REER MUQDISHO OO U KACAY SHOWGA NIMCAAN HILAAC & REER SOMALILAND OO KA XANAAQAY

  Рет қаралды 19,043

Zaki honest Official

Zaki honest Official

4 күн бұрын

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...
m_source=qr

Пікірлер: 85
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 2 күн бұрын
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut m_source=qr
@AbdiweliMohumed-op4tn
@AbdiweliMohumed-op4tn 2 күн бұрын
Xanin yaha adiga Allah kuqabi nimcan wa boqor somaliyed una siman yihin❤ all somali wen mana ahan mid isku kobay gobol yar Kenya 🇰🇪 ayan ugu imana inshallah nimcan kuma jira diig amxaro keep going my dear brother 💙
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 күн бұрын
Insha alaah
@AbdiweliMohumed-op4tn
@AbdiweliMohumed-op4tn 2 күн бұрын
Inshallah
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 күн бұрын
Kenya adigu ma imaan kartaa.iyo meeleey Somaliween joogto.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 күн бұрын
Nimcaahilaac codkiisa ilaah baasiiyey ee bina aadan ma siin 🌺🌺 waxan leeyaha nimcaan hore usoco dadka shartooda Alla hakahayo Alaahu ma aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲 butland♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👑👑👑👑👑
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 күн бұрын
Xasan sheikh maanta ayuu ugu caqli badanaa.
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 күн бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ha gulesato❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 күн бұрын
Nimcaan hilaac haloo hiiliyo waa wadani qaaliya
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 күн бұрын
Somaliland.cilinkan.baxsadka.ah.iyo dameer.farowgan.ciyaya waxba uma arkan viva.Somaliland❤fr Galmudug
@aminaosman1520
@aminaosman1520 2 күн бұрын
Anigoo jogaa magalada ceel dheer eegobalka galmudug wana kaqeeybgalidonaa showga Nimcaan Hilaac waana fanaan soomali ah viva Nimcaan Hilaac wana kujecel nahay aboowe soodhawaaw Aboowe
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 2 күн бұрын
Nimcaan hilaac waa wadani jacel umada soomaaliyeed oo dhan. Alle sharta haka qabto.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Күн бұрын
Viva nimicaan hilaaha hayabadiisa wuu u dhashaya iyo baawarkiisa wadanimadiisa maxaa ka bedeli kartaa soomaaliya soomaali baa iskalehe❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️✅🫶🏽
@RoobleAdan-pz5ft
@RoobleAdan-pz5ft 6 сағат бұрын
nimcaan hilac walalkey ga welcom mugadisho
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m 2 күн бұрын
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 күн бұрын
Nimcaan Allaa Saramariyay ❤❤❤Ruuxana waa loo ogolaadaa loo Quuudhaa Hibo Alle Siiyay...💪💪💪 ee Xaasidkiis ha Jabo...... Hana Hungoobo..........🤫🤫🤫.Nimcaan Soomaali waxa Jecel Soomaali weyn❤❤❤
@ashamohamed7006
@ashamohamed7006 2 күн бұрын
Naftigaaga xanin yada sido kale ku habartey nimcaan hilaac jir oo jog cadowgaaga ha jabo inshallah
@Sarta100
@Sarta100 2 күн бұрын
Waa in lagu qabtaa Stadio muqdishoshowga qarniga.
@hibaadam4168
@hibaadam4168 2 күн бұрын
Subxanallah allahu wa Akbar
@user-qt9qm2cz8u
@user-qt9qm2cz8u 2 күн бұрын
Nimcaan hilaac geesi qaran ❤😊
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 2 күн бұрын
IDOOR DABACAYUUN WAXAY QARIBAAN MOOYEE INAY WAX HAGAAJINAYAAN BACAAC IDO BAAD TIHIIN🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🥲🥲
@user-yk3wb7uu5s
@user-yk3wb7uu5s 2 күн бұрын
Xaniinyaha iyo xooga allahu ku qabto qurun yahow qurunku dhalay reer saqranland
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator Күн бұрын
All somalies are one Nation ,and somaliland is party of Somalia , Hargeeysa is the second capital of Somalia. We are brothers , Sisters , we are one family . The world knows there are nothing call two Somalia only recognised it is big somalies from Raas Ganboon to Raas Haafuun belonging Somalia . We love our country ,with our cities from Jigjiga to Gaarisa is Somalia . Be Great full to be Somalian
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 2 күн бұрын
Soomaaliyay culumada dhageysta hadaad qayr doonaysaan muusiga waa qalab shaydaan qayr ma leh dhalin yarada waa in lagu guubaabiyo diintooda waqtiga ciyaar maaha waana lays waydiin walaahu mustacaan
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 Күн бұрын
Cuqdadland wxn uga baqaa iney cuqdad darteed udhintaan😂fifa smliyo❤🇸🇴🇸🇴
@Ayan27428
@Ayan27428 2 күн бұрын
Can someone tell people it’s no real it’s AI
@isdaji
@isdaji 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂soomali waa qosol miiran ❤❤❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 күн бұрын
ASC Masha Allah Alhamdulilah🙏🙏 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 If you hate Somali flag🇸🇴 what can you do to Somali people I am SSC very proud to be a Somalian Guul 5 Somaliyed Nimcaan Hilac Khanks💚💯 Guul iyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@raaxomaxamuud1981
@raaxomaxamuud1981 2 күн бұрын
Amin
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 күн бұрын
Waa Qaadka iyo Bunka Waalida waa Runtiis.......waa kaa Saamaxnay .❤❤❤.......Waan idin Jecelnahay Adinkuna.
@11naa44
@11naa44 2 күн бұрын
Showga garoonka halagu dhigo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 күн бұрын
Haa waa runtaa
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Күн бұрын
Xanaaqo fuunta allaaha iding jaro gabar iyo habar iyo oday dhulka allaah iding jaro
@sadam1318
@sadam1318 2 күн бұрын
waa wareey adigaa is yiri bro
@user-bw2jr9mk1e
@user-bw2jr9mk1e 2 күн бұрын
Hayaay
@fadumo6292
@fadumo6292 2 күн бұрын
Yaahuu 😮😮😮islahel
@Subxaaaaanalaaah
@Subxaaaaanalaaah 2 күн бұрын
Nasaboow Nimcaanoow Somali xalaalatahay❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AFDiini1722
@AFDiini1722 2 күн бұрын
doraad ayaan daawaday faysal waraabe, qosol iyo qufac ayaa i gilgiliyay sababtu waxaan la yaabay muxuu gambo madow u xirtay? filimadii hore ee kungfu ahaa miyuu ku jiraa
@user-bw2jr9mk1e
@user-bw2jr9mk1e 2 күн бұрын
Waawaalayahy
@user-yk3dy9oc9c
@user-yk3dy9oc9c 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ok
@wiilosaeed6159
@wiilosaeed6159 2 күн бұрын
Asc yaahuu
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 2 күн бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 күн бұрын
Isaaqa usa waxba kama aha waxey ka yihiin 4.5 ictiraaf la aan ayaa ku dhacey waa waalan rabaan markaan amxaar noqdeen
@ahmad6967
@ahmad6967 2 күн бұрын
😂😂Qoladan qadaadween Iyagu miyaanay lahaayiin fanaanyin 😮 waa yaab
@user-bw2jr9mk1e
@user-bw2jr9mk1e 2 күн бұрын
Waawaalanyahy
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 күн бұрын
Walal dheeri giliyada
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Күн бұрын
Wcs wrb
@OmarMahadai
@OmarMahadai 2 күн бұрын
Siyaad bare soonaali oo dhan waa laayey majeerteen baa u horeeyey hawiyaa ku xigay isaaq kaliya ma dilin walgrey ma arag mj iyo hawiye leh waa nala laayey
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Күн бұрын
Yaahuu habarkaagu kugu noqoye qumaya🥹
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Odeyga leh 18 may madax i xanuujisaa wa odey ma jidho ah Badhyo culusaa ka xun Somaliland waa kuwii wadey diyaardii burburshey Wadankena
@Ayan27428
@Ayan27428 2 күн бұрын
It’s AI artificial intelligence it’s no him talking
@sadam1318
@sadam1318 2 күн бұрын
so what? ka naxoow nafta waaaaaaaaaa
@user-yk3wb7uu5s
@user-yk3wb7uu5s 2 күн бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ nolow nimcaan u kaca u kaca wadaniga nimcaan
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 күн бұрын
Faisal Saaqid halkaasuu qaylo dhaan ka hayaa asagoo qaamo ween. DULAALKII SIYAAD BARRE MA ILOOWDAY AAD NAAGAHA ISAAQ U KEENI JIRTAY FAISAL FAARUQOOW. YAAD MOODAY MJ HANALA MEEREEYSAN KU DOONIMEEYNO
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 Күн бұрын
Xaniinyaha adi alle kuqabey maxad uhabaarin quay guul nimcaanhilaac
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 күн бұрын
Somaliland sideey u dhaqanto baa loola dhaqmayaa ee cabaadka daaya. Maa ka hadashid somaliland diidaya calan somali in Hargeisa laga qaato.
@Sarta100
@Sarta100 2 күн бұрын
Xayawaankaan dulliga ah fiiri allaa siyay codka jisaar wsa adiga xawayaanoow u gafey alle. Kuwa xanuusan ee amxasro gumaysato kabaqaad dulli ah.
@adarosman1420
@adarosman1420 Күн бұрын
Laftanagaa khabtaqararka😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
lakiin siyasiyanta reer koonfur baa naceb oo ilaa hada ka dhimanyaa nolasha Somaliland
@user-kx6lt6dh3e
@user-kx6lt6dh3e Күн бұрын
Bal waa imisa jir odaygaan, car siyaasad ka soo hadal aan ahayn Xamar somaliya weey na dileen waryaan la dilin oo la daayay gal mud oh ceelashii baa laga bixiyay dhagxaan iyo sun siyaasad aan calaacal ahayn ha ka hadli bal inuu Xamar iyo Somaliya ha ka dhax baxo dhalinyarada calaacalka aad maalin walba calaacaleeyso.
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Күн бұрын
Afcaay tamo nin ba,ay buu ku yaal
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 күн бұрын
Wax walbaa lakala maray waana la ilaaway ee waxa kan Cuqdad weynaa.......Acuudi Bilaahi Mina Sheydaani Rajiime..
@ismailibrahim3360
@ismailibrahim3360 2 күн бұрын
QOORAHA LAGU QABAY ADIGABA
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 2 күн бұрын
Adaa ka aqli xun nacnacdada laguur kadhageysa meyno caku kan abaal sheegto xataa haduu abaal galay war wuxu nasab xumaa oo mana sheegad badanaa
@aminasalah9773
@aminasalah9773 Күн бұрын
Haduu taram yidhi soomaali dawlad maleh waad kamid tahay soomaali buu kuu yaqaan tan calankana idinkaa dadka baray oo xidhi jirey calanka soomaaliya
@Qaali786
@Qaali786 2 күн бұрын
Intaa xiniinyo nin raga kiisaa habaareyso kuwaaga amaa weysaa
@user-gg2kx7zh4r
@user-gg2kx7zh4r 2 күн бұрын
Somalida xorta salaan sare🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 күн бұрын
Xushmadiinu mahandaraab Baa meesha aan laga xishoon siqiir iyo wayeel waa Somaliland xushmadu xagee idiintal😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂😂😂😂
@xaajibashiir
@xaajibashiir 2 күн бұрын
War hargeeyso iyo wuqooyi hanoolaato laking kan booni tellka leh yar oosiidii qabadha uxirin tinta waa kuwii yuhuuda soodirtay weeye Somali mahan mana kurabno qurun lafweeyn
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Күн бұрын
Aanaga aamusa qaadkii baad weydeeneey wada qamreysan tihiin
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 күн бұрын
Feysal Fuusto Cuqdada ka Daa Dhalinyarada Adiga iyo Muuse Da diinu Qarnigi ayaad ku Dhowdihiine Xishooda
@raaxomaxamuud1981
@raaxomaxamuud1981 2 күн бұрын
MakubHanyah.hacunin.ilHbabu.kahosgalay
@MaxamedAadan-b8m
@MaxamedAadan-b8m Күн бұрын
War nika xiniinyaha usiidaa
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 күн бұрын
BEENAALE DHUUNTA ILAAHAY BAA SIIYEY NAANSHAA ALAAH ADIGA ILAAHAY KU QABAY NACASYAHOW
@queency7943
@queency7943 2 күн бұрын
Hadii qadaadweynta qof Somaliland kasoo jeeda taageero ama uu amaano waxay UGA dhigan tahay in Somaliland dib uheleen walee ma heshaan Somaliland guulaysta reer Somaliland cadawgiina ha jabo yamyamta iyo qadaadweynta xiijiya idinkama sababay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 күн бұрын
Adigaa uroofyaanijirey dowldii hore ee somaliya roofyankedi waa adiga dacwada shegeysid o lalaayey adaa dowlad🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 usoqaqabanjitey
@user-pj3ds1jz8x
@user-pj3ds1jz8x 2 күн бұрын
Ninkaan dharka xiran askarta waa nin samaron
@sadia3718
@sadia3718 2 күн бұрын
Waa somaali
@museosman8296
@museosman8296 2 күн бұрын
Qaldaanow adba amxaaro baad jeclaatay hadii googlade in gacanta lagu xiro xamar laga mamnuuco kkkkkfaysalfaaruq saacadba hadal buu sheegayaa kkkkkfaqashtu waa tii aad gawaadiga u ahayd
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Күн бұрын
Doqon adigaa cun qanimadaa
@UbaxHassan-yp9ss
@UbaxHassan-yp9ss 2 күн бұрын
Cusuri .baday👹
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 күн бұрын
Nimcaan gobolwalba ha aado
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Zaki Hones ma waxan ku moodi jirey ma waxad noqtey waxan ku moodi jirey wiil yar cafimd qabaa lakiin bukan baa ku haya mid uun ah naceb Somaliland ama Isaaq
@11naa44
@11naa44 2 күн бұрын
Adeer itopia u guur oohinta jooji
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 44 МЛН
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 64 МЛН
Mustafa Martin iyo Ali Harare oo falanqeynaya Somalia iyo Somaliland
23:41
NIMCAAN HILAAC IYO FANAANIIN KALE OO BADAN OO DHULKA LA JARAY SOMALILAND
16:23
Abdifitah bulshawi official
Рет қаралды 19 М.
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 191 М.
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 44 МЛН