RAMLA OO DOONEYSAA INAY FEER KU MATASHO SOOMAALIYA OLYMPIC

  Рет қаралды 16,339

Farhan Jimale (Farhan Jimale)

Farhan Jimale (Farhan Jimale)

Күн бұрын

Warbixin ku saabsan Ramla Ali oo ah gabar Soomaaliyeed oo ku nool London oo dooneysa in cayaaraha Olympic ay ku matasho Soomaaliya dhinaca cayaaraha Feerka.

Пікірлер: 45
@nasiibabdi1678
@nasiibabdi1678 6 жыл бұрын
Waaa guul magacaga somaliyed hadi ay ku ciyaaraysa guul ayaan u rajenaya wllshy good job🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 6 жыл бұрын
Anigaba ad Ayan ugu faraxsanahyi gabadh Somali ah oo guul u so hoyisayi Somali oo dhani
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 6 жыл бұрын
caruurta hobigooda lagama hor istaago mashaalaah gabar adag waayaay
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 6 жыл бұрын
Wa ruun aniga hoyo iyo abo wayi I ogal yihin in an ciyaro
@saabiryare3564
@saabiryare3564 6 жыл бұрын
Waaaa Sax Lkn Dad Islam Ah Ayan Nahay WXyalaha Qarna Ma Ogolo Diintena Taasna Ogow Walal
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 6 жыл бұрын
@@saabiryare3564 wa ruun lakin mid xasuso ilahyi Aya KU qoryi in ayi ka so qabi gasho somaha wayo qof walba hadafi ayuyu leyahyi oo uu jecli yahyi in uu sameyo
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 6 жыл бұрын
@@saabiryare3564 wa ruun. In anayi ino ogalin dintena islamka ah lakin maxan samina
@saabiryare3564
@saabiryare3564 6 жыл бұрын
@@maprukajoqor9119 Walal Hubi Qofka Wuyelan Kara Sax Lakini Hubigas Wa Inusan Ahanin Wax Diintada Kahor Imanayo Dintenana Waxkasta Oo Iman Dona Fasad Iyo Wanagba Way Kahadashay Quranka Ayana Lagu Shegay Waxwalba Hada tusale Dumarka Xijabkoda Walaga Hadlay Waxakale Laga hadlay Qabka Ay Bulashada Kula Nolayan Adabta Hadlkoda Xita Wala Xadiday. Sidaaas Ma U Ogthy Wll
@FAAD21
@FAAD21 6 жыл бұрын
Waligaaa magacaga wu sareenaya hada dadkaga magac larabtid Guuleso walashey✊💕
@thiagoalcantara6139
@thiagoalcantara6139 6 жыл бұрын
First view watch from xamar
@wejdaanaabdurahman3506
@wejdaanaabdurahman3506 5 жыл бұрын
Walaalay ilaah ka baq xitaa hadii aa ciyaartan iska dhaafi karin ugu yaraan is astur
@azhravsoomaal1246
@azhravsoomaal1246 6 жыл бұрын
Wooow ramla horay u soco wllzhy mazha alah
@الصومالأكبرمماتعرفون-ح2و
@الصومالأكبرمماتعرفون-ح2و 6 жыл бұрын
Wey qaldantahay inantayari wexeyna u egtahay Cristian ama masiixi qofka muslimka ahina waxaa laga doonayaa inuu u ekaado muslim waana cambaareynayaa dadka taageerayo gebadhan sumcada muslimiinta kucayaareyso waxaana leeyahay soomaali dhaqan muslim kufilan ee allah hakusoo hanuuniyo somali sidaa cisi iyo sharaf kuma heleyso كلمة ألله هي العليا ( لأن )فإن العزة لله جميعا
@mosman12
@mosman12 6 жыл бұрын
insha'Allah you'll make your country proud sister.
@hodanahmed6810
@hodanahmed6810 6 жыл бұрын
Mshlh horumar wacan inshlh ramla ❤️❤️❤️🌹🌹
@abdalarashid5408
@abdalarashid5408 6 жыл бұрын
Guul insha allah ramla ali
@شكريةمحمد-ج2ط
@شكريةمحمد-ج2ط 6 жыл бұрын
Masha allah guuleyso Ramla abaayo qalii
@Ibrilo99
@Ibrilo99 6 жыл бұрын
Ilaaheey baan kuu baryaya in uu ku soo hadeeyo dhinac walboo noloshaada ka mid ah...... Amiin
@abdiqadirmohemed7996
@abdiqadirmohemed7996 6 жыл бұрын
Wow good Ramla insha we will supported win win win my dear sister
@infinitywar2205
@infinitywar2205 6 жыл бұрын
Abdeeq Bijoid Adiga Alle haku hadeeyo adiga ayaa xumaan oo dhan xambarsan kk dacad iska dhigaayo xaasid somali baa u tahey, ee kagama bahna inaad guul u rajayso. Jirkeeda ayad ku mashqulsantahey bes bahal dhintey.
@Ibrilo99
@Ibrilo99 6 жыл бұрын
@@infinitywar2205 Somalia magaceedu feedh ku iibsamimaayo
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 6 жыл бұрын
Lakin waxa qalad ah ma saminiso wll
@amushofficial5413
@amushofficial5413 6 жыл бұрын
Hormar wacan Ramla Ali
@MZRUSCKUTA
@MZRUSCKUTA 6 жыл бұрын
Ramlo in sha Allah sister all the best.
@DreamBoY-rp6kn
@DreamBoY-rp6kn 6 жыл бұрын
Tartanka ha ka qeyb gasho lkn plz ha is aturto qf Muslim waaye
@ilyasmaxamedxuseen1209
@ilyasmaxamedxuseen1209 6 жыл бұрын
keep going sister garab kaga ayan tagan nahay evry time
@zaynaabdullahi6625
@zaynaabdullahi6625 6 жыл бұрын
waaaaaw.gul.ayankurajeynaya
@fauzyahmed6765
@fauzyahmed6765 6 жыл бұрын
Please wear hijab ur pretty really be proud ur hijab like maiyah zafar
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 6 жыл бұрын
Anigaba waxa an ciyara Baskidbolka wan jeclan laha in ayi hablaha somaliyed ayi bartan ciyar walba oo la ciyaro adiga oo ah somaliyad muslimah
@awilmurtiilemedia1279
@awilmurtiilemedia1279 6 жыл бұрын
Go ahead , aadbaan ujeclahay lkn by de time I was Young I haven't Time to played basketball
@ismailahmed2048
@ismailahmed2048 5 жыл бұрын
Ramla noolow
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 6 жыл бұрын
waxaan rajaynayaa inaan mustaqbalka gudiga olympicada soomaaliya kaga ciyaarin gabadhaas 2008 waxaan aad u rabay inaan ka qayb galo bejing 2008 ciyaaraha feerka lkn waxaan shakhsiyan ka kulmay dhibaato iyo is daba meer meer then i said fuck you lkn wakhtigan xaadirka alxm waxaan hayaa oo soo saaray 4 wiil oo 14 jir ah oo agekooda sanadkan ka qayb galaya championskA finland and i am 100 sure inay badin doonaan
@thiagoalcantara6139
@thiagoalcantara6139 6 жыл бұрын
Farhaan jimcale dalkeena xaguu ku dambeen doonaa 😭😭😭
@qaaliqurux6969
@qaaliqurux6969 6 жыл бұрын
Masha allah abayo lkn odaygada muslim miyaa
@wejdaanaabdurahman3506
@wejdaanaabdurahman3506 5 жыл бұрын
Ninkeeda gaal miyaa
@fatxieapdihakim6918
@fatxieapdihakim6918 6 жыл бұрын
Lkn waxan kula talinaa inaa is asturto
@shirmooge
@shirmooge 6 жыл бұрын
ninkeeda gaal miyaa ruchad moor ladhaha sidee wax u jiraan
@wejdaanaabdurahman3506
@wejdaanaabdurahman3506 5 жыл бұрын
Miila aragtay
@ayatollahcalisomali3832
@ayatollahcalisomali3832 4 жыл бұрын
Maya waa Islam iyo gaal isku dhax jiray 😁🤣 5 my
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 6 жыл бұрын
Masasad wll muslim kutahy! Iyo wiilka cadanka eead isqabtn?! Anyway guuleyso wloh wankutagersnhy❤🔥
@mosman12
@mosman12 6 жыл бұрын
Adiga miyaad Muslim nimada Ka xigtaa doqon ayaa tahay oo soo bangdhig (istus) ah.
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 6 жыл бұрын
Wan KU tagersanahyi
@lisaa19861
@lisaa19861 5 жыл бұрын
Somali women rock . Sky is the limit girls 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽so proud of them 👏🏽 where are our men ??Sad !!! I guess chewing qat and selling drugs or fighting over Qabiil of course ... yuck embarrassing ...
@abdiwarsame4770
@abdiwarsame4770 4 жыл бұрын
Feertanku sports fiican ma ahan. waayo qofkale uun baad beerka ka garaacaysaa. Markani waxani waa khamaar danyarta is garaacooda xoolo laga samaysanyo , sidii Romanku dadka iyo libaaxa isugu diri jireen. Laakiin in qofku feerka iyo haraantida difaacu nafsi u barto waa arrin la soo dhoweyn karo.
Similarities Between Somali and Oromo
10:05
Bahador Alast
Рет қаралды 306 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Ramla Ali muralised in Bethnal Green to symbolise community & culture
7:32
Ramla Ali vs Isela Vera (Full Fight - Lopez vs Kambosos Jr Undercard)
14:15
Responding to drought in Garissa County
2:43
UNICEFKENYA
Рет қаралды 18 М.
FULL FIGHT | Ramla Ali vs. Mikayla Nebel
21:37
DAZN Boxing
Рет қаралды 1 МЛН
WAA TUMA RAMLA CALI
4:56
REJO SPORTS
Рет қаралды 5 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН