Raxmad (1974) || Xasan Aadan Samatar & Xaliima Khaliif Magool || HD +Lyrics

  Рет қаралды 288,201

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: RAXMAD
EREYADA: SULUB CUMAR AXMED
LAXANKA: ISMAACIIL CALI GERIYO
CODADKA: XASAN AADAN IYO XALIIMA KHALIF
RIWAAYADDII: CAASHAQ IYO CADDAALAD
_______________________________________________________
LYRICS BY: XASAN ABSHIR
SOO SAARISTII: QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 108
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Mamma xalimo abe xasan abwanin waa dadkii hore 35 hestaan ma dhegeysan inte ka heshen waa hes qalbiga iga taal waxan dhegeysan jirey somalia markey somalia aheyd yaa salaam❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐
@ademahmed3236
@ademahmed3236 3 жыл бұрын
Fx66x6ffsm
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
Waaku salaamay. Legend tahy wlhi ✋😎
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii Sulub Cumar,laxankii Ismaaciil Cabdi Guuleed(Ismaaciil Yare) 1974.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
Rabow u naxariiso
@awil849
@awil849 Жыл бұрын
I was 18yrs old serving the national service in buloburdenhiran it took me back what a memory wow!
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
Haa ax walhy
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 Жыл бұрын
Hadba raas gabdhuhu yacay usoo rujeen raysimo xeryihii loo kala rogoo ramadkiyo nirguhu isu reemayaan tii aan rabaay sidaa weeyi afsomaliga sax
@Taagsade123
@Taagsade123 3 жыл бұрын
Lo'diyoo irmaan Raama qaadayoo Ka dhex ciyey rahii Rays iyo xareed .... Mise waa Luuqdiyo ridmaha Laba -qaadayoo Ka dhex ciyey rahii Rays iyo xareed
@sakariayahyeandyonis8666
@sakariayahyeandyonis8666 3 жыл бұрын
Lo'diyoo rimaa Ramad qaadayoo Ka dhex ciyey rahii Reys iyo xareed Sadar kasta waa in xaraf R ka bilowdaa ku jiraa.
@duliyeshabeel4237
@duliyeshabeel4237 3 жыл бұрын
Lo,do iyo irmaan waa qalad
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 3 жыл бұрын
Erayada iyo xikamada bal ek abwaan waa abwaanadii hore
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
Luuqdiyo ridmaha Raaba qaadayoo weeye maaha lo,
@celsheikhboys8893
@celsheikhboys8893 Жыл бұрын
luuqdiyo dirmada weeyid
@khalidbuux2225
@khalidbuux2225 2 жыл бұрын
Alle naxariisti jano haka waraabiyo abwaan sulub cumar ahmed
@axmedcabdillahi3158
@axmedcabdillahi3158 3 жыл бұрын
Waa erayadii alle ha u naxariisto sulub cumar xirsi
@sayidbacalawi1483
@sayidbacalawi1483 8 ай бұрын
Laxankii ismaciil yare alaha u naxariisto amiin
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 жыл бұрын
Riwaayadaasi 1974 ayay ahayd waxa ku jiray heeso badan oo uu Sulub Cumar , làhaa waxa lagu dhigay golaha murtida iyo madadaalada sida heeska tuunyo oo isna ku jiray oo sulub lahaa AUN intii dhimatay iyo heesihii Magool iyo M.Mooge ay qaadayeen AHN .
@sharmaarkexaaji7027
@sharmaarkexaaji7027 3 ай бұрын
Eebbe janooyinkiisa ha ku casuumo Sulub Cumar,mar la’arag xulashadda ereyadda ku xeel dheer ayuu ahaa. Maantan dib heestan u soo baadhay 24-04-2024.
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs Жыл бұрын
#Raxmad Classic Song 👏😍 Erayadii abwaan #sulub #cumar jyo laxankii #ismaaciil #yare codadkii #samatar iyo #magool. Allah ha u naxariisto intooda dhimatay. Inta noolna Allah ha xafido. WUXU YIDHI #1 Raxmad eebbe Meel ku rig siiyayoo Lagu reeyay oo Roob roob dhaloo Luuqdiyo ridmaha Rabaqaadayoo Ka dhex ciyay rahii Rays iyo xareed Ramashidu indhaha Way u roon tahaye Tii aan rabaay Raaxadii adduunkaay Reer aan yagleellee Labadii isku raysiyoo Isku ruux ma noqonaa WAXAY TIDHI #2 Rucub lulata oo Laydhu ay ruxdoo Raandhays dambiyo Rudhmo goosi wacan Oo aan riddiyo An raar* loo koriyo Ishu soo ridayn Is laab raacisaye Risiqa oon illayn Kuu qorin #Raxmaan Lama raamsadee Kama raysan karo Hadalkuna runtee Naftu kuma rabtee Iska raalli noqo WUXU YIDHI #3 Raari doog Reer nabad u dagayoo Rug barwaaqo oo #Rabbigii ku sugay Hadba raas gabdhuhu Yacayga u rujeen Raysimo xeryihii Loo kala rogoo Ramadkiyo nirguhu Isku reemayaan Tii aan rabaay Raaxadii adduunkaay Reer aan yagleellee Labadii isku raysiyoo Isku ruux ma noqonaa WAXAY TIDHI #4 Siimaba ridna oo Dumar waa is rogaa Haddii inan ragoow Aad rumeysan tihiin Ha u riixin inan Ra'yigaaga qaba Reer ila yagleel Kugu raacayee Risiqa oon illayn Kuu qorin #Raxmaan Lama raamsadee Kama raysan karo Hadalkuna runtee Naftu kuma rabtee Iska raalli noqo (Reenka ila dhaaf ayay original mar odhan jirtay)
@mceeri7238
@mceeri7238 7 ай бұрын
Allah Yarxama Abwan Sulub, Xaliima Magool Iyo Inta Dhimatayba
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Erayadii(zulub cuma❤💭🗯💚💋💋💋💋r) cajiin made in somalilamd 💯
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Naa naxliga meesha kala dhex bax wax soomaliland la yidhaa maba jirin heestan waagii la qaadey wax walba ma qasabaa inaad xin ka dhex deydaan markii labada fanaan noqon waayeen iidoor baad tidhi abwaanka hadaba sheego beenaley heestan waxa sameeyey abwaan soomaaliyeed musigana fanaaniin soomaaliyeed oo 8 qof ka kooban baa tuntey laba legends oo soomaali ahna waa qaadayaan, intaas hadey kugu filnasn weydey darbiga jiidh. Yahuu.
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
@@faizam523 qadadwayn ciilan uma xumid😂 abti Somaliland markay Wadanka xorta ah ahayd Somalia dadkeeda Talyaaniga webiyada kaga talaabi jiray tariikh war kama hayside.. teeda kale Hadaanu abwaan ku heesta samayn maxay ku heesi lahaayeen faanaanintu? Haldoorka murtida , sugaanta iyo fankaba looga hadhay Waa reer Somaliland cidna wax kaa waydiin mayso adiga ee ha soo dag dagin kalmadan “Somaliyeed” ee aad hor cararteen iyo “Somalia” na soo kala baro✌🏽
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@hamz233 IIDOOR KALIGII MURTI KUMA HADLEE AAMUS JIRO YAHAY SOCOTAA, SOOMALI DADKA UGU SUUGAANTA WANAAGSAN WAA REER MUDUG IYO SOOMAALI GALBEED XOOGAA INTA BURCO IDINKA DEGTA EE REER ABTIYASHOOD DHULBAHANTE AFBAREEN MOOYEE INTIINA KALE CAY MOOYEE MURTIBA MA TAQAANIIN, FAAN MOOYE WAXBA MA HAYSAAN EE MAANDHOW FAANKA IIDOOR ILA DHAAF.
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 Жыл бұрын
@@faizam523. Dee waa runteed sulub cumar axmed oo reer somaliland ahbaa heesta sameeyay. Miyaad ooyi adigu?
@ahmedgele5772
@ahmedgele5772 Жыл бұрын
Cod kaaas dahabiga iyo music ga iska daba dhacayana waxaa leh Habargidir❤️😂
@Mamar6310
@Mamar6310 9 ай бұрын
Waa heeska aan igu jecelahay heesaha soomaalida
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Allah unaxristo bahdii fanka intii dhimatay 😢
@reeqacarab
@reeqacarab 3 жыл бұрын
Illahow kuu naxariiso hooyo Xaliima cid noo bedesha lama helaayo lamana hadal hayee
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin
@asadabdilaahi8348
@asadabdilaahi8348 3 жыл бұрын
Waa hees wacan waxaa Alifay Sulub Cumar Axmed waa ruux habar yoonis gaar ahaan xasan xildiid (gunbuur)
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 3 жыл бұрын
Maya ninyahow waa habar faay gaar ahaan geedi darbi (qaamabuur)
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Wlhi soomaali asal ah weeyi ninkii midhaha noocan ah maskaxdiisa Ka soo burqadeen
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Reerku magacyo xumaa🤣😅🤣
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Muhimada waxa weeye qofka qadaayo codkiisa habar jini iyo waxa aad ka shekeyneyso ma naqan mama xalimo iyo xasan bashi ayaa naqaan
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 Жыл бұрын
@@abdirisakisse4277 Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Wallaahi qumbulad baad ku dhufatay, Soomaali qabiil bay intaas lawareegayaan oo asaagood uga hareen.
@armstrong358
@armstrong358 3 жыл бұрын
These words are taking me back
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
Me 2
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 5 ай бұрын
one of the best songs of radio Mogadishu before 1990-91.
@jfanik
@jfanik 8 ай бұрын
Waa ku mahadsan tihiin nooleynta suugaanta iyo fanka. Ramag iyo nirguhu isu reemayaan weeye ee ma’aha ramaad iyo nirguhu. Halaha dhalay xilligaas baa ramag la dhahaa. Macnaha oo ah halihii dhalay iyo ubadkoodii baa isu reemayaan. Mahadsanidin!
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Can waa fankii hore hadda kuwan danbe maydkiisiibay sitaan
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 5 ай бұрын
Qaraami ❤❤❤ murti MashAllah 01/27/2024
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 3 жыл бұрын
Luuqdiyo ridmaha weeyi ee maaha Lo'dii oo irmaan 😂
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 3 жыл бұрын
Ramadkiyo nirguhu isku rimayaan Ya salaam dad yar qiyaasi karo Waxay ka hadlayan
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Raysimo xeryihii loo Kala rogoo intaa markuu yidhi dhulkaa Ila wareegay
@maxamadabdisiciid2328
@maxamadabdisiciid2328 8 ай бұрын
​@@mohamed88466ò
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 2 жыл бұрын
Waa Riwaayadii ugu horeeysay ee Samatar...(Caashaq & Caddaalad) 1974
@muzamilmuzamil8456
@muzamilmuzamil8456 Жыл бұрын
Mya riwaayad kle ka horeysey sxb
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
Ruwaayadii Gar cadaawe iyo Caashaq iyo Guur ama Guurso 1972-1973 ayaa uga horaysay tan.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
Walahay xasuus waan yaraa waan xasuustaa aduunyo
@parreelmi6257
@parreelmi6257 3 жыл бұрын
Nooleynta Fanka io Sugaanta Keep Going @Qaraami Channel
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@xasankeyse6648
@xasankeyse6648 3 жыл бұрын
Heestii heesaha weeye
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Waa heesihii bari samaadkii
@farxaanjaacuur3308
@farxaanjaacuur3308 3 жыл бұрын
Waaw
@Newheesocusub
@Newheesocusub 3 жыл бұрын
Wooow heees Macaan Hore u Soco Bro
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 2 ай бұрын
Heesta. Khadra. DHAHir ciige duunido. Waa. CAYn ba. Cayn.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
#LyricsRAXMADEEBBE #HASSANADENSAMATAR Raxmad EEBE meel Ku rigsiiyayoo ×2 Laggu reeyayoo Roob roob dhaloo Raama qaadayoo ×2 Ka dhex ciyey rahii Rays iyo xarreed ×2 Ramaskaa helaa Way u roontehee Tii aan rabbaay ×2 Raaxaddii aduunkaay Reer aan yagleelee ×2 Labbadii isku ra'yi Noqdee isku roon Ma noqonaaaaaa?. ×2 #XALIIMOKHALIIFAHUN Rucub Lulata oO Laydhu ay ruxdoo Raandhays dambiyo Rudhma goosi wacan ×2 Oo aan riddiyo Raar Loo korriyo Ishu soo riddayn Is Laab raacisee ×2 Rissiq aan ILayn Kuu qorin raxmaan Lama raamsaddee ×2 Kama raysan karo Hadalkuna runtee ×2 Naftu kuma rabtee Iska raali noqo ×2 #XASANDENSAMATAR Raari doog Reer nabad U deggayoo Rug barwaaqo oo RABBIGAY ku sugay ×2 Hadba raar gabdhuhu Yacay ugu rujeen Reersiimo Xeryii Loo kala ROGGOO ×2 Ramadkiyo nirguhu Isu reemayaan Tii aan Rabbaay ×2 Raaxaddii adduunkaay ×2 Reer aan yagleelee Labbaddii isku raysko Isku roon ma noqonaa?. ×2 #XALIIMOKHALIIFAHUN Siimmaba riddno Oo Dumar ways rogaan ×2 Haddii INNAN raggoow Aad rummaysantihiin ×2 Haw riixin inaan Ra'yigaagan qabbo Reer ila yagleel Kugu raacayeee ×2 Rissiq aan ILLAYN Kuu qorin RAXMAAN Lama RAAMSADEE ×2 Kama Raysan karro Haddalkuna runtee ×2 Naftu kuma rabtee ISKA raali noqo. ×2 ________________END Hees xus iyo xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii CAASHAQ IYO CADAALAD ee uu Curiyey abwaan SULUB Cumar Ahmed 1974. Laxankana waxa saaray IsmaiL Abdi Gerriyo AHUN Codadka ama Luuqda waxa si talantaali ah U boobsiinaya Cod Libaaxle Hassan Aadan Samatar iyo Queen of Voice Xaliimo Khaliif AHUN.
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 3 жыл бұрын
2004 tii dhagesan jiray
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Waa sanadkii Magool dhimatay, AHN
@mawliidcabdiraxmaan5249
@mawliidcabdiraxmaan5249 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan Sulub Cumar axmed iyo laxankii ismaciil yare heesta raxmad
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
Adeer ismaaciil.yare sagsifankana wuu tummy jiray waanu heesi jiray rabow u naxariiso kuligood Aamiin
@sabah2356
@sabah2356 9 ай бұрын
Classic Song
@oubahabdi746
@oubahabdi746 3 жыл бұрын
Quarami meilleur que ca n existe pas
@ahmednoorosman9688
@ahmednoorosman9688 3 жыл бұрын
Drttyyyyyhhgbvcxznbvvc
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
somali waqoyi laxanka iyo erayada heesta
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Lkn kuwo codkooda mcn lagu raxeysanayo wa rer muqdisho👍
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Waqooyi waa jiho adeer….Jamhuuriyada Somaliland baa la dhahaa ee ku ixtiraam ✌🏽
@mceeri7238
@mceeri7238 7 ай бұрын
Waa Mahadsan Tahay Waagii Waqooyi La Odhan Jiray Baad Weli Joogtaa Kkkk
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Aduunyo xasuus
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@abdiali5732
@abdiali5732 8 ай бұрын
Xiligii hana qaadkeyga
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 6 ай бұрын
RIWAAYADAN WAXAAA LA ODHAN JIREY CAASHAQ IYO CADAAALAD WAAA ERAYADII AHN SULUB CUMAR LAXANKII ISMAACIIL GERIYO SANADKIII 1974
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
🎻🎻🎧
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Eeshcalaa hees
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Meel ku riigriigayoo
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@sabah2356
@sabah2356 9 ай бұрын
Hess Qiimo leh
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 2 ай бұрын
Qoor. CAab
@reeqacarab
@reeqacarab 3 жыл бұрын
Heestn aad baan u jecel mahadsanid walaalo
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Adigaa mudan walaal. Soo dhowoow.
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
Who is here 2022 🙌
@bashirmohamed7447
@bashirmohamed7447 Жыл бұрын
Inaba caadi maaha
@addull1
@addull1 3 жыл бұрын
isku ruux ma noqonaa
@farhanmouhia4803
@farhanmouhia4803 2 жыл бұрын
🎖️🏆♥️💰📩
@AbdiRahman-ko5wj
@AbdiRahman-ko5wj 5 ай бұрын
RESAQ AAN ILAYN KOO QORIN RAXMAAN LAMA RAANDEE KAMA RAYSAN KARO HADALKUNA RUNTEY NAFTO KUMA RABTEE ISKA RAALI NOQO HEESKAAN WAXAY KAMID AHAYD HEESA KUJIRAY REWAYDII CAASHAQ IYO CADAALAD EE LADHIGAY SANADKII 1974 ERAYADII AUN ABWAN SULUB CUMAR AXMAD LAXANKII ISMAACIIL CABDI GIREYO XASAN AADAN SAMATAR REWAYAD AW KAQAYBGAL0 WAA REWAYADII UGU HARAYSAY CODADKII AUN MAAMO XALIA KHALIIF CUMAR MAGOOL IYO XASAN AADAN SAMATAR
@farhanmouhia4803
@farhanmouhia4803 2 жыл бұрын
Ok
@muhidinali5078
@muhidinali5078 2 жыл бұрын
Kun goor baan dhegeystey kamana dhergayo
@daadmadheedh4232
@daadmadheedh4232 3 жыл бұрын
Wa runteed naftu kumarabtee iska raali noqo
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie 6 ай бұрын
Kkkkkk
@abdelleahmed5165
@abdelleahmed5165 3 жыл бұрын
Ramashida yaa garanaaya?
@drmohamedmukhtar1987
@drmohamedmukhtar1987 3 жыл бұрын
Waa doogga
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 3 жыл бұрын
?
@bureeqaguhaad9834
@bureeqaguhaad9834 2 жыл бұрын
,
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 3 жыл бұрын
hillaac meeshaan fiirsadoba ma dhex fadhidaa🤣🤣🤣🤣🤣
@bureeqaguhaad9834
@bureeqaguhaad9834 2 жыл бұрын
,
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 65 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 369 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "MINANKIINI"
8:20
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 154 М.
Goroya Caawsha - Xaliima Khaliif Magool iyo Axmed Cali Cigaal
7:42
Samatar - Saciido
17:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 244 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 494 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 45 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН