REER KAMPALA OO BIG BRO KA AARAY PRANKI GI LAANDHERE UU KUSAMEEYAY ..

  Рет қаралды 102,909

Shaataa Production

Shaataa Production

4 жыл бұрын

#SHAATAA #PRODUCTION#
Fadlan hadaa nagu cusubtahay subscribe saar shere garee muuqaalka comentiga aragtidaada noogu reeb.
mahadsanid.

Пікірлер: 344
@hosni8874
@hosni8874 4 жыл бұрын
Waxaa dadka tusaysasn in saa la African ku idiin gumaysto 😠.. this is not a prank
@abdullahiiapulga809
@abdullahiiapulga809 4 жыл бұрын
Taas walahubaa
@abdirashidhassanjama8901
@abdirashidhassanjama8901 4 жыл бұрын
Bro tan BaHdiLaad waaye soomali is bahdilyza aa tihiin wlhi tan brank maahan 😥
@rashkabooy5418
@rashkabooy5418 4 жыл бұрын
Waa runtaa ajnabigay baraayaan in Soomaalidu raqiis yihiin oo laqabqabsan karo lcgna lasiisankaro
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 4 жыл бұрын
Waar runtaa ayagaa isbahdilaayo wax fiican bay moodaan
@rijaalyare4609
@rijaalyare4609 4 жыл бұрын
Prank_gan Been Wye Ninka Boodhada Lacgta Lama Siinin Wuu Iska Baxay Lagulahaa 😂😂😂😂
@shakiib68
@shakiib68 4 жыл бұрын
Ninka boodhada wuxuuba is dhahay nin tuug ah oo wax soo xaday ayaa soo qaaday naftiisa ayuu la cararay
@Hon-Abdirizack21
@Hon-Abdirizack21 4 жыл бұрын
Sxp rijaal saas ma ahan laga yaawa markuu soraacaaye inuu siiye lkn kan prank ma ahan ugaz sidakale hadii lafiiriyo
@shakiib68
@shakiib68 4 жыл бұрын
@@Hon-Abdirizack21 bro si fiican u fiiri ninka boodhada maba tagin gees ayuu uga baxay wadada hadana geesta kale ayuu soo aaday oo dhigtay boodhada inuu iska tagaan u maleeyay markii hore balse dib ayaan ka arkay inuu geesta kale parking ka galay
@DAANYEROW
@DAANYEROW 4 жыл бұрын
ahmed bro
@fatuushfantastic1436
@fatuushfantastic1436 4 жыл бұрын
Hhhh big pro kamplay inuu ka shekeyo martaa cabtan birta gacanaa kuu tagay🤣🤣🤣
@elmeastro
@elmeastro 4 жыл бұрын
Sagala muxuu ka wadaa kulahaa 😁 Wlhi caadi loo waabsadey Big Bro, aa ku heysataa dheh
@kamalalamoudi3265
@kamalalamoudi3265 4 жыл бұрын
Horta kow waa prank la isla ogyahay big bro waa somali kenyan ksawahili iyo english-kaba waa luuqadiisa koowaad ee beenta naga dhaafada ugandana waxaa lagu hadlaa ksawahili iyo english waana labada luuqad ee dalkaasi loogu hadla dawladasina u diiwan geshan fadlan naga daaya beenta aad dhoodhoobaysiin wax la hubo la imaada
@daudabdullahiali3906
@daudabdullahiali3906 4 жыл бұрын
Wan agtaagnaay markii saan logalay walaahi waxan islahaay maskiinkaa maxu galabsaday o saan dhan lagu dilaa haddalkii igu yaabka badnaa waxa u ahay soodo iga siiiya ninkaan
@meymunbashir9020
@meymunbashir9020 4 жыл бұрын
Hhhhhh wa afaraha kenya laga yaqano siba Nairobi 😋
@cudoondhuux5185
@cudoondhuux5185 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@haliima-moallim470
@haliima-moallim470 4 жыл бұрын
Mxaa oga celin weysay hdee run kaa tahay anagana intaa ka arki laheen nio
@xubibarre9813
@xubibarre9813 4 жыл бұрын
waraa daauud reeer Kampala waxeey barteen KZbin kii
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Lee wadankas maa jogta meel xun jogtaaa
@yoonisyare1590
@yoonisyare1590 4 жыл бұрын
RAG RAG DHALAY WALLHI LAANDHEERE WAA LAGUU ORGOOYAY 😂😂😂
@guledmohammed6716
@guledmohammed6716 4 жыл бұрын
😂😂😂 shaata productions hore usocda
@bashirweyrah315
@bashirweyrah315 4 жыл бұрын
Kuqabo marka dhahdeen ayan kuqabtay wlhi saaxiipayaal like ta kawadaa
@shaafkawarsamehassan6722
@shaafkawarsamehassan6722 4 жыл бұрын
Birlaqe wax kale waaye moooska macbuuudka run run u qoslay shaaataaa walaal horay u soco
@aslihassan2712
@aslihassan2712 4 жыл бұрын
Shaataa kalakiciya Kampala sxb odayga wad ka yabsateen birta kabe wan ku hayaa hormar wacan wllyaal
@zadkey21
@zadkey21 4 жыл бұрын
Big bro balan waye marka so laabato banooni waa dheele kkkk
@shakiib68
@shakiib68 4 жыл бұрын
Midka madowga oo gaariga yar alaabta gashanayay ayaan is iri amuu soo dhex galaa oo kashifaa howsha oo uu dhahaa waa maxay ID ga aad weydiinayso camal
@ifrahalihassan9685
@ifrahalihassan9685 4 жыл бұрын
Best prnk wlhi wa qoslay 🤣🤣kp going brothers
@weezbeezy9808
@weezbeezy9808 4 жыл бұрын
This is REALLY Hilarious Do more of THIS
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 жыл бұрын
Maskiinki laandheere ahaa waloosoo aarey wlhy kkkk
@haashimcade4362
@haashimcade4362 4 жыл бұрын
You are diris kaga kulahaaa big pro🤣🤣🤣🤣🤣
@khalidahmed8050
@khalidahmed8050 4 жыл бұрын
pure acting..he was in on it n not a surprise...
@zahraahmed6708
@zahraahmed6708 4 жыл бұрын
I miss ugnda iyo boodho mel tilmaamo wlhi hhh
@muzeyboy8787
@muzeyboy8787 4 жыл бұрын
Aar cawada qosli kari talk ma brother 😂😂😂
@cumaarowshaxaariofficial2552
@cumaarowshaxaariofficial2552 4 жыл бұрын
M.a hormar wacan my boyz
@captainbirta3191
@captainbirta3191 4 жыл бұрын
Hhh wlh midan wa ey kudhacday big bro
@shakiib68
@shakiib68 4 жыл бұрын
Si aan caadi aheyn ayaa looga gashtay
@abderahmanasharaaf3874
@abderahmanasharaaf3874 4 жыл бұрын
Wiilkan waxay barayaan sida soomalida U dhaco waayo waxay qosol ay kaga raadinayaan ayuu baran doona inuu Somalida kale kaga saqajaamo Booool shit
@silveriid5523
@silveriid5523 4 жыл бұрын
Dulqad wanag hadalkaagasi waa dhab wll waxan ay wadan waa bahdilad nimankan somalid
@abdiwaahid3616
@abdiwaahid3616 4 жыл бұрын
Abdirahman shataa hore usoco sxb
@zadkey21
@zadkey21 4 жыл бұрын
Al abaadir engilsh idle yare wlhi wax badan aw na baray
@baabiyare713
@baabiyare713 4 жыл бұрын
Big pro maa hada sawaxili mayaqano nadhihi rabtaan😂😅wale niigama yeelaayi😅
@sadamhussein852
@sadamhussein852 4 жыл бұрын
Walaaloyalow Hal Mar noon balamiya pig pro ciyaarida kubada cagtaa si aynu udaawano plz mahadzanid my friends
@abdirizakjagra828
@abdirizakjagra828 4 жыл бұрын
War shaataa wa ku salamay sxb adiga captano birta
@Cazaam-yare
@Cazaam-yare 4 жыл бұрын
kkkkkkkkk big bro markale ma imanayo
@sacdiyotoleyabdi2279
@sacdiyotoleyabdi2279 4 жыл бұрын
Hhhhhh ar big bro mida lagu dhigay ma noli wlh qosol igu dilay 😂😂😂😂😂😂
@drjose1438
@drjose1438 4 жыл бұрын
Www legend birta nd shata production
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
8:15 dhulka 😂😂😂😂
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Ar BiG bro fulaysana luguhuu qabsaday ninkiiye.... Mxaa waaye.... Walhi waalaga daadsadaY....
@zakiofficial5344
@zakiofficial5344 4 жыл бұрын
Hahahahahaha,, big pro geesi waaye,,
@cadadoboy7822
@cadadoboy7822 4 жыл бұрын
Birlaqe iyo shaataa salamullah saaxiibayaal ❤️🙏
@abdiazizmk4989
@abdiazizmk4989 4 жыл бұрын
Soomaalida waxooda parnki maaha waa ruwwayad caaadi ah markii lakuduubaaye waan joogay meesha video ka laku sameeynaaye nagtaaya youtuber soomaalida hanagadaayaan waxaan
@princessnaima6011
@princessnaima6011 4 жыл бұрын
Hayey prank leyska aaarsanaayo miyaa yimid haye guys kenya ha isku imanina wajiyadiin waan garanay anagana big bro ayaan u areynaa
@inanoorofficial8514
@inanoorofficial8514 4 жыл бұрын
Shata boy bro hormarkaga ku frxsnhy m.a bro keep going wllhi Aqoon gaar ah kuma lihi lkn waxan xsustaan weclda kap sonka marka bro swira ani ahnteyda iga qdey xsusta bro hre usoco i.a
@mdekbouy4825
@mdekbouy4825 4 жыл бұрын
Prankigan been waye because big bro he knows English and he is jocking
@DALKA1977
@DALKA1977 4 жыл бұрын
Waa sax big bro English wuu yaqaan teeda kale mootoolaha wuu iska baxay lacag ma qaadan kaas prank ma ahan waxay isla ogaayeen waaye
@farhanabdulkadirmohamed1525
@farhanabdulkadirmohamed1525 4 жыл бұрын
Waxaan riwaayad waaye wlhi prank ma ahan Big bro English like British cmle oo uyaqaaanaa wlhi nin cadaan asagoo wareesanyo arkay Instagram kiisa
@alexcharib8192
@alexcharib8192 4 жыл бұрын
ZharaVta SomaLi Lee dahay DhuLka La gasheen 🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
@inafarah4186
@inafarah4186 4 жыл бұрын
Ninka boda bodada ninka askariga ah in lala hadlayey qofka dareensan like😁
@Weyraxyare
@Weyraxyare 4 жыл бұрын
Kkkk Big bro Waxbaa kudhacay "Jaanguu" miyuu kuuyaqaanaa kkkkkk sxb waad nooga aarteen big bro Kampala caadi ma aha
@weezbeezy9808
@weezbeezy9808 4 жыл бұрын
Write BIG BRO am DYING!!!
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 жыл бұрын
Somalidu iyadaa isu xoog badan wlhy big baro iyo laan dheereba ki ku smyy ayu baac sadey wlhy Kal iyo laab u qosly kkk
@abasali7436
@abasali7436 4 жыл бұрын
Big bro waa calaaacalay hhhh
@mahadshupka7588
@mahadshupka7588 4 жыл бұрын
Waa ku dhacday wlhi 🤣🤣🤣
@mohamiyoofficial668
@mohamiyoofficial668 4 жыл бұрын
Birlaqe iyo asxabtiisa Big Bro Dhulka ayad la gasheen😂😂😂
@nawalqurux5562
@nawalqurux5562 4 жыл бұрын
prankgaan waa la isla og yahay intii ila aragtay like saara 👇👇👇
@hanimohamed7125
@hanimohamed7125 4 жыл бұрын
Wlhi sikastuu askari u yahay haduu i dharbaxo wan ka arsan lahaa
@mariaahmed9762
@mariaahmed9762 4 жыл бұрын
adoo wadankaaga jogo ku dhufo lkn dhul islaameed joogta askari wax ku dhufanee xabsi ku jiree
@Qalbiholcay692
@Qalbiholcay692 4 жыл бұрын
Kula mid baa ahay wllhi
@eyebee715
@eyebee715 4 жыл бұрын
Kkkkk War Somalia lama jogaa Kenya wa ama Uganda bro
@Abdisomalilander1
@Abdisomalilander1 4 жыл бұрын
istaqfurlaah ciyaarna ma rabee halmar gaadhiga isaara 😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi manooli
@camirkahiye2659
@camirkahiye2659 4 жыл бұрын
Waxan so prank nagadaya Dee wayo how can the motor cycle driver leave without the fare , this is why it is not prank
@omarjojaa454
@omarjojaa454 4 жыл бұрын
Markoo sobaxayey aa laga yabaa inoo sosiyay
@issadinmohamed1177
@issadinmohamed1177 4 жыл бұрын
Camir Kahiye use ur common sense bro
@leilaladanlemon3380
@leilaladanlemon3380 4 жыл бұрын
Anaga baxeeeyno ee dhaheeen ee hasiiy they know every thing.
@deeqhoodaale7861
@deeqhoodaale7861 4 жыл бұрын
Camir Kahiye nin yahow tolow nimankani ma reer tuulay wada ahaayeen, ma waxa ay moodayaan in facoodii uun daawanaayo. Miyaanay ogeyn in ay jiraan dad soomaaliyeed oo maan ahaan iyo maskax ahaanba nool. Miyaanay ogeyn in dad akhyaar ahi jiraan
@nadiroahmedmohamed4671
@nadiroahmedmohamed4671 4 жыл бұрын
Wlhi bigbro tariiq laga ifiyay
@mowlachannel769
@mowlachannel769 4 жыл бұрын
hhhhhhhh waxa kelia oo iga gadan dharbaxada
@cashamohamud5624
@cashamohamud5624 4 жыл бұрын
Huno khayr bby
@ayaangacal4579
@ayaangacal4579 4 жыл бұрын
Qosol igu mahari your dariskaga aa kulahaaa
@farhanabdulkadirmohamed1525
@farhanabdulkadirmohamed1525 4 жыл бұрын
Subxanallah been badnaah big bro English like British oo uyaqaaanaa instagram kiisa kasoo fiirsha mid cadaan asagoo wareesanyo Your dariskaada kulahaa War waxaaan prank ma ahan riwaayad waaye mgca prank haku dheelina
@ibracade852
@ibracade852 4 жыл бұрын
Yeah
@abdirahmanmohamud4161
@abdirahmanmohamud4161 4 жыл бұрын
Prank Loogu Dhigeey Landhere Kan ayaa kadarn big bro Waaba Ladileey
@aminashukri116
@aminashukri116 4 жыл бұрын
Am from kenya ur dariskaga 😂
@mohamedabdimohamud8723
@mohamedabdimohamud8723 4 жыл бұрын
War Ninka si xuna u gasheen Wlhi 😂😂😂😂 kal iyo laab u qoslay team Shaataa
@maandeqmohamedali
@maandeqmohamedali 4 жыл бұрын
Kkkkkk waan ka naxay walaahi
@mohamedabdimohamud8723
@mohamedabdimohamud8723 4 жыл бұрын
Qofki ugu horyey Ee daawada
@hamzacurdun5158
@hamzacurdun5158 4 жыл бұрын
Oo ugandese ka kiswahili ey garanaayaan miyaa agah
@zaimamin8071
@zaimamin8071 4 жыл бұрын
Waa matalaaad waxaan
@thestarboy264
@thestarboy264 4 жыл бұрын
Rer Kampala goormey KZbin barteen 😂 😂
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wlhy Waan qosly kal iyo laab u qosly
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 4 жыл бұрын
Waxaas cayaar maahan ninka wuu dilay big pro sax maahan qosol maahan war nafhaafiya
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 4 жыл бұрын
Maaladeeto kulahaa 😂😂😂😂🤣🤣
@naleyehappy5308
@naleyehappy5308 4 жыл бұрын
Wlhi dhiga ledahin Sas dartid subscribe aa sarnay
@AhmedHassan-sh3dl
@AhmedHassan-sh3dl 4 жыл бұрын
Caan baan ahay yutubka iga fiiri kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmeddaacadchannel1132
@ahmeddaacadchannel1132 4 жыл бұрын
Duceysane gormee baxday sxb radio kasmo kugu ogaa
@duceysanemedia198
@duceysanemedia198 4 жыл бұрын
Mudo magaaladan ayaan joogaa
@damaashadtv5672
@damaashadtv5672 4 жыл бұрын
Kkkk yaab prank kulaha war waxan dadka haa la hor imaanina kulaha saxib video duubeeyna naga qaleeya
@abdirahmanmahamud2833
@abdirahmanmahamud2833 4 жыл бұрын
Birlaqe salaan sare 👋👋👋👋
@munaabdi6991
@munaabdi6991 4 жыл бұрын
Waa wax laysla oga xata ma xanaqin odayga ader waxas carurta ushega
@teamkeepgoing9586
@teamkeepgoing9586 4 жыл бұрын
Hhhh wlhi barejo waah hhhh
@ahmedyusuf5553
@ahmedyusuf5553 4 жыл бұрын
Waaw biggest come back prank
@hawoali8398
@hawoali8398 4 жыл бұрын
Kkkk big baroo waa ku hesataa
@rayanqalbi4052
@rayanqalbi4052 4 жыл бұрын
Kkkkk haduu prank yahay makara foonka xaguu ka kenay kkkkkk somali iyo prank waraa kala heesta
@ksheikh3836
@ksheikh3836 4 жыл бұрын
Rayan qabi waxaa laga yaabaa inuu ninka askariga iska dhigaya uu xidhanyahay
@ceeblaofficial5520
@ceeblaofficial5520 4 жыл бұрын
Hhh aan dhowro ruux makarofan heesto maan arage
@safiyomattaan5803
@safiyomattaan5803 4 жыл бұрын
Jhhhhhhhhhhh walee landhere waa loo aaray
@halimoahmed9500
@halimoahmed9500 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 you are dariskaga 😂😂🤪
@said-qh8dr
@said-qh8dr 4 жыл бұрын
Halimo Ahmed keenya keenya you are daris kaaga kkkkkk
@dhoolali7869
@dhoolali7869 4 жыл бұрын
Reer xafadeyda ex😍🥰
@djyg9246
@djyg9246 4 жыл бұрын
Wlhi waa qoslay fulaysanaa kan😂😂🤣🤣
@hanadcrouza1644
@hanadcrouza1644 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mukhtarjibril8857
@mukhtarjibril8857 4 жыл бұрын
Hhhhh waraa ninka run run u dil maad dhahdeen cml ciilka aad u qabteen ma yareynin wlhi deriskiina ahay kulahaa
@raymabintuwarsame8583
@raymabintuwarsame8583 4 жыл бұрын
Baga baga ladan dheeraad sidaa sikadaran ku samaysaye
@abdiabdalla1621
@abdiabdalla1621 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk inta cimrigega kadhiman kulaha saxad malin miya kadhiman cimrigaga mase dada dishay kkkkk
@mohametamiin7371
@mohametamiin7371 4 жыл бұрын
Taariikh ku noqotay😂😂😂😂😂
@abdiwahidabdulkadir5527
@abdiwahidabdulkadir5527 4 жыл бұрын
Hhhh wallaahi odayga sixunaa ugasheen saan uqoslaayay waan ilmeeyay
@adnoasad2996
@adnoasad2996 4 жыл бұрын
Big pro dhib badanaaa
@Shiekh.Abdirahman10
@Shiekh.Abdirahman10 4 жыл бұрын
Somalidu wada kasta ayaga aya isku furta booliska Kampala kiti kidhogo ama lcg ma yaqanin blse adinka bareysaan ee ka xaacabiya hee
@hanimohamed7125
@hanimohamed7125 4 жыл бұрын
Hhhh miskiiin
@sucaadsucaad7754
@sucaadsucaad7754 4 жыл бұрын
Kampala 😍😍😍😍😍😍
@hodanfaandhe1760
@hodanfaandhe1760 4 жыл бұрын
Ka araa wlhi wax ka aaro wanba rabee madax moyga
@caaqilmohamud3754
@caaqilmohamud3754 4 жыл бұрын
Cabtn birta 💯🤣🤣
@captainbirta3191
@captainbirta3191 4 жыл бұрын
Haaa bro wangee
@abdulkadiraadan3021
@abdulkadiraadan3021 4 жыл бұрын
awesome
@elmeastro
@elmeastro 4 жыл бұрын
Jilbaha muu qabsan rabey markuu fariisanayey😁
@shakiibaliibrahim5216
@shakiibaliibrahim5216 4 жыл бұрын
Aaway asxpta big bro kaliya igu keena kasanga plz anaa ka waalaye mudan janis ku raadinaayee mise wuba bixi rabaa tell me that
@hanimohamed7125
@hanimohamed7125 4 жыл бұрын
I will give u money kulahaaa
@ahmedmusse6075
@ahmedmusse6075 4 жыл бұрын
Big bro, sxb naga rali noqo hadan nahay reer Kampala kkkkkkkkkkzzzzz
@khadramohamed6854
@khadramohamed6854 4 жыл бұрын
Big bro ninka wuku dilay bisiinkaa ninka kabaha barafku xiranyahay 😂😂😂
Xayaat oo xanaq dartiis mobelka wa sheeka kle jabisay😴😴
12:50
hirka boy official
Рет қаралды 56 М.
PRANK || SIGAAR || MUNIR WUU WAASHAY.....
17:43
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 846 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
MOGADISHU'S GOT TALENT PART 9 YAABKA ADUUNKA INDHA SARCAAD
12:09
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 413 М.
Omegle... But I ROAST Racist People
8:17
MaskedArab
Рет қаралды 11 МЛН
Arab ROASTS Racist people on Omegle
11:31
MaskedArab
Рет қаралды 19 МЛН
Garaad Jaamac oo jawaab kulul ka bixiyay Aflagaadadii Boqor buurmadoow
11:24
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 20 МЛН
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
Маленький кролик-курица
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,3 МЛН
😆
0:20
Santi
Рет қаралды 17 МЛН