REER WAQOOYI iyo REER KOONFUR OO GAME ADAG DHEX MARAY | ELIMANATION GAME

  Рет қаралды 566,868

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 3 600
@NajmaYasiin556
@NajmaYasiin556 Ай бұрын
aad u mahadsantihiin hablahayagow Samia wad naga farxisay wlhi only lander's 💚🤍♥️ wan idin salamaya from Burco
@Abdiqani-vw5pr
@Abdiqani-vw5pr Ай бұрын
Wllhi aad iyo aad ayay nooga farxisayy❤
@RiyaaqAxmed-n3v
@RiyaaqAxmed-n3v Ай бұрын
Waa ka qade from borama❤🎉
@Deeqajamac-os1xh
@Deeqajamac-os1xh Ай бұрын
Ku sali xabiibkeenii muxamed scw ❤
@FardowsaBashir-zl8pw
@FardowsaBashir-zl8pw Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@Farxiyo623
@Farxiyo623 Ай бұрын
Scw scw scw
@XamdaAli-k4y
@XamdaAli-k4y Ай бұрын
Scw
@MohamedAhmed-wm2bg
@MohamedAhmed-wm2bg Ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@XamdaAli-k4y
@XamdaAli-k4y Ай бұрын
Scw scw scw
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Ай бұрын
Yes wan taageersanaa reer woqooyi 🤙from Puntland 🇸🇱👈
@NasteexoCshakuur
@NasteexoCshakuur Ай бұрын
😂😂😂😂
@ShugriWabari
@ShugriWabari Ай бұрын
Sidoo kale
@RuqiyoFarax-t1j
@RuqiyoFarax-t1j Ай бұрын
Cadi waaye gobalada wee istageran 😂
@Ciseeya
@Ciseeya Ай бұрын
@@RuqiyoFarax-t1jqaLbiga bash 😂💚🤍❤️
@ZadroAbdikariiim
@ZadroAbdikariiim Ай бұрын
Sdkle❤
@SafiyaAhmed4458
@SafiyaAhmed4458 Ай бұрын
Only samaliland from boorama thanks dhashii awdal samia❤
@AbdiraxmanMaxamedAbdi
@AbdiraxmanMaxamedAbdi Ай бұрын
❤❤❤😮
@AasiyaAbdirahman-w6t
@AasiyaAbdirahman-w6t Ай бұрын
Dhashii aqoonta io xadaarada boorama janno❤❤🎉
@Mo_Alto_
@Mo_Alto_ Ай бұрын
Team reer waqooyi is muujiya ❤❤❤ love ta
@AbdiwaliSiciid-e4x
@AbdiwaliSiciid-e4x Ай бұрын
Waanagan brother🎉
@kaltunbootaan
@kaltunbootaan Ай бұрын
❤️❤️❤️❤️🙌
@amalhope42
@amalhope42 Ай бұрын
Not reer waqooyi dhaha reer somaliland
@MahdiFuaad
@MahdiFuaad Ай бұрын
Somaliland kliya waqooyi maha Imika awal Horeto haa Lkn Imika May Khatuma Xita waqooyi ku jirta😅❤️🐎​@@amalhope42
@Amira-kaani
@Amira-kaani Ай бұрын
Wlhi farxad darteed waan ilmeeyay thanks saamiya sidaad nooga farxisay oo guusha noogu keenteen adiyo hableheena reer somaliland ❤❤❤❤❤
@kaafi_official
@kaafi_official Ай бұрын
reer somaliland is muujiya like saara dhamantiin 💚🤍♥️🫶 👇
@Haniahmed-u3t
@Haniahmed-u3t Ай бұрын
Hye wll
@HaniAyaanle
@HaniAyaanle Ай бұрын
❤❤❤
@IzraCabdirsaaq
@IzraCabdirsaaq Ай бұрын
Hadanu reer Somaliland nahy never give up meshade rabtan ayan la tartamayna REER SOMALILAND LOVE TA HALA DAREEMO DURIYADA
@king______diini2777
@king______diini2777 Ай бұрын
Ree gobol😂
@IzraCabdirsaaq
@IzraCabdirsaaq Ай бұрын
@king______diini2777 dad ka xun dawladada lama wayayo hhhhh 💚🤍❤️
@king______diini2777
@king______diini2777 Ай бұрын
@IzraCabdirsaaq dowladee dowlda xasan shiiqa anu kama xumi waa wataa
@IzraCabdirsaaq
@IzraCabdirsaaq Ай бұрын
@@king______diini2777 xasan sheekh wakede wax xasan sheekh latidhahdo ma naqano anagu hadanu reer SOMALILAND nahay bro marka is daji
@Abdiqani-vw5pr
@Abdiqani-vw5pr Ай бұрын
Somaliland hadaanu nahay faanka ficil ayaa noo dheer💚🤍❤️
@FadumoAhmed-h1v
@FadumoAhmed-h1v Ай бұрын
Anigu reer xamar baan ahay hadana reer somalolnd ban kusoo dhex koray marka reer somalilnd wan jecelhay iyo reer xamar Ilove you❤
@SamiyaMuhidinKhaliif
@SamiyaMuhidinKhaliif Ай бұрын
Sido kle aniguba reer xamar baan ahy somaliland waan ku dhashay ❤
@AxmedCumar-n7u
@AxmedCumar-n7u Ай бұрын
Waligaa reer soomaalind ha ka shiyiN waan ku kalsoonaa walhi inay badinayaaN reer waqooyi 🎉💚🤍❤️
@MustafeMahamed-m4d
@MustafeMahamed-m4d Ай бұрын
Meesha haduu gobolkii aqoontu ku jiro haka shikin baba only adalian ❤
@AbdilaahiXasancise
@AbdilaahiXasancise Ай бұрын
​@@MustafeMahamed-m4dwadankii aqoontan nahay🎉
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 Ай бұрын
Reer woqooyi ha odhane reer Somaliland dheh, reer woqooyi waxaa berigii aan soomaali weyntii fashilantay aan raadinaynay. Now we are Somalilanders.
@caashaibraahim-le1yc
@caashaibraahim-le1yc Ай бұрын
Reer waqooyi haka shakin guul landers 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊
@aamino8118
@aamino8118 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@Hoodo-j6e
@Hoodo-j6e Ай бұрын
Guuul❤❤❤❤
@AdnaMaxamad
@AdnaMaxamad Ай бұрын
Guul
@SalmaAdam-g3e
@SalmaAdam-g3e Ай бұрын
Somalilander 💚🤍❤️🫶
@MubarikMustafe-b2d
@MubarikMustafe-b2d Ай бұрын
Haaa 🎉🎉🎉🎉🎉
@NuuradiinAbdikariin-j2n
@NuuradiinAbdikariin-j2n Ай бұрын
Reer waqooyi guul from lascanod ❤🎉
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery Ай бұрын
Waqoyi lethy inder
@AbuuHinda
@AbuuHinda Ай бұрын
Waa saxan tahay waa isku mid
@Yurub-q4z
@Yurub-q4z Ай бұрын
Qalasada thanks somalilan for ever
@Akim_1794
@Akim_1794 Ай бұрын
Saamiya Guusheeda Anoo Reer Konfur Ah Baa Ku Farxay Wlhi Saamiya Mar Waliba Guusheeda Ayaan Jeclahay Guuleyso❤❤❤
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 Ай бұрын
Mhdsnid abayo waanu idin jecelnhy❤
@MuunaAli-n7l
@MuunaAli-n7l Ай бұрын
Mhdsnid wll
@ahmedmuxumedyusufhuuno1885
@ahmedmuxumedyusufhuuno1885 Ай бұрын
anaa ku waso​@@ShamarkeShire-t8c
@user-kb6tc1mc2
@user-kb6tc1mc2 Ай бұрын
sokaLe byO hadaa iniGa gUlsaN lahaydeN wanI haMblyYeyn lhYn🇸🇴
@cashacabdilahi8150
@cashacabdilahi8150 Ай бұрын
Mahadsanid abaayo anguba sidookale waan idin jecelnahay❤❤❤
@goodcisman1702
@goodcisman1702 Ай бұрын
Thank you Samia reer somaaliland😊😊
@SamiiraMaxamed-x9i
@SamiiraMaxamed-x9i Ай бұрын
Reer waqooyi ❌️jamhuuriyda somaliland ✅️
@aasiyaosman8046
@aasiyaosman8046 Ай бұрын
Ayy Reer Somaliand Laabta Soo Wada Gala Xapiipayaal 😫🫂🎉🫶
@Xamdamagool
@Xamdamagool Ай бұрын
Hug inadero
@aasiyaosman8046
@aasiyaosman8046 Ай бұрын
@@Xamdamagool Boqortooyo 😫🫂👸
@gurl23-j1b
@gurl23-j1b Ай бұрын
Hug❤❤
@Maandeeq4
@Maandeeq4 Ай бұрын
Anoo rer galmudug ah saan ufarxay leeee guusha somaali lan jah 😂😂😂😂
@SafaAbyan
@SafaAbyan Ай бұрын
Hug inaader mcn ❤🫂
@hamdushjama3106
@hamdushjama3106 Ай бұрын
Guul landers thanks samiya from Burco’ waligaa hanga shakin💚🤍❤️🎉
@AyaanCabdi-q2u
@AyaanCabdi-q2u Ай бұрын
Anoo rer pudland Reer waqooyi la jiray😂🎉
@Abdii8
@Abdii8 Ай бұрын
Rer waqoye guul from kenya 🇰🇪 😍
@HaboonKhadar-e9u
@HaboonKhadar-e9u Ай бұрын
Habalyo tem ladaris tankis samiyadena💚🤍❤️💪 from duriyada❤
@Hodanabiib-w8k
@Hodanabiib-w8k Ай бұрын
Samia joogte guul daradu xagy noso martaaa from Somaliland 💚🤍❤️😘
@MustafeMahamed-m4d
@MustafeMahamed-m4d Ай бұрын
Oo waliba reerkii aqoonta sameeyay ah adalian sidaa noogu daba fayla landerka kalow wllalayaal 😅🎉
@Hib290
@Hib290 Ай бұрын
Ok inader 😂from hargaisa ​@@MustafeMahamed-m4d
@zubeeraxmed14
@zubeeraxmed14 Ай бұрын
@@MustafeMahamed-m4dsharaf iyo karaamo reer awdal iyo dhamaan reer slland❤
@hamdiaaden1608
@hamdiaaden1608 Ай бұрын
Reer waqooyi idin aawaya maba idinjeedee love❤❤isku muujiya💋
@muxamedaamiin3344
@muxamedaamiin3344 Ай бұрын
Anoo reer Puntland kasoojeeda samia Team keeda baa guusha lajeclaa Viva Somaliland Hamblyo✌️🔥
@MohamedAbdikarim-gj9mq
@MohamedAbdikarim-gj9mq Ай бұрын
Tanxks❤
@nuurahahmet3627
@nuurahahmet3627 Ай бұрын
Landerska oo qudha loveka hay saaraan❤
@updirahmanmohamed4298
@updirahmanmohamed4298 Ай бұрын
hooyda landers keeda was orod xabada ogaaden iska difaac youtube ha daawane
@AbuuHinda
@AbuuHinda Ай бұрын
Waa sidaa og iska dhiciya iskadaa faanka meshii la,idinku soo dhaweeye adinkoo qaxooti ah ayaa ku kibirteen thanks og ❤😭😭
@BintuMaalik
@BintuMaalik Ай бұрын
@@updirahmanmohamed4298 cayi waxba nagu yeeli kari mayiside ee ku nafis cayidu hadii aye wax kuu tareyiso😁
@AsmaRashid-z4m
@AsmaRashid-z4m Ай бұрын
Caacda mesha kala tag dhaqayay bajunta😅​@@AbuuHinda
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 Ай бұрын
@@updirahmanmohamed4298 maxaad la ooyi oo gabadha ku cayday
@hamadBurco
@hamadBurco Ай бұрын
Hablaha reer somaliland waan idin wata from burco ❤❤❤ hrgeysa burco Barbara boorame waxad ka socota gobalada somaliland 💚🤍❤
@zainabmoha1420
@zainabmoha1420 Ай бұрын
Anooo Kenyan eh wxn wate teamki samia❤😊meeley kujirta wan jeclhy🎉💋🥰
@AbuuHinda
@AbuuHinda Ай бұрын
Reer Kenya ahaw ama reer Ethiopia Somalia un baatahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Zakaria7-c5b
@Zakaria7-c5b Ай бұрын
Kenyan hda tahy luqadena xa ugu hadlosa no dhig luqada
@salmomoha3251
@salmomoha3251 Ай бұрын
Maxa naga so dhax raadisey Kenyati xun aya tahi
@SophiIdris
@SophiIdris Ай бұрын
Naa isdijiya rer kenya afsomali maku hadlan miyas maqashen somali kenyan ayajira oo kenya kudashi kunaso barbaray marka isdajiya wax barta malinku kareee
@zainabmoha1420
@zainabmoha1420 Ай бұрын
@@SophiIdris sax …..bal hadey fahmi waayan markle usharax😅😅
@mss_badramuhumed
@mss_badramuhumed Ай бұрын
First team reer waqooyi like saar❤
@amalhope42
@amalhope42 Ай бұрын
Reer waqooyin ma nihiin reer somaliland dheh wllo
@XaawosaciidCraxmaan
@XaawosaciidCraxmaan Ай бұрын
Anoo reer butland ka soo jeeda koko teamkeeda watay soomaaliya hanoolaato inshaa allaah markale guulaysanaynaaa❤❤
@izhwaaqcadey2729
@izhwaaqcadey2729 Ай бұрын
Hamblyo reer wuqooyi form puntlaand 😅
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Ай бұрын
Reer puntland see na yeesheen 😂😂😂
@AasiyaAbdirahman-w6t
@AasiyaAbdirahman-w6t Ай бұрын
Jaarka xalashaa❤❤😂
@Habibamalin
@Habibamalin Ай бұрын
Hambalyo guys❤️❤️
@RahmaMohamad-q1c
@RahmaMohamad-q1c Ай бұрын
Uf
@AasiyaAbdirahman-w6t
@AasiyaAbdirahman-w6t Ай бұрын
@RahmaMohamad-q1c ma adaa isku uray orod soo maydho 😅😅
@NasraAhmed-r5r
@NasraAhmed-r5r Ай бұрын
Melay samia joogta ha kashiyan reer somalind from booram thanks dhashii awadal sami❤❤❤ congratulations Congratulations 🎊 boqrna❤🎉
@ClraxmanSicid
@ClraxmanSicid Ай бұрын
Mahadsanid inadero boqranid Guul somaliland guusheeda waan wada leenahy♥️🟩⬜️🟥
@SucaadQaalib
@SucaadQaalib Ай бұрын
Hanbalyo samiya wad mahdsanthy qaliyeey wad naga farxisay wlhy guulayso marwalba❤❤❤
@afrah5198
@afrah5198 Ай бұрын
Nolada ree somaliland 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️from jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@CawoAhmeth
@CawoAhmeth Ай бұрын
Wlhi wan jeclahay reer jabuutika form somaliland ❤
@user-kb6tc1mc2
@user-kb6tc1mc2 Ай бұрын
Garabkeenii🇩🇯❤
@amuunabdirahman9181
@amuunabdirahman9181 Ай бұрын
Mhdsnid qli from hargeisa❤❤
@CimraanCumar-m2y
@CimraanCumar-m2y Ай бұрын
Mana somarin ruux kaqiimo badan nabigina maxamed hada jeceshahay like isaar❤😢
@Mohamed0Versions
@Mohamed0Versions Ай бұрын
صلىالله عليه وسلم
@UbahdaauudUsman
@UbahdaauudUsman Ай бұрын
Scw
@AbuuHinda
@AbuuHinda Ай бұрын
Scw
@nasiimsiciid
@nasiimsiciid 28 күн бұрын
Scw scw
@nasiimsiciid
@nasiimsiciid 28 күн бұрын
Scw scw
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Ай бұрын
Ku sali nabigeena muxammad scw scw scw ❤❤❤
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx Ай бұрын
Samia meel ay ku jirto haka shakin walligaa😂❤❤❤🎉hambalyo xppti
@FaraxHussein-oj6ls
@FaraxHussein-oj6ls Ай бұрын
Reer😂waqoyi guul from awdal
@farahidiris8134
@farahidiris8134 Ай бұрын
Hahahaha adi mxd tahayna
@OugbadSacadomar-w7n
@OugbadSacadomar-w7n Ай бұрын
Adi maxa tahy marka 😂😂😂reer bari miya 😂😂😂😂
@asmadahabo8366
@asmadahabo8366 Ай бұрын
Duriyada meel walba guusha waa dhankina❤❤😍
@Saabiriicd7eg
@Saabiriicd7eg Ай бұрын
Asad hagio waa shaqsiga kaliya aana qabiilsta eheen oo waliba social media joogo waa maskiin waa daacad waa qof karti badan oo waliba lixaadkiis dhameystirinene saasey tahayna ma ahan mid is niyada jabiya waa qof kaliya caayda dhiiri galin ka qaado waxaa tahay qof wanaagsan oo aan jecelahay mar waliba guuleyso asadkeen keep going my brother ❤❤❤❤
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 Ай бұрын
Wax uu maskiin uyahay majirto dhabadhilifka jaajuska ahaa muxu calankeena somalia ula bar bar dhigaya isaaq hooyadis wasa mu yiraahdo waqooyi iyo koonfur waxay umicno ugu sameya asago og in xamar 200k haqen jasta daawado kahelo hooyadis wasaha ciil ugu riday
@zuhuurahmed4523
@zuhuurahmed4523 Ай бұрын
@@anonymouslyhidden95naa bax bastaradyehee aqlaqda leheen😂
@AbuuHinda
@AbuuHinda Ай бұрын
Qalbigiisa miyaad ogtahay inta uu idin dabo dhaqayo miyaad mooday in uu qabyaaliiste ahayn
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 Ай бұрын
@@zuhuurahmed4523 qaxbayahy iidoor karaadsada ictiraaf hee jaajuskan
@Arwa005
@Arwa005 Ай бұрын
​@@anonymouslyhidden95naa dulmi badnida calankaas asxaabtisa kaso jeedo wuna ku ixtiraamaya doqomad yahay badowda ah hadad caytanto iyo hadad cirka u boodo maxad ka badali kartaa
@AyaanAmaan-i1r
@AyaanAmaan-i1r Ай бұрын
Only landers🎉💚🤍❤️🫶🏻
@CabdimaxamedCumar-y90
@CabdimaxamedCumar-y90 Ай бұрын
Somalianimo❤😂
@AmiiraQuruxFan
@AmiiraQuruxFan Ай бұрын
Aqqq
@HamzeBile
@HamzeBile Ай бұрын
Kkkkkkkkk😂😂😂😂​@@AmiiraQuruxFan
@king______diini2777
@king______diini2777 Ай бұрын
Ree gobol😂
@AyaanAmaan-i1r
@AyaanAmaan-i1r Ай бұрын
@@king______diini2777 aa qararta Yaku dhunko dhunko
@AsmaQalbi-ru3tu
@AsmaQalbi-ru3tu Ай бұрын
Mar hadad guulaysaten wano farxad samiya aqli badaneey from hargeysa 🎉❤😊
@ShaaficiBile-c5s
@ShaaficiBile-c5s Ай бұрын
waligay comment kama bixin channelka asad hagio waan daawadaa uun laakin caawa mar haday duriyadii badisay waan is hayn kariwayey farxad awgeed Hambalyo I LOVE SOMALILAND
@Bureqamohamed
@Bureqamohamed Ай бұрын
Guul reer Waqooyi from Erigavo SOOmaliland💚🤍❤️🫂
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 Ай бұрын
Homplyo reer waqooyi from khaatumo 😂❤
@MilgoJama-bd8tt
@MilgoJama-bd8tt Ай бұрын
What😂😂😂
@UmalkhayrFaraxali
@UmalkhayrFaraxali Ай бұрын
Wllhi sidan ufilayy inan gulaysano gobalkii aqoonta from borame ❤❤❤❤❤
@umalamir
@umalamir Ай бұрын
Proud to borama ❤
@Abdiqani-vw5pr
@Abdiqani-vw5pr Ай бұрын
Togdheer iyo borama❤ I'm gobolka ragga I love borama❤
@AbuuHinda
@AbuuHinda Ай бұрын
Gobal aan rag joogin miyaa jidha waa su,aale
@Udug.carale
@Udug.carale Ай бұрын
Wlhi waalajiray yes from Jubaland🇺🇿💪
@SophiaAbdullahi-p2i
@SophiaAbdullahi-p2i Ай бұрын
❤❤
@user-kb6tc1mc2
@user-kb6tc1mc2 Ай бұрын
MaHadsanId wllO❤️🎉
@MilgoJama-bd8tt
@MilgoJama-bd8tt Ай бұрын
Inantaas samia Masha Allah duco walid bay qabtaa❤
@DekaHussein-h7b
@DekaHussein-h7b Ай бұрын
War wan idin tagersana rer waqooyinimo from lughaya awdal✋🏻❤️
@ShukriKhalif-gh6ql
@ShukriKhalif-gh6ql Ай бұрын
Ku saliya xabibkeena muxamed scw scw scw❤❤❤
@Mohamed0Versions
@Mohamed0Versions Ай бұрын
صلىالله عليه وسلم
@kokoIbrahim-dn5jg
@kokoIbrahim-dn5jg Ай бұрын
Scw scw scw scw
@anzaladan
@anzaladan Ай бұрын
Landers ❤️😂 waa naga farxisen yaa akhii ❤️♥️♥️❤️🤍 samiya love you qaali asad anaga reer waqooyi nalama dhaho Somaliland dheh
@UmalkhayrAbdilaahi-m5o
@UmalkhayrAbdilaahi-m5o Ай бұрын
Inkasto ahey reer waqooyi hadana wn jeclahey reer koonfur marka labada dhinac guul insha allah ❤
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Ай бұрын
Duriyadi xalasha ahayd sido kale adunkan idiin jeclahay wlh from reer xamar❤❤❤
@ifrahmaxmed_.123
@ifrahmaxmed_.123 Ай бұрын
​@@princessgacal3678 poqorad♥️👑
@NajmaCumar-c2d
@NajmaCumar-c2d Ай бұрын
Manshalah habalahaygii from reer waqooyi❤guulasta meelkasta oo aad jogtaan❤
@fawsiyaciise3478
@fawsiyaciise3478 Ай бұрын
Puntland iska qabta 😂😂 waa nii hambalyeenaayaa❤❤❤
@MahamoudAicha-t9r
@MahamoudAicha-t9r Ай бұрын
Dhashiiiii reerr borame aqliii midhaan♥️✨🥰🥳 congratulations 🎉 Samia Sista From Djibouti
@AliHussien-y5e
@AliHussien-y5e Ай бұрын
❤❤❤
@RaxmaMaxamed-uy5fc
@RaxmaMaxamed-uy5fc Ай бұрын
Reer. Soomaliland woow is muujiya guul ❤❤❤❤❤🎉
@QadanIftin
@QadanIftin Ай бұрын
Reer soomaliland meelkasta aad dunida ka joogtaan guushu waa nadhkiina qalbiyoh❤
@ikraannuriya2777
@ikraannuriya2777 Ай бұрын
Is adkeya reer somaliland guul❤
@MustafeMahamed-m4d
@MustafeMahamed-m4d Ай бұрын
Ma adaygbaa ka maqan meesha booramawiyontiiba ku jirtoo aqoonta iyo guushu la dhalatee baba
@filsanwarsame1544
@filsanwarsame1544 Ай бұрын
Reer sonalilaan guuul❤❤❤
@CabdishakuurKhadar-tk7el
@CabdishakuurKhadar-tk7el Ай бұрын
Congratulation waad ku fiican tihiin nasiibka ❤ ❤❤
@NajaxHani-cn1tc
@NajaxHani-cn1tc Ай бұрын
Reer somaliland is muujiya like Sara dhamantiim 🎉❤
@faraxabdi3028
@faraxabdi3028 Ай бұрын
🎉
@MoktarAsad
@MoktarAsad Ай бұрын
Samia Sharafta Landta💚🤍❤️
@niimonature8291
@niimonature8291 Ай бұрын
Qaran guusha laan ahay🤍❤️💚 wlhi waan saadaaliyay 🎉🎉
@HodanMaxamed-v9j
@HodanMaxamed-v9j Ай бұрын
Team duriyad guul inshalah❤
@JimcaaleGamer
@JimcaaleGamer Ай бұрын
Ugu dambayn reee borama ayaa GOAL KA INOO DHALISAY WAAAW SAMIA ❤❤❤😂
@ismailmohmed5834
@ismailmohmed5834 Ай бұрын
Ma iska gurteen dadku reer xamar ayay kugula ciyarayan 😮
@user-kb6tc1mc2
@user-kb6tc1mc2 Ай бұрын
haa 😂 LegeNdS nahY LkN dhamanTeNn frOm Boorama😂📚🎉
@drsaddamhussein865
@drsaddamhussein865 Ай бұрын
Samiadeena❤🎉 marwalpa wan ku tashanaaa😊👸
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Ай бұрын
Lander guul 💚☁️❤️
@mumtaas95
@mumtaas95 Ай бұрын
Video wan jiiday mrkn ogaaday landerski inay guulaysten bn soo bilowday😂💚💬❤
@gurl23-j1b
@gurl23-j1b Ай бұрын
Aniguba mrkan arky inan badinay si fiican udaawaday😂❤
@Nasra-le4fj
@Nasra-le4fj Ай бұрын
ᴀɴᴘᴀ ᴛᴀᴀsᴀɴ sᴀᴍᴇᴇʏᴇʏ
@WardaMaxamed-m9w
@WardaMaxamed-m9w Ай бұрын
𝐖𝐥𝐥𝐡𝐢 𝐤𝐮𝐥𝐚.𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡𝐲😂😂💚🤍❤️💯
@Hoodojaamac-p2h
@Hoodojaamac-p2h Ай бұрын
Dhiigu biiiyo mahn
@AasiyaAbdirahman-w6t
@AasiyaAbdirahman-w6t Ай бұрын
Wallhi kula mid markii danbe ayaan soo celiyay😂😂mxaan isku dhiig nahay🫂❤️
@FarduusAliismail
@FarduusAliismail Ай бұрын
Mnch allah wlhi farxdbn ilmeyyyyy 😢😢hablygiii thnkz🎉🎉🎉🎉🎉
@HafsaAli-e7r
@HafsaAli-e7r Ай бұрын
Reeer boorme guusha keeny 🎉 congratulations all somlilanders 💚🤍❤️🦁
@aminamohammed5875
@aminamohammed5875 Ай бұрын
Kusaliya xabibkena muhamad scw❤❤❤❤❤
@abdiqaniyusuf8407
@abdiqaniyusuf8407 Ай бұрын
Anigoo afka dawlada Khaatumo ku Hadlaya Waa Guul Rer Waqoooyi inuu Soo guleysto❤😂
@AyaansaleebaamDhako
@AyaansaleebaamDhako Ай бұрын
Waaa malinnnti igu horaysee comenttt KZbin qoraYo wann iska bashaaaala reer waqOoyi😭😂🏃‍♂️👏
@qalinuura6013
@qalinuura6013 Ай бұрын
Dhiigo xaar maha inder anba qofki u horyey replay u galo tahay😅😅😅
@iiqlaas5803
@iiqlaas5803 Ай бұрын
Wllhi mark mqly rer konfur iyo waqooyo an mqly socarary frm samalind hnblyo hnblyo hnbyo gbdhhygiiii❤❤❤❤❤😭😭xat wllhi man dwan ila finalk keyayy
@AARKAABYAN
@AARKAABYAN Ай бұрын
Manshallah manshallah zxp asad waxan ku dhihi laha dadka Haa kala guriin zxp Ku sali nabugeenii muhamed scw scw
@nimahassan1798
@nimahassan1798 Ай бұрын
Thanks hablaheni from Borama 💚🤍❤️ somaliland
@FuaadL-x5y
@FuaadL-x5y Ай бұрын
Aaba nasiinka samiya qurux badan Somalilanders meel walba adjogtaan gulaysta dadkaygiii❤❤❤❤❤❤🎉
@jamacclaahi4537
@jamacclaahi4537 Ай бұрын
Hambalyo Hambalyo hablaha sharafta leh ee reer somaliland wan idinku fanaa❤❤❤
@LaylaMuxumed-b9q
@LaylaMuxumed-b9q Ай бұрын
Samiya gulayso qof qaliya tahay runti reer somaliland ismujiya ❤🤍💚
@Hibaaqalihussein
@Hibaaqalihussein Ай бұрын
Only landers i love you dhamaantiin❤❤❤❤❤
@namuush
@namuush Ай бұрын
Hamplyo hamplyo 🎉 🎉 Landers 💚🤍♥️. Samiya waanu naxsanayne waad naga farxisay 😆
@umalkhayrsheikh3937
@umalkhayrsheikh3937 Ай бұрын
Haa wllhi wadnaga dhugta ihayay😂
@qeyscade4507
@qeyscade4507 Ай бұрын
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@abdixakiinadan
@abdixakiinadan Ай бұрын
TEAD 27 Waxaa ka mid ahay 5 years Alx❤🤲
@qadancabdilaahixiis3267
@qadancabdilaahixiis3267 Ай бұрын
Mashalahaa samiya wlhy qof laysku halaynkaro hambalyo hambalyo reer soomaliland samiyo adigunaa guulayso marwalbaa wllo mcn🎉🎉
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k Ай бұрын
Rer waqooyi guul i.n from hargeisa😂😂
@amalhope42
@amalhope42 Ай бұрын
Beenta daah reer waqooyi maahiin hargeisa somaliland
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k Ай бұрын
Dee rer waqooyi io rer somaliland wa isku mid hargeisa hada maqashana wa caasimada somaliland 😂😂
@amalhope42
@amalhope42 Ай бұрын
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k bro waqooyi wadan maahin somaliland wadan ah waqooyi waa jiiho been ah somaliland map waqooyi kama xiigto waa beenta reer xamar loogu sheekeeyo
@Faysa55
@Faysa55 Ай бұрын
Reer waqoyad ku lahaa reer somaliland baa Nala yidhahda❤
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 Ай бұрын
Ma burco iyo hargeisa ba dal kunoqon kartan isaaqow 😂😂😂 xishooda oo jiiskan ictiraaf haka so raadsanina
@Faysa55
@Faysa55 Ай бұрын
@anonymouslyhidden95 jis Nimda alla u kenye wax laysku. Cayo mahe wax kale ma haysa
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 Ай бұрын
@@Faysa55 dee waxan maalin kasta dhabadhilif buu isaaq idin yahay gobol yaro aan awood haysan buh iska gadaa anan damin 600k waxa daawado waa rer xamar maalinkasta hooyadis wasa
@Faysa55
@Faysa55 Ай бұрын
@anonymouslyhidden95 bisinka
@mohamedsalah6941
@mohamedsalah6941 Ай бұрын
Masha alaah Best muqaal caawa dhan sugaay dhaqsi in lasoo geliyo thanks #AsadHagio
@Ayaanosmaan-p2j
@Ayaanosmaan-p2j Ай бұрын
Intaan daawan jiray asad hagio waa geemkii igu xaraarada badnaa ❤ hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo saamiya Ahmed ❤❤❤❤
@cabdiraxmaanawale6837
@cabdiraxmaanawale6837 Ай бұрын
Guul guul reer lander from gobolka aqoonta
@Nadwa-s5o
@Nadwa-s5o Ай бұрын
Wow sidan u farxay wllhi team reee waqooyi waad nama tasheen wllhi maadama aad badiseen idinka hampalyo reer waqooyi oo dhan reply😂🎉❤
@QueenMayza
@QueenMayza Ай бұрын
💋😂
@SalmaAdam-g3e
@SalmaAdam-g3e Ай бұрын
@AyaanMohamed-ry8eo
@AyaanMohamed-ry8eo Ай бұрын
❤😊
@sakiainanshe1438
@sakiainanshe1438 Ай бұрын
Reer Somaliland is muujiy like saara dhamantiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@HoodoOday-f1t
@HoodoOday-f1t 28 күн бұрын
Ani horaa u sheegay inay samia thy aabaha guusha m.a keep going samia axmed❤❤😂🎉🎉❤❤😂
@Jimcaale-d9t
@Jimcaale-d9t Ай бұрын
Angu hadan lader nahay ciyalka naguma soo dhiso😂😂😂😂
@SafaAbyan
@SafaAbyan Ай бұрын
Sida caadiga ah😂😂
@Jimcaale-d9t
@Jimcaale-d9t Ай бұрын
​@@SafaAbyan haaa qali
@SafaAbyan
@SafaAbyan Ай бұрын
@@Jimcaale-d9t guushi baan ila hada la faraxsanahay
@ZakariyeHassan-k6u
@ZakariyeHassan-k6u Ай бұрын
Sxp wuxu waa nasiib Ee aqoon ma aha
@Jimcaale-d9t
@Jimcaale-d9t Ай бұрын
Waraya waxba mesha ku haysiina ee angu hadan ku nahay reer Somaliland aqoon naguma yara
@nuuranlka5638
@nuuranlka5638 Ай бұрын
Ayyy somalilnd waa guulaysatey uuuuuuuuuuuuuuw uuuuuuw isku soo baxa❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😊 in kastooo uu Asad qalad inaga galay Kaaso ah reer waqooyi Anaga reer somalilnd Nala dhahaa woqooyiga cune😂😂😂😂😂😂
@MuunaMuuse-s8b
@MuunaMuuse-s8b Ай бұрын
Somalilander waa idin wataa samiyo iyo hablaha kaleba🎉🎉❤❤
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 Ай бұрын
Videoga waan jiiday mrkan arkay inay ree Waqooyi badiyen ayaan bilaabanaya alx sharafti duriyada🎉❤
@NasriinGeedi-t5m
@NasriinGeedi-t5m Ай бұрын
Walahi anba waan jiidey markaan arkey inay duriyadii badisey soo noqdey
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 Ай бұрын
Ana commentiyadan eegay si aan u ogaado cida badisay 😂 markan arkay inay duriyadii badisay wan iska baxaya si an hadhaw ugu casheeyo ano faraxsan 😂❤
@FaraxHussein-oj6ls
@FaraxHussein-oj6ls Ай бұрын
Guul daro maynu cadaysan 😂❤rer waqoyinimo
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl Ай бұрын
Kula mid 😂😂😂
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Ай бұрын
😂😂😂😂😂kula mid ban ahay
@user-xe8df8rx9wCabdiMaalik
@user-xe8df8rx9wCabdiMaalik Ай бұрын
Beerka kaa ogsooni Samia yaay Hadaan reer Somaliland nahay ❤❤❤
@MustafeMahamed-m4d
@MustafeMahamed-m4d Ай бұрын
Samiya oo boorma ah dadkii aqoonta somaliyeed🎉❤
@HaniAqafar
@HaniAqafar Ай бұрын
Asad hagio kuso celi reer puntland iyo reer somaliland kuso celi 😢 team sundus anago ah saan mayeleno ❤
@ruweyda_3
@ruweyda_3 Ай бұрын
ani rer konfur eh re waqoyi guushoda wku farxe hamblyo 😂❤🎉
@apdisamed2325
@apdisamed2325 Ай бұрын
Wan idin salamay asad dhaman teamka quruxda badana reer burco hadaanu nahay guul baanu rajaynayana❤😍 reer koonfur wanu idin jaclahay
@saam3987
@saam3987 Ай бұрын
Sido kale quruxow wanku jecel nahay😍 😩🫶
@amirah4768
@amirah4768 Ай бұрын
We love u too❤❤
@SafaMaxamed-b2d
@SafaMaxamed-b2d Ай бұрын
Maansha allh guuleysta reer somalilid🎉🎉🎉❤
@Hamdoush123
@Hamdoush123 Ай бұрын
Ma tidhaahdid somaliland n somalia. Aniga team somaliland arkyi mx meel kle arkyba
@naagta.waln7789
@naagta.waln7789 Ай бұрын
Yaa soomali la dhahe marka koonfur io waqoyi o dhahe😂
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi Ай бұрын
Maya isla wadanka in aytahay si loo dareemo woqoiyi iyo koonfur😂
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 Ай бұрын
Ey dhabadhilif ah weye oo micno isaaqu uyeelayo muu yiraahdo koonfur iyo waqooyo lahjad waxay calankena cawale uu labar bar dhigayo qashinkas
@ZaynabAhmed-m1i
@ZaynabAhmed-m1i Ай бұрын
Reer somaliland guuul insha allah ❤❤
SAFARKEYGA MALAYSIA ILAA MUQDISHO 12SANO KA DIB MAXAAN KUSOO LAABTAY
15:40
REER BARI iyo REER WAQOOYI FACE to FACE ELIMINATION GAME
24:12
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 404 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
LAHJAD REER WAQOOYI VS REER KOONFUR QOSOLKA ADUUNKA 😂😂
16:21
Amira Qurux
Рет қаралды 113 М.
ISKU DIYAARINTA SAFARKA [ ASAD HAGIO SOMALIA
7:13
ENG MASCUD
Рет қаралды 3,1 М.
AMIIRA QURUX AMA KOKO😱
6:28
Armaan Somali
Рет қаралды 27 М.
XALIYE | Short Film | Qisada SAAM & SAADAQ !!
34:38
ArimaHeena
Рет қаралды 581 М.
HADII LAHJADAADA LA GARAN WAAYO KU GUULEYSO LACAG WAQOYI vs KOONFUR
16:43
SHEEG HEESTAAN YAA QAADAY MID FUDUD AY GAFEEN ISKU DAY ADIGANA
24:56
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 458 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН