Prof Samatar "Madaxwyne Xasan sidii Siyaad Barre ayuu dalka u duminayaa"

  Рет қаралды 69,845

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Prof Samatar: Madaxwyne Xasan sidii Siyaad Barre ayuu dalka u duminayaa

Пікірлер: 429
@Abdulkga
@Abdulkga 2 күн бұрын
Prof Samatar mudo dheer ayuu Walaweyn iyo dawladihii Xamar wax u sheegaayey oo difaacayey, oo uu islahaa bal inay wax noqdaan, laakin, nasiib darro quus ayuu ka taagan yahay. Waadigaa arkaya comments sida ay u caayayaan , ayaga oo qaarna Afweyne amaanaya, kuwa Hawiyana Xassan Garguurte difaacaya. Walaweyn waa umad dhimatay oo aan is ogeyn!
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 2 күн бұрын
😂😂 Isaguba saw Walloweyn ma aha?
@Abdulkga
@Abdulkga 2 күн бұрын
@@abdisalamfarah9344 Maya, isagu waa qaldaan reer Woqooyi ah - sidee waaye, Adiga dadka kala baro noh!
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 күн бұрын
Kkkkk ABDULKGA, YOU ARE VERY KNOWLEDGEABLE GUY, GOOG FOR YOU KKKKKKKK WALOWEYN KKKKKKKK KKKKKKKK
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 2 күн бұрын
@@Abdulkga Oo kaalay. Ciddii aan Durriyadda ahayniba mayna ahayn Walloweyn? Wax noo sheeg oo.
@Manallagaraadbaa
@Manallagaraadbaa 2 күн бұрын
Nin walba oo masuul ah ayaa la caayaa, prof Samatar na kuwaas unbuu la mid yahay, laakiin adiga waxaad ka dhigeysaa inuu yahay nin ajnabi ah oo laga abaal dhacay.
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 3 күн бұрын
Boorama u hadal Soomaali hanoo Dambeysee. Muuse Biixi la tali. Ama Toos u taageer.
@a-topchannel7303
@a-topchannel7303 Күн бұрын
Wariyuhuba ma waydiin e xageed u hor carartay 😂
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 3 күн бұрын
Xasan sheikh waa fashilmay waana nin u shaqeeyaa dano gaara somalia 🇸🇴 ❤ God madow jku riday
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 2 күн бұрын
Godka walaashaa miyaa ku jirta 😂😂😂😂😂😂😂
@user-ju8ee5tg3d
@user-ju8ee5tg3d 2 күн бұрын
@@mohamudulusow3668u hadalka😂qaabka caruurtinimada ah is ka daah ugaas
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 2 күн бұрын
@@user-ju8ee5tg3d haye waayeelka siyaasada Somalia 🇸🇴
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 3 күн бұрын
Sax Professore hantida shacabka ayaa la bililiqaystay, SAX PROFESSORE
@Mohammed-j5j1u
@Mohammed-j5j1u 2 күн бұрын
Professor / Abdi ismail Samtar always have a negative political attitude , he failed even to stablize his political interpretation at larger scale of unstability and giving misinformation about ongoing political status of current presidential tenure of hassan sheikh presidency and also he had a similar critics to former president farmajo and he ignited that time all political rivals who opposed farmajo leadership to vote against him
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 18 сағат бұрын
Professor si fiican buu u hadley laakiin Allaha u naxariisto Mohamed Siyaad wuxu aha madaxweynihi ugu fiicnaa
@abdullahidaar327
@abdullahidaar327 2 күн бұрын
This is best speech he had ever I support him this is very true 100%
@maadeeysamaale3862
@maadeeysamaale3862 13 сағат бұрын
Kkkkkkk
@user-oh3td9pb8h
@user-oh3td9pb8h 2 күн бұрын
Siyaad Barre xil waa jeclaa oo waa run, laakiin xoolo ummadeed ma rabin, waddanina wuu ahaa.
@omar7396
@omar7396 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 2 күн бұрын
Wala oga barigi villa somalia la ay duntay. In vilada. Laga helay. Malayin😂. Dollar laga helay
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 2 күн бұрын
Somelier-Italiano maxay ula jeedaan waddanimo? = Dadka dil = Diinta dumi = Damiirka demi = Dowlada qalooci = Dunida sawir tus = Danteyda ayaa ka weyn ta dadka guud. Mid baan ku raacsanahay Ina Samater: - Dekeda Turkey ayaa laga iibiyey, waa waxa Hobyo loola baryayo Ethiopia. - Madaarka Turkey ayaa laga iibiyey, waa waxaa loo rarayo madaarka Muuqdisho. - caasimada waa la xaraashay, waa waxa Cadaado Caasimad cusub looga bilaabayo.
@Abdifitah7
@Abdifitah7 2 күн бұрын
​@@omar7396xil wa jeclaa xoolana ma rabo adigu is qabadsii,
@Laascaanood614
@Laascaanood614 3 күн бұрын
This was an eye opener 😮😮
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 2 күн бұрын
Masha Allah proffessorka waa halyay somalia
@Hawa-xy8tc
@Hawa-xy8tc 2 күн бұрын
Thank you.
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 2 күн бұрын
1977 masar waxay ahayd waa lagaranayaa, masar danteeday wadataa ee dan soomaaliyeed ma wado
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 күн бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@wm5913
@wm5913 2 күн бұрын
14:40 He hit nail on the head 😂😂😂, Absolutely 💯 👏 👌 🙌🏾
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 22 сағат бұрын
Prof Abdi Ismail Samatar🙏🏻
@afrodir4828
@afrodir4828 2 күн бұрын
Kaligii aqoon yahaan😂 professor adigu maxad soo baratay ileen waa adigii madaxweyne isu soo sharaxee😂😂😂
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 2 күн бұрын
Qof kaa waya arag san oo ka aqon badan ayad is ku dheririneysa aduno xalka ba
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 2 күн бұрын
Walaalki ayaa isaso sharaxay kala gaaro laxay
@mohamedshukri486
@mohamedshukri486 2 күн бұрын
Thanks proff Wisdom schollar
@aarkamaanta2972
@aarkamaanta2972 2 күн бұрын
Malintan caqliyaystay ilaa hada asagoo rajo qurxoon bixinayo ma arag rajabeel buu kugalinayaa
@fatimahabdifitah9160
@fatimahabdifitah9160 2 күн бұрын
Wa runtiis ila hada wadanka ma noqon so rabay qofki xamar joga garanaayo xamar xalkisa
@nrx8684
@nrx8684 2 күн бұрын
I lost prof Cabdi Samatar respect, he sounds so jealous for not being able to become a president
@abdiabdule5009
@abdiabdule5009 Күн бұрын
I lost xasan sheikh (bahal) respect. Pro samatar , well articulate and great respect.
@nrx8684
@nrx8684 Күн бұрын
@@abdiabdule5009 do you mean farmaajo bahal? Me too I lost all respect of farmaajo bahal?
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 2 күн бұрын
275 Xildhaban ayagoo dibada kunool ayaa mushahar la siiyaaa Askariga difaaca ku jira bilaabmushahar ah bilaha qarkood USA
@mukhtaar2391
@mukhtaar2391 2 күн бұрын
DHIBTA HAYSATA SOMALIYA WAA TAAS ASKARIGA DHAXANTA U FADHIYAYANA WAA LAGA JARAYA HADU XANUUSTO XILDHIBANADII SONALIYANA WAA KUWA AMERICA coffee ga iskaga cabaya halkaa
@hamseali6434
@hamseali6434 2 күн бұрын
mushaharka ma hooyada ayaa siisa beesha caalamka siise imse xoolo uu hawiye leeyahaa la siiya xasan mushaharku qaato iyo kan ay xildhibaanadu qaatan isku meel ayuu ka yimaada kuligooda besha calmaka siisa
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 3 күн бұрын
Run cad ayuu sheegay br cabdi to samatar
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 Күн бұрын
Run qadhaadh ayuu Prof Abdi Ismail Samatar sheegay
@galkacyo12
@galkacyo12 2 күн бұрын
Well Said Prof Abdi Ismail.
@Hawa-xy8tc
@Hawa-xy8tc 2 күн бұрын
Mash Allah beautiful . Thanks
@farahmohammed2505
@farahmohammed2505 2 күн бұрын
SOOMAALIDU runta inabadan oo kamidi ma ogola. Absolutely you’re telling the truth professor it’s quite clear what Hassan Gurguurte and his group are up to. May Allah bless you professore.
@abdigah5364
@abdigah5364 2 күн бұрын
False . Austerity is not " Somali Cunaqabatayn " . Austerity is to manage expenses well . Contrary to what Ina Samater alleges Austerity is a positive factor in economy and finances
@ahmedhirsi281
@ahmedhirsi281 2 күн бұрын
Haduu katago Muxuu katagey Waa Hasane
@user-ew5ln6us6d
@user-ew5ln6us6d 2 күн бұрын
Austerity means also: waa xaalado dhaqaale oo adag oo ay abuureen tallaabooyin ay dawladdu ku dhimayso kharashaadka dadweynaha.
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 2 күн бұрын
Siyad bare hala simin dad cunayashan dalkii iyo dadkiiba gatey ❌❌
@user-dt7xm7or9s
@user-dt7xm7or9s Күн бұрын
Siyaad Barre ayaa laga Raaca. 32 years ayuu mootanya, Wax dhista oo dad noqda, Marxuum hadaba soconinee. CUQDADDA ALLAAH KAA SAARO.
@Ayiisho1
@Ayiisho1 2 күн бұрын
Odayahow dhulkaaga difaac oo isaaq iska xoree m siyaadbare nin rageed buuahaaye usheeg hawiye iyagaa dalka dumiyee
@FarhanMahdi-mr6em
@FarhanMahdi-mr6em 2 күн бұрын
Wlhi wa runta
@fatimahabdifitah9160
@fatimahabdifitah9160 2 күн бұрын
Idinka dulmiga bilaabay iyo cadaalad darada wadanka ku burburay​@@FarhanMahdi-mr6em
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 күн бұрын
Qofkan iyo walalkii minneasota ayanu ku wada noolayn mudo badan waa labada nin ee waxay ka hadlayaan aan kaliya ka fahmo inay faanan keliya kartina aan u lahayn inay xal qurux badan u keenan siyaasada soomalida hada ninkani wuxuu is dhinac dhigayaa siyaad barre iyo culusow xitaa siyaad barre u qiri maayo wixii wanaagsanaa ee soomaliya uu u qabtay hadii ninkani dalka ka naxayo parliament ayuu ka dhex bilaabi lahaa in hassan sheikh lagu sameeyo impeachment wuuba u jeedaa in somalia god ku dhacday muxuu kaliya faanka soomali ula soo horfadhiistaa !
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 20 сағат бұрын
The first president somalia waa kii dulmay reer SOMALILAND dowlad inoogu keenay muqdisho ee qayb dulman wax qaybshay
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 2 күн бұрын
*Prof. Samatar cilmi uusan baran oo uusan aqoon u lahayn ayuu ka hadlayaa markuu austerity ku tilmaamayo canshuur qaadista. Wuxuu bartay Geography ee ma uusan baran economics ama finance. Sidaa darteed, austerity-ga uu sheegayo wax ka jiraa lama arko. Dowladdu waa ay ku saxsan tahay canshuuraha qaadistooda.*
@aabdi8896
@aabdi8896 2 күн бұрын
Absolutely waa runtii
@HamzaAbdulahi-tk6er
@HamzaAbdulahi-tk6er 2 күн бұрын
Wlh comments markaad u fiirsado qof iyo laba mahanee waxad si toosa iga arkaysaa waxa ummada somaliyeed halkaa dhigay inay kaliya thy inanu inteena badan nahay dad aaminsn marka nin reer kooda ka so jeeda uu ummda hogaaminayo hadii la dhaliilo ama wax laga sheego u daremy sida in walidkiisa la cayay ama wax laga sheegay ama ay dawlda iyaga gaar u leeyihin balse wlh taas waa mida dunida inagareebaty ee halkaa ina dhigthy inaga oo ah dad allah uu ka dhigay ummad islam ah hada somaliya oo isku dhaqan isku af hal qoys ah hadana nasiib daro uu allah dhulkisa inagag abuuray meel khayrdka duniida oo dhan raadinyso yaalo blse aynu ka nahay dameer malab sida 😢 yaa allah... allow ummda somaliyeed fahnsii inay dawlda thy mid loo siminyhy oo aanay cid gaar u llahyn . Bal u fiirso wlh waxaad arkaysa qof dhalin yar ah oo aan awoodin ama haysan waxa uu inanka ama inanta qayrkeed haysto oo ay thy inuu dawladisa ka helo hadana iayada oo ay sidaa thy siyaasi tuug ah oo qabiil igu soo dhulnya isaga oo dan gaara wata qabiil ugu hiilinaya
@NimcoFf
@NimcoFf 2 күн бұрын
In marka reer xilka qabto reerka kalena cagaha qabto wxa keena somalia malaba reerbaa daga meeye umadii kale 64sano sidee laba reer xil isku dhiib dhibaan hadaba waataase bal somaliya meel ha lagu sheego reer ,rer kale ugudbayaa ma jiro
@johnhennery5780
@johnhennery5780 2 күн бұрын
HSM is completely lost right now. I’m not sure if he thought lifted arm embargo and debt relief would pave the way for him get an absolute power over Somalis.
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 2 күн бұрын
Hassan dhiiqo wa JAHIL kuso koray dagalki Sokeye
@Abdifitah7
@Abdifitah7 2 күн бұрын
HASSAN SHEIKH WAA PROFESSOR WAA AQOONYAHAN HAYSTA SHAHADADA PHD. JAAHIL BATAHAY O RER GOBAL WAX BARO, DAMIINOW
@jabriilmubaarak7243
@jabriilmubaarak7243 2 күн бұрын
Magacdisho waa in caasimada laga badalo that’s it Somalia will be together and better future
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 3 күн бұрын
Wali ma gaarin prof Democrasi, lok an alternative H.IYO.H.WADAAG waan soo tijabiney for21 years. I think is the best of Som. Society ha na booting PROFESORE
@guleedciise4497
@guleedciise4497 2 күн бұрын
Maasha Allaah Prof.Cabdi Ismaaciil aqoon yahan xog ogaal ah
@almher8883
@almher8883 3 күн бұрын
Hassan iyo difiq are somaliland best friends. SL, guul iyo gobonimo !
@KareemHussein-yr3yp
@KareemHussein-yr3yp 2 күн бұрын
Belo ku ciyaadhay 😂😂😂😂
@salahsalad
@salahsalad 2 күн бұрын
Xasan garguurte magaalki shiid ow ka dhigay masuq maasuq iyo boob baa ka jiro caasimada ilahow na amaanso
@honabdidhubad3059
@honabdidhubad3059 2 күн бұрын
Somali leaders are same for the mismanagement National level and regional levels.
@Tasniim1
@Tasniim1 2 күн бұрын
Kaligii Professor, kaligii dad’ kaligii caqliloow’ kaligii wax walba. Horta Soomalidu may mar kaliya doortaan bal hala arko wuxuu qabto.’e waxa kale oo aan cadaalad daradiisa 🤫markuu yiri MSB waxba maqaban wuxuun buu burburiyey oo xasan baa inyar ka’koreeya. Subxaana Allah.
@aminasalad7410
@aminasalad7410 2 күн бұрын
Professor ee xaal qaado. Ninkan. Waxa ku hadlo waa waxa laga xishodo. Ma xasan iyo maxamed siyad baa siman. Xasan waa dumiye. Siyad rabi ha u naxaristo , ee. Dhisuu ahaa
@muhammad-amiindhimbiil4603
@muhammad-amiindhimbiil4603 2 күн бұрын
Mararka Qaarkood tala xumada Hogaankaaga ayaa ka wanaagsan, Talada wacan ee Shisheeyaha. Madaxwayne, Xasan Sheekh Maxamuud Dawlada uu rabo in uu Burburiyo, Kaligii muu dhisin.
@YassinAhmed-i3y
@YassinAhmed-i3y 2 күн бұрын
Masha Allah, professor.
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 2 күн бұрын
Waa masar waa walaaleheen xasana dalka maduminaaye adigaa duminaaya from awdal
@omarqayaad9328
@omarqayaad9328 2 күн бұрын
Somali ma dha dhawa siyaasina ma jiro allah u gargaaro
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 2 күн бұрын
Xildhibanada waxaaa la siiyaaa bishiii lacag hal malyan iyo bar dollar Lacagtaa waxaa fcn in la siiyo ciidamada USA
@anisamoalin8552
@anisamoalin8552 Күн бұрын
Waxa hubaal ah oo aan professor Ka ku raacsanahay in xassan dalkeena iyo hanki Somaliyeed u god ku hubsaday. Farmaajo hala soo celiyo
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 2 күн бұрын
HSN DHIIQO ILLAHAY wadanka hakaqabto dhul boob hanti boob HSN DHIIQO wadanka halaga qabto
@MOj-tl3zf
@MOj-tl3zf 2 күн бұрын
Profferssor, is your idea of your country which having being faced on too much problems, shouldn't be interviewed by claining any low than his being journalism zero, here by giving to you your dignity as advice, please don't loose your own being title, at the same time you are one of the Somali high profile in its lists and out of the country. According to your taking part in such interview of which you are taling totally is out of Profferssor advice. Why? Let alone to be of Somali upper house senaters, besides your knowledge title, other somebody doesn't talk what you are speaking right way, please, and please, you have to keep an eye all of your interviews due to now and past. At the same time to protect for the dignity to your president Mr Hasan Sheiq Mahamud. God bless on him.
@abdulfatahahmed6209
@abdulfatahahmed6209 2 күн бұрын
Mogadishu siduu doonuu kabyeelayaa Mud. Dal Xureeye adigu dalkaagii iyo magaaladaadii qabo
@MohamedAbdiali-zn8yj
@MohamedAbdiali-zn8yj 3 күн бұрын
Professor 24hour dhaliil lataagan miyaa professor ah, 😅😅😅😅
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 күн бұрын
Adeer, runta dadka oo dhan kams farxiso, prof runta ayuu taabtay ku farax ama Ooy
@Amiir013
@Amiir013 2 күн бұрын
Wax khaldan hadu jiro ama arko miyu ka aamusi laha
@Keenadiid.
@Keenadiid. 2 күн бұрын
Maxaa rabtay macnaha guulwadayn baa?
@sareyeltd
@sareyeltd 11 сағат бұрын
Adigo nin somali yaqana ma tihid. Waliba waxad tahye beene ween.oo waliba fan fan badan Waa anigo jooga Borama awdal
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 19 сағат бұрын
😮😮😮 waa ruun xasan dhiiqo soomaliya god madoow ayuu kuu wadaa
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 2 күн бұрын
Md xasan wecel maahan, wsayo soomaali in xil iska wareejiyo Ilaahayba nooma abuurin.
@HusseinI-d9x
@HusseinI-d9x 2 күн бұрын
Asc. Samatar waa dad wax bartey, doonayana iney wax ka badalaan ummadda Soomaaliyeed, laakiin dadka Soomaaliyeed oo diintii alle waxaba ka badali weydey, oo ku leh," ashahaado waan ku dilayaaye, isagoo isku markhaati furay," aqoon adduunyo & damiir dadnimana Doomaali u ah, qofka wanaag la doonaan, waa nin dhagax madow ku eedaamay. God bless to Abdi I Samatar, his brother & those who are awake. Thanks
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 2 күн бұрын
This guy waan ka shakiyey
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 3 күн бұрын
Odaygan dowlad kasta waa U edeya waan kaligi aqon
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 күн бұрын
100%
@kc_king4276
@kc_king4276 2 күн бұрын
Dowladihii hore uu dhaliilayay(caayi jiray) haday ahaan lahayeen kuwa fiican oo maanta la mahdiyo dadka iuo dalkana waxuun isbadal ah keenay isagaan maanta waa beenti odhan lahayn lkn waxaa cad in isagu run sheegayo madama isbadal jirin.
@AbdirahmanMohamednor
@AbdirahmanMohamednor 2 күн бұрын
Wllhi waa run wàziirka hadda jooga anaa dhaama wax uu kala ogyahy from baadiyo to waziir dibadda weye
@asilimohamed7322
@asilimohamed7322 2 күн бұрын
Odayga adeer ma ka xishoonayaa wiilka wuu dhali karaaye hhh caruur ma leh miyaa.
@abobasement346
@abobasement346 2 күн бұрын
walahay waa runti wuxuu shegay parfasor ku waxaa kah socdah xamar waxay ku socotah 1991 in shah Allah waxan u rajeyay in lagu kalah cararoh xamar
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Күн бұрын
Adeer cabdi ismaaciil samatar maa wadanka udhiibno aanu aragne halka inagu fure.
@ceelkaomar
@ceelkaomar 2 күн бұрын
America ninkaan nin aan ahayn ma jooga miyaa waan ka daalnay adna haku macno beelin
@Somadam11
@Somadam11 2 күн бұрын
Professor Abdi Ismacil waan salamayaa, runtii professorka talooyin wanaagsan wuu bixiyaa lakiin waaxaa ku lamaanan cuqdad ween ayaa haysa meelo badana ka haysa waana muukhata mana qarinkaro cuqdada.
@hmh3620
@hmh3620 2 күн бұрын
Haddii uu xasan la qaldan yahay,muxuu baarlamaanka u gayn waayey mooshin xasan looga xayuubiyo xilka,mise warkiisu waa xoolo doon!
@hasanhabane8315
@hasanhabane8315 2 күн бұрын
Masha Allah waxaad uqalantaa inaad adigu noqoto professor wazirka arimaha dibada ❤❤❤
@abmuu6230
@abmuu6230 2 күн бұрын
Somaliland waalaga quustay walaal ,,,34sano lama soo jiidi karo,,taasi waku qaldantahay
@anisatamaam6701
@anisatamaam6701 2 күн бұрын
Soomaaaliya hanoolaato iyadoo xora 🇸🇴
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 3 күн бұрын
Siyaad would dhisay ma during, MUJRIM WAXAAD TAHAY EAL UU NOO REEBAY WALAALKA MUHJIRMKA AH SIIDAADA
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 2 күн бұрын
Isaga uun baa Soomaaliya rajo beeshay u damqanaya. 💯%✓❤
@American_patriot110
@American_patriot110 2 күн бұрын
Professorka nasiib bu leeeyahay hadu xamar ku noqdo oo uu badbaado, xasan sheekh ba qatar galin kara naftiisa, Illaha ha xifdiyo. Xildhibaano badan oo horey u hadlay baa dhibtaas ku dhacday
@iamproud7936
@iamproud7936 2 күн бұрын
Prof Ilaahay haiku sharafo Caqli malaha waxaniye haki daalin 💚🤍❤️
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 Күн бұрын
Waa yaabe odaygu ma maanta ayuu siyaad barre oo dhintay ku Leeyahay waa mujrim subxaanalah war waxaan Leeyahay Tvgan aan ceebta iska Qaban Haynin muxuu ahaa
@fatxishugri5284
@fatxishugri5284 2 күн бұрын
Labo midna ism lahayn xasan ayaa musuq iyo qabyaalad heerka ka gaadhsiisan
@HassanAliFarah
@HassanAliFarah 2 күн бұрын
Sxb ninkaan waa naxuus aan lahayn aragti dawladayd!
@horijoogmedia
@horijoogmedia Күн бұрын
Fiqi reer nimo lagu keenay waa sheekadii siyaad bare marka dawlad soo dhacaysa waya somalia meel wax ka soo muuqadan maha waa dad lacag isku dilaya
@nrx8684
@nrx8684 2 күн бұрын
Mareexaanku samatar hada warkiisa waa u riyaaqayaan markii uu Xasan Sh dhaliilaayo laakin markii uu dhaliilaayo farmaajo weey caaytami doonaan
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 3 күн бұрын
Somalia the most failed state in the world… Also known as the airport state 😂😂😂 In sha Allah Somaliland will restore to good Somali name 😎
@farhanhassan72
@farhanhassan72 3 күн бұрын
Somaliland aka futo awal
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 2 күн бұрын
AQOON MALIHID
@AwdalState-l8t
@AwdalState-l8t 9 сағат бұрын
Ninkana waa nin Samaroon ah. Samaroon waa Somali dhibaataysan ee muxuu taasi uga hadliwaayay? Ninkani waxa aad moodaa in uu ku noolyahay xidigta MARS. Siyaad qaran ma dumin ee waxa uu ummaddaasi qudhunka ah ayuu dal ka dhigay. Siyaad ala ha u naxariistee adeer afka ka dhig. Siyaad waa ninkii ugu geesisanaa ee Somali ok a dhashay.
@alimahamud9314
@alimahamud9314 2 күн бұрын
Xasan marabo dadka aqoonta leh inuu latashto anaa aqli leh dastuur kaligii uqoron ayuu sitaa somali wuxuu umalayaa banadir only xaalka somali waxee ku dabeesaa nin walbo kitaabkiisa garabka haku qaato
@ladane15
@ladane15 2 күн бұрын
Ninkaan prof ka sheegta hala waydiiyo lacagta uu shacabka soomaaliyeed ka qaato $5000 bishii waxa uu noogu qabto waa isaga iska fadhiya maraykan dadka dalka u shaqaynaya ayuu caynayaa noo soo celi lacagteena
@Abdikadir2020
@Abdikadir2020 Күн бұрын
Reer Minnesota managu jiraa Hal qof oo Pro Samatet Ku arkay masaajidada Minnesota asagoo ku tukanayo?
@somaliworld5
@somaliworld5 Күн бұрын
Hadoo profoserkena San u hadlaayo. Bal kwrn. The rest of us. 😂😂 kulahaa airport 🛫 lo dhisaa rer gooni ah. Bal keen. 20km cid bixin karto. O abgal ka ahen. Mida 2aaad. Dalxureeye 2 years o joge waxba ma qaban ba dhahde. Awe shababka laga Sare dhulka ugu balaran. Awe deenta laga cafiye Somalia 🇸🇴 Awe. IGAD. Lagu biire. Awe cunaqabateenka hubka dalkena laga qaade ..........................
@abdiegeh966
@abdiegeh966 2 күн бұрын
It is not fair in burburkii dalka ka dhacay hal shakhsi dusha laga saaro, aniga waxay ila tahay jabhadihii hubaysnaa iyo quwado shisheeye oo taageeraya ayaa door wayn ku lahaa dumistii qarannimada Somalia
@AkidMohamed-cz1fo
@AkidMohamed-cz1fo 2 күн бұрын
Go do something for your people in Awdal, if you are really a politician and knowledgeable professor
@falatoking1761
@falatoking1761 2 күн бұрын
Qacliga iyo araga uu meesha la yimi arag Siyad bare mar ka hoeeysay iyo ka dambeysay Somali ma arag madaxwayne la mida.
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 күн бұрын
{وَلَا تَقۡفُ مَا لَيۡسَ لَكَ بِهِۦ عِلۡمٌۚ إِنَّ ٱلسَّمۡعَ وَٱلۡبَصَرَ وَٱلۡفُؤَادَ كُلُّ أُوْلَـٰٓئِكَ كَانَ عَنۡهُ مَسۡـُٔولٗا} ( Ha ka sheekaynin ama ha sheeging wax aadan ogayn ama war Ka haynin. MAQALKAAGA, ARAGAAGA IYO WAXA NIYADDA KU HAYSO adigaa ma suul ka ah ILAAHAY hortiisa) ADEER XUSEEN
@mussejama311
@mussejama311 2 күн бұрын
Hassan culusow Riwaayad buu ku jiraa. Sheekada Ethiopianka dano gaaraa laga dhex arkay. Nothing else.
@abdirahmanahmed2024
@abdirahmanahmed2024 Күн бұрын
Run sheeg waa ceeb sheeg,dad badan qabyaaladaa ka xoog badayay sidaa daraadeed marka runta la sheego ma liqi karaan xaqiiqada jirta .
@HarrisM-mz1vq
@HarrisM-mz1vq 23 сағат бұрын
Waraysigan suaalna suaal kale malaha. Kolba meel buu ku boodayaa.
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 3 күн бұрын
The failed terrorist state of Somalia does not exist. ( the 'Airport Government'?)
@maxamedaadanaxmed1626
@maxamedaadanaxmed1626 Күн бұрын
Ha u fadhiyin in woqooyi xamar dib ugu noqdee cabdoow jaqaaqduun meelahaa haka hayne dadka u kaalay oon intaan wadku kuu iman cilmiga ilaahay ku baray kaalay wax uga tag.
@mohamoudxiiray9980
@mohamoudxiiray9980 2 күн бұрын
Xasan Wasa mujrimki kowad oo wadanks xil kaqabtah
@mrali3601
@mrali3601 2 күн бұрын
Khabiir waayo arag cabiri kara dariiqa khaldan iyo hogaan xumada dalkeenu Ku sugan yahay Kuna haboon dadka madax Ku sheega Somalia inay Ka ah dhowadan talooyin kisana qataan
@fatimahabdifitah9160
@fatimahabdifitah9160 2 күн бұрын
madaxda somalida xe uqabteen dalka walahi ayagale wax laga qada candhuurta wax muuqdane markin
@Taantanle19
@Taantanle19 2 күн бұрын
Dalka waa lagusoduuley Ee Senator qof mooqifleh ma ahan
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 2 күн бұрын
Xasan sheekh ilaahay jidka wanaagsan ha tuso shacabkii waa raja beel
@wabaxa
@wabaxa 3 күн бұрын
DULI NIN TUUGA AHAAY OO LAXAGTA KA XADAY DOWLADA AMERICA NIN YAHOOW ADIGA KAMA DAAWHID IN AAS WAREAATO SAMATAR ASAGANA UU KU SHEEGO SHEKO ISKU MID AH AAME HISTORY AYUU KU SHEGTAY MAR KASTO
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 3 күн бұрын
XAGEE LAGA DHISAYAA TALLADA SIYAAD, in the front of his PPARLAMENT kana soo horjeeda MASAAJIDKKA ISBAHEYSIGA
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan
43:12
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 10 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 49 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН
WAJI-GABAX | Markale Ayaa La Horkeenay Isagoo Dambiile Ah.
8:08
Barnaamijka Madasha Furan & QADAN QARAN
15:54
Dhambaal Digital
Рет қаралды 182 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | WEERARADA LUBNAAN | DAGAAL IRAN V ISRA
19:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
ايران والخليج | بدون ورق 100 | د. عبدالله فهد النفيسي
1:29:09
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 3,3 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 49 МЛН