AX! NABSI EX XASKAYGA KAGALAY AYA HURDO IYO FARXAD IIDIDAY

  Рет қаралды 117,215

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@SALMAAN.476
@SALMAAN.476 12 күн бұрын
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
@SALMAAN.476
@SALMAAN.476 12 күн бұрын
Cawa Waa Markii igu Horeeysay Waaye ii Camira Liketa iga dhisa😢❤
@mustafesaalax1527
@mustafesaalax1527 11 күн бұрын
Ridwaanow wll ninkan dhakhtarka cilmi nafsiga ugee saliga nebigana scw badso dheh alle ha caafiye 🤲
@Axmadmaxamed-u3z
@Axmadmaxamed-u3z 10 күн бұрын
Quran saar oo u baahanyhy bas iyo qooq aa haayo
@mulkicali-iy8vl
@mulkicali-iy8vl 10 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@AbdiQorshe
@AbdiQorshe 9 күн бұрын
😂wecel​@@Axmadmaxamed-u3z
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 8 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@cabdikariinqorane8559
@cabdikariinqorane8559 12 күн бұрын
marabta barako iyo kheyr inu Ilahay ku siyo badi saliga nabigena suban scw scw scw scw
@IfrahIsmail-x3y
@IfrahIsmail-x3y 11 күн бұрын
Scw scw scw
@mulkicali-iy8vl
@mulkicali-iy8vl 10 күн бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤🫶
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 8 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw 11 күн бұрын
Gabdhaha qalbigoda ilaliyo 😢please wa maskin wa dacaad 😢rasulka scw wa ka dardarmi hawenka 😢
@kick_off1987
@kick_off1987 11 күн бұрын
Ani iyo adi maisku dagsanaa😂😂
@caashaibraahim-le1yc
@caashaibraahim-le1yc 11 күн бұрын
Hadad dhawrayside😂​@@kick_off1987
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel 11 күн бұрын
​@kick_off1987 😂😂😂😂😂 guriga in lagaga so horeyo iyo inkle maweydineysid😂😂😂
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw 11 күн бұрын
@@kick_off1987 kkkk Maya faraxow wa li qabaa 😂😂😂farax Somali oo hindi ii qabo
@karamaabdirahman8561
@karamaabdirahman8561 11 күн бұрын
Naa ninkan maxaa u naf ah
@ayaancubeyd2789
@ayaancubeyd2789 12 күн бұрын
Wlhi xanuunaa ka muuqda wiilka alle qalbiga ha uqaboojiyo aamiin yaarabi
@SahraMoha-kd6zd
@SahraMoha-kd6zd 11 күн бұрын
Abti wa hoyo aan naas lehen Antigua ishisa hayo 😊
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 12 күн бұрын
Dadka wax wayn lama ahan Qisadisa💔 Lkn yarkan waxa ka muqda Qomamayn shalayn iyo Quus🙏 hadaldi hore inu xasusuto iyo nabsigi aya qalbigisa ka dhex guxya🙏 Qalbiga ilahy ha u dajiyo ana u ducayno Qalbiga u dhisno sxbayaal🙏 adna sxb gabdhas cafis waydiiso🙋🏻
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 12 күн бұрын
Miskiin wiilkaan wuxuu ubaahan yahay quran iyo in loogeeyo kuwa niyada udhiso iyo kurdo badan 😢Allaha caafiyo waa qof niyad fiican MashaAllaah
@King-cayda10
@King-cayda10 12 күн бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@alcadaalachannel3675
@alcadaalachannel3675 12 күн бұрын
Scw
@NajmoShiiqfarajalle
@NajmoShiiqfarajalle 12 күн бұрын
Salalhu caleyhi wasalm❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw 12 күн бұрын
SCW.
@AbdirizakUmar
@AbdirizakUmar 11 күн бұрын
Scw
@mulkicali-iy8vl
@mulkicali-iy8vl 10 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@SALMAAN.476
@SALMAAN.476 12 күн бұрын
Wax Walbo Xun iska indha Tir Balse Saliga Nabiga ﷺ Ha iska indho Tirin Haduu dhiig Muslim kugu jiro Siina Faafi 🫶🏻💕
@HamdiMahamed-g8x
@HamdiMahamed-g8x 12 күн бұрын
Scw❤
@Xamdi-e5e
@Xamdi-e5e 12 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@KowtharNasrudiinAbubakar
@KowtharNasrudiinAbubakar 12 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@FRHNOOR
@FRHNOOR 12 күн бұрын
scw
@ayanahmed915
@ayanahmed915 12 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️
@DualeJimale-sn9fh
@DualeJimale-sn9fh 12 күн бұрын
Wilkan ha sameeyo 1000 saliga nabiga scw asaa arki doone
@Queen-2018p
@Queen-2018p 12 күн бұрын
Side huno ana la mida ahe
@Koyama548
@Koyama548 11 күн бұрын
Scw scw scw
@CubaydShukri
@CubaydShukri 11 күн бұрын
Waan kula qabaa saaxiib
@NimaoQueen
@NimaoQueen 11 күн бұрын
nabiga nabiga joogte maalinkasta 1kun 2 kun inta awoodid same farxad badaan ayaad lakulmaysa
@YussufMohamed-x1f
@YussufMohamed-x1f 11 күн бұрын
Scw scw 💯
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 12 күн бұрын
soonka ilahey nabada hanugu gaarsiiyo 💙😢
@QueentaHobyo-q4m
@QueentaHobyo-q4m 12 күн бұрын
Aamiin
@AdanAli-q3u
@AdanAli-q3u 12 күн бұрын
Amiin yarab
@AbdiMohamud-r8q
@AbdiMohamud-r8q 12 күн бұрын
Aamiin
@HalimaArte-j8h
@HalimaArte-j8h 12 күн бұрын
Amin yarabi
@HodhanAbdi-p1r
@HodhanAbdi-p1r 12 күн бұрын
Aamin ya rabi ❤❤❤
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 12 күн бұрын
Waryaa wiil yar ba tahay iska daa murugada io hawenka faraha badan mid samee wlh wa liibanaysa abtiga wac gabartisa ha u tago iyago isla jooga cafis weydiso kadib xirirka ilahay xoji salatu layl tuko astaqfar io saliga nebiga scw badso si dhab ah xasiloni u daremaysa ilaahay igu ogyahay gbr bari ah wa helaysaa inshllh
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 11 күн бұрын
Hadee diidaan kawaran inee cafiyaan??? Dulmi walbo waala galaa halii cafiyo aa afka lala taagaa, dadka ha dulminina
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 11 күн бұрын
@mariankasim-go8le su shegay wiil yar oo 18 jir aha ha isk cafiyan iyaga carur isku guriye tn kle cafis ajir bu leyhy wll ilahayba adomihisa wu cafiya adigana qfk cafis ku waydista ina isk cafisa fcn nebiga scw mrku yiri aderky xamse quresh badan ba ulayn mrky ka dilen ilahy wuxu yiri argoso ha xadgudbin yacni dad bdn ha dilin hada cafisana cafiska ku khayr bdn
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 8 күн бұрын
​@@aliyah-rl7pvSalalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@nuurcool
@nuurcool 12 күн бұрын
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
@ayanahmed915
@ayanahmed915 12 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 8 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@alimualim22
@alimualim22 12 күн бұрын
Bro recite morning adkar and evening adkar therefore pray five prayers on time and read the Qur'an wlhi I assure you that you will get your rejoice and happiest insha Allah ❤️
@RashZeyn
@RashZeyn 12 күн бұрын
Thank you 🎉
@alimualim22
@alimualim22 12 күн бұрын
@@RashZeyn you are welcome dear 🙏
@AbdirashidGeel-b6x
@AbdirashidGeel-b6x 10 күн бұрын
Ali Mualim, Good advice but can he read what you wrote? May Allah give him hidaya
@alimualim22
@alimualim22 10 күн бұрын
@AbdirashidGeel-b6x Alhuma Amiin Yaa Allah insha Allah dear thank you for your wonderful remarks 😘
@cabdimaxameumar272
@cabdimaxameumar272 12 күн бұрын
Kusali xabibkena scw ❤😢
@ayanahmed915
@ayanahmed915 12 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 8 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@Abdilahi.Hirsi-y5e
@Abdilahi.Hirsi-y5e 12 күн бұрын
Ha ku salino xabiibkeena muxamed N.N.K.H ❤❤
@ayanahmed915
@ayanahmed915 12 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 8 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@MaxamedCabdi-y2l
@MaxamedCabdi-y2l 12 күн бұрын
Hadaad xidhiidhka ilahay wanaa jisid wax walba way hagaa gayaan EE xidhiidhka ilahay wanaajiya😢😢😢
@nimcoibrahim8190
@nimcoibrahim8190 11 күн бұрын
Miskiin depression buu yeshay istiqfarta iyo saliga nebiga csw badso inshalh waa fiicna naysaa!😢
@hibowaye111
@hibowaye111 11 күн бұрын
Allh nabsi xanuun bdana allow wilka cafi yaa allah qalbiga u qabooji🤲 waxa rajeyna in walsha ayadana ku cafiso i.a bro saliga nbiga scw badso. Waa cafimadeysa i.a
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 8 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@asaldhalad3089
@asaldhalad3089 12 күн бұрын
Nabsi baa adeegee waxaad nabad hurudaba nabar lama filaan iyo naxdin daris manoqonteen 😢😢
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr 12 күн бұрын
Ana miska nolahaay
@hothan1
@hothan1 12 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@Zackdhulmareenwiilhoog1
@Zackdhulmareenwiilhoog1 12 күн бұрын
Oo Nudugta Haaruhu Tartarada i nuujee Waa Nacas Kalgacalkuye💔 Muxuu igu Nagaa Shalay Shalayeey😢
@Taylor_fan441
@Taylor_fan441 11 күн бұрын
Ana ma iska nolahay
@IsmailAdanisack-i4h
@IsmailAdanisack-i4h 8 күн бұрын
Waa xaiqiiq wlhi😢
@SALMAAN.476
@SALMAAN.476 12 күн бұрын
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad subscribers Saarto 😢❤
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 11 күн бұрын
Waligay uma calool xumaan nin kamana nixin wlhi kan ka hor wllo waan kuu damqaday waan ku soo ducaynayaa allow guur xalala sii iyo gabadh uu ku dago 😢😢😢😢😢🤲🤲🤲💔💔💔💔💔
@Nasramohumad66
@Nasramohumad66 11 күн бұрын
Qalbiga allah u dajiyo wll saliga nabiga scw badso
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 8 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@AsadDubad-f6i
@AsadDubad-f6i 12 күн бұрын
Wlhi Ridwaan Isaaq he is intelligence Man M.a Wiilkan Wuxuu u wareyste qaabki lo baahna hadalkana waa uu ka dhagayste dadku isku mid ma ahan laga yabaa qofkale hadu booskisa kujiri lahaa inuu wiilka la qiirodo ama la ooyo wiilkana cafimad ahaan taas uma bahna maxa yeeley xanuun maskaxiyan ah ayaa so gaare wuxuu u baahan yahay qof u nasteexeya hadalka u dajiya qof rabo inu is dilo ma fududo shekadisa
@FartuunIbrahim-h1o
@FartuunIbrahim-h1o 10 күн бұрын
Ridhiwaan Isaack ...1M l.a ..mardhow❤❤
@IkhlaasMaxamed-sm9yt
@IkhlaasMaxamed-sm9yt 11 күн бұрын
💔😭wlhi waa Wil fican lkn Yaranta ayaa qaday😢
@AZPE805
@AZPE805 11 күн бұрын
Wlhi xanuun waye wlhi aniga hada 18 Jir oo xaas let alx wlhi sida wiilkan uu waqtiga ahaa oo kale mida kaliya aan iska ilaaliyo waa inaa nafsi aan ka galo xaaskeyga lkn I.a inaa nolosha Isla halgano Ayaan rajo ka leyahay wlhi alx 🤲🤲
@TabasamAhmett-cr7
@TabasamAhmett-cr7 10 күн бұрын
Ilahay haku xafido wllky iska ilali wax yalahaas cml😊❤
@Niimmoh4
@Niimmoh4 10 күн бұрын
Gabadhas ilaali wll Ilahaay ha idin ilaaliyo mustaqbal wanagsan iyo nolol qurux wanagsan alle ha idin siyo
@niciimaahmed1157
@niciimaahmed1157 6 күн бұрын
Ragu marka horeba way kalacaqlibadan yiin wllo gabadhaada ilaasho
@princessdeiman252
@princessdeiman252 10 күн бұрын
Ridwan wilka saa udirikalisa aniga adeerkey mcn wanadan isiyee wana kufaidhe ❤ anigo liquran saraay ayu iimadhe markaso igu dahay abo wa ina aminta quranka ina kucafimadeso una diyesata sidhi aya sameeye alhamdullilah dambe xanunki iskumaarkiin 😊 thanks for the advice you give to the man and let be the one who take the advice
@SumayaAbdi-i3q
@SumayaAbdi-i3q 12 күн бұрын
Nabsigu waligiis ma gaboobo 😔abowe soon saliga nabiga badi 😢qof niyada ku dhisa ale ha ku siiyo 🤲ee abowe noloshada hore usii wado murugada iska dhaaf🙏waligaa nabsi gabadh lagama galo miskiin waye habluhu
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 10 күн бұрын
Marka la idinka galo maskiin tihiin lkn markad gashana mxaad tihiin
@IfrahIsmail-x3y
@IfrahIsmail-x3y 10 күн бұрын
😂😂😂😂😂​@@Kingofcity-we4gp
@Niimmoh4
@Niimmoh4 10 күн бұрын
@@Kingofcity-we4gpraag iyo dumar qof mudan ma jiro iin nabsi aama dulmi laga galo
@sacdasiman4161
@sacdasiman4161 12 күн бұрын
wiilkan Hada wuu xanunsanyahay wax qalbigisa dhibayo Yan loso qorin ha lo duceyo okaliyah wall illah cafimad ha kusiyo
@maxbuubtal9017
@maxbuubtal9017 10 күн бұрын
Aamiin yaarab
@WardaCanab
@WardaCanab 11 күн бұрын
Asc wll ilahay isku xir scw scw scw nabiga badso salada suno badso saliga nabiga badso ilahay bari wll
@duniyakordahab
@duniyakordahab 12 күн бұрын
الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@riyaaduljanna6521
@riyaaduljanna6521 12 күн бұрын
Sorry 😢 wllo allaha kaa dulqaado imtixaanka Talo baan kusiinaaa 1 astaqfaarta badso 2 gabadha iyo abtigaa cafis weydiiso 3 salaada badi, ducadana badi 4 saliga nebiga badi SCW SCW 5 Shqaqeee oo bulshada dhexgal, waxaa kaa yaraanaya stress ka iyo walwalka, 6 dhaqtar psychology aad si uu latalin kuugu sameeyo ama daaweyn, laga yaabee in maskaxda wax kaa gaareen dhibka aad soo martay darteed, Dhibka allaha kaa dulqaado adoo faraxsan inaa soo fariisataan rajaynaa oo dib usoo noqoto Insha Allah
@naimomohamed7908
@naimomohamed7908 12 күн бұрын
Wllky hada jaanis ayad heesata gabadha wey jogta wayna noodhahay i cafi ku dheh wixii hore forget iska dheh adiga na illhy isku xer qalbiga alle haku qawojiyo 🤲🤲
@SahraAhmed-m3t
@SahraAhmed-m3t 5 күн бұрын
Allah ha ku caafiyo walal Ammin ❤❤
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 11 күн бұрын
Shiiq u raadi Ridwan caawi wiilkan gebdhana wac wiilkan cafi dheh
@BlackOmar-g6p
@BlackOmar-g6p 10 күн бұрын
Allah ha mideeyo umada somaliyed wadanka allow inoo hajaaaji ameen 🙏
@fariixaAbdulkadir-d5s
@fariixaAbdulkadir-d5s 11 күн бұрын
😢😢subxaanallah yaa rabbi wxn kaa magn gale Quf bani adam qalpigiisa inan wax yeeleeyo😢Ama kyga La yeelo Allah Abti iska cafi wiilkga Cadey adnh Waa wiilkgi Aabihiis waye iska saamax😢Wllky adnh quraan ka io atkaarta Badso Naxriista Rabbi haka quusan weligaa qalpi jab wax ladhahayo majiro sidasi darted Ilaaha qaadirka ah talo saaaro😢❤❤❤
@zakariyesuldaan2839
@zakariyesuldaan2839 12 күн бұрын
Wiilkaan wxaa kula talin lahaa: dadka inuu dhex galo kana waraysto qisooyinka jacaylka ah ee soo maray noloshooda kuwooda xanuunka ah wxuu arki doonaa in laga xanuun badan yahay kaligiisna uusan ku ahayn wxaan markaas dareenkiisaan wuu is badali doonaa isha allh tan kale ee muhiimka ah waa inuu gabadhii la xiriiro oo uu arko ama uu telka ka waco kana dalbado cafis tan kale waa inuusan ka cararin dhibaatada balse uu la noolaadaa si uu tartiib ugu soo noqdo noloshiisa fiican tan kale waa inuu bulshada dhex-galaa oo uu fiiriyaa qaabka noloshu u adag thay
@Mhd12v7d
@Mhd12v7d 11 күн бұрын
Saxiix qisadeyda hadaan oga sheekayn lahaa adeg buu kaqaadilahaa saliga nabiga badso wllo
@shukrihassan14
@shukrihassan14 11 күн бұрын
@Mhd12v7dcsw csw
@asmaaabuukar-dz5ql
@asmaaabuukar-dz5ql 11 күн бұрын
ah ah abowe you are very honest aniguba waan ku la egahey welina mahelin qof ii qalma xiriirwalbo sameyana wu iga burbura mana aha inan anigu xumahey gabar baana ahey waligeyna qof nabsi kama gelin marka wixi kaa tagey alle ayan ku qorin hadi uu kula joogi lahaana laga yaaba inaad kasi shaleyn laheyd alla naga og wixi noo roon ee sida ha u fikirin wixi tagey wey tageen waxa kuso socda laga yaaba iney ku noqdan wax aad ku faraxdo
@RaxmaCawil-gs3ht
@RaxmaCawil-gs3ht 10 күн бұрын
Manshaa allah waa runtaa wixii ku dhafa ilaahaban qorin
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 9 күн бұрын
❤✅
@nadraabdirizak8356
@nadraabdirizak8356 11 күн бұрын
Ugu horeyn wiilkan waxan leyahay qalpiga allah uqabojiyo familkiisa waxan ugu baaqaya iney il gooni ah uyeeshan wiilkan coz wuxu halis ugu jiro inuu isla hadlo mrka saxiibkisa ushegayana hada asaga la joogee marwalbo ha mashquuliyo hala sheekesto oo bananka geey apwe ugu dambeyn waxa ku leeyahay adkaarta saxiib ka dhigo soonka badi sadaqo baxso quran aqriso alle haku xafido farxad saaaid ah alle haku siiyo
@fardowsocabdiraxmaan3384
@fardowsocabdiraxmaan3384 11 күн бұрын
😢 allh yaa cisk 🎉❤
@muunaaxmed7801
@muunaaxmed7801 12 күн бұрын
Qofkii ugu horeyey ee ridwan aamusiyey weeye Wll familygaga cafis weydiiso adna ilaahey usuujud oo duceyso I.a ilaahey ha ku gargaro bal
@CaaishaKhalif
@CaaishaKhalif 12 күн бұрын
Scw❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤
@asmaomar7113
@asmaomar7113 12 күн бұрын
Intii daawanaysa cawa waxaan Allaah inooga rajaynayaa in habeenkas habeenkiisa 20/1/2026 kuwii gaadha Allaah ha nagadhigo🎉😂
@HalimaAdan-w7j
@HalimaAdan-w7j 12 күн бұрын
Aamiin ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
@MaxamedShnuur-t6e
@MaxamedShnuur-t6e 11 күн бұрын
Kabacdina
@YaasmiinCabdi-r3z
@YaasmiinCabdi-r3z 11 күн бұрын
Aamiin yaarabi
@asmaomar7113
@asmaomar7113 11 күн бұрын
@@MaxamedShnuur-t6e labadeena heshiinayna kawaran
@naimahussein3911
@naimahussein3911 10 күн бұрын
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉
@MunaJama-c8z
@MunaJama-c8z 12 күн бұрын
Danbi aan Ilaahay dhaafin majiro , Ilaahay danbi dhaaf waydiiso , xidhiidhka adiga iyo Ilaahay idiin dhaxeeya hagaaji , quraanka aad udhagayso, istiqfaarta badso, . Allah hakucaafiyo
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 11 күн бұрын
Miskiin waa ku dheelen canbo canbo ee ka dhigeen. Cun cab ee idhaheen. Ku leh Ridwan caawa waxuu keenay aduunka wiilkii ugu miskiin Sanaa 😢😢Abtiyoow. Wiilkaada. Cafi Abtigaa utak jil ba hiisa ku ooy Abtigaa😢😢😢
@SihaamCabdiwahab
@SihaamCabdiwahab 11 күн бұрын
Walidkana cafis waydiso 😢 ayagana wad yara dhibtay😢 noloshana haka qusan😢 wlll mcn ilhayna cafis waydiso . Wll mcn
@shukrimuqtar463
@shukrimuqtar463 12 күн бұрын
Walahi qisadan camal wil ilmo Abti ilmo Eedo ehen ayay so martay heer wuxu garay gabdha abtigis dhalay marku furay kadib gabar kale ayu gursaday lkn dhowr iyo toban sano illo wu dhali wayay inkasto caruurta allah haayo lkn nabsi aya kaso baxay fara badan lkn dhowr sano kadibAbtigis ayu cafis weeydiistay sanadki Hore gabar aya lo dhalay marki cafis u helay kadib😢 guurka ehelka iska ilaaliya hadi ad lacala gur familka gashaan gabar Abtiga dhalay cuqubadeda wey Dhib badan tahay iska jira wiilkana waxa leyahay Abtiga i cafi dhe iyo gabdha hana is raacinin wiil yara tahay Insha Allah qeer alle haku wafajiyo sabar illahayna isku xir salada iyo dikriga badi
@MunirayasinIbramim
@MunirayasinIbramim 11 күн бұрын
Ala ma ficna in qofka nabsi laga galo😢😢
@masnaaxmed426
@masnaaxmed426 9 күн бұрын
Ilaahay aboowe qalpiga hakuu qaboojiyo cafimadna Alle Haku siiyo talo wll cibaadada badso saliga nabiga iyo ducada badso istiqfarta badso salahana ilaali Wad cafimadaysa dhamntyo intaa ku daawatay Wan ku wada ducaynynaa
@miskisheikh5874
@miskisheikh5874 10 күн бұрын
Alle ha ku cafiyo boowe wlhi masha allaah ridwan saad uwareestay masha allaah good job and keeping going
@Hibo6875
@Hibo6875 11 күн бұрын
Wiilkaan quraan wal wal tire hala saaro waa fiicnaana insha allah 💖 💓 ❤️ ♥️ 😍 💕 💖 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SafiaAbdirahman-m1u
@SafiaAbdirahman-m1u 8 күн бұрын
Aboowe khadarow ad nh alle qalbiga haku qabojiyo nabsi ya la galin rag iyo dumar ba
@safiyayusuf4279
@safiyayusuf4279 11 күн бұрын
Wiilo gabar aad qiimaheeda sad garanayso ayada ku ixtiraamayso aysad helaysaa in sha allaah abowe badso alle kacabsiga ilahay cibaadadiisa 2jibaar waad ka baxaysaa insha alaah
@FowziyaAbdikadir-b7v
@FowziyaAbdikadir-b7v 12 күн бұрын
Wll. Marba hadii aad sidaa isku aragti wàxad badisaa istaqfaaarta badso inzha Allah qof ku dhayo waad heli
@alimualim22
@alimualim22 12 күн бұрын
Bro Be strong never lose hope your life is only once start living your life forget and ask your uncle and ex-wife forgiveness insha Allah,😢💔
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 11 күн бұрын
Is not easy
@alimualim22
@alimualim22 11 күн бұрын
@dhemanduceysan3255 is very easy dear if you trust and depend on Allah Swt ❤️
@ismailMalaq
@ismailMalaq Күн бұрын
War Yaa Muslin ah oo ninka Quran saroo❤
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 11 күн бұрын
Aduunka inta jogto waliga qofna nabsi ha ka galin nabsigo wa sibir Waka qaraaryahy😭😭 sxb allha Haku caafiyo 🤲🤲😭😭😭
@Imoo5
@Imoo5 10 күн бұрын
Qalbiga Allah u qabojiyo waa wiil yar nolosha Allah nuuriyo❤
@MunoOmar-t9l
@MunoOmar-t9l 11 күн бұрын
Quraanka aqriso ilahey bari quraan halagu saaro il baa ku heysa marka ilahey hakuu naxariisto murugta iyo stress ka iskadaa
@CaashoMacalin-z9y
@CaashoMacalin-z9y 5 күн бұрын
Abti ka baq ilmahis kabaq hore lo dhahy allh qalbig ku qabojiyo wll😢😢
@sacdiyomacalin1754
@sacdiyomacalin1754 11 күн бұрын
Quran isa saar
@fatxixuseen6167
@fatxixuseen6167 6 күн бұрын
Saliga nabiga badi tasbixna aqriso waa reysane isha allah alle ha ku caafiye
@Aliyare25
@Aliyare25 11 күн бұрын
Allah cafimaad haku siiyo aamiin ❤
@AyaanXuseen-l4s
@AyaanXuseen-l4s 9 күн бұрын
Xanuun bdana qof ku jecel saas looma glo wiilsha somliyed gbdhha saas mrwlba ugln ilaahy ugabaryay qofksto nabsi gly inu kso bxo🥺🤲
@MaryamaMustafe-tx3ej
@MaryamaMustafe-tx3ej 11 күн бұрын
Raggow dumarka ilaaliya waa dar darankii nebiga scw powhe adna qlbigaga rabbi haku dejiyo is cafiya dadadow please aduunkan walaga tagayaa is jeceladaaa isna cafiya❤❤
@LaFamilia-v1k
@LaFamilia-v1k 11 күн бұрын
Ax wilkan miskinka ah wuxu u bahan yahay quraan saar iyo dhakhtarka cilmi nafsi ah ax ax walahi Casha aya iga hurtay wilkan Ilahay haka dulqaado xanuunka ku hayo 😭😭
@NajmaKhader-c2h
@NajmaKhader-c2h 12 күн бұрын
Nabsiba adeege waxad nabad ku hurudaba nabar lama filaan iyo naxdin daris ma noqotaye naziibka 😢 aad ban ugu faraxsanahy xanuunka ay shalay xaaskagu maraysay eed ku Cayaraysay ayado ubad ku hysa inad adiguna maanta Dareento😢💔Sababto ah ilaahy xaqdarada ma jecla
@ObolesOboles
@ObolesOboles 12 күн бұрын
Qalad wuu dhaca, Hadi uu maanta qaladkisa gartay ayada go'aan ka gaari karto ine cafiso ama cafin.
@NajmaKhader-c2h
@NajmaKhader-c2h 12 күн бұрын
@ObolesOboles sax mar qalad wu dhaca lkn maxa waye qaladka uu mrkzta ku samenayey
@nadraabdirizak8356
@nadraabdirizak8356 11 күн бұрын
Quruxey adunka wa harba lawadiisa galin malin adiga leh malina walaga leeyahay ee qudhada aya arin gali kara marka caadi iska dhiG waliga qof haku jeesjeesin sidasna ha uhadlin midakle xanunka maskaxda ama qalbiga aad aye uxanun bdan tahay qofki soo garay unbaa garan kara dhipkiiisa naxriis muji marwalbo qoral iyo muuqalba plzz abyo hadalkeygana qalad ha u fahmin coz arintan mid sahlan maha qofwalpo naga mid ah ayee qabsan kartaaa adiga aniga wllka wllkey wlsha wlshey qof wlpo ino dhaw ama sxp nala ah sida uga nixi laheyd ugu nax ugu danqo thanks abyo🙏🏻
@NajmaKhader-c2h
@NajmaKhader-c2h 11 күн бұрын
@nadraabdirizak8356 may wlshy horta cafis baa iga tahy lkn qofkan marku ku Ciyaarayo qofka dadka dhan ka doortay qalpigisa saw miirkisa iyo maskaxdisaba ma qabo teeda kale ilaahayba runta jecele qofwlpa naftaada okale baa laga so qaada wllo mana jeclid adiguba in dhibka lagu gaadhsiyo walipa si kutalo gala adigo xanun maraya walac ah qof dhan lagugu dheh aburayo qofki aad garab ka sugaysay iyo naxariis inu ku xumeyo sax miyaa walipa qaladkisa ku taagnado ? Anigu maba ka naxayo qof intu qof walki ah ama wlshi ah dhib wlpa kas ugu gaystay qalpigeda kaga Ciyaaray
@nadraabdirizak8356
@nadraabdirizak8356 11 күн бұрын
@NajmaKhader-c2h abayo mcn ma qaldame wa alle SWT midse an ku sheego aniga kula hadlayo walige ma arkin xirir ihirgala midwalpo dhawac iyo xanun an ka kabsan buu igeystaa hadana wan iska cafiya oo alla uga barya nolol mida ugu quruxda badan inu alle ku arzaaqo abyo aduunkaN laguma waarayo cafiskana wo fican yahay midse ogsonow alle SWT Aya malinti kaliya kun qalad ka galna sidaa ay tahay wona cafiya marka cafis ka dalbano sidee marka anago adooomahiisa isku cafinen isheeg abayo alle qurankiisa nagu dhahay haka quusan naxriisteyda marka mida ogsonow xppti ad ayad umahadsan tahay waxana rajeyna ind si fican ifahantay🙏🏻
@SafaAhmed-vm8gi
@SafaAhmed-vm8gi 11 күн бұрын
Walaal ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo. Mid ku dadaal aboowe saliga nabiga ku celceli. Tasbiix samayso. Waa yartahay. Quraanka aqriso. Iska daa naagahan iska dhaaf noloshaada samayso.
@farahfartun3961
@farahfartun3961 11 күн бұрын
Ilaahey ha ku caafiyo wll
@MalyuunMaanka-hj6pe
@MalyuunMaanka-hj6pe 7 күн бұрын
Wlhi waandareemay xanuunka wiilkaan Aallow caafimaadsii dhibatada uudareemayona kadulqaad😢🤲🤲 gabadha uushagayo waxaanrajeeynaa ineycafindoonto wiilkaan😢
@KawsarMohamed-k3j
@KawsarMohamed-k3j 11 күн бұрын
Ani anoo Yar wiil baa saaid ijeclaa ana WA Yara jcyl iyO waxas ma aQoon WA caayi jiraY markasta wuxuu idhihi jiraY nabsi Hayga gaLin hada markaaN waynaday WaxaaN ogaday in nabsi I hayO xiriir kasta wuu iga xumaada 😢😢wilkiina hda iska Kay cafi dhihi lahaa waa wayay meel an Kala xiriiiro 😢😢waxaaN sameyo magaraNaYo😭😭
@sacdiomuse1239
@sacdiomuse1239 11 күн бұрын
sorry abyo wllhi nabsiga xanun waye😂
@mascuudshariifshariif
@mascuudshariifshariif 10 күн бұрын
Abyo wilka radi hda weysana ilahy bari o tahjud tugo o wx wlpo ilhy ushegoo dhibkaga xalkana ilahy way disorder wlhi kuma qasareysid I.a
@Dekadagan-j2j
@Dekadagan-j2j 11 күн бұрын
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️
@deeqa9531
@deeqa9531 12 күн бұрын
Wllhi wiikan wax kale marabo aaka aheen qur aan saar iyo dikriga allh badi wllhi waxan hubaa in aad cafimadeeso waxaan xanuun sadey 2024 waliba xanunka hurdada ku dhibtonjiry hada alx wllky allh unoqo wax fcn na kashaqee plz
@AmiiroChama
@AmiiroChama 7 күн бұрын
Wiilkaan xanuuno badana ka muuqdo alle dhibka haka saaro allow qofkaso muslima oo dhiman dhibka ha saar 😢
@fahm3d88
@fahm3d88 11 күн бұрын
Quran akhriso maalin walba dumarka sheekadoodana kanaso In muddo ah nolosha Waakuu hagaagaysaa inshaa allaah
@ismailMalaq
@ismailMalaq Күн бұрын
Wllahi Quran ayu u bahan yaha Yaa Allah🤲🏻🤲🏻 🥹
@BuskudNaik
@BuskudNaik 11 күн бұрын
Murugo badan baa ka muuqato meel fog buu ka gocanayaa, Alle qalbiga ha u qaboojiyo cafis dalbo walaal waad guulaysan doontaa, Alle marna raxmadiisa ha ka quusan, Aan u wada duceyno walaalkeen…
@wllmanka-w9u
@wllmanka-w9u 11 күн бұрын
Alle cafimaad taam ah hasiiiyo wilkan 😢🤲
@Shortscxc64pro
@Shortscxc64pro 12 күн бұрын
Heer baraawe sxbkey horey 2018❤❤❤❤
@jannaatmd6314
@jannaatmd6314 11 күн бұрын
Wilkan waxan kulatalinlahaa qisooyinkaaga xiriirkii ad so samysay qisadii xaaskaagi hore midna haw sheegin qofka aad xiriirlasamyso adaa nin ad adagna iska dhig dumarka ninkii oo qamarji ah ay jecelyin ❤ don’t lose hope quruxow
@FahmaAli-ul2yl
@FahmaAli-ul2yl 11 күн бұрын
Subxanallah wilka allaha caafiyo amin yaa rabi quraan halsaaro
@fazull2024
@fazull2024 11 күн бұрын
Wll adkarta nah badhso insha'Allah wad cafimdhee.. wan daremyA xanunka ku heysto
@Geenyo2025
@Geenyo2025 11 күн бұрын
Waqtiyadaan dambe, raag badan aya dumarkooda bila sabab ayeey ku furaan inaanta oo guurigeda jacel.
@SuadAbdirahman-t6j
@SuadAbdirahman-t6j 7 күн бұрын
Ilahay qalbigaa haku qaboojiyo
@ASMAAAR-qu9
@ASMAAAR-qu9 11 күн бұрын
Wlhi aniguba mar saas camal noqdey horta qofka fikir wuu dilaa ani sa u fikirey wiil aan jecla oo iga tagey habeen iyo maalin 12kg ba wlhi iga dhacdey aniga dhan waxa noqdey caato lafo lafo ah dadki dhan wey iga yaaben ana qofna uma sheegin malinti danbe ayaan arkey shiikh dhahaya kalimada laa xawla wala quwata ilaa billah hada ku celcelisid fikirka waka reysaneysa anigana markasa bilaabey laaxawla wala quwata ila billah waxbadan ayey itartey wlhi miisaankeygu wu so laabtey fikirki badna wu iga tagey xita haben maseexan jirin lkn maalintan bilaabey kalimada inaan ku celceliyo aniga dhan dawo inoqotey waxyar baan ku caafimaadey alx marka qofwalbo fikir iyo walwal hayo haku celceliyo waayo fikirku wuu ku burburin waxbana kama faaideysid wixi tagey wey tageen i.a adna wll ku dadaal digriga oo badi quraan shido marmar ku seexo sheydaanku wuu ku farxa in qofku markasta iska dhibateysnaado waxwalbana wa qadar ma aha inaad ku fikirtid waxyabo xunxun teeda kale qofwalba meeshu ku dhigo dhig boski ku geliyo geli hadi kale biniaadanka hada ka badbadisid sidisaba wuu ku nacaya qof wixi uusan isagu ku siin lama siiyo gabdhaha lacagtada ku qasarineysid iskada iyo jaceylka faraha badan qofna hasiiin miskiinimada iskada walagugu daneysa kadib laga tagaya markastana malaha wanaaji wax kheyr lee filo i.a waa caafimadin
@IsmailAdanisack-i4h
@IsmailAdanisack-i4h 8 күн бұрын
Mahdsanid waa talo wanagsan ❤🎉
@MunirayasinIbramim
@MunirayasinIbramim 11 күн бұрын
Dadka isku mid mahan brow L.a ilhy qalpiga haku qaboji Ilhyna haku cafiyo ❤😢
@balqiismohamed2979
@balqiismohamed2979 11 күн бұрын
Walaalaha sharafta badan wiilka yarka asagaba aad u walalsaan oo murugeeysan ee ka dhaafa qoraalka ah nabsi yuu naftisa qadar kaliine walayaal waa loo naxariista marku qofka culees dareeemayo hadii aad u qortan eraygi oo walawalka ka qaday culeys ayad sii sareysan u duceeya bas ilaahayna ha caafiiyo guurbada haayso ilaahay haka qaado iyo xaanunku dareemayo caafiimad ilaahay haku badaalo yaa Rabi adigaa awood leh ka duulqaad
@tuniishppe1487
@tuniishppe1487 10 күн бұрын
Ridwaan lmbarkiisa iigu caawiya plz😢😭
@FartuunCabdi-eb2bv
@FartuunCabdi-eb2bv 10 күн бұрын
Wiilkan depressiona ku dhacay sorry 😢 Waxaan kula talinayaa Dr cilmi nafsiga inuu tago gabdhiina uu cafis weydiisto xaga cibaadada ku dadaalo is quraan saaro saliga nabiga aqristo Alle talo saarto Allaha ka dulqaado dhibta 🤲
@AmranHussein-uz2zo
@AmranHussein-uz2zo 6 күн бұрын
Wet6uuhe5
@AmranHussein-uz2zo
@AmranHussein-uz2zo 6 күн бұрын
Sdg
@mihiimcabdisalaan-ev2ne
@mihiimcabdisalaan-ev2ne 23 сағат бұрын
Wuxu ubahanyahy saliga nabigena scw wayo niyada dajiya hamı gana WA Laga qadaya😢
@marsadailig6856
@marsadailig6856 12 күн бұрын
Dadkaan degdeg badanaa horta 7 daqiiqo 20 qof ayaa iga hormartey I want to be the first person of comment
@muxidiinjacelow4580
@muxidiinjacelow4580 12 күн бұрын
Adi maa lagula sugaa hee 😂
@hamdialihasan-l4s
@hamdialihasan-l4s 12 күн бұрын
Mel arktey
@SalmoSahro
@SalmoSahro 9 күн бұрын
Wlhi aad ayay u xanun badan thy sorry😭 abwe Wlhi ilin iga geenty💔 waxaan rajenaa kuwa kaadanbeeyo inay cashir kabartaan wlhi nabsiga😭adigana ilaahay haku caafiyo 🤲abwe qalbiga ilaahay haku qabojiyo wllo 🤲
@fartun9503
@fartun9503 11 күн бұрын
ilahay haku cafiiyo brother 👍
@AbshiroSiman
@AbshiroSiman 11 күн бұрын
Ilahayow rabiyow raxmanow cfimad tam ah 😢😢😢😢
@nidolzack7052
@nidolzack7052 11 күн бұрын
Wiilkaan ana caawinaayo number kiisa hala sheego nafsiiyan buu u xanuunsan yahay
@FardawsadaahirDaahir
@FardawsadaahirDaahir 10 күн бұрын
Zory wllo 😢😢😢 ilhy haku cafiyo quraanka isasaar farxadoodhan ilhy xagiisaa laga helaa
@M.HUSEN1
@M.HUSEN1 11 күн бұрын
Nabsiga gabdhuhu wuxu lamid yahay habarka walidka wlhi iska jira dhalin yaro😢
@سعديه-ر9ش
@سعديه-ر9ش 11 күн бұрын
Wllhi calosha ayuu i huriyay miskiin alle hakuu fududeeya caafimaad alle haku caafiya 😢😢
@dhelatira
@dhelatira 12 күн бұрын
Wilkan nabsi baaa helay lkn gabdhas i cafi dheh quran isi sar ilhey isku xir salada badso tasbixda wehel ka dhigo ilheyba mid kher qabta kusinya isha Allah walal
DHIB KUGU GUURSADAY 10 CUNUG KUDHALAY 5 NAAG IGA DABA KENTAY BIIL ISII
1:14:19
Midan waa qisadeday igu gabsatay qaraxi hotel xayat
49:25
Naciimo Geeseey
Рет қаралды 57 М.
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
4 NIN TIJABISAY AYAGA DHAN WAA SHEGI WAAYEN TIJABI2025Part7
13:46
Ridhwan Issack
Рет қаралды 6 М.
CAAWA DAGAAL CEERIGAABO BUHOODLE LAASCANOOD 💪
13:10
waridaad TV
Рет қаралды 9 М.
WAXAY GUURSATAY 4JEER WALINA GABADH!!@sawdamqaalib
52:11
Sawda Qaalib
Рет қаралды 84 М.
ELIMINATION GAME QOFKA UGU DAMBEEYO AYAA GUULEYSANAAYA
26:40
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 526 М.
QAC KALE! GABADHA WALALKED MARQANSAN TELKA QABTAY TJ2025P006
21:22
Ridhwan Issack
Рет қаралды 100 М.