Mansha allah riwaayadaan aan ka helay hadiiba ay meesha ku jiraan dugsiya istey aamiin iyo ck way shidantahay aamiin waligiin qaybta jacaylka la ogaada wuu mataliyaqaan waxaan caawa xasuustay markaan riwaayadaan daawaday riwaayadii guushii jacaylka aamiin sifiican buu umatalay ♥️♥️♥️👍👍👍👍👍
@aragsanabdallah96834 жыл бұрын
Wiilka ck laleeyahay waa qurux socotay masha Allah i support him
@hamsemohamed85564 жыл бұрын
MaaD Ka HeshaY Aanu Numberksia ku siine
@umumohamedhajjiabdirahmaan57414 жыл бұрын
Wlhi cawa soo dhereyay please like ha ila dhafina Qarabo
@ubaxitaaragsanubaxitaarags66884 жыл бұрын
Reer dax shaw keep going hore usocda nooqda hooliwuud somali
First aan so bxiyo comment wan akhrista uun inti ka heshay filinka farta taag✊
@Hamdoush1234 жыл бұрын
Kalgacalka lagu majeeranayo aamin wax u soo socdaan sii saadalinayaa dhmntinba guulaysta kooxdeda dayax show wax hadh iyo habeen u fadhisan la dihiin waa anaga sii muuqal qurux badan nagu so gudbin la hydeen
@abdirahmanabib7374 жыл бұрын
Mid Hanfi Iyo kuLayLa Kooxda La kenaY inta iLa aragty HayLa dhafin Liketa
Hore usocda dayax show waa filinkii ugu macaana 2020
@ahmedkalgacal14114 жыл бұрын
Filimkan love ban ku ahay👌👌👌
@sagalaftax28264 жыл бұрын
Atarishoyinkii subscriber nagu cumaamad wll
@muunamohamed39104 жыл бұрын
Abdirahman ck wlllhy waa wiil shidan yaaiguraaczan😘😘😘😘
@HhhhHhhh-ww2fu4 жыл бұрын
Amiin mar kastaala go, ha sarnado inta ilaaaragtey like isku mujiya
@mustafeiron18474 жыл бұрын
Ifraax iyo sagal kooxda myka tageen asxby
@hawaaragsan1894 жыл бұрын
Hàa wllo way ka bexeen xidigaha qarniga channel subscribe usaar
@muhaqueen16254 жыл бұрын
Waaan kusaaray wll QliH
@hawaaragsan1894 жыл бұрын
@@muhaqueen1625 hye wllo
@abdulaziizabdlaa88464 жыл бұрын
Alaa nagtan yari qali iska dhiigysa sidii Hal geela markab la saaray 😂😂😂😂
@abdalledahapi43574 жыл бұрын
ASXABTA DAYAX SHOW IDINKA OO MAHADSAN SUBSCRIBE
@aminaahmed23184 жыл бұрын
Walahay waan ka helay maashalllha maashalllha ❤❤❤❤❤❤🥰🥰
@salmayuusuf24244 жыл бұрын
Aamiin caawa magac baan u bixshay Aamiin muxibo jacayl
@fadumoirad55374 жыл бұрын
Filmkan waan jeclahay ❤❤❤
@AhmedAli-np4my6 ай бұрын
Waligay Intaan film daawanayey film ka cajiibsan ma arag Hadii dalkeena uu jiro meel lagu qiimeeyo actors ka award ayaa lagu siin lahaa best actor ka film ka amiin saxardiid walaahi run run ayaad moodaysaa markuu waalida matalayo anigu kama xiiso go,o film kan markuu bilaabmay ilaa dhamaadkii waan daawaday tiraba dhowr jeer oo dambena reply ahaan ayaan u daawaday Laakiin waan ka xumahay in teamkan kala biiqbiiqaan waayo midba meel ayuu ka dhacay hore usocda baan leeyahay dib usoo midooba ayaan leeyahay
@sabriinjaamac7254 жыл бұрын
Woooow waa laso dhqosoteen xilwadii labaad waad mahad santiin hore u socda ❤❤❤