Su aal Reysal wasaraha Shaqadiisa ma u madax banaana, mise dacalka lagula Dheganaa,,shaki baa,igalay Ceebey tacaal 👀💔😭
@fordoosabdalla981911 күн бұрын
Fashiluuuu xasan shiikh iyo kooxdiisu waa fashilmeen waa in laga tashto
@saidamohamed142411 күн бұрын
Good ilhey uma ceeb asturin
@FadumoEmli11 күн бұрын
Soomaaliya soomaali baa leh
@fordoosabdalla981911 күн бұрын
Bal asagoo rw ah baa wax ka qaban waayey markaasuu ku leeyahay adinkaa la rabaa in aad wax ka qabataan musuqa baahey iyo diciifnimada dowlada dhalinyaroow yaab
@MohamedHassan-iw3bc12 күн бұрын
Asc mr balwan rw.hamse. ma ruux cusub aya. Gashay. hamse waxaa u fiicnayd intuu hadlin inuu is casilo kadib hadlo llkn hada wax micne leh maha hadalkiisu.ma samayno waayo walli xafiiskii ayuu fadhiyaa
@Mahmud-n8h11 күн бұрын
War Anigu Waxan Qabaa Raysalwasaare Xamese Inuu Nin Caqli Badn Yahy Oo Uu Rabo Inuu Xasan Ceebtiisa Banaanka Keeno Si Dadban Lkin Hdana Wuxuusan Rabin Inuu Is Cadeeyo Oo Lagu Bedelo Mid Xasan Unacamleeya Mrka Ninkani Waa Qof Diintana Sifiican Uyaqaan Oon Lagaadi Karin Aniga Waa Ra’yigayga
@Johnniedallas21411 күн бұрын
Wll nin diinleh miya ka shaqen laha 4.5 xaranta ah 🤔
@abanuuromar417211 күн бұрын
Somalia halaag hor leh waxaa u billowday 15kii July 2022 kii ka dib dhibaatadii baaxadda weeyneyd umadda soo martey iyo burburkii dowladninada 1991kii ka dib ay 2017-2022 kii kasoo yare kabsaneeysay oo Xasan Tuug , Caradii Aalaah iyo habaarkii shacabkaan masaakiinta ah uu dulmiyay ha ku dhacdee , Wllhi habeenkaas oo kheer laawahaan la doortay ayaa umaddii dhan fajac ku noqotey oo qaarkood wadna xanuun ku dhacay.... kan intuu meesha joogo haddaan la iska qaban Somalia dowlad la yiraahdo jirimeeyso .
@capitalelectronic727011 күн бұрын
Wuxuu noo cadeeyay shaarka Raisalwasare inuu iska wato ee qolo kale shaqadiisi hayaan
@MrQalay200512 күн бұрын
Eber miyaa eber miyaa xasankii la doortay eber miyaa??!!😂😂😂😂
@normomin379011 күн бұрын
C b guul guul
@ayanlemohamed595611 күн бұрын
Dawladii waxay noqotay madax ka nool aan waxba dhaafayn xitaa qabuurihii ma dhaafin xaa loogu tegaa ?
@deeqshejr6330LULABUkR11 күн бұрын
😭😢😢😢😢😢😢
@deeqshejr6330LULABUkR11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariamsidi326312 күн бұрын
WAXU NOQONAYA GUDOMIYAHA GOFKA HAMAR GARGURTE
@Ahmedisse7712 күн бұрын
😂😂😂😂😂 aad iyo aad wa sax
@theyoungsomali10 күн бұрын
Balwan ma Xamsa mise Hassan. 😂😂
@Nothing-el1dk11 күн бұрын
Horta beesha caalamka is ka daaya warkooda. Tashta Ilaahay talo saarta asbaabtana qaada nimankiinaanoow dalkiina, diintiina iyo dadkiina daacad ugu shaqeeya. qabyaalad iyo akhlaaq xumo iyo jahli dawlad laguma noqdo wa ceeb iyo doqonimo ee doorta dad umadaan ilaahay uga baqayso. ا(اليس منكم رجل رشيد) 35 sano ma lagu jiri kara dawlad xumo !!
@Knowmad101011 күн бұрын
Wuu ku mahadsanyahay inuu runta sheego.
@MursalmaxamedBiixi12 күн бұрын
Wax walba waa ogyihiin laakiin wax ma qaban karaan
@mohammedabdul592312 күн бұрын
Wariko wa Hakhacay am wuw mantagey
@ismailjama75112 күн бұрын
Xamae xaguu ka hadlay?
@fordoosabdalla981911 күн бұрын
Horta ma isku qireen musuqmaasuq baahsan in dowlada uucka dhex jiro Wixii shacabku idinku eedeynaayey maanta idinlu ma qirateen waa illaahey mahadiis
@sahramohamed711312 күн бұрын
Viladaa ba qal qaalineysa in dalku kala go
@abuukaraxmedabuukar710812 күн бұрын
Maanta waxbuu fahmey xamza
@abuukaraxmedabuukar710812 күн бұрын
Dhulkii laboobaayey ayuu boos ka waayey
@suadmire745011 күн бұрын
Asc xamsa hada miyaad hurdad ka kacday
@j.jilani453512 күн бұрын
Xasan tuug ayaa ka mas'uul ah.
@cabdulahikhalif540212 күн бұрын
Xamze naftaa kusoo laa laabanaysa soo nooliw xamze kolay waa lagu cayrinayaa hal isbuuc aa kuu harsan wixii aad qarisay iska sheek hadda
@hindaofficilchanle295611 күн бұрын
Xasan dhiiqo dawallada nimo waxabo kama oga shaadhka dawalada nimo shacabkii ku xaalufiye in lasika qabataan waa muqadi indho adagaa saasuba rabaa inuu siijogo vilada 👁️
@Ayaanbarqadcali-zo1pr12 күн бұрын
Mel aan la aqon baan uwadane marku lah marxunka ilahay haidiinka badbadiyo dalka
@attoshhussein191512 күн бұрын
dadka u sheegay waa dawalad hassan
@altappomaktappo706012 күн бұрын
xamza naf ma ku so laabatey?
@AbdiRahiimMohamed-uc4be12 күн бұрын
REER MUQDISHO XASAN SHEEKH UMADII WUU BARAKICIYEY DHULALKII WUU XARAASHEY DANYARTII WAA WADA OOYAYAAN XASAN SHEEKH WAXUU LEEYAHAY DOORASHO QOF IYO COD BAAN QABANAYAA HOREY BAA LOO SOCDAA XUKUUMADII WEY DHAQAAQDEY HANTIDII UMADA IYO DHULALKII WAA LA XARAASHAAYAA MEELAHII IYO DHULALKII WASAARADAHA KU SHAQEYN LAHAAYEEN JEEBKUU KU SHUBTEY SIDEE LA ISKU QABAD SIINI AAWEY BAARLAMAANKII AWEY CULIMADII AAWEY SIYAASIINTII AAWEY CIIDAMADII WAALIDKOOD LA BARAKICIYEY HA LA ISKA QABTO XASAN XARAASH