай бұрын
Ma cadow aan adiga ahayn ayaa jira ​@@user-yc3oc8eq9y
@HappySurfboards-uv3iq
@HappySurfboards-uv3iq Ай бұрын
Muuse.ala.haqato
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb Ай бұрын
Asc shacabka reer somaliland taageerimaayaan xisbiga ciil qabayaasha
@user-jw4bd6hq8z
@user-jw4bd6hq8z Ай бұрын
Waar ilayn ògaadee ma ilbaxa waxaase waa wixii Faarax Macalin badweynta galiyay
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn Ай бұрын
Farax waxba kuma dhici Wad habaartamaysan lately 😂😂😂😂😂
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud Ай бұрын
Feedhku heshiiska imaaraadka ayuu ahaa , ciro imaaraadka ayuu diidanaaaa
@AxmadMuuse-lr2dd
@AxmadMuuse-lr2dd Ай бұрын
Kkkkkkkk intaa anaguba waanu ku xamanaa lkn inta cirka ayuu u jiraaa kursigu
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
waxa ay ku danbeysey Isaaq oo kaliye
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
Taa cid shaki kama qabto Waan ognahay, xaafad isaaq iney tahay wxa oo dhan
@mohamedsiyad6646
@mohamedsiyad6646 Ай бұрын
Cagdheer is not easy
@Cajabo
@Cajabo Ай бұрын
Jamac runbada sheegtay muuse biix bay bay no more muuse
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Ай бұрын
Jaamac-gallad waa weriye xog badan haya oo siyaasi run-sheeg ah.
@abdirashidmohammed3882
@abdirashidmohammed3882 Ай бұрын
Dadkan caytamaya maxa walay hadii siyaasada somaliland la falanqeeyo ma xamarkiba la dumiyay
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Ай бұрын
G7
@AyanAbdi-hc3re
@AyanAbdi-hc3re Ай бұрын
Jamacoow eey ciyaad la mid tahay, siyaasada Somaliland ha ku dhexwaalan, waxaasna cagdheer ka ahoow 😂😂😂 anoo xaashi iyo xirsiba adeeraday yihiin ayaa kuleh Aabo muuse waa soo laabanayaa. Maxaad kabedelikartaa ???
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
Waaban ka yaabay faqashbaa laba nin oo isaaqa kala falaqaynaysa
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 Ай бұрын
Muuse balaayo 5 sanadood kale haloo daayo Isaaq ,asagaa yaqaan sida loo maamulo
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Ай бұрын
Ma cagdheertaa dooranaysa markaa ? Kkkkkkkkkkkkkkkkl wallee cagdheer baan welligeed Siyaasad iyo saxaafad midna baran .
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 Ай бұрын
Walaahay baroorta cagdheer shahaan ku Cabaa oohintiina waxaan sugayaa marka muse 5 sano daawano anigu hjlo taas iga qor
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
Jaamac qofkuu rabo wuu buun burning
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Sahra dee buunbuunin maahee waa runtii , ma cid baa diidan inuu cirro siyaasi yahay
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw Ай бұрын
Ciro wa persedent of somaliland
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 Ай бұрын
Walee kulmiye iyo labadii janan waa laga walaacay
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Ай бұрын
Reer somaliland wa ku ogyahiin casgdheer wale hiileecaad ku araagtay shacabka somaliland dagalka iska leeh wale Waa riiyoonaysa
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Ай бұрын
Markaad leedahay 90% waxa la aaminsan yahay yaa kuu sheegay QORAN
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
Yaayaah ciro anaa aqaano asagoo sakratari ah ruushka abtigey baa soo badashey
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Sahro masaajid ka ciyaarta ka daa, ma ilaahay baa kugu og oo qiyaamaha waad ku markhaati furaysaaa cirro oo sakhraansan
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
@@hassanhussein272 walaal maadan fahmon ciro waxuu la shaqeyn jirey abtigey asagoo frast secretary ah waan aqaanaa waa nin wadaada amaano leh dagan ,xageebaan ku dhahey ciraa caba
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
@@hassanhussein272 beenta daa ciro waa nin sharaf leh oo mumina
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Ай бұрын
My Ogaden
@MustafexirsiQalinle
@MustafexirsiQalinle Ай бұрын
Aad ayaad u jeceshahay laakiin warkaagu waa qabyo
@salebaanhassan7371
@salebaanhassan7371 Ай бұрын
J.galadow idiinko jamhuriyada diidan... Kii dantina wada ayaad noo sheegay,Ciro SL daacad uma aha...
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 Ай бұрын
Sawirku Photoshop buu noqon karaa
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 Ай бұрын
Beenaale, dee dooran mayno wadani, bal adigu cod daarood ku soo saar wadani adigu. Bahaabahaa, immisa lacag ah, ayaa laydinku siiyay dacaayada xirsi iyo ciro.
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Ай бұрын
Hoyada simaliland wastay caagdheet wa ku oognahay Waa ino dagal ila aakhiiro
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x Ай бұрын
Yaab tahay horta
@mohamedsiyad6646
@mohamedsiyad6646 Ай бұрын
Cadawgii somaliland ciray wataane waxaa qaldan
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb Ай бұрын
Asc waasuuragal warkaagaasi
@aminaomer6330
@aminaomer6330 Ай бұрын
Beenale caydheer
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn Ай бұрын
Magaca sax mise wad mirqan santay
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x Ай бұрын
Dad bay caydu camal u tahay
@saidabdi9782
@saidabdi9782 Ай бұрын
Conta t me
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 13 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 59 МЛН
Beesha Gabooye oo u jawaabtay Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Jabuuti.
15:12
Kaftanka Siyaasada 513 oo aad u xiisa badan
28:52
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,2 М.
UN Security council meets to discuss the situation in Somalia
1:29:07
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 88 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 135 М.
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН