Ramadan maxaa la cuna iyo waqtiga ugu fiican jimicsiga la sameeyo Miisaanka dhimida iyo Jirdhiska ?

  Рет қаралды 6,930

Hussein Alje

Hussein Alje

Жыл бұрын

#miisaanka#somali#ramadan
Ramadan maxaa la cuna iyo waqtiga ugu fiican jimicsiga la sameeya Miisaanka dhimida iyo Jirdhiska dadka wey ku wareeraan lkn sidaan ayaa fiican.
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 45
@tuneey
@tuneey Жыл бұрын
Shukran mclin الله يحفظك
@Liwewe-a466
@Liwewe-a466 Жыл бұрын
Jazakallahu kheir barakallahufiik Merci beaucoup
@hodancilmi2539
@hodancilmi2539 Жыл бұрын
Masha allah jazaakumullahu kheyr
@mahadhusein8556
@mahadhusein8556 Жыл бұрын
Masha allah
@amilaabdirahmanshekh8035
@amilaabdirahmanshekh8035 Жыл бұрын
Than you so much my dear brother⭐💕🌹
@noradensmeal.
@noradensmeal. Жыл бұрын
Thnks coach
@HarzetNgasike-wi1ub
@HarzetNgasike-wi1ub Жыл бұрын
Kheyr alaha kusiyo
@sumayomahad7584
@sumayomahad7584 Жыл бұрын
Walal wamahadsantahay thanks❤❤❤
@fahmomaxamuud5500
@fahmomaxamuud5500 Жыл бұрын
Wa Anta bi khàyr macalin soomaali baa tahy khayr Alle haku siiyo waa Natalia wax badan
@nimodubed5847
@nimodubed5847 Жыл бұрын
Jazakallahu kheyr walal Illahay hakugudaro miisanka xasanaadka
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wa iyaak walal
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc mashallh Allha gulinshallah
@anisamoha9812
@anisamoha9812 Жыл бұрын
Asc macalin xuseen sonkora qabaa mardhawey igu dhacday waxaa rabaa inaankula xiriiro mama
@nalkahussein9395
@nalkahussein9395 Жыл бұрын
Asc wllo allah kugudo abaslkaaga waa kafaideystey Runti baramiskaaga ee kasohadal maca powder
@noradensmeal.
@noradensmeal. Жыл бұрын
Creatine ma la isticmaali kara rabadanta coach Maadama uu biyo badan u baahanyahy maalin dhana aan soomanahy
@MaxamedSugaal-re7nt
@MaxamedSugaal-re7nt Жыл бұрын
Macalimo fadalan waxaad ii sheegta protian powder ma haysto ma dhismi karaaa fadlan iso jawaab
@Saed_moha.
@Saed_moha. Жыл бұрын
Macalin sidee naasaha ragga kasoo baxa iyo laab laab yada Kiliyaha kasoo baxa plz 🙏 isoo jawaab
@siciidocabdulahi4268
@siciidocabdulahi4268 Жыл бұрын
Asc wllo hooyo qalan caloosha ee uyaekartaa
@mustafeaadem9881
@mustafeaadem9881 Жыл бұрын
Wellwoman vitamins kasoo hadal waxtar intee leeg ayuu leeyay
@deeqhanad8213
@deeqhanad8213 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay wllo Coach Hussain, Ma iisheegi kartaa wakhtiga ugu Haboon ee aan tagi karo GYM,ka Si aan jidhkayga u dhiso Mahadsanid
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Afur kadib wll
@Ismlre125
@Ismlre125 Жыл бұрын
Walal Urinary Tract Infections ( UTI) Aya idhibay daqtar kasta wan utagay , hadad icawin kartid walal maxan sameeya?
@shakarxaaji9430
@shakarxaaji9430 Жыл бұрын
Sxb Antibiotics gooni ah oo loogu tala galay ayaa jira(UTI) Antibiotics kaas lagu daaweya.....haddad xaas leedahay ayadana ka daaweey lkn hadad adiga kaligaa iska dawaysid waa kugu soo laabanee waayo xaaska laazim waa qabee marka hal mar iskawada daaweeya....hadda single tahayna 2 isbuuc antibiotics laqaato kugu filan kadib iska baar hada wali positive tahay 2 isbuuc kale dhakhtarku kusiina. biyo badana cab ilaa laba liitar maalintii biyaha 50% bacteria yada waa saaran sidoo kalena waa kahortagaan.
@amalali9188
@amalali9188 Жыл бұрын
Asc coach xussen sethy walaalo waxaan rabaa lambarkaaga waxaan jogaa français waxaan rabaa sidaan jirkeeyga u dhisilahaa adigoo raali ah lambarkaga isooqor
@AsmaAhmed-fd5rg
@AsmaAhmed-fd5rg Жыл бұрын
Abayo numberka shashada ku qoran waye
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs sax wll kor fiiri
@guutoguuto7992
@guutoguuto7992 Жыл бұрын
Asc waxan dhimay misan qan 32 kadib tacab banan Hadna umul ayan ahaay inti an ridayba way iguso labte siden yela
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs walal waa jimicsiga inaad sameysaa iyo cuntada aad saxda
@guutoguuto7992
@guutoguuto7992 Жыл бұрын
@Hussein Alje wanku farxay jawabtada wad mahad santay marki hore waxan ahaa 121 kadib waxan noqday 89 lkn hadan inte ayanku so labtay wan niyad jabayba wale
@shakarxaaji9430
@shakarxaaji9430 Жыл бұрын
@@guutoguuto7992 89 noqotay hadana waa noqon kartaa iyo kasii yar.....mar kale go'aan qaado miisanka soo jar.....mar kalena yuusan ku korin iska ilaali waxyaabaha aad kucayilaysid iskana warqabi haay miisan kor then waa dareeme in in miisankaga kordhaayo iyo in kale .......halmar Mar 20 ama 30kg kuguma kordhayso.
@abdiladhiifabdirizaaq3212
@abdiladhiifabdirizaaq3212 Жыл бұрын
Vedio ga xaaku dhacy
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wax ne
@abdiladhiifabdirizaaq3212
@abdiladhiifabdirizaaq3212 Жыл бұрын
Een couch Husain alje Waxan kuweydiiin bilooyinka Aan ku Cusbaa Gym Ka jirkeyga Si xoowli Ah Ayuu Usoo koraayay balase hadda Korba Uma socdo Wuuba Istaagy mana korooyi mrk Anirtaas Maxaa Usaban Ah ❤ Insha Allah Wxan jeclahy inaad iisoojawabi doontid
@ahlamaden7221
@ahlamaden7221 Жыл бұрын
Plz walal imisaa ayaan bixiiya oo aad coash igu noqonaysaa merci en avance j veut que tu sois mon coach privé
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs walal 003187923830 WhatsApp ila soo xariir
@khadarmohammed1
@khadarmohammed1 Жыл бұрын
Wllky coach ma I noqon 112 kg ayaan ahay 21 jir ayaana ahy muuqaalkyga waxa uu nqoday duq cml inaan fit noqdoba iga go'an
@mssworld2023
@mssworld2023 5 ай бұрын
Hye fit ma noqoty mise wali goan maqadn
@yaseenahmed901
@yaseenahmed901 Жыл бұрын
Kool a la dhuugooyaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@rahmaali5038
@rahmaali5038 Жыл бұрын
Ani Sokor iyo macmacan macuno hadane Calool aa idhibtay 😢
@amirahmuhamed5811
@amirahmuhamed5811 Жыл бұрын
burka iyo bariska iska yareey
@abasadde9950
@abasadde9950 Жыл бұрын
Creatin malacabi karaa mcln
@mouminsheikhhasan7433
@mouminsheikhhasan7433 Жыл бұрын
Xuseen alje number kaaga whatsup ka wuu isoo qaba diiday
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Waa 2 nummer wll
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Haa wll
@bincabaas5516
@bincabaas5516 Жыл бұрын
Waa maxay kaarbo hedraad Waa maxay kaalsiyom Intii afurin masameeykaraa jimicsiga Guriga Macunkaraa Furutada soror LA aan
Liin dhanaan waa cajiib waxa laga heli 2021
16:35
Hussein Alje
Рет қаралды 205 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
QOFKI XASID NIMO MARAYKAN UGU SO TARXILAY AYADO 9 JIR AH WACDAY
45:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 94 М.
ISKARID MIISAANKA BISHA RAMADAN
17:08
Maxamed ceyda
Рет қаралды 2,9 М.
SIDEEN ISKAGA RIDAY 10Kg 1bil |Maryam's diet plans
9:31
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 28 М.
DIET PLAN FULL DAY CUNTOOYINKA LA ISKU CAATEEYO QADO/ QURAAC/CASHO
11:19
Sh Mustafe X | Marka Noloshu Ku Ciisho Culaysyaduna Kugu Bataan!
26:14
HÖGSKOLEPROVET HÖSTEN 2023. Båda kvantitativa provpassen!
3:58:12
Jonas Vikström
Рет қаралды 194 М.
BOORISH MA DAAWO BA AMA WAA DHIBAATO ?
12:32
Hussein Alje
Рет қаралды 66 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22