REER AWDAL MIYAA LA HEYSTAA MISE AYAGAA IS HEYSTA QEYBTII 2AAD

  Рет қаралды 3,043

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

REER AWDAL MIYAA LA HEYSTAA MISE AYAGAA IS HEYSTA QEYBTII 2AAD
Join this channel to get access to perks:
/ @ayrotv
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 25
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 9 күн бұрын
Y’all doing great job enlightening our Somali people and thank you 💙😘
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 9 күн бұрын
AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍 💖
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 8 күн бұрын
GUUL BRO SOMALIA 🇸🇴 WEEN❤❤❤❤❤
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix 8 күн бұрын
Ok good suxufi abroone okay guul awdal estate
@BrigadSpecial
@BrigadSpecial 8 күн бұрын
Nin gesiya cid marabto tabay fameen power gadabuursi wayso dakalameen ilayo Ahmed guuray iyaku kadhashay from ogadan
@abdisalamegal7047
@abdisalamegal7047 8 күн бұрын
Waa in dheer garad waa Oqoonyahan waa somali dhaba inata wax an u dhaafa majirto markaan sida u u dhigay Taariikhda soo jireenka ee ay lahayeen Reer Awdale Walee waa geesi somalia
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 9 күн бұрын
BULAXAR WA DHUULKA QABIILKA CIISE. EE. IISKAA. LEH. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍
@user-gf6mu3fr3v
@user-gf6mu3fr3v 8 күн бұрын
Tolkey ciise iyo reer awowgay gadabursiyow waxan u bahanahay inaanu ka shaqeyno midnimada soomaaliyed oo aan gobalka awdal wada jir cadowga uga ilaalina waayo cadow labadeenaba cunaya aya fooda naguso haaya diyaar ha lahaado.Guul iyo gobanimo soomaali weyn.💪 💪 💪💪 💪.
@chickenburgerO_O
@chickenburgerO_O 8 күн бұрын
Guul awdal state of Somali 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 9 күн бұрын
ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@mahdihassan47
@mahdihassan47 6 күн бұрын
Faycal thank you walalo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Sxb hubkaas Ethiopia 🇪🇹 ay soo galisay walahi gacanta Somali ayay ku soo dambayn InshaAllah horayba waan uga reebanah markay soo galeen walahi oo Maraylanka ayaa ku cadaadiyay Madaxda Somaliya in hubka Ethiopia laga furtay waa in Geesiyada laga soo celiyaa walahi Antigua ayaa Ciidanka hogaaminayay waxaan lagu amray inay soo celiyaan 😂 jawaabta la siiyay kaalaya qaata oo hubka shicibkaa badanka gacantooda loo galiyay inta badanna waa la’aasay Oo Ethiopia way ogtahay waa sababta ay ceedankooda kolba meel isugu xoqayaan siiba xuduud beenaadka si ay hadhow u baxsadaan walahi tabar malaha oo kun’kooda ciidan waxaa ka adag 10 geesiyadeena oo hub ku filan lasiiyo inta kale ayagaan kafuranaynaa walahi sxb wayna dhacday kun jeer 😂 InshaAllah imikana taariikh fiican ayaa loo dhigi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 😂 Sxb Mugdisho ayay meel walba qabsadeen Ethiopianka uraya 2006-2008 sxb wayna ku halaageen imikana si kadaran ayay ugu halaagayaan dagaalkan walahi waadna arki InshaAllah 🤲🏼 I’arkaaaay I’qariyaaay ayay ku dambayn walahi inshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Wadanka Mujaahidiintii Geesiyada shalay Cadowgeena Ethiopia ka’saaray dalka ayaa jooga oo waliba ka’awood badan maanta kana tababar fiican, dhashoodiina way ka’gatab dagaalamayaan ilaa Hargaysa ayay Mujaahidiintu diyaar yihiin dhalintuna waa heegan alhamdulillah shicibow yaan loo cabsan wadanka walahi alhamdulillah waan difaacaynaa dalka 5ta SOMALIYEED Badaheeda iyo Barriba waa la’difaaci sida waligeedba InshaAllah Dagaalkan way noo fiican tahay somalidaaba ku Midoobi walahi khayrbaan u aragnaa dhalinteenu alhamdulillah waa midnimadii oo soo ifaysa inshaAllah 🤲🏼 Ilaahayna wuu’nagu guulayn Ethiopiana way halaagi kabahay ka’carari sida waligoodba Yuhuuda iyo ReerGalbeedka iyo kufaar kabaqaad walba way u soo hiilin wayna jabayaan inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼💪🏼💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@calimahamed6484
@calimahamed6484 8 күн бұрын
Asc wan idin salamay wariyayasha ayro tv intas kadib waxa lahayta majiro qolada qurbaha wax badan oo ayna ogayn aya yala gudaha gobolka mana fahamsanidina qoladina qurbaha jogata umana socotan in ad fahamtan aniga oo og wanaga iyo halka ad kaga jiran bulsha iyo wax tarkina dhinac waba hadana wali madan fahmin arinka jira gobolka gudihisa takale reer awdal iyaga aya ishayste cidi mahaysato wayo dan midaysan aya wax lagu gadha lkn gadabursi isga ay hog isku qodaya ee ha umidoban tabashadoda donistodaba lkn midba midka kale ayu dabamaray oo uu odhanaya aniga wax isi sanderero takale ubada waxa mala wa bahal dawdarha oo tug ah oo cimamad qatay oo qad iyo sigar dishoday oo bahan oo aqar qada kusisanaya kasi ayu aqonhankina daba joga uu talo kasuga oo shekhi suga oo hoyadi sugaysa oo dhalinyaradi mustaqba ka sugaysa bal qoyas adigu haba
@frederic172000
@frederic172000 9 күн бұрын
Waxa nin yahow la yaab leh qolo magaca ciise isticmaalaya oo taariikh iyo waxba kala socon. Cid ciise in ay degen yohiin diidani ma jirto laakiin waa 5% marka dib loo eego doorashadii 1960 gii ciise 1 kursi kamuu helin Zayla walaa Lughaya. Gadaboursi ayaa yidhi abtigay anaa kuraastayda mid siinaaya. So, waxaan leehay nimankan ciise isku sheegaaya is dejiya
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g 2 күн бұрын
Ciise waraabe jabuuti ayan kala wareegayna oo samaroon ama maxad case iyo canfar ayaa kala wareegay marbuu berbera sheeganayay hada jabuuti maqaarsar ayu ka yahay ciise waraabe
@Cabdiraxiinmuusecumar
@Cabdiraxiinmuusecumar 8 күн бұрын
waandagaalamaynaa eekeen hubkii Keena waandagaalameynaa
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g 2 күн бұрын
Jabuuti waa dhul samaroon ragii Franceka heshiska laga jiray 1884 iyo canfar Awdal na sidkle adal empire of ahmed guray was born saylac Sheekh yuusuf ahmed kawnayn was born saylac Roo laafted was born awbare Sheekh abdirahman far gadabuursi was born boorama Taariikhda way qortaa raga soo akhriya Awdal means adal empire
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 9 күн бұрын
HOREY BA LOO YIIRII . NIIN. KII. SOO JOOOG SOO LA GAA KARII. WAA YOO. SOO. JIIF SOO AYAA. LAGAA. HEELAA. CIISE. OOW. BHUUL. DEH. DHUULKA QABIILKA CIISE HADDII. AAF KA LAGAA. DEEYN. WAAYOO. QABIILKA CIISE DHUULKIIS. AA. SHEE KADOO. WEEY. XUMAAN. HADDII QABIILKA CIISE. DHUULKIISA. GOBOLKA. AWDAL STATE.OF.CIISE. AAF KA GUDABIIRSII. KA DEEYN. HOOWL SHUU. WEY. AAD KAN
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 9 күн бұрын
Asc, mawduucan cinwankiisa jawaab uma baahna. Tan kale Mohamed Abiib Allah mooye Ehel male waayo waa geesi garab iyo tol waayay. Maxamud Xashi baa is yidhi garab istaag isna waa tii lasoo eryay😂
@hodanroble5337
@hodanroble5337 8 күн бұрын
Adeer Reer Awdalow idinkaa gacantiina iskugumeeyey Sabab Axmiyado Soomaali Nacayb kabuuxo oo idinkula dhaqmay qaybi oo xukun
@ARDOKalinleh
@ARDOKalinleh 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 9 күн бұрын
BEENEEY. KU NACEEY. QABIILKA CIISE. EE. DEGAA. AMAA. IISKA. LEH. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. WAX MUQUU NIIN. AAH. DHIIB. HAYSTAA. MAJIIR TO. HAA WAN. OGNAHAY. IIN. IIS QAAB. QAAB SANAYAA. GUDABIIRSII IYO. QABIILKA . SACAD MUSE. RER. SHEIKH. IISXAAQ
@abdulqadiribrahimahmed4506
@abdulqadiribrahimahmed4506 8 күн бұрын
Waar reerka ceebta ka daaya ma sidan ayaad garaad ku leedihiin
@user-wp3up2nj3p
@user-wp3up2nj3p 8 күн бұрын
Beenaale
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 70 МЛН
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 99 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Dhaanto (SOMALI MUSEUM OF MINNESOTA DANCE TROUPE) PART II
6:50
The Somali Museum
Рет қаралды 553 М.
Madaxwyne Mustaf oo M. Biixi Jawaab uu kanaxay Hawada u mariyay
18:05