RAMADAN ROUTINE MAALINTEEDA 2 IYO ROOTI QUDAAR AAD U MACAAN

  Рет қаралды 133,656

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Пікірлер: 571
@FartunjaziiraSfamily
@FartunjaziiraSfamily Жыл бұрын
AWAY DADKA NABIGA JECLA SCW THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CHEATED PROPHET MOHAMMED SCW ❤️💯
@yaanaali9826
@yaanaali9826 Жыл бұрын
Muraad baan leeyahay igu caawiya inad ii duceysan waa intaaso midkiin ducadiisa la aqbalaa waa bil soon Rabbi abaalkiina jannada ha Ka dhige 🤲🥰
@shaami2u
@shaami2u Жыл бұрын
Brother, I feel that there are many people who do not have this grace and this month is a good month, so if you can give, please give. I would also like to say to you that what is hidden from you is hot, fear eyes and turn to Allh Ramadan karim
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Asc wr wb masha allh qurux waaye saxamanka iyo baaquliyada waanka helay.
@Hamsabacon143
@Hamsabacon143 Жыл бұрын
Maashaa allaah. Daalka badan waa lagu jiranaa. Cuntdaa qaar frrezer ayaa la gashtaa, qeybta aad rabto ayaa lala soo baxaa maalintaas. Qasab maahan maalin walba eber ka bilaawdid. Sida sambuuska, maraqa la qaan deysto, suugada kuwaas dhan. Wixiba aad gelin karto. Bacda lageliyo freezerka ikea waa gadaa iyo dukaamada qaar. Soo bixi kululey waaye. Sambuuska waa dubanee lee.
@hodanomar9447
@hodanomar9447 Жыл бұрын
family aad uQurux badan m.a ilahye Nolasha inta diman farxad Haidinku dhamayo❤🤲🤲☺️
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 Жыл бұрын
Adna mashaallah abayo kartdidha muqaladha sa udubto cuntadha waxlbo sa uhabeso qof Somali KZbin kugaro maleh
@omarjusuf2485
@omarjusuf2485 Жыл бұрын
Masha Allah Ramadan Mubarak ❤
@starlastella
@starlastella Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah Ramadan mubark ❤️🥰
@ikranmohamedahmed4076
@ikranmohamedahmed4076 Жыл бұрын
Masha allah gacntada Illahey ha ku barakeyo
@umuikhlaas9189
@umuikhlaas9189 Жыл бұрын
Masha allah Ramadan mubarak allah ku barakeyo gacantaaada
@deeqocabdi5890
@deeqocabdi5890 Жыл бұрын
Ramadan mubaarak baayyo adiyo famiLykaba mansha Allah tabaarakallaaH ❤
@fathiagouwafeh8119
@fathiagouwafeh8119 Жыл бұрын
Manchallah farid xoga iyo cafimadka allah ku dayo
@makoislaw
@makoislaw Жыл бұрын
Masha allaah afur macaan badan waye ramadaan mubaarak xabibti
@quensmil277
@quensmil277 Жыл бұрын
Masha allh Ramadan mubarik family allw image aqbal
@غاليهمحمد-و7ع
@غاليهمحمد-و7ع Жыл бұрын
Masha Allah habo mcn fcn Ramadan Mubarak illhey hidin barkeeyo habo mcn
@nimcoadan7794
@nimcoadan7794 Жыл бұрын
M.Allh abayo adna Allh hkubarakeyo gacantatha Ajarna Allah hakasiyo in sha Allah ❤
@iqromuxumed-cq2cd
@iqromuxumed-cq2cd Жыл бұрын
Ramadan mubarak 🤚🤚
@Amineeta704
@Amineeta704 Жыл бұрын
Masha allah walshay gacntaa allaha ku barkeeyo
@monayasin7995
@monayasin7995 Жыл бұрын
Masha allah ramadan mubarak
@LuleeyQurxe-ox9kx
@LuleeyQurxe-ox9kx Жыл бұрын
Gabadheda weye ku jeceshahye ❤❤❤
@SabariinCali-my1pd
@SabariinCali-my1pd Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ❤
@princessbinty499
@princessbinty499 Жыл бұрын
Masha allah Ramadan mubarak family
@Boqran5
@Boqran5 Жыл бұрын
Ridwaan codkiisa waa isbadalay wiil boo soo baxay mashallaah ❤❤❤
@Hooyosomaliyeed
@Hooyosomaliyeed Жыл бұрын
Guuleeyao wlshey adno qurxeey ❤❤❤
@ahmedshire6434
@ahmedshire6434 Жыл бұрын
Manshala gacanahada.elahay ha kubarkayo a. Miin
@nimcomustafabdullahi-sb2ug
@nimcomustafabdullahi-sb2ug Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasrinaqalbii9013
@nasrinaqalbii9013 Жыл бұрын
Ramadan mubarak 🌙🕋❤️
@Nuurtamaxamed135Mohamed3-qu4yd
@Nuurtamaxamed135Mohamed3-qu4yd Жыл бұрын
Masha allah Ramadan Mubarak my family ❤️🌙🥰
@nacimoabukar8349
@nacimoabukar8349 Жыл бұрын
MashaAllah
@sundusbashirfarah
@sundusbashirfarah Жыл бұрын
Masha allah rabadan mubarak my family ❤
@xaragabaadansidihoyaded628
@xaragabaadansidihoyaded628 Жыл бұрын
Masha allah tabaralah adna Ramadan mubarak
@Sahraa-gr8yn
@Sahraa-gr8yn Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Masha Allah sister ramadan mubarak
@ayandahir7553
@ayandahir7553 Жыл бұрын
Masha allaha Alley ha niisiyadiyo inataan heesane raabi ha usahlo
@natramohamed8233
@natramohamed8233 Жыл бұрын
Masha allaah afur wanaagsan bilcafiya caleykum 😋👍
@Xurmobadan143
@Xurmobadan143 Жыл бұрын
Mansha Allah family aad u qurux badan illahay Isha bili.adanka ha idinka xijaabo ❤ Ramadan mubarak ❤
@ubaadmahamed6331
@ubaadmahamed6331 Жыл бұрын
Masha allah abayo cafimadkaga allah ku siyadsho wax walba cafimadkaga noga muhimsan adnadena m.a howl aduyo ma dhamaneysee
@hananita0097
@hananita0097 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak 🎉
@halimasaadia008
@halimasaadia008 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak all Muslims around the world 🌍
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo hadhaafo iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
@saladohussein922
@saladohussein922 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sohanahmedibrahim9613
@sohanahmedibrahim9613 Жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭
@hasmah8018
@hasmah8018 Жыл бұрын
Maansha allah family qurux badan Ramadaan mubaarak farxad ku dhamaysta bisha barakaysan🥰❤❤
@saladohussein922
@saladohussein922 Жыл бұрын
Masha Allah afur wanagsa
@fatumabashir50
@fatumabashir50 Жыл бұрын
Ani iyo amira isku mid nhy mcnto shugran mar wlba inosoduub adan isku medalinaa🎉
@keeysohassan7717
@keeysohassan7717 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak all Muslim 💗💕
@shukridaahir9537
@shukridaahir9537 Жыл бұрын
Ramadan Kareem
@sahroxasan1401
@sahroxasan1401 Жыл бұрын
M.a Ramadan mubaarak
@JackCaddnan
@JackCaddnan Жыл бұрын
Ramadan mubarak all Muslims
@libaaxyadabanadir2570
@libaaxyadabanadir2570 Жыл бұрын
Wcs my legend gawadhiis Ramadan kariim
@Nestexanaka13
@Nestexanaka13 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak all Muslims 🌙🕋❤️
@Hamdaahmett
@Hamdaahmett Жыл бұрын
Ramadan kariim❤
@faysaahmed5513
@faysaahmed5513 Жыл бұрын
ض٦تءع😂تا❤ت𑸪ءءءءت❤ت❤ااراءتءى😂😂
@suadaahmed3558
@suadaahmed3558 Жыл бұрын
Adna abayo wakusalamay allaha kuxafido mashiinka bocorka intan kahala
@theremedy180
@theremedy180 Жыл бұрын
Ramadan karim
@deeqashmuxumed4826
@deeqashmuxumed4826 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@fardosoabdiaziz8941
@fardosoabdiaziz8941 Жыл бұрын
M. Allah Ramadaan mubaarik all muslims
@pepeabdi5065
@pepeabdi5065 Жыл бұрын
M.a Ramadan Kareem walashi mcn 💋
@awohassan
@awohassan Жыл бұрын
maasja alkaah wAd isi shiday ramadaankii
@aishabestarwa
@aishabestarwa Жыл бұрын
Mashallah ❤sister ramadan mubarak dhamanten ❤
@filsaninamahamed8062
@filsaninamahamed8062 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak🥰
@MEERa_Abdallah
@MEERa_Abdallah Жыл бұрын
Alaaa ani saa alaab dhaqow u nec bahay leee inaa cunto kariyo ka jeclahy ....wallahi hadan ka soo kacay alaab dhaqow😭😩😩💔💔
@fartuunxareedaadan5117
@fartuunxareedaadan5117 Жыл бұрын
M.a ramadan mubarak all muslims🌙❤️
@zakaabdimoha2856
@zakaabdimoha2856 Жыл бұрын
ramadaan mubaarak 🕋
@maryanmuuse133
@maryanmuuse133 Жыл бұрын
M.a Ramadan kariim Queen adna
@samiyoclaahi8637
@samiyoclaahi8637 Жыл бұрын
M.a gacantada all kuu barakeeyo
@ruweydomohammed5923
@ruweydomohammed5923 Жыл бұрын
Allaha kuu barakeeyo gacmahaaga mcnei
@jihaanjuju
@jihaanjuju Жыл бұрын
Masha Allah Ramadan Mubarak my family Allah nibarakeyo😍😍😍😍✅
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 Жыл бұрын
Ramadan mubarak waaye wll
@Ayan80Ahmed70-vo5po
@Ayan80Ahmed70-vo5po Жыл бұрын
Mnsh aLlh aalle ha idiin barkeeyo wllo
@mariamahamad4112
@mariamahamad4112 Жыл бұрын
Ramadam mubark
@barwaaqoaliabdi6335
@barwaaqoaliabdi6335 Жыл бұрын
Ramadan muparak ❤
@qertowarsame4996
@qertowarsame4996 Жыл бұрын
Ramadan mubarak adno mama u umayyad jeedee aaway
@maryamabduqadir3914
@maryamabduqadir3914 Жыл бұрын
Manshalah ramadan mubarak dhamantiin ❤❤
@khadroadan9787
@khadroadan9787 Жыл бұрын
ala haku caafiyo adana qali farxad kuwara adiyo familka
@sumayoshariif1894
@sumayoshariif1894 Жыл бұрын
Ramadan mubarak❤❤😊😊
@drssacdiyazuuzaana7929
@drssacdiyazuuzaana7929 Жыл бұрын
Walaal bahasha basasha lagu jarjaro xagee ka heli karaa🔥
@zamzamahmed1021
@zamzamahmed1021 Жыл бұрын
Mash allh Ramada Mubarak ❤
@ruunadontiiallah6847
@ruunadontiiallah6847 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak adna family qurux badan ❤❤❤❤❤❤❤
@barliin01
@barliin01 Жыл бұрын
Sanbuska ka hele asigoo dhameys tirin sidaa usameyneysid rabaa queen❤
@nasriincadeey4540
@nasriincadeey4540 Жыл бұрын
Abaayo waxwalba saad samaysid xabad iyo xabad inoosoogali meeshaa kabilowday
@fadumocadey8097
@fadumocadey8097 Жыл бұрын
mashallha ramadaan mubarak xbbtii🥰🥰🥰👍👍
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤
@umuahmed706
@umuahmed706 Жыл бұрын
Illahy ha idin daaweeyo masha allah Lkn hooyo daruuf haysato baan ahay icaawiya😢
@BishaaroCabdiQaniMaxamed
@BishaaroCabdiQaniMaxamed Жыл бұрын
masha. Allah. alaha. kuubarakeeyo
@hiboduraan6801
@hiboduraan6801 Жыл бұрын
Masha Allah Ramadan karim Adno family cimri dher iyo cibadosuban❤❤❤❤
@mariyaabdi4658
@mariyaabdi4658 Жыл бұрын
Adno waanku salaame wlhi waanku jclahy walaashey waana jclaan lahaay inaan mar un kuu imaado from kismaayo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍
@AdnaHenna
@AdnaHenna Жыл бұрын
Shukran ❤
@mariyaabdi4658
@mariyaabdi4658 Жыл бұрын
Lambarkaaga seen ku heli karaa
@hoodomaxamuud6257
@hoodomaxamuud6257 Жыл бұрын
Mnsha aallha adan qurxu caafimada ka coodo ka ga aya la dareemay ilHy ku siiyadiyo hppti raamadan mubarak 🥰🥰🥰
@kingarash6267
@kingarash6267 Жыл бұрын
M.a Ramadan mubarak
@chfghf6318
@chfghf6318 Жыл бұрын
Wwww m.a waan kahelay sida quruxda badan m.a
@zahrafaisal9544
@zahrafaisal9544 Жыл бұрын
Mashal Allah Wllo aadnaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatumabashir50
@fatumabashir50 Жыл бұрын
Ramadan mubarak xbbty musliminta dmntoda Ramadan mubarak idiin leyahaay❤❤🎉
@sabirinbare
@sabirinbare Жыл бұрын
Ramadan Mubarak 🎉😊
@Suad800
@Suad800 Жыл бұрын
Mashallah Ramadaan Mubarak
@fihiimaaxmed2992
@fihiimaaxmed2992 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak adna waa Ku salamy paayo ❤
@maryanaliadan6869
@maryanaliadan6869 Жыл бұрын
Mash Alla abaayo Alla ku xifdiyo Adiga iyo familj
@Kiki-xx9hp
@Kiki-xx9hp Жыл бұрын
Asc adna xbibti wilashada lamagoodle u egyihin gabdhahane carab sida hoyaded cml waye Masha Allah wilasha abahood aye racen umaleyna gabdhahane adi ku raceen ❤❤
@AdnaHenna
@AdnaHenna Жыл бұрын
😅
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Жыл бұрын
Man shaa Allah tabaraka raxmaan
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 Жыл бұрын
Mansha Allah afur qurux badan
@xafso3332
@xafso3332 Жыл бұрын
Wacalaykumu salam waraxmatullaahi tacala wabarakatuh msha allaah🥰
@FuqiyoYarey-vh4qd
@FuqiyoYarey-vh4qd Жыл бұрын
masha alha ❤️❤️❤️❤️❤️ wcs
@axlaamcumar5905
@axlaamcumar5905 Жыл бұрын
Ramadan mubarak adna heena♥️♥️♥️
@RumaanYuusufahmed-le3ng
@RumaanYuusufahmed-le3ng Жыл бұрын
Ramadaan mubarak all to muslim ❤🌹💋
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha allaa adna aqwaan samo muku afurten ilyas iyo Radwaan ramadan karim ilaahey hanixafo adna gabdha an uxiisy nadiya iyo nahida kamirada maka arko ayaatan ishu shumi gabdhahey ❤❤❤❤
@Iam_Mia_Yt
@Iam_Mia_Yt Жыл бұрын
مشاءالله
@ZahraIbrahim-pn7iq
@ZahraIbrahim-pn7iq Жыл бұрын
Ramadan mubarak
24 HOURS AYAAN SAMEEYAY WAXYAABO AANAN HORE USAMAYN 😳
29:05
Samia AHMED
Рет қаралды 13 М.
RAMADAN ROUTINE DAY 5 AFUR WANAAGSAN 🌙
13:41
Adna Henna
Рет қаралды 46 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
RIWAAYAD COMEDY || MASOOME || QOSOL IYO QARAAXO 😂
11:50
Adna Channel
Рет қаралды 106 М.
MAALINTA 2AAD RAMADAAN ROUTINE
9:57
Amira Qurux
Рет қаралды 120 М.
FULL ROUTINE AFURKA KADIB BASHAL SAXUUR IYO QOSOL QARAAXO
11:26
Adna Henna
Рет қаралды 125 М.
RAMADAN ROUTINE DAY 7 AFUR WANAAGSAN 🥰
13:43
Adna Henna
Рет қаралды 45 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН