NIMCAAN HILAAC OO MUCJISO KA DHIGAY XAFLADII 1 LUULYO OO KA SOO QEYB GALAY MADAX WEYNAHA DALKA 2024

  Рет қаралды 79,429

Goodax Media Production

Goodax Media Production

8 күн бұрын

/ @galladstudio SUBSCRIBE SAAR
Duubista
Aroosyada
Xafladaha
Heesaha
Decuments
IWM
MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS
goodax_offi...
/ goodax.photogrphy
/ goodax20
l. l.php?u=https%...
WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID

Пікірлер: 77
@zamzam5255
@zamzam5255 5 күн бұрын
NIIMCAN HIILAAC ILLAAHAAY HAKU HAFIIDO
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 5 күн бұрын
I love ❤️ you fanaan qaran Nimcaan wadani ❤
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 5 күн бұрын
Waa fanaanka qaran.❤❤❤
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 5 күн бұрын
Fanaanka iyo Heestaba aad baa u jeclahey.❤❤❤
@sihaamjamaal
@sihaamjamaal 5 күн бұрын
Waxy dumarkan bilaa xishoodka anaa xishooday wlhi
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 5 күн бұрын
Waan yaabay isagii ba la qariyay ba
@aminaosman1520
@aminaosman1520 2 күн бұрын
Walaahi rerka ugu gobsan rerkadega waqooyi waa SAMAROON ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NouraMahamoud-if3pj
@NouraMahamoud-if3pj 5 күн бұрын
Horey usoco inader ❤❤❤somalia iyo borama
@ahmednur9383
@ahmednur9383 4 күн бұрын
Guul Somalia 🇸🇴
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 5 күн бұрын
Habliihii wey ku waasheen wiilka xishoodku waa wax fiican
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 3 күн бұрын
legend is back 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎
@muhanadfficial
@muhanadfficial 5 күн бұрын
Allow nadab noga dhig wadankena
@AhmedIlkacase-s1j
@AhmedIlkacase-s1j 4 күн бұрын
Why I am emothion when I hear our country flag
@AbshirAbdulahi-eg9tc
@AbshirAbdulahi-eg9tc 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gg2mc9gb9y
@user-gg2mc9gb9y 5 күн бұрын
Fanankayna❤
@munaabdi855
@munaabdi855 5 күн бұрын
Nimcaan Xamar ❤
@user-ej7cm2vi1h
@user-ej7cm2vi1h 6 күн бұрын
Goodax wil boqortooyo
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 5 күн бұрын
Fananaan ka Codka dahab ka leh ee Qaranka ❤
@user-qe8dn5qz8i
@user-qe8dn5qz8i 3 күн бұрын
Xamarey siradbaxaya no ahow ❤
@HarunCiisee
@HarunCiisee 3 күн бұрын
Waa fanan qaran
@jamaalmaxamedfaandhe9612
@jamaalmaxamedfaandhe9612 5 күн бұрын
Heestaydii iyo fanankaygii nimcaan
@Cabdullexuseen
@Cabdullexuseen Күн бұрын
@user-cz2rs7dw1u
@user-cz2rs7dw1u 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tk5ie1ld3m
@user-tk5ie1ld3m 23 сағат бұрын
❤❤❤❤🎉
@EEkeey26
@EEkeey26 Күн бұрын
Nimcan hilaac ontaa noshahay gobonimo kunolaaw zxp 🇸🇴💪
@user-rs1jm4bl4t
@user-rs1jm4bl4t 5 күн бұрын
Habrahaan wiilkii way qariyeen
@ayaannormoalim1877
@ayaannormoalim1877 5 күн бұрын
😂😂😂 beentaa ma ahan niyada iska dhahayay maanta dhan camerada dhan Naagaha lee ka buuxsameen wajigiisa iyagaa hor istaagay reer magaal ma ahan sax Yar video la duubtaa waa Laga tagaa messha koolo ku noqdeen
@user-fe8ym2um6u
@user-fe8ym2um6u 3 күн бұрын
Magaalo joog xumo ayaa Ka dhacday meesha.Bisinka.Naagaha Allah Soo hanuuniyo.
@zamzam5255
@zamzam5255 5 күн бұрын
KUWAAN WAAX DUBANAYO WAA DAADKII BADIIYAHA LAGA KENEEY
@Iphone20249
@Iphone20249 5 күн бұрын
Daa magaca hargaaysa yaa kuu diray meeshad comaada uqaadad hargaysa yuslis
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 5 күн бұрын
Hargaysa Argagaxiso idoor daba cayuun 😂😂😂😂😂😂😂
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 5 күн бұрын
Xaar land ilmo qawma luudh ilmo Abaarso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 idoor down 😂😂😂😂muuse juudaan Faysal Faruq wasaqda😂😂😂😂😂😂😂
@Iphone20249
@Iphone20249 5 күн бұрын
@@farhiamursal7256 ilmo dameer dibadeed ilmo qadaad wayn ilmo yahaas kii kujiray wabiga shabeele waxaakasoo talowdeen kiniya somalimatihidin badhkiina cadcdakana talyaanibaa dhalay intiina madowna kiniyaa ayaatiin ilaa kuwa garoowe somali aad u egtiin majirto yaad u faanaysa urauso qadad way dadqalo doofaaro hakugu taagnato maraboob djilowyahan uf banu idinidhi way nadabayaacayan
@Iphone20249
@Iphone20249 5 күн бұрын
@@farhiamursal7256 🤑🤑🤑
@user-cl6vo1pw3d
@user-cl6vo1pw3d 5 күн бұрын
Lafoole soma qofkaas somaliyey😂😂
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 5 күн бұрын
SOMALIDA WALIGOOD MA ILBAXAAN.FANAANKA MASRAXA LOOGU GORO MAXEY TAHEY ISAGIIBA WEY QARIYEEN. YAA HEESAYA MA IYAGA MISE FANAANKA. SOMALI WAA SOMALIDI HORE BERISAMADKI,
@user-en5xp6wt8y
@user-en5xp6wt8y 3 күн бұрын
😅😅😅😅😅
@Ismail-kp7dx
@Ismail-kp7dx 4 күн бұрын
Legend hilac
@Iphone20249
@Iphone20249 2 күн бұрын
Huwanta iyo koonfur wawas afnijaasaleh somaliland ayay kucayayn macsi ayagaba nijaas ah oo waxkiniya dhashay iyo wax talyaaanidhalay uqaybsan dowladiihore ee faqashti macsida kasocotay wadankooda ay anagana nagugalaafangaadhen allaah banaga kaxeeyay marka intay nacaayayan iyagu xagaykasoo jeedan is xisaabiya idinkoo badaliido galo iyo idinkuba dadsanaanjiray ayad wax naga sheegaysan istubidh ooxumaantuba xagiina kafaafto ninwaliba waxuuyuu kumooda
@lifeisThink2
@lifeisThink2 2 күн бұрын
Nimcan o xaarku dayo ayay wax moodayan som/land adeer lagama faido aakhir kana waxay doonayso way helaysaa
@user-ej7cm2vi1h
@user-ej7cm2vi1h 6 күн бұрын
Jo an joo
@Iphone20249
@Iphone20249 5 күн бұрын
Sankaad sheegaysaye bal madaxa iskutaag
@NuurMaxamedsheekh
@NuurMaxamedsheekh 5 күн бұрын
Warya.fanaka.maxaloqara.kalexda.hortisi..rerbadiya.tihinwarya
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 5 күн бұрын
Aad iyo aadbayay udhaqan xunnyahiin naagaha wata taleefanka ee hoosta uga jira hoosta fanaanka. Dhaqankumada goormay ilbaxayaannkuwaan seeloo arkaa fananka dhalinyarooy gooni u ciyaara hoosta ha kagelina fananka barta. Anshaxa goobta
@MaxamedAbdi-l3k
@MaxamedAbdi-l3k 10 сағат бұрын
Q
@HalihodanFaarahTimir-jz3zh
@HalihodanFaarahTimir-jz3zh 18 сағат бұрын
Waa maxay DUMARKAN AAN XISHOONAYN ee Fannaankiiba qariyey? Ma iyagaa la daawanayaa mise Fannaanka? Dadkii kale xaqoodii meeyey? Wallaahay waan xishooday sidii aan anigu kuwaas ahay!!!!
@user-je3re2yg5n
@user-je3re2yg5n 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ gulayso nimcaan hilac
@IdirisCabdi-sx2cd
@IdirisCabdi-sx2cd 5 күн бұрын
Somaliya hanolato cadowgane cagtahosteda😊
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli Күн бұрын
Waxaasaa gudabuursiya kkkkkkk 😂😂😂😂
@maryanali6192
@maryanali6192 3 күн бұрын
Waar fanku Waa khasaare sidiisaba culimadu wey isku raceen ,kana waxa u sii dheer qabiil nacayb isaaq muxu u hayaa muxuuse ka hayaa Ilaahay SWT ayaa gacantiisa wax walba ku jiran , haya daalin cid wax ma yeeli kartid adaaba dadka ugu liita
@farduussiyad1785
@farduussiyad1785 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AmaalMaxamed-se9uh
@AmaalMaxamed-se9uh 5 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 6 күн бұрын
Midkaan waa waashay Silic iyo calaacal badana Qof meeshu ku dhashay loo diiday Bay reer muqdusho wax weyn u Arkaan kan fanaan mahan walaahi Cuqdadbuu qabaa
@zamzam5255
@zamzam5255 5 күн бұрын
COQDADA UU DHIIMO
@zamzam5255
@zamzam5255 5 күн бұрын
DHUULKA SOMAALIYEED WAA ISKU MIID
@zamzam5255
@zamzam5255 5 күн бұрын
FANAANKA MAGAALO GOONII MAALAHA
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 5 күн бұрын
@@zamzam5255 horta hay habaarin Ninkaan fanaan mahan fanaanku Dadka waa isku soo dhaweeya Waana iskugu mid laakin asagu Xanuun reer waqooyi buu qabaa
@moesaid6532
@moesaid6532 5 күн бұрын
turkiga lagu daaweeye dadka xanuunsan ee tag
@user-ej7cm2vi1h
@user-ej7cm2vi1h 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Iphone20249
@Iphone20249 5 күн бұрын
Cuqdadbaa dhaamiisay nimcan dhoqo ninkuxiga naxliga kuugalaa nudayga kaa gooye talow isaaq ma awowgiibuu dilay wuu liq sanyee caloosha udhimo wàr nin shir ka duday siigo yara somalimand koob dhulkayala kama forarin kartid markuu maqlo somalimand batalaabo qaaday luxud kuu la soo kacaa iska meerayso laydhyay wa waalid inkar asagoo aabihii jawaab xun kabixinayan maqlayay meel daran ka dhac
@souadali8929
@souadali8929 5 күн бұрын
Nimcaan habaar waxba kaga qaadi maysid umada somaliyeed ayaa uducaysay mustaqbalkana soomalinimo waa lowada dhiman doona somalia iyo somaliland mid ayay noqon doonan haiswareerin waxba
@Iphone20249
@Iphone20249 5 күн бұрын
@@souadali8929 urayso ama uraaye hada managu cidiisa wax nagaga qaadaya dhaandhaanka ciilka qaba yaa soo gumaystay waalid inkaarka meel daran haka dhaco yaanu nugu soonoqon ninkan caloosha ubuka ha lajoogo yaxaasyada koonfur kunool ee wabiga shabeele ee ka soo talaabay kiniya ama huwanta dadqalatada ah ee kunool buuraha xargaga 2 xayawaan duurjoog ee dhiiga kunool kuwaa yaanu noo soo dhaafin halkaa haka ooyo markadanbena haqashan awalba dadkay qalanjireene yuslis ama yuslisad shadhab adna
@AhmedIlkacase-s1j
@AhmedIlkacase-s1j 4 күн бұрын
Thankz usheg wa wwx dhinta6 oo calosha la.a qoftane​@@souadali8929
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 3 күн бұрын
Somaliland dagaalkii waa looga adkaadey fankiina waa looga adkaadey
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 5 күн бұрын
Gabdhahaan qariyey fanaanka maxey ahayeen.?🙄🙄🙄
@IdcIcc
@IdcIcc 3 күн бұрын
The one and only 🦾🦾🦾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿
HEESO SHIDAN IYO XULKA HOBOLADA QARANKA WAABERI BARNAAMIJKA SANADKA 2024
1:25:29
Goodax Media Production
Рет қаралды 18 М.
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 41 М.
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 7 МЛН
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
9:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 18 М.
Ana xamarey ku jacl
5:12
CUMAR LIYO OFFICEL
Рет қаралды 50 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 43 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 89 М.
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,2 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,3 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 164 М.
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,9 МЛН