No video

Raxmad | Xasuusta: Xaliimo Khaliif Magool | Codka: Roodo Kayf | Qaaci Show

  Рет қаралды 506,369

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Martida: Hoodo Kayf
Cuudka: Nuuradiin Cali Amaan
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Piano: Shabcaan Isko
Camera: Abdirahman Muse
Abdirahman Khadar
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Faysal Ashour
Soo Saaristii: Astaan
2022

Пікірлер: 331
@King_Budnacab
@King_Budnacab Жыл бұрын
Hore uma dhicin hees ay magool leedahay oo cid kale kaga cod wacnaatay. Wow Rooda waa markii 53aad een heestan dhagaystay ilaa shalay. Am afraid, I may have travel back home just to say 'hello' to the new QUEEN.
@BilanMohamed-hx2hv
@BilanMohamed-hx2hv 29 күн бұрын
Lws
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 2 жыл бұрын
Waxaa cajiib ah sida ay inantu codkeeda khaaska ah ugu qaadayso heestan, qofkasta oo is yidhaa fanaan hore oo aad heestiisa qaadayso codkisii ku hees wuu lumaa lkn sida inantan markaad codkaaga alle kuu dhaliyay kalsooni ugu heesayso waa ashqaraar 👏👏👏👏 la isma lulayo naftana lama kalifayo ❤️❤️❤️ Kayf kayf kayf yaa Rooooda ❤️❤️
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 жыл бұрын
Exactly
@usamexasan4274
@usamexasan4274 Жыл бұрын
Awe
@abdulahiali2104
@abdulahiali2104 2 жыл бұрын
Waxaan aad ugu bogay inaad heestan codkaada ku qaado, iskana dhigin Magool sida fanaaniin kale isku dayaan kuna bariiqdaan. Good job.
@Ali-yr6yf
@Ali-yr6yf 9 ай бұрын
2:46 ماشاء الله Roodo, aad Ayaan kuu tageera, aad iyo aad ayay u cod macaantahay ====🎉🎉🎉🎉 Boqorada codka, aad iyo aad Ayaan kuu tageera, waxaad leedahay cod macaan, iyo hay ad, iyo qurux, dhas tiran Guulayso Walaal roda ❤ ❤.
@mhmh892
@mhmh892 2 жыл бұрын
Qaabka masrixiyada aad soo bandhigteen ee Cajiibka ah Waxay jiilka cusub ka Caawinaysa Hidaha iyo dhaqankii ka sii Dabargo,aaya.
@guuledjerar4136
@guuledjerar4136 8 ай бұрын
Fankii hore mala rooda inagala joogta waayabe❤
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 2 жыл бұрын
Inantu waa MUCJISO loo baahnaa wallee, Maxay caawa dib ii xasuusisay 💝Kinsi, Magool iyo Hiba Nuura❤ wax kale huuno!
@jihadahmed6676
@jihadahmed6676 2 жыл бұрын
CAJIIB GABADHU CAADI MAAHA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Moha awoow malaa anaa dhaley wa fariid
@shavecm3047
@shavecm3047 2 жыл бұрын
The most talent Somali singer today Minnesota USA ❤️❤️❤️
@hanixasan5467
@hanixasan5467 2 жыл бұрын
Laysma xasde inantan cod by hysa daganan iyo kalsoniba usi dher ayyyy ila xalay wa dhagysanoya hesahy so cusbonysisay🥰fanka dad badanby kafarisin donta
@dualegaphane8583
@dualegaphane8583 8 ай бұрын
What an angel love from Germany u just made my day delightful walaalo Danke schön
@madheedhle
@madheedhle Жыл бұрын
Fanaanadi waatan, intonation, accent, style and she is a real princess and star
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Absolutely top singer, HATTS OFF this amazing lady. Greetings from Somalilander in California USA
@abderahmanyusuf7949
@abderahmanyusuf7949 2 жыл бұрын
Maxaa qabiilkaaga meesha keenay waa maxay Somaliland waxaad meesha la timid
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
@@abderahmanyusuf7949 adiga yaa ku yidhi:" ii jawaab ima ma taqaanid ?" Orod shaqo raadso intaad ku mushquulayso qof aanaad garanayn
@abderahmanyusuf7949
@abderahmanyusuf7949 2 жыл бұрын
Mayee waxaan la yaabay meel walba waxaa taagan kuwo leh somalilander baan nahay xataa hadii tacsi laga hadlayo maxaa idiindiiday inaad dhahdaan somali baanahay ama maad isaaq dhahdaan miyaad ka xishoonasaan!
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
@@abderahmanyusuf7949 abwaan Dacar markii uu lahaa:" Soomaalidu waa fuduul miidhan " walaahay waa runtii sidii daadkii xaaboole bay daf ku soo odhanayaan. Adeer Somaliland Isaaqu qudhi ma dego,teeda kale qofka meeshuu ka yimi sheegtaa waa wadani. I am really PROUD of to be Somalilander
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 2 жыл бұрын
@@abderahmanyusuf7949 nio yuwska nagala tag. Qof qabil ka hadlay waa adiga. Hadi u dalkisa ku faano maxad ugubanaysa? Said waa nin dal leh ma qaraxhagu shegan laha? Cuqdadasad weligin ku waraysan. Kkkk
@majorsalah7647
@majorsalah7647 2 ай бұрын
Waa Gashanle Yusuf Yare kooxdii Horseed, Heestan waxaa curiyay Abwaan Sulub Cumar AHN Laxankuna waa Ismail abdi Geri ismail yare AH N, heesta Midhaha waxa ka mid ah, rucub lulata oo laydhu ay ruxdoo raandhays dambiyo rudhma goosi wacan oo aan ridiyo raar loo koriyo ishu soo ridayn is laab raacisee risiq aan illayn kuu qorin rasmaan lama raamsadee kama raysan karo hadalkuna runtee naftu kuma rabtee iska raali noqo❤❤❤❤❤❤
@saidocishqi
@saidocishqi 2 жыл бұрын
mansha allah rooda rashiid ilsar. my. Sxbtay qaali 👸👸👸❤️❤️💋💋💋 codka iyo kartidaba waan kugu ogaa qaali. allayah cisak 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdullahiabdichannel3227
@abdullahiabdichannel3227 2 жыл бұрын
Adiga ayaaba nasiib leh hadii ay saxiib kula aheyd Roda keyf
@laylakahin6736
@laylakahin6736 2 жыл бұрын
Waxaa filayaa iney tahey markii igu horeysey oo ay heesti hadana agshanka style iyo miyirka waxaad moodaa iney waligeed fanaanad ahey Codka iyo degaanta wey isku darsatey iyo wali dada yar iyo qurux mashlaah horey u soco waxaa tahry fanaan buuxda ❤️❤️❤️
@Salmancade10
@Salmancade10 2 жыл бұрын
Rooda kayf wey cod macdahay masha Allah. Waa fanaanad qurux iyo cod macaan isku darsatay masha Allah.
@jimcaalejagta9180
@jimcaalejagta9180 2 жыл бұрын
Alla mxn maruun sugayay cuud iyo codka rooda kayf alla yacisak çok güzel 🥰
@mohammedalsomali2726
@mohammedalsomali2726 2 жыл бұрын
Cod aad u macaan, hu aad u qurux badan oo xarago ka muuqato iyo dareen run ah oo heesta ku lamaan. Sida ku wad oo ha iloobin habkaa aad u heestay.
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 2 жыл бұрын
Alahayaay fananiinti ba bay hodan yurub farxiya ugbaad kiin jamac an oyee albaabka I xidhi bay qadayaan mansha Allah hore u soco waa labaye
@abdiwaliabdullahi328
@abdiwaliabdullahi328 2 жыл бұрын
Waa gabar aad u qurux badan Aad iyo aad na u cod macaan Roowdo waa fanaanad buuxda
@football-somali6954
@football-somali6954 2 жыл бұрын
Isma lahayn Qof sidaan u dhisan dhinaca sawtka dhaqaaqa iyo kalsoonida wuu sii joogaa carro soomaali reer Hargeisa wàad na sharfaysaan Afki Soomaali Wuu Noolyahay Walaahi
@fathiyamohamed6443
@fathiyamohamed6443 2 жыл бұрын
Inantu waa rer ceergaabo sahra axmed also came from ceergabo and mohamed bk...
@siciidbilleismaaciil564
@siciidbilleismaaciil564 8 ай бұрын
Caleek! Caleek! Caleek! Way ku raaxaystay, oo way xaraga heestay, anana way noogu raaxaysay.❤
@durbaaniyodumar9559
@durbaaniyodumar9559 2 жыл бұрын
Amazing,beautiful, the best voice, elegant, again simple.. I love this girl.
@omarhashiibrahim3083
@omarhashiibrahim3083 2 жыл бұрын
Amazing voice, run ahaan cod iyo action iyo muqaalba waad leedahay Thanks
@aminakaaba1140
@aminakaaba1140 Жыл бұрын
Waad cod fiicantay, lkn midhaha iska sax.
@mustafeneyro8774
@mustafeneyro8774 2 жыл бұрын
Fron Ceerigaabo like sara✊❤️
@abdisalanhagar2487
@abdisalanhagar2487 2 жыл бұрын
Fadlan abwaanada heesta midhaheeda labaana mudnaan siiya astaan music oo soo xusa.
@ahmeddhaqane637
@ahmeddhaqane637 2 жыл бұрын
Yaa Salaam salim, Risiqaan ileen kuu qorin Raxmaan lama raamsadee.... Cajiib
@najibwerar6117
@najibwerar6117 2 жыл бұрын
Waxaad ku amaanantay inaad codki ilahay kusiiyay ku qaaday heeska oo aadam is odhan halkii magool lagaadh that’s the natural talent👏
@AANUUR1
@AANUUR1 2 жыл бұрын
Heestan ma magool ayaa hore u qaadi jirtay?
@shamsoosman3058
@shamsoosman3058 2 жыл бұрын
Sikastaba waa codkii magool ayaa laga dhex maqlaayaa waaaaaaw
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
@@AANUUR1 iyo xasan aadan raxmad baa la yidhaa
@khadaraxmed7577
@khadaraxmed7577 Жыл бұрын
wow wow wow wooow wooooooooow waaan la yaabay yartaaa waxay ka timi dulikale waxaa moodaa waabaridii mucjisida ahayd waabay kasiii darantahay rooda kayf cajiib weeye yartaa yari soo barbaar yartaay mucjisaad tahay cod cajiib ah weeye
@inawaliyeliban3829
@inawaliyeliban3829 2 жыл бұрын
wooow masha Allah ❤❤❤ Rooda Kayf la nouvelle reine des voix somalienne
@ajab7848
@ajab7848 2 жыл бұрын
Wow wow cajiib cajiib 100% rooda kayf masha allaah
@SAMAALE1
@SAMAALE1 2 жыл бұрын
rooda kayf caleek🥰 xasuustii eedaday ilaahow unaxariiso
@mostafakarem7090
@mostafakarem7090 2 жыл бұрын
Rooda from uulo to formfour ayaan isku galaas ahayn 12ka sanoba waanoo heesi jirttay aniga khasatan ehelkaygay kamid ahyd.
@faridwiser5441
@faridwiser5441 2 жыл бұрын
Saaxiib inantu ma madax banaan tahay aan idinka soo doonee?. Buurtii sheekh iyo Berbera dejiyee... kkk.. Inanta fanka ka saara, meeshu waa xero shaydaane....
@mostafakarem7090
@mostafakarem7090 2 жыл бұрын
May sxb ma madax banaana 4nin oo madax madaw bay korisaa.
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 2 жыл бұрын
Maasha alaah ❤️ beautiful song 🎵 ❤️. Waayo waayo iyo 1974 Axmed xaaji watching from Birmingham UK 🇬🇧 Kama raysan karo hadalkuna runtee
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 Жыл бұрын
1974 ma daawanaysa..
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 2 жыл бұрын
Iga raali noqo wweyi llkn masha allah macn iyo muqal dabiicya inantan wan la dhacay qabkay ay u qadayso hesaha
@sayidhussein7042
@sayidhussein7042 2 жыл бұрын
Oh when she smiles absolutely amazing
@taariikh.6870
@taariikh.6870 2 жыл бұрын
Waxa cajiiba sida ay ugu baashaalayso heeska ayadoo wax shida ah isku oogayn codkana looma dhici karo.💥🎼🚨📢📣🎙🔇🔈❤️🙏💯
@TITANMakesShorts
@TITANMakesShorts 2 жыл бұрын
Ååååååå0åååååå0å
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
tariikh qofki fahmyaa in aan codka Magool la isu day karin waa yar fariid waxey ogatahey iney tahey asal waa yar cod macan oo Dabeeciyan iska heesi karta ismaba dhibayso
@King_Budnacab
@King_Budnacab 2 жыл бұрын
Absolutely waad ila aragtay. She is in class of her own. The best I seen since ......
@sirmohamed1410
@sirmohamed1410 2 жыл бұрын
Hoodo keef waay dhigtay heesihii hore
@sharmarkemoha4291
@sharmarkemoha4291 2 жыл бұрын
Deganaanshaha iyo codka waa talented really she is amazing
@fadxiaxmde7481
@fadxiaxmde7481 Жыл бұрын
Cajiib codkii magool waa sax
@batraanexplains682
@batraanexplains682 Жыл бұрын
She is a future star. Natural talent.
@hamseibrahim9268
@hamseibrahim9268 2 жыл бұрын
Inantani waxa ay isoo xasuusisay hablihii 1980kii Noolaa.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Yaa salaam cod,qurux iyo hubqaad bay isku darsatay gabadhan yari way ku raaxaysatay qadista heestan
@mustafismail5374
@mustafismail5374 2 жыл бұрын
Inanta masrax soo joogsiga iyo ciyarta ( jazz) halkay kuso baratay amazing
@Najiipyare
@Najiipyare 2 жыл бұрын
Old is a gold🥰 100percentage ❣
@ayaanhaji2874
@ayaanhaji2874 2 жыл бұрын
Marka codka walaalo tihiin waa iska sidan I liked so much walee❣️⚘️
@ahmedabdilahi1158
@ahmedabdilahi1158 2 жыл бұрын
Sawtu raxmada Soo koraysaah Cod iyo quruxba waad haysaah
@hiran5552
@hiran5552 2 жыл бұрын
Wlhi waa mucjiso faneed
@axmedjacayl5792
@axmedjacayl5792 2 жыл бұрын
Duni kale wlahi Roooda keyf 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@matmat735
@matmat735 2 жыл бұрын
Hore u soco Hoodo! Cood tolmoon, farsamada aad heesaysa waa heer sare.
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 2 жыл бұрын
Waa dadkii fanka loogu talagalay sida ay ugu baashaalayso heesta cajiib Rooda kayf
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 2 жыл бұрын
Wow , this is so mesmerising 🥰❤ hats off 👏
@qaadiroyusuf2654
@qaadiroyusuf2654 2 жыл бұрын
Amazing 👏 roda kayF keep going 💪
@bashirabukar1330
@bashirabukar1330 2 жыл бұрын
@Roodo keeyf ii geeya Ay iga mareysaa
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
Quruux isnot makeup.. Natur🥰
@oraahsamelyrics9357
@oraahsamelyrics9357 2 жыл бұрын
Sidaa Haku Waddo Waxba yeysan Hees cusub soo Saarinba
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
A super star Rooda Kayf truly a shining one
@qoraneafrah5672
@qoraneafrah5672 2 жыл бұрын
Dadki fanka lahaay roodo kayf horo usoco wllo❤
@cumaraamin8025
@cumaraamin8025 2 жыл бұрын
Quruxbadaa hablahayaga soomaliyeed ragaw hablaheena DHAWR INSHA_AALLAH
@majidabdalla8858
@majidabdalla8858 2 жыл бұрын
Ehelki fanka
@blackpanther01234
@blackpanther01234 2 жыл бұрын
What a beautiful voice 😍 ❤
@barkadle2011
@barkadle2011 2 жыл бұрын
Raaxadii aduunkaay.. Maashaa Allah .. Allah Yaxfidka
@agaasimegacan7433
@agaasimegacan7433 2 жыл бұрын
Gabadhaan tintey jirtay marka nala qasaayaa guul adeer rowda keyf astaan guul
@ismahaanisma304
@ismahaanisma304 2 жыл бұрын
😀😁😂🤣
@enggeenyo7009
@enggeenyo7009 2 жыл бұрын
Kuwa fanaaniinta ha iska cibadystaan hadaany saaan noogu heesayn 🥰❤️
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Naftu kuma rabtee iska raali noqo❤ waa bogsiis runtii heestani. Markaad qof aydun isku fiicnaan jirteen oo dib ka soo rogaal celiyo isagoo muujinaya jilbo joogsi iyo waxaad doonto igu ciqaab oo mar kale uun fursad isii aad ku tidhaahdid intaas" Naftu kuma rabtee iska raali noqo jaalle" uma malaynayo in bahdil u dhimani uu jiro.😂😂ciyaalkan danbe emotional damage 💔 bay yidhaahdaan
@saeedlover2457
@saeedlover2457 Жыл бұрын
Halkan eray ee afkaygu odhan karaya waa Cajiib Cajiib Cajabeey waad ka baxsatay 💯🔝
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Жыл бұрын
الله بتذكرني أيام زمان صوت يجنن
@alish2852
@alish2852 2 жыл бұрын
SIMPLY THE BEST
@CaliMaxamedb-yr6vy
@CaliMaxamedb-yr6vy Жыл бұрын
Maansha allah nice voice what a beautifull and talented singer rooda kayf keep going inadero
@Fowzia69
@Fowzia69 Жыл бұрын
Caadi maaha gabadhaan manshalaah allow isha bani aadan ka celi❤❤🎉🎉
@abdigure4190
@abdigure4190 Жыл бұрын
Beautiful voice and a wonderful action❤️
@mohamedabdallekhaalid6794
@mohamedabdallekhaalid6794 2 жыл бұрын
Haddii tol layahay qoftan ha layla raadsho🥰
@salmaali3886
@salmaali3886 2 жыл бұрын
Quruxey iyo cod🥰🥰
@abdulbarre8407
@abdulbarre8407 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay xuusinta aad na soo xasuusisay boqoradda fanka ee soomaaliya
@xasanmaxamad4429
@xasanmaxamad4429 2 жыл бұрын
Maya maya maya kan toonkii xaliimo khaliif magool ma'ahan, ee ciyaarta ka daaya fanka haku dheelina. Gabadha Waa ka waa sheene
@aididyusuf3631
@aididyusuf3631 Жыл бұрын
Codkaaga waan jeclahay iyo dress kaaga waan Jeclahay kinsi baad u eg tahahay Eng Yusuf Aidid London and Seattle Washington fom laas qoray ii hees. Kinsi
@abdishakurfarhan3927
@abdishakurfarhan3927 2 жыл бұрын
challenge required
@shucaybcali3515
@shucaybcali3515 2 жыл бұрын
What the voice😲😲😲
@fawzymohamed7784
@fawzymohamed7784 2 жыл бұрын
Qoftan hoboladii waabari bay u qalantay EE waysan isasoo gaadhin cod bay haysaaaa
@faisoahmed3104
@faisoahmed3104 2 жыл бұрын
Waaaaw aad ayey cod macanthy inantan 🥰🥰
@farahdiriye1123
@farahdiriye1123 2 жыл бұрын
Best fananad mahadsid warshada codka sahanka sxbkay abokor iyo anigo ah sxbka dalal
@mohamedadensaid1822
@mohamedadensaid1822 2 жыл бұрын
Luqunta dheer ayaan ka helay Masha allaah
@mahadhassan8343
@mahadhassan8343 2 жыл бұрын
Luqunta dheer waa meesha ugu horeysa ee quruxda dumarka la cabiro. Fiiri dumarka dharka xayeysiisa super models luquntooda.
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
waa fanaanad aad ucod.macaan. halasoosaaro.rooda keyf
@calisuugo7484
@calisuugo7484 2 жыл бұрын
Rooda waad igadantay dhinac walba bro hore usoco 🍒🍍
@ROONETV
@ROONETV 2 жыл бұрын
QURUX + COD 💯💯💙
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 2 жыл бұрын
Absolute gem. Waa aalad kale. Kinsi Haaji Adan may dhiman way noolayd. 😍🤩
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
Heestan magool baa qaadi jirtay iyo xasan Aaden samater maaha kinsi xaaji Aaden
@xmda1398
@xmda1398 2 жыл бұрын
احلا صوت💜❤
@indhocaashaq5237
@indhocaashaq5237 2 жыл бұрын
Nuuradiiin ayaan ku haystaaaa💯❤
@mahamedsalmaan8986
@mahamedsalmaan8986 2 жыл бұрын
Another level. Kolka dadkii fanka ehelka u ahaa yimaadaan qolyahan MP3 ha ii yara kaadiyeen ileen wakhti uma helaynee.
@mostafamohammed5198
@mostafamohammed5198 2 жыл бұрын
Mp3 ayey nafta nagaga qaaden bal hada dadka inaleh faladagan socdaal ayaa faniin ah sow godob nagama gelin
@mahamedsalmaan8986
@mahamedsalmaan8986 2 жыл бұрын
@@mostafamohammed5198 danbi weeye ninka socdaal, faladagan, balbalaarka iyo kuwo badan oo afka dhaqdhaqaajiya yidhaahda waa fanaaniin soomaaliyeed. Fanku sidiisaba kolka laga yimaado luuqda waxa kale oo uu xambaar san yahay inuu qofka dhagaysanaya u iba-furo oo baro afkiisa hooyo waana sababta fankii hore u ahaa goob waxbarasho. Tusaale kooban kolka Xasan Adan qaadayo heesta Sayla oo Gu'yaal badan, inta kalmadood ee cusub ee kaaga kordhaya, deegaanta uu ka sheekaynayo, nooca roobka ee goobtaas helay waxaad dareemaysaa cajabta uu lahaa fankii hore.
@abdihassan5893
@abdihassan5893 2 жыл бұрын
Wow masha allah
@abdulkadirwalayo1499
@abdulkadirwalayo1499 2 жыл бұрын
Captivating smile!
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Oh! What a voice 🥰
@habibmahmoud4577
@habibmahmoud4577 2 жыл бұрын
Wooooooow golden voice
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Rooda keykf..waad ku mahadasantahay heeestan
@mohameddugsiiye7929
@mohameddugsiiye7929 2 жыл бұрын
YAA SALAAAAAAAM 😍🤩
@shaaficigaafaay5834
@shaaficigaafaay5834 2 жыл бұрын
Roda Kayf❤❤❤❤
@shukrihassan5957
@shukrihassan5957 2 жыл бұрын
Waxa yari caslsna cod style simple ah farxd mashalaha wayan alhe ha xifdyo
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 жыл бұрын
Waaaw you are number one wixii hore quba.
@Mohamediniho.usa2
@Mohamediniho.usa2 Жыл бұрын
Masha allah roda cod waaheeysaa love you rodo♻️🙏
@daaddoolaal
@daaddoolaal 2 жыл бұрын
The smile kills me 🥺
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
Qalanjo + cod macaan = 💝
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
Cabdikarin Jago | Ilayn Dumar Ma Quustaan 2024
5:59
Djib-LiveTV
Рет қаралды 187 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,8 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 558 М.
RODA KAYF HEESO Mix  Qaaci CUSUB 2022
21:53
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 214 М.
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН