Mucaarad badan waad lakulmeysaa sabatan darted lakiin cagaha dhulka Ku hay inyar guusha waad helysaa 1 somalida waa lablakac dhamanto siyasadna shuqul kumalahan lakiin Hassan luuq waxbaba kuma saxiixayo doblamasiyadii lagu kataltag Sanaa ayaa dibloso celiye anagaa xogaal ah good luck
@abdulkadirnuriman14212 сағат бұрын
KZbinr Somali waxyaabo been ayee ka shegayaan siyaasada Somalia wax kajiro malahan sedee ku ogadeen Ayaga
@somaliasomalibaleh78224 сағат бұрын
Waryaa adiga dhaan dhaanyahow ethiopia miyaa imaan karto xittaa bad aay leedahay somalia. Masar. Ertrea. Xuutiyiinta makula tahay ineey cag soo dhigi karaan biyaha somalia si kasto aad futada ugu dhaqdaan yaaaaaaahu.
@mohamedjimale99592 сағат бұрын
Adeer waxaad leedahay war laqariyey ayaan idiin sheegayaa ayaad leedahay ee adiga yaa kuu sheegay haddiba la qariyey
@somaliasomalibaleh78224 сағат бұрын
Waryaa mar haddii aay diidayaan faragelinta somalia. Mar haddii aay la soo taaganyihiin somaland xiriirkooda wan xoojinreynaa. Mar haddii aay diidanyihiin in ciidamadooda halkii dowladda u gu tala gashay la geeyo .maxeey tahay sababta sujuudaaye ugu tagayo abyi oo wax walba diidan. Xittaa waxa caddeeyeen in aaney ka laabaneeynin heshiiskii somaliland.
@zallaama42 минут бұрын
Heshiiska somlilnd meyna ka laban
@somaliasomalibaleh782226 минут бұрын
@@zallaama keen meel aay oga laabteen.
@zallaama21 минут бұрын
@@somaliasomalibaleh7822 dee waxan is dhahay armey ka laabten uun hadaa xasan muxu faidey Ethiopia aya faido qabta runtii