No video

REACTION MAXAMED DAYAX XSUUSAHA MADOW GURI BARWAAQO

  Рет қаралды 37,965

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

8 ай бұрын

Ya LGU XIGSINAYA SO ShEega

Пікірлер: 491
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
@abdikarimdhago9216
@abdikarimdhago9216 4 ай бұрын
Haaa wllo scw scw Scw ❤
@XamdiIbraahim-on1pg
@XamdiIbraahim-on1pg 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@suleebaanabdi
@suleebaanabdi Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤2
@SUHYPCR7
@SUHYPCR7 19 күн бұрын
Hadal xaqiiqa ayaad ku hadashay masha allah zcw zcw
@mahadmahadcabdilahi-of8el
@mahadmahadcabdilahi-of8el 8 ай бұрын
Nabiga ku saliya culumo scw scw
@othmanomar236
@othmanomar236 8 ай бұрын
Abwaanka heesta sameyay ayaan ka aqana oo waa dareen tabad wixiisu “Guuled raygal” ayaa la dhaha waa ninka iska leh heestii “qalbiga ha iska siin ciyal dheh” iyo heeso kalo dhawar. Cajiib weeye🔥❤️
@hindaaxmed1085
@hindaaxmed1085 8 ай бұрын
Abwaanka sameeyey iyo fanaanka qaaday 100 kiiba maahee 1000 ba kun baan siin lahaa👍👌👌👌 inaba caadi maaha midhaha ku jira❤️ milgihiyo wanaagaan lahaa maad iwada siine manad furin fariimahan in badan meesha so dhigaye😢😢
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 8 ай бұрын
Incredible song lyrics 😂 luqadii Englishta bartay wallee Ismaaciilow 😅😅
@warsamewarsame9035
@warsamewarsame9035 8 ай бұрын
Wllhi heestan markan maqley wan qiirodey ad iyo ad ❤❤
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 8 ай бұрын
Best song legend always gurey❤🎉❤🎉
@apdirazhitaden8521
@apdirazhitaden8521 8 ай бұрын
Abwaanka heesta sameeyay waxa la yidhaa guled raygal, waa abwaan wakhtigiisii ku jira❤guulayso Heesty 100/100
@shaaficiibrahimabdi-mawelo3022
@shaaficiibrahimabdi-mawelo3022 8 ай бұрын
Ismaaciilow saxib horta wan ku salamay, ma og tahay heestan inay tahay hees gabey ah, sidaa darteedna heesaha gabeyha ah ay ka miisaan iyo khaafiyad wacan yihiin heesaha kale ee jiiftada ah, Heestan waa hees gabey ah oo aad u qurux badan, laxan fiicana la saarey, waxan ku qiimeyn laha 10/10
@mahoapd3576
@mahoapd3576 8 ай бұрын
Asxby iso ducey inow ilhey qalbiga iqabujiyo wana iga talo quf hadad jeclato haku ciyarin badanaa qufta markad qalbiga uhibeyso ayuu kugu ciyadhaaaa marka ilhey waxan kabaryaaa inti xidhidh leh uu isjecel inow ilhey wax isugu daro inti qalbiga laga jabiyeyn inow ilhey qalbiga mid uqabujiya ilahey siyo😢
@Muraya01
@Muraya01 4 ай бұрын
Allah kuu qawoojiyo😢
@user-gf6nx6od7g
@user-gf6nx6od7g 8 ай бұрын
Malian jeer ka badan ruux ku tapay.paan mazlaxayaayee Ax yaaa Ax. 😢😢
@fuaadxikmawi7056
@fuaadxikmawi7056 8 ай бұрын
10/10 cajiib weeyi heestani. Ereyada Guuleed Raygal waa dareen maal. Laxanka Cirro waa duni kale muusiguna heesta wuu qurxiyay.❤
@cabdiraxmanifiso
@cabdiraxmanifiso 8 ай бұрын
Incredible song legend gurri barwaaqo
@nimcoahmedfaatah7297
@nimcoahmedfaatah7297 8 ай бұрын
Guuleed Raygal cawaale Abwaankanaga Heestu Waa 10/10❤❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 8 ай бұрын
100/100 siiya ani ahaa mxa yeelay waa hees shidan uu naa emotional damage 💔 😢 Melody amazing 🔥 suaal baa ku weydii adiga guuri barwaaqo meeq siiya heestan adiga ahaaa ee sheeg bro?
@user-km6cq4us4b
@user-km6cq4us4b 8 ай бұрын
Un believable and amazing song😂😅
@yaasirmuuse7908
@yaasirmuuse7908 8 ай бұрын
heestan aniga ayayba igu socotaa asbucii lasoo dhaafay ayaa sbb la aan laiiga tagay iyadoon wax khaldanba jirin 😂
@SahalAbdi-pr1ur
@SahalAbdi-pr1ur 8 ай бұрын
Erayadii gulleed reygal .10%10 Laxankii maxameth bakaal .10%10 Codka maxameth dayax ,10%10 Music ayuup haruun .10 %10 Duubsta yoonis crown 10.10
@user-hf2im8zl8f
@user-hf2im8zl8f 8 ай бұрын
Abwaanku wa guled rayigal laxankuna wa ciro wa hees fadhida lajama isku helay macalaa reaction kaagu waa wali guray hory u soco bro ❤
@hafsaothman4798
@hafsaothman4798 7 ай бұрын
What a song other level Erayo %100 Melody %100 Beat %100 Duubista edit %100 Codka %100 heestu waa qisadydii ood moodo in la iga xadey, balse i know in aanan cidna u sheegin dadkaa aan isku sheekada nahay alle qalbiga ha no dhayo.
@MuntahaAbdiwali
@MuntahaAbdiwali 7 күн бұрын
Heestan waxaadmoodaa inay aniga lasooqaaday. 😢😢 100000000000
@IsHaaficiCali1
@IsHaaficiCali1 8 ай бұрын
Waxn hees waa dhafty wlhi❤😢
@mahamedahmedofficial8372
@mahamedahmedofficial8372 8 ай бұрын
Incredible 10/10❤😢 Guri BarwaaQo the Legend ❤
@xareedbileofficial3878
@xareedbileofficial3878 8 ай бұрын
Intaad wali aduunkiyo Iska qariso admiga Kaligaa ma ooydaa Sxb hda midaan yaan u dhiibaaa Ara you read bro
@apdikhaliifali
@apdikhaliifali 8 ай бұрын
GUROW UPDATE ADI KAA MUQQDA HEES MACANAYNAYAPA 😅😅😅 100/100. WEYI HEESTU
@YAZIN-BIDIXO2
@YAZIN-BIDIXO2 8 ай бұрын
War zhp qali. Malin. Kasta. Waxan. Ku. Idhahda. Cl kariiin. Cali. Shaah soo. Qabo
@himilohajihersi
@himilohajihersi 8 ай бұрын
Heesta uu hore uqaaday maxamed axmed bakaal ciro ee shilke sameeyey iyo heestani isku laxan mayihiin tolow.
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 8 ай бұрын
100% best song 2024
@user-io4vm2dw6e
@user-io4vm2dw6e 4 ай бұрын
Mar hadaad idaysood mcn iga fogaanayso Tolow yaa Xusuusaha madow iiga tiri maanka
@cabdicali6764
@cabdicali6764 8 ай бұрын
10 / 10 🎉
@suadsaleban5442
@suadsaleban5442 8 ай бұрын
10/10 wllhi way hes dhaftay waxkale halo bixiyo 😢
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 8 ай бұрын
Ismaacilow anii ahaanba wada caalaacalbaan aheyba wan wada damqanayaa anuuu😢😂
@abdijibaarsulaiman4791
@abdijibaarsulaiman4791 8 ай бұрын
is dhay😂😂
@apdirasakapdilahi6518
@apdirasakapdilahi6518 8 ай бұрын
Guri barwaaqo wlhi heesta wxan u malynay inaaya aniga ug socdta zhp lkin wlhi malinta waaxn dhgstah 10jeere zhp 😢😢😢 waaa ka zhp my name Gulleth
@najaxismaacil9619
@najaxismaacil9619 8 ай бұрын
Tow xasuusa han madow yaa iga tirin manka heesta inta ba is gaar ah idamaqday heestan waxay ka mid tahay heesa ah 2023 isda gaarka ah iidamqay ee bogahan is idhi wad dhayday dib igu shiday ax jaceylow maxad dhib keentay 💔😰
@user-fn2ex1kr3j
@user-fn2ex1kr3j 8 ай бұрын
10/10 Hadal Malleh tani😊
@Asmar-x-n3t
@Asmar-x-n3t 8 ай бұрын
Abdi kariim ali shah hees cusub soo qadey
@user-pd1gj1bx2j
@user-pd1gj1bx2j 8 ай бұрын
Mxa iga danbeeyo ku helay😢😊
@Abrahan-biihi
@Abrahan-biihi 8 ай бұрын
Yaa fahmaya transpoterka 😂😂 waxan waa Qarac gurigu
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 8 ай бұрын
Guuri barwaaqo fanaantii maxay muusigii somaliga maxay uga kexeeyeen sidii uu ahaan jiray music hindi baad moodaa. Waxaan rabaa in aad ii sheegto khamaha maxay tahay 😂😂😂😂😂
@user-tc4cv2sf5h
@user-tc4cv2sf5h 4 ай бұрын
Anigu lamays tahan wata zxpyal😂😂😂😂
@JackCadnaan23
@JackCadnaan23 36 минут бұрын
10/10/ best song
@samawade282
@samawade282 5 ай бұрын
Heestan iyo waxa isku laxan ah hees uu qaado Maxamed Bakaal Ciro oo la yirahdo wacad Fur. "Bal maxaan sidaa wayn qalbiga kugu wada siiyey". Heestana Bakaal ayaa laxameeyey, beryahan danbe heesaha la qaado waa isu wada eeg yihiin.
@apdipazid______3665
@apdipazid______3665 8 ай бұрын
Wr Gurow Ti Apdirahman Nasri So Qabo 😅😅
@Ridhwaanqacan
@Ridhwaanqacan 8 ай бұрын
10.10. Wlhy hees way dhaftay
@Crisaq143
@Crisaq143 8 ай бұрын
Guled Raygal Erayadiisu way culus yihiin markasta Laxankana M.ciro Meel Fiican ayuu saarey Top 100%❤
@user-lr2df9wq6s
@user-lr2df9wq6s 8 ай бұрын
100/100 best song walahi hestan iga waramaysaa 😢😢😢😢😢 ax
@mukhtarnuur5688
@mukhtarnuur5688 8 ай бұрын
100%wey naga gadantahay ha kareebin macaaneyntaada
@user-kl3fe1jh4c
@user-kl3fe1jh4c 2 ай бұрын
maan waad xanaaqsantahaye baran kukgu soo noqoya😂😂😂😂
@CURADKA-s1n
@CURADKA-s1n 8 ай бұрын
Waar ninka iga qarxi ilaa 2017 come soon ku jiraaye
@CabdiraxmaanMustafe-xp1sp
@CabdiraxmaanMustafe-xp1sp 8 ай бұрын
100 is 1
@SUHYPCR7
@SUHYPCR7 22 сағат бұрын
10/ best song
@user-by9st4eo3p
@user-by9st4eo3p 8 ай бұрын
Reer magal 2 mahe wa hal gurey dumarka inta badanba wacadka leh alla maldahadu waa hadal weyn 😅😅😅
@jimcale__abdi__1m__
@jimcale__abdi__1m__ 8 ай бұрын
10/10
@user-zj9fs9ts4n
@user-zj9fs9ts4n 8 ай бұрын
100/100 siyaay nio fanaanka maxamed dayax inaan heeso soo qadooh iygu kalifaya wllhi gureyow 😂😂
@mumtaazmahamed6348
@mumtaazmahamed6348 8 ай бұрын
😅guroow sodiga englishtii bartey😅😅😅
@cabdinaasirxaliyeofficial2403
@cabdinaasirxaliyeofficial2403 8 ай бұрын
100/100 ayaan u hayaaa walahay ee comantigayga soo qaado sxb ❤❤❤❤
@zakirboss143
@zakirboss143 8 ай бұрын
Hooyada xataa biyo u dhamin maysid ..... Niow jacaylku ma Cudurbaa mise Caafimad
@user-cf9ql6jt1z
@user-cf9ql6jt1z 8 ай бұрын
Ax Ax Ax 😂😂😢😢
@user-ym6kl4ps5h
@user-ym6kl4ps5h 8 ай бұрын
Guribarwaaqooy have side(var)baad ku jirtaaa zxp
@abdiyarechannel8577
@abdiyarechannel8577 8 ай бұрын
Gurayow waxan oranlaha adigu waad dhashaye kudhixi mayso adigu iikori anah wan dhabaya hdan claf kuyeeshe😂😂
@Abdisamednp
@Abdisamednp 8 ай бұрын
Mahad hesaha Al fanan cabdikarin cali shah ade réaction uga soo bihin weyday guuri barwaqo
@fadumasalah535
@fadumasalah535 8 ай бұрын
100/100 masha'allah nice song ❤❤❤❤❤😊
@ritwanmohamut9682
@ritwanmohamut9682 8 ай бұрын
10/10 weyan tani ka hadal malaha
@hanadxuseen1189
@hanadxuseen1189 8 ай бұрын
10/10 THE best song
@user-oq5el8hb8q
@user-oq5el8hb8q Ай бұрын
Ha zxp dhaa dhaan aya noqonaysaa😂😂😂😂😂😂
@ifrahelmi5330
@ifrahelmi5330 8 ай бұрын
100/100❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
@osman.b.b
@osman.b.b 8 ай бұрын
10&10 best song 2023❤🎉
@zakiabdi2082
@zakiabdi2082 8 ай бұрын
Waa heestii sanadka walhi waa another level ❤🎉🎉❤
@Abeye-4
@Abeye-4 8 ай бұрын
Saaxib nagu qaado khadra silimo noogu xigsii
@user-to8rn5lf8d
@user-to8rn5lf8d 6 ай бұрын
Haa wlhi nacasnimada wu leyahaye jacelku Guribarwqo lajan wa kuwata wa dacadnimadiyo qof ah
@hanaadiabdalla8303
@hanaadiabdalla8303 8 ай бұрын
Transpoterkii ku qaatay kuma dhigo guriyoooy 😂
@safaqrx1916
@safaqrx1916 3 ай бұрын
Mahaysan karee iga hoo 10/10
@ahmetfarah9778
@ahmetfarah9778 7 ай бұрын
Guuleed raygal heer caalami heesaha loo baahan yahay weye
@user-mm1mo5hk1x
@user-mm1mo5hk1x 8 ай бұрын
10/ 8
@Zackpodcast20
@Zackpodcast20 3 ай бұрын
10/9 baan siinaya waayo fanaanku laxanka wuu ku xiiqaya oo bartiisa ugu ma tegeyo lakin ereyda iyo muqaalka iyo laxakaba lagama shekeenkaro
@user-wp4us3ro6o
@user-wp4us3ro6o 7 ай бұрын
100 100 baa siyay walahi anigu Heesta
@maxamedcadnaanxaajiraage2465
@maxamedcadnaanxaajiraage2465 8 ай бұрын
Heestan Faleeemo ahaaa ayaa looqadanaya oo abwaanka sameeyey waa cabqari🎤🎙
@Ahmed_kamil88
@Ahmed_kamil88 7 ай бұрын
Kkkkkk jacaylku ma caruurba muxuu umada sidaa ugu galayaa😂😂😂😂
@mohansayid7233
@mohansayid7233 8 ай бұрын
ar guroow markii hore heesta share ayuu u samaynayaa ayaan islahaa laakiin heestu waa another level 10 /10 ayaan siiyay anigu
@ridwaanYareofficial2019
@ridwaanYareofficial2019 8 ай бұрын
Best songs dangerous 😢😢
@TheDhiibsane
@TheDhiibsane 6 ай бұрын
Heestan waxa layaabanahy sabbta aa uga Dali waayay 😢❤
@warsamewarsame9035
@warsamewarsame9035 8 ай бұрын
Wllhi heestan 10❤❤❤❤ ayan siinlaha
@CabdiraxmaanMustafe-xp1sp
@CabdiraxmaanMustafe-xp1sp 8 ай бұрын
Waxa dhanta heesti socdaal 😂
@suhaypboy7902
@suhaypboy7902 5 ай бұрын
Abwanka abwanad❤❤❤❤❤
@user-bu1ml3lc8n
@user-bu1ml3lc8n 8 ай бұрын
100/100 best song and music
@hanadbayhoja
@hanadbayhoja 5 ай бұрын
💯💞💯
@bulxanproduction3378
@bulxanproduction3378 8 ай бұрын
Sxb guuri barwaqo wxd guuriga qoftad so jaclty so hor is tagtay ninyow hhhhhh wxd thy father of love ❤
@user-cb2li9qc9e
@user-cb2li9qc9e 8 ай бұрын
Tolow xasuusah meadow yaa iga Tiraaa maanka lik saar
@noormohamedmuktar111
@noormohamedmuktar111 8 ай бұрын
10/10 best and heart song
@carafaadlyrics3728
@carafaadlyrics3728 8 ай бұрын
gurow waanku arkaayoo heestan iyo heestii mustafe dollar ee hebla waa laguursaday ahaydba si aada ayay kuu qaaday ana waan kula qabaayoo heestan waan wataa 10/10
@user-fb6gl4zb1v
@user-fb6gl4zb1v 8 ай бұрын
1000/1000 Heestan Aniga Ayay iga hadlaysa 😢
@AbdiMohamed-gh7pg
@AbdiMohamed-gh7pg 8 ай бұрын
Arap jacaylku Ma karo horta ha iga hadho abwaan guuleed raygal heestan meel fogbuu ka keenay
@cabduweliorange5066
@cabduweliorange5066 8 ай бұрын
Waa is sasaar heestu
@user-yv5hq8wf6s
@user-yv5hq8wf6s 8 ай бұрын
100🎉100🎉.masha.allah.❤.abti❤❤❤nic.song.abti.wan.kusalAMY.,ADI.IYO.ASXAABTADABA
@CabdixamiidSiciid-ui9is
@CabdixamiidSiciid-ui9is 8 ай бұрын
2024 mu lasugo wa best song eh😢❤
@abdirahmandable
@abdirahmandable 8 ай бұрын
Heestu Waa Best Song 10/10
@khadardhego
@khadardhego 8 ай бұрын
10😮_10
@HamseKhadar-sb5rf
@HamseKhadar-sb5rf 8 ай бұрын
100%10❤
@abdirahmanosman8942
@abdirahmanosman8942 8 ай бұрын
10/10 lgend guri bawaaqo
@KhadarHariir-wc4df
@KhadarHariir-wc4df 8 ай бұрын
The Best S0ng 0f 2024 wllhi 100000%%%%%❤
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
Socdal Magarba Reaction Guri barwaaqo
11:53
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 46 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
Reaction Raxama Hassan Guri barwaaqo
8:22
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 32 М.
Shaqadii ugu adkeed ee uu qabto Guri-barwaaqo
10:48
Galaydh Media
Рет қаралды 43 М.
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
10 Ciyaartoy Oo Wax Walba Waayey | Faqiirey…
10:00
NASIIB SPORTS
Рет қаралды 206 М.
FARXIYA FISKA FT MUBAARAK OCTOBAR NALKA REACTION GURI BARWAAQO
13:34
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 163 М.
Xasan Gantal Iyo Raxma Xasan Reaction Guri Barwaaqo
18:44
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 45 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10