Reer Nairobi iyo Barnaamijka Baro Diintaada

  Рет қаралды 114,577

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

Пікірлер: 281
@misssomaliland6712
@misssomaliland6712 3 жыл бұрын
Masha Allah 👍🌹🌷 Cabdicadiis oogle khayr ayu inoo jiideyay barmaamji khayri ah oo dhiirigaliin baro diintada. Mash Allah 👍
@zionistsisaahqiya1073
@zionistsisaahqiya1073 3 жыл бұрын
Masha Allah reer niroobi diinta way ku fiicanyahiin soo saarayaasha way mahadsanyahiin
@Bishaaro-de2xb
@Bishaaro-de2xb 4 ай бұрын
الحمد الله ❤الحمد الله❤الحمد الله❤
@Jamaalaxmed449
@Jamaalaxmed449 2 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@safiyamohamed234
@safiyamohamed234 3 жыл бұрын
Mashaallaahu tabaraka rer Nairobi sualihi wey ka baxsaden waliba wey yara adagyihin
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 3 жыл бұрын
Maasha alaah suaalahaas quraanka iyo siirada rasuulkeena suuban salalaahu caleyhi wasalim yaa meeshas igeeyo 👍👍 cabdicasiis wll live inooga dhig hadii aan dumar nahay xitaa abaal Marina ma rabno bis dhiiro galin suaalaha diiniga aad iyo aad u jeclahay si gabdho badan oo social media si qaldan u is ticmaala ay inooga daydaan, wll waa codsi qofkii igu raacsan love ha saaro♥️ tartan suaalaha diiniga si live inoolaga dhigo wax abaal Marina ma rabno wax qish ahna ma jiro oo qof walba iyo aqoontiisa.✋
@habonsharif1030
@habonsharif1030 3 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah illahay haa idiin xifdiiyo aduun iyo aqiiro
@Abuamiira
@Abuamiira 3 жыл бұрын
MashaAllah Allaha idiin xifdiyo sheikh Ahmed dhagaxtuur & Sheikh Abdiaziiz oogle Iyo dhamaan walaalaha kaga qayb qaatay dhinac walbo Allaha idiin xifdiyo Asc
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 3 жыл бұрын
وعليكم السلآم و رحمة الله تعالى وبركاته ولك بمثل أخي الكريم
@Abuamiira
@Abuamiira 3 жыл бұрын
@@hodanitanajmanita6664 Thanks walaashey
@xafsagodaad612
@xafsagodaad612 3 жыл бұрын
Masha allah jazakalah khayr sheekh sheekh cabdirisaq wan ubahanahay kitabkan senkuheli karna adoraliya
@zuhraabdullahi1763
@zuhraabdullahi1763 3 жыл бұрын
Mashaa ALLAH thanks sheikh inaad wadanka keento program adigana soboqo Nairobi 💕💕💕🌹🌹👏👏👏
@nimohassan6220
@nimohassan6220 3 жыл бұрын
Aniga oogle ayaan jeclahy marku suaalaha daadihaanaya Sababto qofka wuu u khafiifiya dadka waa wiil naxariis bdn masha Allah
@fahadsaleeban5077
@fahadsaleeban5077 Жыл бұрын
ana isku kiin meherinaya hada diyaar tahay😁
@safaxusen1800
@safaxusen1800 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah my country 🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Maansha Allaah, dadka Nairobi joogaa aad bay diinta ugu fiican yihiin , waxayna yihiinba sida ka muuqata muqaalkooda dad ehlu diin ah. Alle ha barakeeyo.
@barkhadabdi233
@barkhadabdi233 3 жыл бұрын
Sheekh abdul aziiz mee sheekh barnamijka haka caajisina alle haydin barakeeye❤❤💯
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 3 жыл бұрын
ALLAH HA BARAKEYO Dhaman inta kaqeb qaadatay barnamishakan kherka badan. Allahu am amin 🤲 amin 🤲 amin 🤲 amin.
@salma114
@salma114 3 жыл бұрын
maa shaa Allah barnaamijka aad iyo aad buu u xiisa badnaa maanta reer nairobi way dhisan yihiin waana wax lagu farxo dadka iyagoo joogo wadan gaalo inay dadkii wadanka ka aqoon badan yihiin
@fathiaismail2113
@fathiaismail2113 3 жыл бұрын
masha Allah reer nairobi diinta si fiican bay u yaqaanan Allah ha barakeeyo iyo muslimka oo dhan aamiin.
@xilkasabuukar9275
@xilkasabuukar9275 3 жыл бұрын
masha allah walalaha barnamjkaan sura galiyey allaha idinka abaal mariyo dadalka quruxda badan oo aad wadiin rer kenya masha allah su aalihi way ka wada jawaben inta fiirsaday ma arkin sidan oo kale allah idin xifdiyo
@wardazamawi7421
@wardazamawi7421 3 жыл бұрын
Ma Sha Allah Tabarak Allah sheikh Ahmed Dhagax tuur indhawayd ba maan arag
@hamdiibrahim9794
@hamdiibrahim9794 3 жыл бұрын
Maashaa allaah waa barnaamij fiican Illahay haidinka ajarsiiyo ogle & dhagax tuur
@dagancabdiraxmaan466
@dagancabdiraxmaan466 3 жыл бұрын
Maansha allaah illaahay ha idin barakeeyo kutubkaa aad baan ugu baahanay hadaan reer hargayso nahay
@amrankhaliif8982
@amrankhaliif8982 3 жыл бұрын
Su allha qaar waa fiqi allow inoxifdi usdatkena sheikh ahmed dhagaxtuur xafiduhullh waxbadan ayan kafaidnay
@Bishaaro-de2xb
@Bishaaro-de2xb 4 ай бұрын
لااله الا الله محمد رسول الله😢😢😢😢
@salahahmed1201
@salahahmed1201 3 жыл бұрын
Mid baa lacagti iyo Kitaabkiba isku qaatey masha allah waa barnamij aad u wanagsan ♥️🌹❤️
@darajeofficial7172
@darajeofficial7172 3 жыл бұрын
m.sh wlle shiikhaan su Alaha laga jawabay makucelinayo mana Qeexayo wll intaa usheeg ✅✅✅✅🤲🙏🙏
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah baarakalaahu fiikum family dhagaxtuur Iyo Sheekh Cabdicziis oogle
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 жыл бұрын
Ma sha allah culimadayna wan salamaya❤❤❤❤👍❤
@juweriyaahmed12345
@juweriyaahmed12345 3 жыл бұрын
Masha. Allah. Allah. Haydin. Barkeeyo. Dhamaantiin. Aamiin
@nasraahmed285
@nasraahmed285 3 жыл бұрын
Manshaaa allh dinta adbay u yaqanan somalida kenaya alle hayno wada fududeyo dintena macn
@salmanuura8543
@salmanuura8543 3 жыл бұрын
Sheikh kitaabka waxa sisa dhalinyrta an wxba aqoon sey uso akhrisato oo diinta uu bartn ❤ sidini hore ficnend
@saharamohamed5129
@saharamohamed5129 3 жыл бұрын
MashaAllah 🇺🇸 USA na kinaa inshaAllah
@lindaratibarobleh6558
@lindaratibarobleh6558 3 жыл бұрын
Masha allah allaha nibarakeyo dhaman tin
@adeyabdi2101
@adeyabdi2101 3 жыл бұрын
Wajir noken sheikh kheir Allah hakusiyo
@zainabyaasinali6610
@zainabyaasinali6610 3 жыл бұрын
Mnsha allh allow diinteena korka dhigo anagana naga dhig ku diinta barta
@queenqaali935
@queenqaali935 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah alle haydin xiftiyo wallo waxan odhanlaha kalmada in loo badalo qadada manta( hadyad )
@abdiqaadirali1220
@abdiqaadirali1220 3 жыл бұрын
Mnsha allah reer Nairobi diinta sifiin Bay u yaqaana Mnsha allah
@ayanomar8111
@ayanomar8111 3 жыл бұрын
Maansha alaah tabaarakalah ilaahay khayr badan ha idin siiyo aakharo iyo aduunba.
@zulufarahfarah4175
@zulufarahfarah4175 2 жыл бұрын
Mashallah reer Nairobi igu soo orood ma ahan guul idinku ogahay
@umuc4389
@umuc4389 3 жыл бұрын
Jzklhu khayran sheekh, kitabka 300 boqol oo xadiisyada somaliga ku fasiran Xagee Ka heli karaa.
@adonallah
@adonallah 3 жыл бұрын
Jazakallahu khayran kitaabka anaa ubahan lkn majogo Nairobi
@kaltumkahin6354
@kaltumkahin6354 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakaAllah JazakaAllah khayr waanu ka faiideysaney diinteena barakeysan
@123mohamedh
@123mohamedh 3 жыл бұрын
‏ ‏صلى الله عليه وسلم ‏بارك الله لك
@zahracareandbeuty4213
@zahracareandbeuty4213 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahy ha idin barakeeyo miizaakin aakhira alle haidin saro wax badan baan idin ka faaidney barjaamijka wn kuxiranhy
@nuurahaji9723
@nuurahaji9723 3 жыл бұрын
Masha allah laakiin sheekh kadaa qadadaa abal marin baad heshay dheh
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 3 жыл бұрын
Waa dad diinta yaqaana Msha allh
@ilhanahmed4220
@ilhanahmed4220 2 жыл бұрын
Masha Allah jasakala khar
@maryamaahmedabdi1812
@maryamaahmedabdi1812 3 жыл бұрын
M.a wilka abdirahman mahamed si wacan usharxay alle habadiyo misalkisa salan sare wll qali wan jeclahay wilasha sida ugu warhayo dintoda
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 3 жыл бұрын
MashaAllah alla maxan u arki wayey barjamijkan aadbn ujecelhy Alhmdulilah hadii Nairobi kaa keenay
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Жыл бұрын
((( MASHA ALLAAH ALLAHA IDIN XIFDIYO SIDA WANAAGSAN EE DIINTEENA QIIMAHA BADAN AAD UMADIINA UGU NASTEEXAYNAYSAAB UMADIINA JAZAKUMULLAAHU KHAYRAN
@hodan5734
@hodan5734 3 жыл бұрын
Assalamu elykum sheekh ahmed dhagax tuur waan kusalamay fadlan hargeisa kalay from hargeisa ❤️😍
@samafashosacdiyosafi4263
@samafashosacdiyosafi4263 3 жыл бұрын
Masha allah macalin ahmed maxamed dhagaxtur alle haku xafido barnamijkan wan jeclahay
@fatal2340
@fatal2340 3 жыл бұрын
MaanshaAlah, Ajar iyo xasanaad iyo inaa gool kiina gaartiin Alaha idin ka siiyo inshaAlah
@leyloali6767
@leyloali6767 3 жыл бұрын
masha allah allah ha nii xifdiyo
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن عليكم علماؤنا الكرام 💝 الله يعزاكم و يحفظكم ويسعدكم و يبارك لكم جميعاً عاجلاً غير آجلا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لموضوعك الجميل و مفيد و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 وصل الله و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@zukrakaldeeq7588
@zukrakaldeeq7588 Жыл бұрын
Reer Nairobi easy ma ahaan, waa Culuma. mashallah
@umumuxsin884
@umumuxsin884 3 жыл бұрын
Masha Allah jasaykalahqeyr
@amaalharawe8042
@amaalharawe8042 3 жыл бұрын
Masha allah horay usocda
@saynabsaid9476
@saynabsaid9476 3 жыл бұрын
maanshallh cabdi casiis muxuu noo soo boqan waayay
@samaanabdiqani4775
@samaanabdiqani4775 3 жыл бұрын
Manshalaah waan o bahaneeyn reer nirobi hadaa nahay
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 жыл бұрын
Jasaakumallaah alf kheyran yaa sheekh 300 xadiid xaggee laga heli karaa muqdisho daarulsallaam ayaan deganahay fadlan
@AhmedMohamed-nl1mr
@AhmedMohamed-nl1mr 3 жыл бұрын
XAAWA XASAN BARAKAAT BOOKSHOP AYAAD KA HELI KARTAA
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-nl1mr wll telfoon numberkooda ma ii heli kartaa
@farahmohamud6681
@farahmohamud6681 3 жыл бұрын
GOOD.PROGRAM.THANK.YOU.SHUKRAN.MAHAD.SANID.MASHALLAH.MASHALLAH
@f-abubakar5965
@f-abubakar5965 3 жыл бұрын
Sheikh mashallah anga hata wankafaidiisanyi jasakallah
@hamdifarah9900
@hamdifarah9900 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@shamsoahmed8540
@shamsoahmed8540 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah hidinbarakeyo ❤️❤️❤️❤️💕💕❣️👌👍👍
@saidajama9543
@saidajama9543 3 жыл бұрын
Masha Allaah Tabarakllah nice 😊
@sabaaxahmed370
@sabaaxahmed370 3 жыл бұрын
Mnsha Allah anigaa ugu horeya biinka ha laygu sharfo wall mnsha alaah
@wm9669
@wm9669 3 жыл бұрын
Allahuma baraka I love this program 🌷
@mushtaaqbilan
@mushtaaqbilan 2 жыл бұрын
Even me
@hoodoayaan7769
@hoodoayaan7769 3 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaaamij fiican
@ibrahimalimohamed2077
@ibrahimalimohamed2077 3 жыл бұрын
Wallhi barnamjkan Acad ban ujacelahay Allha idin barakeyo
@ifrahhussein5284
@ifrahhussein5284 3 жыл бұрын
Mansha alaah jazakalaah, fadlan ii sheega colourka casaanka ah sababta loo yidhi waa laga fiicanyey innka xidho
@AAli486
@AAli486 3 жыл бұрын
Wll Allahu aclam Lkn xaran ma ahan axadis baa dhahaysa waa laga fican yahay xirashada khasatan raga
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 3 жыл бұрын
Mashaa Allah ... Allah Swt haydinka Abaal mariyo
@farhiyaaden7991
@farhiyaaden7991 3 жыл бұрын
Mansha. AllAAH. Wan. Jeclahay. Barmamijkan. Qiimaha. Badan
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 3 жыл бұрын
Msha allah wll qli❤
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 жыл бұрын
Mash allah wax badan baan ka faaiday
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 3 жыл бұрын
INTA NABIGEENA MUXAMAD (SCW) JECEL 🤲🌍🔑 INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@abdiwalibashir1727
@abdiwalibashir1727 3 жыл бұрын
Mashaalah reer Nairobi waa mutacalimiin guuul wayn lkn reer somaliland diinta barta
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 3 жыл бұрын
Wah reer Nairobi masan baad eheeden waxan is lahaa reer Nairobi wa dad kudheereeya diinta islaamka way fiicnaadeen markii danbe marki hore wan kanaxay
@Hijabilover102
@Hijabilover102 3 жыл бұрын
Ma sha Allah Jazakamullahu kheyran
@bintuomar3114
@bintuomar3114 3 жыл бұрын
mashallah gabadhaan geesisana
@abdullahisalad.9001
@abdullahisalad.9001 3 жыл бұрын
Masha allah wlhi barnaamij aad u wanaagsan haka caajisina xita hadii dhaqalaha idinku yarado dadka waxay xiiseeyan kamirada insha Allah allaha idinla garabgalo
@fadumomaxamed4110
@fadumomaxamed4110 3 жыл бұрын
Asc mashalaah tabarkalaah alaha idin barakeeyo waa lobahan yahey barnamijyadaan alaha idin bara keeyo waad mahad santihiin
@fatumali4500
@fatumali4500 3 жыл бұрын
Masha allah waan ka helay barmaamijka jasaskumu laahu khayr
@noorafarahvy9953
@noorafarahvy9953 3 жыл бұрын
Mashallah Allhu Akbar
@maryamaahmedabdi1812
@maryamaahmedabdi1812 3 жыл бұрын
Masha Allah alle gorme noqon donta marka aan ka faidaysan dono kana mid noqon dona wayo said u xisayna ina ogado herka cilmiga aan bartay allaw ikas 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤔🤔😢
@moustafaelmirage5h.885
@moustafaelmirage5h.885 3 жыл бұрын
Manshalah wll ilahay haydunku asturo waa barmaamuj aan aad aan uxiiseyay kuna farxay
@f-abubakar5965
@f-abubakar5965 3 жыл бұрын
Sheikh jasakallah
@asmamowliid7031
@asmamowliid7031 3 жыл бұрын
Masha allh wall jasakalahu khayran
@habibaabdullahi4751
@habibaabdullahi4751 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaarka raxamaan
@hanadfarey1593
@hanadfarey1593 3 жыл бұрын
Mashaa'Allah waa kudayash fiican . Waxan raba hal mid iska ilaali Hadafkaga wax kuwalatiga ka dilayo Oo ah dag.daga kadib marki jawabta ee gudubto waa in aad ugu yaran Aad u gudbin ila 30sec ila hal daqiiqo adigo is dul tagayo jawabta si ee oga fa.iidesato walaalaha kula tagan iyo in live u dawaneyso iyo kuwa kale ee u hela fursad aan u helay o kale .
@sagalduniyo3547
@sagalduniyo3547 3 жыл бұрын
Mansh Allah tabaarka Allah Alla mahad leh
@raxmoabdi6351
@raxmoabdi6351 3 жыл бұрын
Qeyr badan alaha idin siiyo lkin salaanta kubilow marka hore
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyran
@zamzamxasan9357
@zamzamxasan9357 3 жыл бұрын
maa sha Allah
@Rajadaiyomaanta
@Rajadaiyomaanta 2 жыл бұрын
Hadiiskaas walal sideen ku helaa fadlan waan u baahana
@Bishaaro-de2xb
@Bishaaro-de2xb 4 ай бұрын
لااله الا الله محمد رسول الله😢😢😢😢
@shukrihagi9854
@shukrihagi9854 3 жыл бұрын
Asaalmu alaykum waxaan aad u rabaa in aan helo kitaabka xadiith 300 siden ku heli karaaa qeer alaha idin siiyo barnaamijkan diinta baro aad ayaan ugu farxaa sida aad ugu fududeenaysaan in ay dadka diintooda bartaan jazaakumulaaha qeer xafidakumulaah
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 жыл бұрын
Mnsha alaah waar jabouti geeya jabuuti baa u baahanoo ay ku yartahay barashada diintu
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 3 жыл бұрын
Mashaallah mashaallah 💯💯💯👌🌹
@foosiyanuur869
@foosiyanuur869 3 жыл бұрын
Ma sha llah tabaraka raxman Alahuma sali caala muxamed Tolow xagan kahelaya kitabka Sadexda boqol e xadiska burco malaga helaya ?
@zahranurhassan5257
@zahranurhassan5257 3 жыл бұрын
Mashallah walahi wadalalaysin Allah idin dowro
@hassandahir202imilcade6
@hassandahir202imilcade6 3 жыл бұрын
Sheeq waan idin bariya kajiado imaada
Barnaamijka Baro Diintaada
25:20
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 162 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
1. Durar Al-Bahiyah | Sh. Bashiir Shiil
56:22
Khalid Mosque Somali
Рет қаралды 8 М.
barmaamijka baro diintaada
48:07
3M MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 34 М.
Baro Diintaada iyo Tawxiidka
42:21
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 268 М.
QIYAANADA REER GALBEEDKA | SHEEKH MUSTAFE | MUXAADARO CUSUB 2025
1:19:26
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 468 М.
Ciid Mubaarak iyo Barnaamijkii Baro Diintaada
27:05
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 135 М.