" Reer Laascaanood Inay Naga Adkaadaan Baa Nooga Wanaagsan Annagoo Isku Baaba'na " Madaxweyne Biixi

  Рет қаралды 67,351

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 546
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Жыл бұрын
Dawladu aad ayay u dulqadatay, khaladaka ay wadan garadadasi lakinse, ilahay khayr iyo is af garad haynogu dhameyo, somaliland kama bixiso lascaanod kii ku fikirayow ada waalan☝️
@fadum0hussien282
@fadum0hussien282 Жыл бұрын
Rer laascanod is ilaalasha
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 Жыл бұрын
Indha runeey ku ooyaan aan maqli jiry , dantaa ii run sheegtee raganimo ma waayinee, reer Laascanod Somali Weyn aya utagn tihin guuleysta waligiin, go’ankini sidisii ha jogo 🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯💯
@hindabashe2275
@hindabashe2275 Жыл бұрын
Waaruun guul Ssc
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Guuul ssv
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Somaliweyn Ma soconyso hadan ogaden iyo nfd so noqon ee hadal kale kiin
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 Жыл бұрын
@@ailover5719 wax kasto gulysto talaba lga bilaba, ugu horyn wa ina noqono sidan ahn jirny , kadib ayan talab kale qadeyna anago isla socono.
@abdifatahmohamed653
@abdifatahmohamed653 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh Somaliland haydin deeqdo adeer hadii lake liiska argagixisada caalamiga ah ayaanu ku dareynaa dhul-mahante laaluush raace
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Жыл бұрын
Gidi soomaaliweyn 🇸🇴 allahayow garansii MIDNIMADA GUUD.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Жыл бұрын
Soomaali iyadaa isku cadow ah. Soomaalinimada waxa ka muhiimsan qabiilka
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 Жыл бұрын
Midnimo dhimatad kusii dhegantihin haka yabin inan somali republic markale ku noqdo iskirinbad ileefsiiseen.
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
@@zamzamwarsame7932 wax lagu leefsiyey majirto dhakheey gaal baad hub ka soo qaadateen, gaal aan waxba ni tareyn, oo dawladdinii wax walba nii dhistay ku wacad furteen waa iniga wali daba qaawan ee meelkaste dhoof iyo baasaboor baryay siin, odaygan wajaqsan ayaa isagoo lacag ka qaata dawladda hadana kuu duulay ayaa ni aamini hadeeto 😂
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Guuul ssc
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
@@zamzamwarsame7932 adiga ciid kumaa rabto . Waa only laascanood iyo beesha dagta
@Saajac2024
@Saajac2024 Жыл бұрын
Allow sheeydankaa naaga qaaboo somaliland iyo lascaanood waa waalalow .from jibuuti
@DarawiishFamily
@DarawiishFamily Жыл бұрын
Ma sheeydan an somaliland aheen aya jiiro 😂
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Thanks walalaha reer djibouti waa jecelnahay❤
@lionacademy8211
@lionacademy8211 Жыл бұрын
Kkkkkkkk muse prank buu ilaa hada wadaa wlhi
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Way pranki dhaaftey Cabsi Cabsi ayay Tagantahy
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Yaa aaminaayo waa nin weyn oo qowl laheyn waaye
@user-ckc_cc
@user-ckc_cc Жыл бұрын
Manta wadadeedii marhaduu marey hadalka markhaatiban uganahay nabadu waaqali cidwalba jeceshahay laysxaqirimaayo allaah xaqa haynawadagaransiiyo aamiin
@abdifatahmohamed653
@abdifatahmohamed653 Жыл бұрын
Waar inan yaroo aan waxba arag baad tahay walaahi dhulbahante way madhanayaan hadii ay sidan kusii jiraan dagaal toosana ciidanka somaliland kulamajiraane dumarkii iyo caruurtii baad ku dabagabaneysaan si aydaan u dhamaanin ayaadoo sidaa tahay ayuu idiin tudhayaa madaxweynuhu boowe, meydkii dhulbahante ayaa lala kala aasi kari layahay oo sandaqadaha lagu tuuley ee idin madhinmeynee jeelal laydinku guraa la diyaarinayaa hadaad intaas cashar Iyo edaab ku yeelan waydaan From @somaliland milatarey forces
@aminaosman927
@aminaosman927 Жыл бұрын
Beenaale dhiigyacab macadamia iyo haweenka maxaad ureebtay madfac bass ku garaaday
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Жыл бұрын
Mahdsani prensident musse isicasileh inchallah
@surfingline6735
@surfingline6735 Жыл бұрын
Dawladda isaaqu aad bay u halgamaysaa . Cid alle iyo ciddii ay gaari karaanba inay xasuuqaan si ay dhulkaa weyn ee Ilaahay keligood ugu haraan(" The strongest survives ") .
@caliaxmed3584
@caliaxmed3584 Жыл бұрын
Hambalyo mudane madaxwayne, goaankaa aad Soo jeedishay
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 Жыл бұрын
Abtigay muusow wllhi isaq iyo darood colad cusub ayad dhex dhigtay hadalkana Mar hore buu ku ficna waa lays dagala lkn in cidankagu duqeyaan hospital. Ma ahayn ilaahay colada ha inaga jojiyo
@ismailibrahimnuh5642
@ismailibrahimnuh5642 Жыл бұрын
Illahy ha fahansiiyo dhamaan dadkeena
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 Жыл бұрын
Ilaahaow nabad baanu ku waydiisanay ee naga qabooji dhipaatada ❤
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Жыл бұрын
Allahuma Aamin. Ilaahaayo inta isku dirka wada umada ka qabo oo xaqa garansii.
@ibrahim.a.sh4878
@ibrahim.a.sh4878 Жыл бұрын
Maxaa ka hadal fiican walaal. Alle ducadaada ha aqbalo.
@abdirahmanmuse245
@abdirahmanmuse245 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Unbelievable wallahi
@suhassan937
@suhassan937 Жыл бұрын
Amiin ya rabi
@axmedsayid9508
@axmedsayid9508 Жыл бұрын
@@abdirahmanmuse245 oyde 🤫
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Dhibka ha laga dhaafo muuse waa madaxwaynihii dalka
@salafibare8945
@salafibare8945 Жыл бұрын
waxaan maqli jiray geesinimadu wa ilbiriqsiyo lugaha dhulka lughayo guul somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Geesnimo mahan inaad qaxooti noqotid😂😂😂 ceeb badana
@waryaacable8718
@waryaacable8718 Жыл бұрын
Geesinmadu waa adigoo awoodleh hadana in aad tanaasu kartid,hadii dantu ku jiro Gacan saraynta xooga lagukeeno waxaa ka muhiimsan wax heshiis laguyahay
@salafibare8945
@salafibare8945 Жыл бұрын
@@waryaacable8718 Haa wa runtaa walale Aniga koleey qof iyo shaqsi toona inaan xad gudbo qorshayga ma ahan qabrigana kaligeey baa jiifan qofna i wehlin maayo lakiin muuse bixi Maalinta qiyaamo suaalo badan wa la weydiin Allah wa dambi dhaaf badanyahay inuu iska cafiyana wa macquul Somaliland wa dal lakiin muuse hadaan laga qaban meel xun buu geyn doonaa
@salafibare8945
@salafibare8945 Жыл бұрын
@@ailover5719 Maato Musliim oo qaxday inaad qoxooti dhahdo wa kugu deel qaaf Aniga somalinimada iyo wadadhalashada Muslimada baa iga qiima badan ayaad kubadbadaya Aduun iyo Aakharo
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@salafibare8945 Somalinimo hadi taalo ogaden amxarda malin walba garacda iyo oroomada malin walba kufsada nagahod maad ka hadashin mise Somalinimo markas ma talo mise isaaq oon aya aragtan o isaaq dhulbahnti ma gumeysto Dhulbahanti na xukumada yaga ugu badan Dumarkod na lama kufasdo
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 Жыл бұрын
Mahadsanid madaxwene Muuse Biixi
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Madxweynenimada ha caayin
@Warsame44
@Warsame44 Жыл бұрын
Nabad nabad nabad❤❤❤
@bashirkhairdon2294
@bashirkhairdon2294 Жыл бұрын
Allahow aqbal ducada maxwaynuhu hadal khayrleh ayuu ku hadlay somaliland waxa dan u ah nabad illaahow bokooka burcad isku mari oo nabad dhamaan kadhik kuwa xumaha wada allaha soo hadeeyo insha,Allahu
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Mujrimkan umulo dooxa ah gacantena kusoo qabanayna gacan kudhigle muuse kufaar
@djhadalsame4629
@djhadalsame4629 Жыл бұрын
Mansha allah wanu ku qanacsanayay nabadaa
@free-thinker1046
@free-thinker1046 Жыл бұрын
GUUL SSC 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Adam55519
@Adam55519 Жыл бұрын
Go lond for aver...
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Жыл бұрын
Voteka sameye samigabsika gabii 30% isaqsi 30% lasno ama dorood lasno si 30% gadabourse si 10 % qabli iinila dagasi 100% somaliland
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Жыл бұрын
MUUSE BIIXI DHULBAHANTE MADAYNBAAD KULEEDAHAY ISAGA SOOBAX
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Lagama baxayo Lascanood lacagta somaliland aya lagu dhisay ha iskaga baxan hadi raban
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Maxaa kaqabsaday muuse dhigyo cab mujrimkan waa gacan kudhigle argagaxiso ah oo ciilqabe ah snm nacalad alah idin kudhacday
@gaandiabdi7906
@gaandiabdi7906 Жыл бұрын
Marka iska dhicin weydan xamar Aya gacan ku leh dhaha
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Kkkkkk tabartaaa halkaaa gaar siisay marna Putland beey dhahaan marna daarood marna xamar
@RealSamiraNoor
@RealSamiraNoor Жыл бұрын
Dhagahaaga iyo afkaaku ismamaqlo beenlow baaa tahay cuqubo soo dagdagta illahay hakugu rido aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa Allah
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@farhiyahassan8614
@farhiyahassan8614 Жыл бұрын
Maya ha hawarina e uduceya illahay xaqa hatuso
@adviceman3855
@adviceman3855 Жыл бұрын
Anu Waxan fahmi wayay kuwii ku dhintay LAASCAANOD waan ka xumaay TOLOW YAA LAYEY DADKA OO AMAARKA BIXIYEY?
@abdirisagmohamed8931
@abdirisagmohamed8931 Жыл бұрын
Waar raga ganacsiyadooda faraha kala bax ilaahay umada kaa qabaye
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Dhareerka iskaa tiir adeer. Laascanood kumaa soo jeede. Orod aad xaashimo
@ayanelmowge2150
@ayanelmowge2150 Жыл бұрын
Mansha alaah dad wadadhashay ayaad tihiin
@ahmedyarebille4496
@ahmedyarebille4496 Жыл бұрын
Hada ninkan wayn muxu shegaya ma carurbu lahadlaya
@muhyadindahir3188
@muhyadindahir3188 Жыл бұрын
Madaxweynuhu wax xun masheegin ee haddad dagaal wax kaga qaadaysaan kusocda
@abdullahiisse9952
@abdullahiisse9952 Жыл бұрын
Kkkkkkkk waabo kusameeysay xaa kuu dhiman sidaa magaalda ugshay naascaanood aad ugeeysaty waa mid lgu weeydiinaa aaduun Iyo aakhiro
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 Жыл бұрын
Reer laascaanood iyaga bilaabay dagaalka
@abdullahiisse9952
@abdullahiisse9952 Жыл бұрын
@@suaadmohamed4316 sxbww dhinacaada cid aboor kajafi male maalintii garaada warmurtiyeedka soosaaraayeen yaa bilaabay dagaalka yaaa magaalda kulaaynaay dadka 15 sano yaaa kici caradaaan arinta waa iska cdhy sxb marka ani alla kabaqaa mooyee klama jeceli dadkaas walaahaeeyn ah
@jakey2424
@jakey2424 Жыл бұрын
@@suaadmohamed4316 Reer Laascaanood waxay difaacayaan magaaladoodi. Idoor Haku noqdeen dhulkooda. Wax Somaliland la dhaho majirto, Dhulbahantena ma ogola, lamana khasbi karo. Muuse waa arkay inaan Dhulbahante la khasbi karin. Dhulbahante wuxuu ka mid yahay beelaha somali ugu hubka badan. Habeenkii xabaddu biilaabantay ayaa 160 tikniko ah soo gashay magaalada oo ay kaarayaal ku jiraa. Muuse waa ku jabay. 13 sarkaal baa lagaga dilay iyo ciidan aan tiro lahayn. Muuse wuxuu yidhi: " aan nabadda qaadanno intaan isku baabi'i lahayn". Wuu arkay cududda Dhulbahante, mana aha reer la khasbi karo. Waa khasab inuu iskaga baxo dhulka Dhulbahante
@zidiiqtimo7830
@zidiiqtimo7830 Жыл бұрын
Madaxwayne waa inaad ka dhabaysaa inaad dalka iyo dadka u danayso reer sool waxbay inala leeyihin
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Жыл бұрын
Somaliland sabkuuu daqana ka taa president inchallah schagadaka
@naimaali1294
@naimaali1294 Жыл бұрын
Dhaqash-dhaqash looma baahna ee ciidan kusheega labax.
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Xagee lagu arkay nin ninkii uu dilay leh alle haw naxariisto
@sihaamsimran1824
@sihaamsimran1824 Жыл бұрын
Hhhhhh
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Xasan sheekh maxamuud baa sheegay intey dadku noolyihiin utaliyuu yiri!
@kusoco
@kusoco Жыл бұрын
Haduu biloowgi saan u hadli lahaa kawaran, intuusan umadda layn oo magalaada burburin, oo aduun waynuhu usoo hanjabin oo shacabka iyo reer ssc dhan ku kicin! Wacade haddu qof ehli naar yahay kana calamadaheedi leh!
@caashacabdi4886
@caashacabdi4886 Жыл бұрын
Madaxwaynuhu si daacada ayu u hadlay allaha inaga qaboojiyo fidnada
@Harriss223
@Harriss223 Жыл бұрын
No wada hadal ever
@rodaayan155
@rodaayan155 Жыл бұрын
Masha Allah Halyay qaranbaa Hadlay Mudane muuse Biixi cabdi Alle Isha Cadawga haka qabto Waa ninka kaliye wadanka lagu haleyay ee cadawgu ka qayliyeen Guulayso marwalba Mudane Biixi Guul Somaliland inshallah 😙
@xasancabdiraxmaan7126
@xasancabdiraxmaan7126 Жыл бұрын
jeesjees iga dhe markow maatadii xasuuqey magaaladiina burburiyey xisaabtiina ilaahey ayaa haayo
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Жыл бұрын
Muuse juudaan reer sool waxba u lama hadhin taag baa halkaa ku dhigtay
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Жыл бұрын
Ilaahay kabaqa oo umada maatada ah xabada kajoojiya
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Жыл бұрын
SSC Somaliweyn wax ka sokeeyo ma rabaan ee goboladooda isaga baxa. Allaha barakeeyo reer SSC ilmo daraawiish wixii somaliland iyo Wadan baanahay way isku dhamaatay.
@jamaaden042
@jamaaden042 Жыл бұрын
Calanka somaliland faraska dhulbahante iyo xabad kalo star ah ha lagu
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын
Anigu mid ban Aaminsanay in Ciidanku ay u tudhayeen Shacabaka wa xaqiqiq ama diid ama yeel
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 kathaabiin markii dharbaaxo xun idinku dhacday soo hadla!
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 Жыл бұрын
Xasbuna llahu wa nicma wakiil baan lenahey muse bixi iyo koxdiisa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
jiijo daqare Acuudu bilaahi minashaydaamirajiim baanu leenahay shabaad iyo daarood
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 shabaab waa isaaq iyo biixi
@aliqawrahofficial6554
@aliqawrahofficial6554 Жыл бұрын
Beeeen badanaaaa
@bashirkhairdon2294
@bashirkhairdon2294 Жыл бұрын
Allahow aqbal ducada maxwaynuhu hadal khayrleh ayuu ku hadlay somaliland waxa dan u ah nabad illaahow bokooka burcad isku mari oo nabad dhamaan kadhik kuwa xumaha wada allaha soo hadeeyo insha,Allahu aamiin
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Madaxwaynow xaal qaado gacan kudhiglahan umulo dooxa ah alaha cadaaabo mujrimkan iyo ina kahin caruur iyo maato layay iyo waxgarad kabadan 190 qof ee qabyalad yay katahay waana kula qadanay waa nunkay caano uga daatan yay kula xuman uun
@sakariyedaahir1173
@sakariyedaahir1173 Жыл бұрын
Guuleysta
@abdowali463
@abdowali463 Жыл бұрын
Gacan ku dhiigle Muuse Biixi waxba ulama harin Lascanod 3 bilood buu BM, hoobiye, shilke, dhashiike, kaare iyo miino ku xasuuqayay caruur, haween iyo wayeel. Walaahay haduu awoodu nuclear buu ku dhufan lahaa.
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Жыл бұрын
3 MUNAAFAQ ILAAHAY UMADA HAYDINKA QABTO IDAMKA ILAAHAY
@sakariasheikh9739
@sakariasheikh9739 Жыл бұрын
Alle iyo dadka islaamka ah cafis waydiiso!
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 Жыл бұрын
Subaxaan Allah seem baad tihiin siyaad barre waxa uu ku dheera dal jacayl muuse
@eregumar4169
@eregumar4169 Жыл бұрын
Ilahargesa lagaqabto dagalka ma jogsanayo dagalka adabilabay maxa ubaryotamesa
@fatumamacalin9039
@fatumamacalin9039 Жыл бұрын
Ilaahey nabad heyna dhexdhigo dad ilamo abtiya iyo ilmo eedo iyo ilmo habreed baa tihiine ilaahey raxmaankaa nabad heyna dhexdhigo
@AbdiZebra
@AbdiZebra Жыл бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk. Loser murderer. U Will still learn the meaning of darawiish. Shame on you. The Hague is waiting for you. Realise the time now.
@Kaafiya.3660
@Kaafiya.3660 Жыл бұрын
Caaaaac sowta hda sodhacaya hubkaaagu muusow
@aliabdi3689
@aliabdi3689 Жыл бұрын
👍🏻👍🏻🤝🤝🤝🤝👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻jsm nabad nabad
@ilko-dheere
@ilko-dheere Жыл бұрын
Madaxweynaha reerkaan darood hooverka marii.. Walahi Dhulbahantay nabaad aya ka fardayee sidii babyka.. Waani JAMURIYADA BARAKAYSAN Somaliland ka faardayisa dhulbahantay iyo cayayanki faramajo iyo alshabaab💚🤍❤️
@HakaFakarin
@HakaFakarin Жыл бұрын
Soo taad sameyseen qabyaalada
@user-ckc_cc
@user-ckc_cc Жыл бұрын
Manta siwanagsan ayaaduhadashay masha allaah hadalka wanahsani ninba intiisa walooqoraya shukrann arinta allaah haqaboojiyo aamiin
@abdifatahbarre849
@abdifatahbarre849 Жыл бұрын
ما أكذبه هداه الله!!!
@abdullahiisse9952
@abdullahiisse9952 Жыл бұрын
Bal ninkaan hda ma fiyoowyhy bal fiiri wxuu kuhdlaa wxuu iska dhigaa qof aan dhibgeeysan
@fadum0hussien282
@fadum0hussien282 Жыл бұрын
Ala been badana
@sucaadmaxamedboosmaxamed559
@sucaadmaxamedboosmaxamed559 Жыл бұрын
Maasha allah
@saalaxy
@saalaxy Жыл бұрын
Asaasaq siyaasadeed
@aaminasiciid2407
@aaminasiciid2407 Жыл бұрын
ILaahay hagaransiiyo kuwa shaydaanku udurbaantumayo
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Жыл бұрын
Aamin yaa rabul calamine.
@nabaddoonabdirasak2714
@nabaddoonabdirasak2714 Жыл бұрын
Maanta reer laascaano guul ayay joogaan mar haddii la baryayo. Garaadadana waxaa u taala inay keenaan smaaliland la wado leeyahay dastuurkana la furo waxkastana la qaybsado taasi hadduu diido muuse iyo beesha dhexe dagaalkii ha socdo Awdalna ha laga kaco aar beesha dhulbahante jaanis ayay keentay
@fadumohariir1811
@fadumohariir1811 Жыл бұрын
Wanu ogolnahy taas wlhi dadku waarabaa
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Жыл бұрын
CEEB WEYN BAA DULHOGANEYSA BEESHA ISAAQ ...WAA MARKII 4aad AY BEEN SHEEGAYAAN.
@Atheneon
@Atheneon Жыл бұрын
Baaq nabadeed aa ku haysaa iwaana duqeeyneeysaa
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 Жыл бұрын
❤❤❤❤ xalku sasu ku jira
@mookieibra6376
@mookieibra6376 Жыл бұрын
Muuse tuug gacan dhiigle waa la isxisaabin doonaa.
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 Жыл бұрын
Adigu ma axsaan baa samaysay
@maryanhassan
@maryanhassan Жыл бұрын
Muuse walee inuu siyaad barre ku soo tabarbaray, inaad askari siyaad tahay hadalkaaga laga garan.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Жыл бұрын
Munaafiqiintu darka asfali mina naar beey gelayaan muusoow laascaano sidanu arkeyno waxba ulamaad harine dadka haysku layn ilaahay ka baq musoow masiibaa meesha kadhacdaye
@fadum0hussien282
@fadum0hussien282 Жыл бұрын
Idoor waxay ku husheeyen Nabad oo shirqool ah
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын
Nabada qado maxd ku diidi Hada nabadu adaa u bahan
@khadarjama2340
@khadarjama2340 Жыл бұрын
Taas ma lahuba muusow inaad jojisay muusow ciidamadada naga saar wlhy
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Maanta waa ayaan daro in madaxweynaha qaranka uu heshiis la galo argagixiso, arinkaasi amniga qaranka ayu qatar ku yahay
@nuuraniabdirashiid7082
@nuuraniabdirashiid7082 Жыл бұрын
Hadal nin weyn Ku hadal ama iska Aamus
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
@@nuuraniabdirashiid7082 hade walale dowladu waxay noo shegtay in argagixiso lala dagaalamayo hadana waxay noo shegeysa in heshiis lala galayo? Miyaaney aheyn arin qatartiisa leh mise marki hore ayey dowladu been noo sheegtay oo imika ayey run sheegeysa mise marki hore wey saxneyd bal i fahamsii walal?
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed Жыл бұрын
Muusow wayku haysataa wale talataadi xumay ayaa kuso urtay
@aliaafrica4160
@aliaafrica4160 Жыл бұрын
Garaada aad nabada ka baryaysaa sow maahan ragii aad argagixisada ku sheegtay ? Muuse waa inangumeed fooqal inangumeed
@abukarhassan1157
@abukarhassan1157 Жыл бұрын
Ninkaan buusan oo bariiqan aan bartee ha leey baneeyo
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Жыл бұрын
Cisse iyo afar djibouti iiyagaleh
@nursingarmedjamacnursingax9368
@nursingarmedjamacnursingax9368 Жыл бұрын
Guul ssc
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Жыл бұрын
Siyaad Barre baa kaa gobsanaa
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 Жыл бұрын
Bal eeg shodhe siyad adeerka inuu dhiigayga cabo wad ku faraxsantay adigu inad nabad igula degenaato ma ogolid alaaaaaàaaaaa maxad imoodey ma siyaad fure
@zainabguled7344
@zainabguled7344 Жыл бұрын
hadii ilaahay hanuun la rabo hahanuuniyo
@qayaash93
@qayaash93 Жыл бұрын
Iiwad sheekada oo hadana iiwad sheekada war muusaa hadlay 😂🙈
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Garaadu isku sheego waa inay hadlaan haday dhab ka tahay siday dagaalka u iclaamiyeen waa inay nabadana ku dhawaaqaan GAARADO MAAHA WAA SHAR WADAYAAL
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Жыл бұрын
Madaxweyne Reer sool waa somaliland wixii iyaga u dan ah ayaa reet Somaliland dan u ah Ee si balaadhan u fikir Reer sool na danohooga halkaa Ku jirto aad Ha iga fiirsadaan colaadna waxba laga faaiidi maayo
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 Жыл бұрын
Well done 👍✅
@ugaznur7269
@ugaznur7269 Жыл бұрын
Muuse waa runtii dad malayin iska laayay baa heshiya e waxan leenahay adna la heshii SOOMAALI oo qaranki inaga dumay an so ceshano . SSC na waxan lenahay ila somali ka midobayso ha so noqonina.
@abdikadiree6074
@abdikadiree6074 Жыл бұрын
Waxaan qabaa muuse inuu dhabkayahay warkaas
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
War heede mj ba dhihi jirnay wa dad isla waynan badan ilaa isaaq ba kasii isla waynan badan
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Жыл бұрын
Muuse xaqa allaha kutuso Dadka waad Kala badbadinkartey Waxad ulahartana malah runta dhadhamisey
@fowziaahmed8336
@fowziaahmed8336 Жыл бұрын
Musu deeqo ciyarta jooji cabsi cabsi aya kaamuqato
@allayoyusuuf7450
@allayoyusuuf7450 Жыл бұрын
Rag idaa kuguma daayee aan isdeynu kugu daaya sowtad laheyd waa argagixiso ma manta ayey noqdeen walaalahaaaaa hhhhhhhh
@lilhsn9758
@lilhsn9758 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Жыл бұрын
Kan ma waalan yahay?
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 Жыл бұрын
Waa xayawaan intuu 100 qof dilay buu leeyahay, kaadhimay oo kugu dhimay
@maskamohamed3986
@maskamohamed3986 Жыл бұрын
Neef neef dhalay
@xaajilacag828
@xaajilacag828 Жыл бұрын
Dadka halkan comments ka ku qoraya waa reer puntland 65% Reer muqdisho iyo koonfur Waxay jecel yihiin iney somaliland burburto
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Жыл бұрын
Idooor wagash waa minority in somalia 🇸🇴. Daaroodna 15 million people.
@hippanuura5529
@hippanuura5529 Жыл бұрын
muuse biixi ciyaarta naga daa hee seecamal Aada bilaabaye
@abdallahassan3824
@abdallahassan3824 Жыл бұрын
Dhibaatadii shalay aad ka sheeganeysay adigu shacab kale ku samee miyeeysan kugu muuqan gardaro aan geed loogu soo gabban. Is xakamee!
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,6 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 289 М.
Beentii Muuse Biixi & Garaadadii oo Beentiisii Ku Cadeeyay!
17:05
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 95 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН