RAMADAN DAY 15: ABAAYO XABADKA BAA IGALA DHEER 😂

  Рет қаралды 28,526

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

4 ай бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 102
@user-yy7xz1gv9e
@user-yy7xz1gv9e 4 ай бұрын
Let’s go walal gang ciida ka hor fartuun 400k aan garsiino she deserves more then 1million wlhi❤❤
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 4 ай бұрын
Fartuuney nuurkaga baxaya Bishan Ramadan o dhan allhuma barikk babess💕💕💕
@purple_330
@purple_330 4 ай бұрын
Sometimes people spread rumours and sometimes it's the truth but that's still Backbiting 💯 Imagine we lived in a world where everyone minded their business that would be cool.
@Nadarey
@Nadarey 4 ай бұрын
Fartuneyy waxaa qariyo mahayee malmahan masha Allah qurux sii no qonosaa sirta noo sheek 😂❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Jaceel baa i galay 😂😂😂😂
@EBYAN5
@EBYAN5 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂​@@FartunDuvetGirl
@haachannel8793
@haachannel8793 3 ай бұрын
Foundation isticmal make up maisticmasho
@warsan11
@warsan11 4 ай бұрын
Maasha Allah, Allahuma baarik you are shining sister. That hijab is so your color🥰
@FartunHussein1
@FartunHussein1 4 ай бұрын
Be happy what Allah gives you. Qaliin waa halis!
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 4 ай бұрын
This is English dalac bilash you know this somali people can’t eat pasta without hilip 😅
@user-nu8cc9wt8f
@user-nu8cc9wt8f 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@iqracabdullahi5821
@iqracabdullahi5821 4 ай бұрын
Walee soomali maihi hadaa kaa yeelo
@na_bi777
@na_bi777 4 ай бұрын
Whli true wye😂
@flamingo1493
@flamingo1493 4 ай бұрын
Ma'sha Allah Fartun lovie, Ramadha suits you well! The radiant on your face is 🤗🤗. Allahumah Bariiq
@malyuunshuriye6452
@malyuunshuriye6452 4 ай бұрын
Masha Allah sister cabaayada aad qabto Meesha aad kagaday Nalawadaag thanks Waa ku sugaayaa❤
@fabdullahi2656
@fabdullahi2656 4 ай бұрын
Bismillah that’s a big Mac and cheese. Looks lovely ❤❤
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 4 ай бұрын
MASHA ALLAH FRTN WAKU SALAMAY. KALSOONIDA WA SHAY MUHIIM AH ALLAH AYA NODHAMEYES TIRAY WAX WALAB. WA INAN RALI KUNAQANO ABUURKA ALLAH CASAAWA JELAH AH.
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 4 ай бұрын
Sister masha Allah ❤
@luulluul7117
@luulluul7117 4 ай бұрын
Love you xabiibti ❤
@IndhouronHaji
@IndhouronHaji 4 ай бұрын
Quruxley bad noqoneysa malmahan mashalah nalaso wadag sirta❤
@arrawelaahmed6261
@arrawelaahmed6261 4 ай бұрын
maa shaa Allah fartuuney xijaabkaan waa kusoo baxday🤍🤍🤍🤍
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 4 ай бұрын
😂😂😂fartuuney ina ader waad catowda bilahi masha allah 🎉🎉❤❤❤
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 4 ай бұрын
Fartuuney wax yar iney qoyanato mafiicneenow Mise saas lee waaye nin cadaan ka arkay wax wey qoyaneed lkn Mashallh waye❤❤
@abdullahishhussein9759
@abdullahishhussein9759 4 ай бұрын
You made my day 😂
@Farhiadaimond
@Farhiadaimond 4 ай бұрын
Bil.cml ku sugaayey shefuna welcome back wad naga soo daahday😢❤
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 4 ай бұрын
Illahay amarkiis gabadhaan fartuun waan iska jeclahay ❤
@khalidabdirahman4216
@khalidabdirahman4216 4 ай бұрын
Qofki ugu horeeyay eedawadan ahay❤
@Shanana459
@Shanana459 4 ай бұрын
Wa ku salame fartuun manta Ana kow eh wlley qalbiga ka jeclhy wana kula kulmi donaa inshalah dariskaga ahay😂
@na_bi777
@na_bi777 4 ай бұрын
Love yourself everyone >>>333
@khadrsisse4871
@khadrsisse4871 4 ай бұрын
WAW MASHA Allah did it but in Swedish we say Öst pasta and it's good for the kids and those who have anorexia ❤
@fartuunxasan7111
@fartuunxasan7111 4 ай бұрын
Sami waku tageraa horay u soco
@YaasirYare-zg7vb
@YaasirYare-zg7vb 4 ай бұрын
Mac and cheese is one of my favourite food I've never tried 😭😭😭😂😂😂
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 4 ай бұрын
Qamuus Somalia makasodhibaa 😂wan jeclahy sa uhadashid❤ mashallah
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 4 ай бұрын
Yeey I couldn’t wait for your video ❤
@halimah7164
@halimah7164 4 ай бұрын
Habooy ani ciyaalka markay sameeyaan waxaa idhaah iga daaya cunto cadaan manta cunto cadaan baa noo samaysee thanks lakiin hooyoyinka iyo aabayaashu kuma jiraan waa iniga
@sucdiarif867
@sucdiarif867 4 ай бұрын
Asc abaayo, to day you look nice ❤
@user-td2jf4bs1f
@user-td2jf4bs1f 4 ай бұрын
Alleelahee ina runtaa tahy qarash badan baa kaa galaya bastadaan😂😂
@sadushppe1070
@sadushppe1070 4 ай бұрын
Fartuuney inte kabxdey wlly wah😂😂
@rammlasalah736
@rammlasalah736 4 ай бұрын
Muxuus kuuu yahay adeer😂😭😭😭😭😭
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 ай бұрын
Ana uhoreeyo ❤😊
@Naruura4
@Naruura4 4 ай бұрын
Omg manta aad baa u qurux badan thy like makeup and dress mida kle green maxa ku jecltay tuuney brown aadbu kuso saray Masha allh❤❤
@ayaannor7797
@ayaannor7797 3 ай бұрын
Masha allah
@user-zm2rq3eg6e
@user-zm2rq3eg6e 4 ай бұрын
Waa rune nafaqda aabyasha basa leh 😂
@nyg1162
@nyg1162 4 ай бұрын
Masha Allah, 😍😋❤️👍🏽
@Axmadcali558
@Axmadcali558 4 ай бұрын
Fartun team ka isku ken 😩
@najuuomar7096
@najuuomar7096 4 ай бұрын
Sheefuna maanta cunto favorite ii ah baa karisay caafimaad ku cun abaayo
@queenk3570
@queenk3570 4 ай бұрын
Ilaahow cudur aan lugaheyga ku raadsan iiman ilaahey ha siiyo gabdhaha
@fartuunxasan7111
@fartuunxasan7111 4 ай бұрын
Qofka ugu horeyo
@miski954
@miski954 4 ай бұрын
Fartuun ❤❤❤❤
@israxasan6991
@israxasan6991 3 ай бұрын
Iskoobe ehee hor iyo gadaal jag makasoo dhigaa😂😂
@najahhassan3206
@najahhassan3206 4 ай бұрын
Asc fartun
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 4 ай бұрын
Abyo fartun dhaqso guurso nh aa nosheegtid kartoyinka t😂😂 guuleyso abyo
@sucaadcabdala6425
@sucaadcabdala6425 4 ай бұрын
Fartuney iney xoga qoyanata fiicnan laheyd
@Ruweydorubaa-vc2cg
@Ruweydorubaa-vc2cg 4 ай бұрын
Fartuun wa dhubaty dhaldhalkga baxayo alla ya cizak m.a❤🙈🫶
@user-uw1kc3op1d
@user-uw1kc3op1d 4 ай бұрын
Funny lady 😂
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 4 ай бұрын
Fartuun wx lagu naxana waa inaad soo sameysa xlka na yadna naga dhis lkn waa inu noqda wax aan jeeb xanuun ahyn yaah😂
@diamon808_89
@diamon808_89 4 ай бұрын
Heartattack dish
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 ай бұрын
Waxba ka dhacay 😂😂😂
@a.cusmaan21
@a.cusmaan21 4 ай бұрын
Fartuun ayantan qrxdada bxzo m.a ❤
@deka4222
@deka4222 3 ай бұрын
"In your dreams"😂😭
@user-ml8cw5cp5l
@user-ml8cw5cp5l 4 ай бұрын
Asc abyo ila tali : waxan ahay arday waxan malinta aan waxbarashada biloway waxba ma aqrisan jirin waxa lagaray imtixanki 1ad wan murugsana madama an wax diyarsana wana kudhacay then sidii san u aha waxa lagaray examki 2ad weliba anigo waxba iidiyarsanen asna wan kudhacay 😢 sido kle waxa lagaray examki 3ad aya lagari raba oo arbacada aya lagali rba waxbane iima diyarsano wana kabaqa in asxabteyda igu shactirestan 😢😢mxa sameya
@Miirah-mohamoud14
@Miirah-mohamoud14 4 ай бұрын
Dadaal fadhiga ka kac taas talo uma baahna adeey kugu xiranthy oo wax walba sameeyn kara mrka do it sis
@user-ml8cw5cp5l
@user-ml8cw5cp5l 4 ай бұрын
@@Miirah-mohamoud14 abyo albaabadi dhan wey iga xermen oo arbacada aya examka legeli rba
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 ай бұрын
​@@user-ml8cw5cp5l sis waxbarashada aad hada kujirtid school ama jamacad kabàx oo gal mid cusub oo laga aqoon then bilow dadaal si aad natiijadada u hormariso
@EBYAN5
@EBYAN5 4 ай бұрын
​@@Abeera_cade-s8qaad iyo aad sidaas bn dhihi lahaa anigaba
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 3 ай бұрын
Mxa udhacee abayo ma qishtid xijabka iyo gacmaha buuxso sirna waku sheega imtixanka marka uhoreysa qaybta kajawab suaasha laga bilaawa points bdan helysa mrkas bilaw qishka groupk lasoco tankleh wax wa qishay lamaba dhaho group isku xidhan noqda😂😂😂
@Aamei7
@Aamei7 4 ай бұрын
Fartuun abayo waa caatowday
@fartunxaalifaraax5694
@fartunxaalifaraax5694 3 ай бұрын
Wlhi wa run ma jirto gabar qarka hore uweyan qaradabe male
@Zaynaba888
@Zaynaba888 4 ай бұрын
Abyo fartuun Video gaga wan dhararsada sida usugayo ad ban uheclahay in an kudawado 3 ramadan ila hada wan kula socda 🫶
@marianadawe2213
@marianadawe2213 3 ай бұрын
Fartuun mxaa sameeyde aad u caatowdeyyy 😊❤❤
@najmanujuumchannel8966
@najmanujuumchannel8966 4 ай бұрын
Fartuney healthy foodka aad isticmaasho nooso gali ina adeer kalsooni alle ha siiyo gabdhaha is qalqalaayo me dait galaan anagaba tartib tartib isku cateynaye😂😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 3 ай бұрын
Fartuny wa somnhy mnto dhn cunta cun iledahy iga xisho 😂
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 4 ай бұрын
Alabeerka waxbadso wax beelbey dhashaa oo cad baa kudhacday gabadhas 😂😂😂
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 4 ай бұрын
Title ilaa hada mafahmin 😂😂😂
@kimkiz5207
@kimkiz5207 4 ай бұрын
The product looks so heavey fat😂 masha Allah
@safiashire2380
@safiashire2380 3 ай бұрын
Maamo khayr allaha ku siiyo wan ku taageeraa maxa yeelay diinta aad ku fiican tahay darteed diinta waxay ka qabtaa waa xaaran ilaahay wuxu yiri habadalin sida aankuu abuuray
@AmaalApdy-mr9po
@AmaalApdy-mr9po 3 ай бұрын
Cun cun hoo am 😂😂😂😂
@Hamda2020
@Hamda2020 3 ай бұрын
Wax la qalajiyey oo nafta laga wada saaray weeye 😳😂
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 ай бұрын
Fartuun waa catowday waa dareemoy dhax yar dhuubo sas ka rabaa 2024 waa inaa la iska shaqeya aniga horta calooshan inaa dhiga rabaa oo la moodo inaa uur lee yhy war ma jiroh 😂
@nyg1162
@nyg1162 4 ай бұрын
😍💪🏽❤️👍🏽
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@deqabulale1311
@deqabulale1311 4 ай бұрын
Fartuneyy l can’t eat this pasta without a meat 🥩 darling how can I make with a meat 🍖?😂😂😂 I grow in Somalia 🇸🇴 but I’m this time other country 😢
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Usually waa kor sartaa abaayo. Waxaa ku cunaa chicken wings
@iqracabdullahi5821
@iqracabdullahi5821 4 ай бұрын
Fartuuun ayaanta gaganbis aa bilaawday yaa yareey bisharamadaan 30biri lee waaye toos noola joog
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@fabdullahi2656
@fabdullahi2656 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 4 ай бұрын
Turkey iska dhaf muqdisho laga shegayey
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 4 ай бұрын
Abaayo mafahmeyno inglish guri dhan kakooban20qof ee nahadaa ama nagadhaaf❤❤❤❤❤❤❤
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 4 ай бұрын
Fartuney ano dalki joga sas u fikiroya markaan gursado farax frashka ka dhax arke dheh 😂 waba hadan ku sheego aa isla amuso un
@Miirah-mohamoud14
@Miirah-mohamoud14 4 ай бұрын
Fartuuneey intaa kula socdo ma dhaweey wuxuu KZbin u socon la’ayhy adi maa ku fadhiyo walaaleey😂 it’s joking keep going sister.
@user-sd9st1fi6x
@user-sd9st1fi6x 4 ай бұрын
Manta sytle nagu garacday
@abaadirmuxumad2458
@abaadirmuxumad2458 4 ай бұрын
mashaalah waa bara Reydaa 。wll.iska yaree
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Shut up 🤫
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x 2 ай бұрын
Fartuney habaryar aniga waxaan aduunka ugu necebahay waxaa ka mida cuntada aad hada sameyneyso. Dalac bilaash iyo baasto aan ka jeclahay so sorry habo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😂😂😂😂😂
@ubahjama3100
@ubahjama3100 4 ай бұрын
Inanteeydaa sameeysa laakiin waxeykudartaa chicken breast
@ifraxmuuse8738
@ifraxmuuse8738 4 ай бұрын
Fartuney catada mcn ku ehed cayil ka xaar mel ladhiga u eked lkn wali waxa kushiman
@nastapower242
@nastapower242 4 ай бұрын
Fartun masha alah qurux allahuma barik kulaha qofki fartun inu ekado rabo ha cuno yaba ka shidan fartun gabey
@selmamohamett
@selmamohamett 4 ай бұрын
Kan jap Yar ma aha lol
@modernxaliimo4731
@modernxaliimo4731 4 ай бұрын
I just can’t phantom why anyone would share the most intimate and private details of your life with other women!! Worse of all Somali women who are not your friends, are envious of you and never value friendship!!! I hope this is a lesson to you all never yo disclose anything private to anyone else.
@CabdulahiShiine-lt7ps
@CabdulahiShiine-lt7ps 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@hafsamohamed605
@hafsamohamed605 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
NIN LA'AAN BAA CARUUR HELI KARAA!
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 21 М.
PRANK  HOOYO KA YAABIYAY
12:26
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 98 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 130 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
ALI ZAKI 💍 JUWEERIYA WEDDING
13:34
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 34 М.
WASIIR KAAHIN WAXA BOORAMA KA DHACAY CAADI MA AHAN (4051)
35:18
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
Baro sida subaga loo sameeyo iyo routine kala kacsan
12:10
Nurto family
Рет қаралды 867
RAMADAN DAY 22: CAJIIB!! ANIGA FARTUN AH BEE RABAAN INEE I GAALEYAAN
10:47
GURIGII MUCJISADA AHAA!@sawdamqaalib
32:38
Sawda Qaalib
Рет қаралды 15 М.
PRANK: HOOYO MAALIN WALBA 2 SACADOOD BAA GYM CIYAARA
13:54
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 85 М.
CAALIN: MW 'MADAXTOOYADA HAKA SOO BOXO' | KIISKA BADDA | SL
27:50
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,6 М.
PRANK: HOOYO MA IGU DHUUSTAY?
9:51
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 191 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 130 МЛН