RAMADAAN WOW NA BADBAADIYAA SANAD WALBO.

  Рет қаралды 1,522

Hussein Alje

Hussein Alje

4 ай бұрын

#ramadan
RAMADAAN WOW NA BADBAADIYAA SANAD WALBO.
-------------------------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud.
WALAALHEY SOMALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA, SIDA UGU DHAQSI BADAN JIRKAAGA IYO CAAFIMAADKAAGA BADASHO OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO WAAD ILA SOO XARIIRI KARTAA.
WEBSIDE : husseinalje.com
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY.
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO.
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINI DOONAA.
LKM SUAALO CAADI INTA IGU DHAAF OO MUUQAALADA KU SAABSAN.
------------------------------------------------
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page :
/ somali.onlinecoach
my Instagram :
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 17
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 4 ай бұрын
Asc wlke Alje Ramaan Kariim,Ilhy hanaka Aqbalo,kuwa Acmaal wngsan sameysto ilhy hanaka dhigo yaa rbbi, I,a Amiin,Alhu Akram yaa ustaad Alje Ibna qaali
@ataxyareofficial3353
@ataxyareofficial3353 4 ай бұрын
Amiin
@ebradahir3873
@ebradahir3873 4 ай бұрын
Masha Allah taloo yin kaaga waan sugaynay
@Boss_Altitudes
@Boss_Altitudes 4 ай бұрын
Asc Ramadan Kareem Sxboow waan kuu xiisnay ku aaway bro halkee ka baxday
@Jiiltechnology-dx1ns
@Jiiltechnology-dx1ns 4 ай бұрын
Welcome macali husein alje
@daadir2020
@daadir2020 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 4 ай бұрын
Walalkena Ramadan kariim waankuxiisney
@husseinalje
@husseinalje 4 ай бұрын
Ramadan mubarak
@optiopti60
@optiopti60 4 ай бұрын
Mahad saniD captain
@nuryusuf1551
@nuryusuf1551 4 ай бұрын
Shilajit kasoo hadal wll adigoo mahadsan.
@sagalcaliabshir1272
@sagalcaliabshir1272 4 ай бұрын
Aniga caata ahay ina cayilaa rabaa ma icaawin kartaa
@husseinalje
@husseinalje 4 ай бұрын
Waan ku caawin karnaa, nagala soo xiriir +252770873757 +31639256050 +447947638231
@najmacumar17
@najmacumar17 4 ай бұрын
Asc wr wb ramadaan kariim walalkey husen waa lagu waayey vidio yadaada hore malin walba fiirsada niyada kugu hayey hadad so noqotay wa kheyr no so badi ramadaanka cafimaadka cuntoyinka afurka iyo saxuurta
@husseinalje
@husseinalje 4 ай бұрын
Inshaallah🤗
@Wonderce
@Wonderce 4 ай бұрын
Asc wll Waxaan ku waydiinayaa digirta ama canbuulada maka helid karaa protein fiican aan misaan ku dhimo
@husseinalje
@husseinalje 4 ай бұрын
Haa walal
@Wonderce
@Wonderce 4 ай бұрын
@@husseinalje imisa gram ayaa ka qaadan karaa iyo imisa protein ah ayaa ka heli karaa mahadsanid
Liibaanta Guurka :: Qeebta 10 :: Sh Abu dalxaa & Abubakar Mohammed
9:40
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 77 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 36 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 81 МЛН
🔴 Live :: Sida ugu fudud lagu xifdiyo Qur'aanka?? :: Abubakar Mohammed
21:52
FARIIN MUHIIM AH SHEEKH ABUBAKAR MAXAMED
11:41
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 67 М.
Sideen ugu raaxeystaa  Salaadda?  ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
36:52
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 78 М.
Rasuulka (scw) Wuu Ku Jecelyahay❤️ ::: Abubakar Mohammed
5:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 17 М.
Live : Dhacdadii Haweyneyda wanaagsan :: Omar faruuQ
6:18
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 14 М.
Live " Alle ka farxi '' :: Abubakar Mohammed
54:17
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 7 М.