Reer Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Hadalkii Maanta Ee Raysalwasaare Abiy Ahmed, Aqoonyahan Siciid

  Рет қаралды 24,782

Hamze Hariir

Hamze Hariir

5 күн бұрын

Reer Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Hadalkii Maanta Ee Raysalwasaare Abiy Ahmed, Aqoonyahan Siciid

Пікірлер: 249
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 3 күн бұрын
Somaliland it's not easy
@user-qq2ll6zs8h
@user-qq2ll6zs8h 3 күн бұрын
Geesi .qaran..wagaadhsiinaynaa..💚♥️♥️♥️🤍🤍🤍🤍👍👍👍
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 3 күн бұрын
I loved “Don’t give you ears to your enemy” 👏👏👏 Somalilander well spoken❤️❤️❤️
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 күн бұрын
Two countries British soomaliland and Somalia italiya between borders afrika
@geeljire1658
@geeljire1658 3 күн бұрын
Riyo maalmeedda goormaad ka baxaysaan?
@mohameddarar4813
@mohameddarar4813 3 күн бұрын
Somaliland dawladnimadedii waxa liciifiyay wadani waa aboor cunaya dawladnimadii
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs 3 күн бұрын
Somalia Italian are Full of hypocrites
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Күн бұрын
Somaliland muse ayaa butburiyey. Waa ninka dhulbahante oo sasabo lagu hayo garxajis mooday ee xabbadda la dhacay ilaa isagoo futada laga soo laaday. Imminka intii hadhay isku diray oo doonaya inuu dictator ka noqdo. Caqli xumada joojiya oo maamulka wanaajiya haddii kale awdalna way tago dabadeed isaaq baa isku hadhi oo is cuni
@mukhtaarducaale3988
@mukhtaarducaale3988 2 күн бұрын
Let's all be Somaliland first anytime and anywhere.
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 2 күн бұрын
INSHA ALAAH REER SOMALANDNOW WAA GUULEYSANEYNAA
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 3 күн бұрын
Africa ninka Ku nool oo madaxwayne ah haysan ciidan xoogleh oo tiro iyo tayo leh cid waliba way qabsan
@lutfi9892
@lutfi9892 3 күн бұрын
Somaliland iney Russia iyo China keenaan hadaan waxan loo soo maleegaayo Somaliland aan America ka difaaceyn oo aaney saldhig berbera ka sameysaneyn
@AidrosOmar
@AidrosOmar 3 күн бұрын
Wax aqoonsi ah ma sheegin inuu bada doonayo ayuu rabaa
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 3 күн бұрын
Muuse lion 🦁🦁
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 күн бұрын
He is Loine.
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 күн бұрын
Sax weeyi hadalkagu walal
@faysalabdirahman
@faysalabdirahman 3 күн бұрын
Ninkaan sonaliland lahadlaya shaqsiyan aqoon ymalihi.lakiin xaqiiqda ayu taabtay.shacabka inta wax garatada ah weyfahmsysaa.
@art_lto2450
@art_lto2450 2 күн бұрын
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝✨
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 Күн бұрын
Naag waalan niyada ku dhistaa kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@MubYus
@MubYus 3 күн бұрын
Soomaali, Soomaaliyeey hadaad maqasho meeshaa Sixir, khiyaamo iyo munaafaqad ayaa ka socota,, Daacadnimo kama jirto.
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs 3 күн бұрын
Waa halkaga joog oo aanu kugu dan gaadhano
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 күн бұрын
Absolutely, I agree with if there is no citiraaf no 🌊 we aren’t going to rent to Ethiopia 🇪🇹
@user-he6tb5dm9l
@user-he6tb5dm9l 3 күн бұрын
Madhacayso aqoonsi. La aan bad bixin mayno
@shahidcali2926
@shahidcali2926 3 күн бұрын
Shacabka mamul gobleedka qiyaanadiina wey barteen
@kaafikaafi
@kaafikaafi 3 күн бұрын
Waayaab Badda, SOOMAALIYEED, Ayaa XABASHI Lasiinaayaa? ITOOBIYA Hadeey Gaajo Haayso #AAWRKII CIRKAAN, SIINEEYNAAYE HASOODOONATO!! BADDA KULAHAA? SHEEKO CARUUREED.
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 2 күн бұрын
Mnsh allah aqiiqadu waa intaa
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 3 күн бұрын
❤❤very informative walaal. Ma shaa Allah. ❤❤❤
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n 2 күн бұрын
Cadowgaa Lama dhaysto luqado aad garanay hako lumina somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers well come beside us ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cumaribrahimjamac8970
@cumaribrahimjamac8970 2 күн бұрын
Labadaa qof. Dad wax ha u sheegaan waa daacad walaahi
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 күн бұрын
Maashaalah national inrerestiga iyo waxa dhexdeena ah aad haynoogu kala soocnaadaan
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 күн бұрын
Absolutely, Somali is not even talking about it how abi Ahmed embraced Hassan sheikh ‘s government, but they are confusing our people.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 күн бұрын
Shacbigu waa muuse
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj Күн бұрын
Iidoorku waa dad waal waalan oo baroor rawaayad beeyn calaacal ayeey haweeyn iyo maalinba isku sheeygaan waa dad oo dhan uqad iyo isir naceybka somalida subxaanalah
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 3 күн бұрын
Waan layaabanahay dadka reer somalilaan ee rumaysanaya beenaalasha somaliya xasan shaeekh baa ugu been badan oo lawada ogyahay datiina raacda
@usstarlogistics600
@usstarlogistics600 3 күн бұрын
NO MORE AQOONSI NIYAD JAB AYUU KEENAY ABY
@usstarlogistics600
@usstarlogistics600 3 күн бұрын
Midnimada Somalia waa Muqadis Ayuu yiri
@qadanmohamed3659
@qadanmohamed3659 2 күн бұрын
Mayaa
@siciidmaxamed4796
@siciidmaxamed4796 2 күн бұрын
Ishaahala
@MohamedIbrahim-yk4cs
@MohamedIbrahim-yk4cs 2 күн бұрын
Bad ciise iyo samaroon baa leh, S/L majirto wax ingiriis sameeyey ha daalina.
@malabbyemaraqeeye5720
@malabbyemaraqeeye5720 2 күн бұрын
Mashallah waa war CAD ninkii wax fahmaya❤
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 2 күн бұрын
Miskiin beeta waayeh dhulka aad leedahay iyaad bixin karta inta dhuka aad haysatid baad waayi. Awdal wa xor dhulkeegi
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 2 күн бұрын
Ku saliya nabiga❤
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 3 күн бұрын
Waa horgal kani. Weli soomaaliland ayuu leef leefayaa Xayawaan ma muuse ayaa bad iyo dal bixin kartaa Isaaq haduu leeyahay orod keen xabashi iyo oromo
@mohamedelmiadow1901
@mohamedelmiadow1901 2 күн бұрын
Awoodda waqooyi Somalia waa SSC ee isdejiya
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 күн бұрын
qaranimada sland waa muqadis.waa dal jira jirin doona hadaba.muuse hadaf.kiisu.waa.in.uu.abii.axmed.ku.dhawaaqooo.uu.noqdo.wadankii.u.horeeyay.ee.ku.dhawaaqa.ictiraafka.sland..Abii Axmed hadii uutaa diidan yahay.bad.kama helayo slnd.Abii.axmed.bada.sland.kama.maarmayo.wuuna.ku.dhawaqayaa.ictiraafka dawlada muqdisho wax.laga.waydiinayaa.ma.jirto.badda.sland.dacwadna wax way ku wayday laakiin soomaaliya waxay Abaabulaysaa.inay.iskugaraacdo.reer.sland.waana wadada keliya ee ubanaan taasina waxay..keeni.kartaa.inuu.dhexdeena.khilaafyo.kadhacaan.talo.ahaan.mucaarad.iyo.muxaafidba.waa.in.aan.ka.digtoonaano.arimahaa..oon.iiska.qabano.wax.kasta.oo.qaranimaena.dhaawacaya
@maryanali9871
@maryanali9871 3 күн бұрын
Madexw xasan shiekh wuxuu yiri haddii ay ii imaan lahaa yew waan ka insatiable lahaa sida Jabuuti iyo dal alla badshay leh ay u I jaartaN lakiiin taako dhulkaaga ama badeyda ah lama qaadan karo mana ogolaanayo
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 күн бұрын
Somali Italiy
@saidmu3445
@saidmu3445 Күн бұрын
Hoyada citirafku was laxada Soo midhan ayaa dadka walaysa war ma is waydiisay haday itopiya ku citirafto xaguu kuwadayaa ninka kaluunkaga qaadka caleenta ah kaga bedelanwayay
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 күн бұрын
Somali waa reer reer. Saylac iyo Lughaye waxaa iska leh Ciise iyo Gadabuursi, guud ahaana waa bad iyo dal Somaliyeed. Waa hanti Somali Weyn wada leedahay.
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 3 күн бұрын
Waa ayan daro in maanta somali oo dhan ay ethopian u kala dheereynayan iyago kawada dharegsan damaca ethopia.
@cumaribrahimjamac8970
@cumaribrahimjamac8970 2 күн бұрын
Alle hadin xafido
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 күн бұрын
Viva Somalie 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@SouleimanAbdi-rx5nw
@SouleimanAbdi-rx5nw 3 күн бұрын
Waa been. Somaliya waa somaliya. Somalilandna waa Somaliland waana labaa dowladood.
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs 3 күн бұрын
So what???? Maxaad noola soo doonaneysaa???? Anaga nama quseyso dee ma dhimirka ayaad Ka walan tahey?? Anaga SomaliLand baa nala yidhaahdaa
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 күн бұрын
@@Caweys-pt3qs somalida woqoyiga habar awal kaliya maha Ku qusta lascanood,kol ingiris sheegta kol amxarada 😁lughaya cisa Lee borama samaronbale 😂 Eedeeb yelo
@user-xp9ub1wy8b
@user-xp9ub1wy8b 2 күн бұрын
Did you even listen to what Abi Ahmad said at front of his Parliament? He is asking Somali Federal Government to exchange the Somalia sea for Vegetable.
@abdifarah4017
@abdifarah4017 3 күн бұрын
War calacalka kabax Beeti Muse iyo iyo kuwa nucagas ihi dadka u jegaisen ba mesh’s ka baxdai Somalia inai kala gogodo ma rabna wax kele maaha e wa ixtiraf majiro Muse Wu oga min awalki wins la qatinayay shacabka
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 күн бұрын
Maqaarkaad meel xun la ursatay dee isagu ma kala goynayo midnimo aan jirinba iyadaa somali kala tagtay aqoonsiguna waa marka MOU la saxeexi ayaa lays dhaafsanayaa. Sheeko faqashta kala tag meesha
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 3 күн бұрын
Sxb ma qiyaas xumide ,siday u suurafalaysaa Somaliland oon ogolayn in ethiopia xeebaha Somaliland isticmaasho, wax dhacaya maaaha
@haydar378
@haydar378 3 күн бұрын
Bye bye 👋 somali people welcome all other countries
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 3 күн бұрын
Dadka reer somaliland maxa kasi ah. Nacas waliba oo mel ka niic leh uu dageystan. Anigu niin somalilander oo Kenya ku dashay waxna ku bartay ayan ahay. Dowladan Kenya aya dadkan ad wax ka degey sanayeysan xildiban nadho sidha shacabka somalida kale oo dalka ku nool lola daqdho aya lola daqdha. Lalush iyo baad bey ku jogan, East Africa iyo International community manta somaliland ba kaga sharaf badan runta hadi la shego !!! 😂
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 3 күн бұрын
Ictiraaf baa madax marey!! Aqoonsiga itoobiya muxuu soo kordhin karaa???
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 2 күн бұрын
Ilaahay ayaa u haya, wax dhib ahina ma jiro , idinkana midnimo dhimatay ayaa idin madax martay horta idinku midooba
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 күн бұрын
GASHAANTIMAHAN JIBRIIL ABOKOR BAABA IGU SII DARAN XABASHI JACAYLKAASI WAA MAXAY.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 3 күн бұрын
Wanu rumaysanay madaxyada wllo
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 3 күн бұрын
Niin weyn wadkisa wu yaqan. Ethiopia way ogtahay somali dadka ay fara gelin toos ku sameyn karin wa somaliland. Inkasto aysan dowlad kamil ahayn. Oo ay balayo iyo diib ka racay so. Innaye difacadho moye !!! 😂
@AbdulkadirFarah-z2f
@AbdulkadirFarah-z2f 3 күн бұрын
Walaal Abiy Ahmad wuxuu kaarabay badda in aad u saxiixdo waana u saxiixday fulina kaamarabo
@Waayoarag98
@Waayoarag98 2 күн бұрын
Reer Somaliland dawladooda ha aaminaan, please dawladnimada barta iyo diblomaasinimada. Laba uun iska ilaaliya qabyaalada iyo reer Somaaliya hadalkooda iyo ficilkooda. Long live Somaliland♥️
@cabdixuseen2686
@cabdixuseen2686 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 3 күн бұрын
Sifiican ayaad u Hadassah waa in aabn siyaasihiinta lagu dhax milmo
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x 3 күн бұрын
soomaaliland hadii la aqoonsado iyo hadii aan la aqoonsan wax aad ugu wayn maaha laakiin itoobiya waxay iska lumisay farsad aan Abid dub u helayn itoobiya waligeed
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 күн бұрын
Anagu kuma jirno hadan besha Cissé
@afrodir4828
@afrodir4828 2 күн бұрын
Somaliland cadawga ugu weyn ee ay leedahay waa Somalia. Waxaase inagaga daran Somalia cadaw badan oo inaga mid ah oo uu adeegaaya Somalia.
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n 2 күн бұрын
Inacaglir muxuu yidhi hoos eega
@user-xp9ub1wy8b
@user-xp9ub1wy8b 2 күн бұрын
Ma maqashay wixii uu Abiy Axmad ka yidhi Baarlamaankiisa hortiisa? Wuxuu ka codsanayaa dowladda Federaalka Soomaaliya in badda Soomaaliya ay ku beddelato Qudaar.
@mohamedelmiadow1901
@mohamedelmiadow1901 2 күн бұрын
SSC badda ka masuul ah qeylada yareeya
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 2 күн бұрын
Ictiraaf weynaye itoopia ictiraafkeedu miyuu uqalmaa bada muxuuse kaqabsanayaa macdantuu guranayaa
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 күн бұрын
Mad u malaynasa iney daal dagal siasade la galen iney isku dhiban o dhaqale iyo hanti ganacsi ku amini karan. Marka hadalka nuxurkiso waxa u yahay somalia ma kala sareyno somaliland gees ayu uga saray si badhedh aa sababtu wa u og'yahay iney xaad leyihin didmadodu naa tahay mid wax ka qabad lahayn sidi DP WORLD
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 3 күн бұрын
Ninkii meel uu soomaaali ka baxayaa isagaa yaqaan meeshuu aadayaa
@shahidcali2926
@shahidcali2926 3 күн бұрын
Hadalkiisa waa isburinayaa wayo Ethiopian aqoonsi Kuma siinkarto wll rali noqo wll
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 2 күн бұрын
So called a Somaliland is a chickenhawk 😂😂
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 күн бұрын
Eega halkan qoys Isaaq ah ayaa ku sheekaysanaya. Xataa kuwa aan Maskixiyan fayoobeen ayaa hadla
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Waar waxan yaanu idinka lumin wakhtiga reer soomaalinaanow meeshan international protocol baa yaala kuma dhawaaqi karto aqoonsi hadii taa la ogolaado aduunyadu foodo ayey noqonaysaa.
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 3 күн бұрын
Waxaad tahay qof duublamaasiya waayo wxaad u hadlaysaa si adag oo heersaraysa waad ku madadsantahay talooyinka aad nasiisay
@mohamedaxmed5729
@mohamedaxmed5729 3 күн бұрын
Ala ninkaasi caransanaa slnd waa meel dhammaan aad moodid jnay yihiin wada dhimir macàaaaàaaaaaàc
@Saxansaxo11
@Saxansaxo11 3 күн бұрын
Dadkani been badanaa MoU is dead the prime minister stated that it will not undermine Somali unity and sovereignty.
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 3 күн бұрын
Halban kula talinayaa shacabka Reer somaliland Please please please Waligiin hadhagaysanina dad aynu isku luuqad dhawnahay oon danteena aan kahadlayn oo nabad galyada iyo horumarkaan haysano aan jeclayn
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 3 күн бұрын
Cid wax kaa waydiinaysaa ma jirto waayo soomaaliba ma tihid
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 күн бұрын
BADA ISAAQ MALAHA EE REER AWDAL IYO SOMALIWAYN BAA ISKA LEH.
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 3 күн бұрын
kkkkkkkkkkkk… nin maanka ka xanuunsanaya..kkkkkkkkkkkkkkk
@qadanmohamed3659
@qadanmohamed3659 2 күн бұрын
Haa
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 2 күн бұрын
walaahi mx.muuse.waa.nin.rageed .xaasidiin badan oo neceb.somaliland.ayuu kashifey
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x 3 күн бұрын
haday itoobiya eesho in ay soomaaliya la qabato soomaaliland waxay dhabar jab ku noqonaysaa itoobiya ee soomaaliland waxba ma yeeli karaan
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 күн бұрын
Abiy publicly abused muuse biixi in the election campaign 😅😅😅😅😅
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 3 күн бұрын
.kkkk.waa.markii.sida.caruurta.aad.uhadli.jirteen.yaahuu
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 3 күн бұрын
Waa markii aad asayda qaadi jirteen yuhuudeey
@gare12
@gare12 2 күн бұрын
ISAAQLAND QUUSTA QABIIL Dl kalama goooyin karo.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 күн бұрын
we saylac we agree 100% somaliland waa nafar hadii somaliland danteedu ku jirto !!!!!!! from saylac city
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 күн бұрын
iidoor ma adigaa leh saylac waxaa iska leh REER AWDAL markaasi riyada ka toosa.
@geediali437
@geediali437 Күн бұрын
​@@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.Waar horta hadaan been isu sheegayno waa runtaa ee taariikhda dib u raac waa la yaqaan cida leh waxaa dadka marin habaabiyoo dal balaadhi yidhi sameeya siyaad bare isagaana sharciyadeeda u sameeyey laakiin runtu fanto maahee kulishay yarjic illaa aslihi keep in your mind markaa somalilanders uun hala ahaadee inagadaa bahashan aad iska soo horaysiinayso
@makebravo7133
@makebravo7133 3 күн бұрын
NINKANU INU SOMALIA NOSO MARO MAKA YEELAYNO MUUSA KAMASUULA
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 2 күн бұрын
Maxaa dan ah oo somaliland ka heshaay hadanu dhihi karin somaliland waaa aqoosamaa
@khadarciidle1706
@khadarciidle1706 2 күн бұрын
Taasi waa aragtidaada abii axmed wuxuu u yiqaanaa somaliya iyo somaliland laba dal
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 күн бұрын
Abii wuxuu ku hadalay ama u hadalay si siyaasadaysan diplomatic language ayuu ku hadlay
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 2 күн бұрын
Wadani haduu dalkan doonaya inuu xukumo qadiyada smlnd meel Cad ha iska tango Somalian cadaw ha u arko
@zahrasaed148
@zahrasaed148 11 сағат бұрын
Heersare bey inoo mareysaa hadaynu nahay Somaliland. Somaliya hakudadaasho shantey qarcatey inaaney kudul xukumin Somaliya?
@qadanmohamed3659
@qadanmohamed3659 2 күн бұрын
Sax❤❤❤❤❤
@user-ml2nh2bo4s
@user-ml2nh2bo4s 2 күн бұрын
Nin Kani waa geesi somaliland Der ah aqoon yahan ah oo garanaya waxa ay tahay wadaniyadu
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimismail1113
@ibrahimismail1113 2 күн бұрын
Somalia is dreaming falls dream. There is no way somaliland to unite with Somali Italiano which is Mafiya.
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 3 күн бұрын
There is no Somaliland entity.The clan entity of SOmaliland has no international personality law.
@nugaal012
@nugaal012 3 күн бұрын
In that case, you have nothing to worry about. Just sleep well.
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 күн бұрын
Kaaf iyo kala dheeri weeyee bal kaadso, Aniga ay daba kadleyne Adiga kula keenimaayeevka bul dheh
@HRU2100
@HRU2100 2 күн бұрын
ICTIRAAFKI AAWEY ODEYGIINU SHEEGAY INU ABIYE SIIYEY?
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 3 күн бұрын
Waar incantation waxay dhaantaa kuwan sidasada ku waashay aga ayaa ka wayn soomaaliya waxaa ka wayn soomaalilaand
Inside Sources - June 26th , 2024
1:56:41
KSL News
Рет қаралды 1,2 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
Full Debate: Biden and Trump in the First 2024 Presidential Debate | WSJ
1:38:19
The Wall Street Journal
Рет қаралды 19 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН