PART 2: WIILKAGA WA WASLAD XAARAN AH AYA DADKI IGU DHOWA IDHEHEN

  Рет қаралды 63,643

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

18 күн бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 276
@user-ln7hm1lq4t
@user-ln7hm1lq4t 15 күн бұрын
Gabadhani aad ayay umahad santahay rerkay kadha latayna mayna ugafin kay udhaxdayna mayna ugafin cid kasta o cawisayna way u mahad celisay walal ilahay kuxidh nanta iyo cawinta kuwa mudan kudadal❤
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 13 күн бұрын
Rerkeday u gaftay ilmahaygay cunsuriyeyen ayay tiri😢😢
@sundusabdiomar3041
@sundusabdiomar3041 13 күн бұрын
@@sacdiyaali3641dee wexee dhehee ee sheegtay
@wizzcismaanyare5327
@wizzcismaanyare5327 16 күн бұрын
Igula Saliya Xabiibkena Mohamed Acw Scw Scw
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed 3 күн бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@Umamohamedchannel
@Umamohamedchannel 16 күн бұрын
Wallahi wan la ilmeyay miskin 😢😢😢 war Somalia ma sanbey cadaw u yihin ilaahow hablaha Somaliayed ugar gar😢😢😢
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 16 күн бұрын
Waxaan gabdhaha kalayaabaa intee talada waalidka diidaan bee carada ninka abuyuusay kaladhacaan hadoow
@shukrixuseen506
@shukrixuseen506 16 күн бұрын
​@@abdirashidjama9788waa runtaa tii warka waalidkeed diido wanaag arki meyso
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 16 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️😢🫶🏻
@khadramohamed289
@khadramohamed289 13 күн бұрын
Scw Scw
@halimamohamed2121
@halimamohamed2121 13 күн бұрын
Salallahu calayhi wasalim
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 15 күн бұрын
Subhanallaah allaahu akbar..gabadhan waa gabadh caqli badan oo samir badan dhankasta. Balse kii ay dad oo dhan kadooratay ayaa xumeeyey .really muusan u qalmin in gabadh lasiiyo.iskasamir samru jamiil
@seed3966
@seed3966 16 күн бұрын
Asc waa ka xumahay gabadha waxa ku dhacay 😮bedel khayr leh allaah hagu siiyo ilaahoow hooyo ugargaar adaa waaxidee 🤲🤲🤲
@asmaahmed4575
@asmaahmed4575 14 күн бұрын
Salma waa gabadh yar oo maskiina Aqoon fiican ayaan u leeayahay waa hooyo da.yar oo korsada laba cunug yar yar qurux badan maysa iyo maxamed Alle ha kula garab galo kortina carruutaada walal❤❤
@seed3966
@seed3966 16 күн бұрын
Asc samsam /warda/ ikraam allaah ha idiin gargaaro asagaa waaxidee 🤲🤲🤲
@user-amazoonee
@user-amazoonee 15 күн бұрын
Ilahiyow amiin
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 13 күн бұрын
Ma sha Allah waa gabadh dulqaad iyo sabar siiyay Ilaahay ku manaystay kuna xidhan Allahi uumay Ilaahay hadii aad ku xidhnaato marnaba kuma dayacaayo horay u soco wlshy noolashu kuma xumeysay Idam Alle🤲🏻🥺.
@xasancumar2674
@xasancumar2674 16 күн бұрын
Walalahena falastiin an uwada duceyno ❤wll
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 13 күн бұрын
Familkedu waxy ku qaldanyihin ilma yar inay rer dartii u coladiyan😢
@AbdullahixusenAbdullahixusen
@AbdullahixusenAbdullahixusen 16 күн бұрын
Wan ku salaamay wall Marka hore Marka xigtana walal alle hakuu gargaaro tan kale waxaa wanaagsan waalidkaaga inaad la heshiiso oo waalidkana hal mid baan dhahayaa ma ahan qofka inaad qabiilkiisa iyo waa qofnimadiisa aad ku cunsuriyeeysaan waa inaad diintiisa iyo muslimnimadiisa aad ku doorataan tan kale gabadhoow waalidkiina waxay idin diidaan waa inaad ka joogtaaan ood adheecdaan waayo waalidka waa deyr waa hadh waaa hanti walalayaal mahadsanidiin
@Zaynab_033
@Zaynab_033 12 күн бұрын
Saaxiibtininada dumarku mar nar waa badbaado gabartaan saaxiib baa nolosheeda badbaadiye alle ha daaye😊❤
@husseinmohamed9984
@husseinmohamed9984 16 күн бұрын
Hoyo wax dhashi ma ilmaheda ture subxanallah dadka qar naxrista alle wu ka qaday abayo waxa thy hoyo adag ilmaha dhabarka u xero illah hakula garab kalo waxa thy gob 🙏🏻😭
@user-rr4vz9hq2w
@user-rr4vz9hq2w 15 күн бұрын
Tas biiixda digriga alaaaah ayaaa ku bad baaaday saaxiibadaaa maashaaa alaaaaah alaaaaah 😍😍😍🥰
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 16 күн бұрын
Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW
@Am_abdalla
@Am_abdalla 16 күн бұрын
Subxaana allaah ceeb badanaa ilmahoodii baa cadow laga dhiganayaa inay mutaan beri miyaanay ka baqanayn maxaa cudur ka buuxa calooshooda xasbi allaah wanicmal wakiil fiikum 😢😢😢😢😢😢
@user-od3xp7jz9u
@user-od3xp7jz9u 15 күн бұрын
Adigana cudur ka buux qabil kasta ma jecela in inantu mel fog ka guursato wax yabo badana way ka iman kala fogan shaha iyada sida tidhi hal reer na qabil dhan ma mataalan hal reer oo xuna qabil wayen in eeda la saaro maha
@haldhaaabdi2158
@haldhaaabdi2158 3 күн бұрын
@@user-od3xp7jz9u qofsomali ah kamabafoga oo waliba nasab ah lkn hada gabadhan waxbaan kabartay
@AbdiSahal-s9l
@AbdiSahal-s9l 16 күн бұрын
Waa sheeko qalbitaabad ah runtii 😢😢😢
@hamdiabdi624
@hamdiabdi624 16 күн бұрын
Sorry walhi dhib wad so martay labada ilmod kuwii ku Anfaca oo ku ilashada Allaha kaga dhigo wll kuwad ku nasato Allaha kaga dhigo Allaha ku xafido 🤲🤲🤲🤲🤲
@ferihaahmed5855
@ferihaahmed5855 16 күн бұрын
Dadku way kala nasiib badan yihiin hada hooyo fiican kudhasho wlhi badan ciiil mudaynay hooyo mcn Allow iikada intaa aduunka joogto qofna wx ima yeli karo ❤😢
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 16 күн бұрын
Hooyo xun majirto lakiin qofkii talada waalidka diida baa sas kudhacdaa. Ninbaa caruurta dhalay kureeb
@dowdafarhan6868
@dowdafarhan6868 15 күн бұрын
​@@abdirashidjama9788 See ugu reebay saa madan beer hooyo aqoon , beerkana masiin nayo ilmana wakaa korsataa o xaqiisa kasoo baxdaa hadii kale hadhow xiriir idin kama dhaxeynayo
@falisa576
@falisa576 16 күн бұрын
Gabadhaan ma waxay familygedu U neceen u dayriyeen u garab istagi Wayeen wa qabiilka ay guursatay Awgeed ilmaha tuur iyo waa waslad Xaaraan ah seebay aakhiro yeeli Donan subxanallaah somali waliged Bay usguursan jirtay ila hada lays Guursada gabarna ninkii guursada La taga lagumana colaadiyo Reerka gabadhaan dhalay wa Cusuriyiin wax an ilaahay raali ka Ahayna way sameeyeen qoys dhan oo dhisnaa ayey dumiyeen
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 16 күн бұрын
Sheekadaan wax badan baa ka khaldan majeerteen iyo isaaq waligood bay is guursan jireen wax cusub mahan
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 16 күн бұрын
Reerku marka hoore beekala taliyeen
@iskufilan174
@iskufilan174 16 күн бұрын
Nin cadaana haday u keeni laheed wey qaadan lahaayeen
@tamaanmobilemaintenance5875
@tamaanmobilemaintenance5875 15 күн бұрын
Nimaka majerten ba nagahoda gursade Nimaka Isaaq mayaga nagaha majerten gursada War is badnada o nagah Isaac iskdaya
@ayaanayaanqaali5325
@ayaanayaanqaali5325 15 күн бұрын
Cunsuriyiin kaligood maaha somali oo dhan ayaa sidaa ah qabiil kastaa iyaguun inay iska guursadaan ayaa qurux badan
@Honey_MB
@Honey_MB 15 күн бұрын
dumarka somali wa dumar aduunka ugu adag😭😭😭😭😭
@amiirahussein6125
@amiirahussein6125 13 күн бұрын
Haa walhi
@AyaanCisman-s7c
@AyaanCisman-s7c 16 күн бұрын
Subxanallha hooyada calol adaga wll ilahayow intii dhiban ka dull qaad
@khadijakhalif3837
@khadijakhalif3837 14 күн бұрын
Markat aragtaan canuga kowad in laguguu bileynin 5 years familiy planing qata plz😢😢😢
@HawoMohamedOmar-uv9vd
@HawoMohamedOmar-uv9vd 15 күн бұрын
😢😢😢 run ahaantii gabartan waxay aaminsantahay jacelka, lkn nacas ayaa helay walib maangab 😢 asoo langaab ah wlhi dhaqan xumada Somalia ma jclo bal eeeg awlaad adi aaad dhashay in wax aaad siinin. Ha dhow ayeee dhahaayan waana la tagooray. Ilmahas ogow labada family way dayaceen ilmahas xalada nocee ku jirikaraan bal issheg.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 12 күн бұрын
Mnsha Allah gabadhaan waa qof ilaahay ku xiran ilaahay abayo ha kuu gargaaro aduun iyo aakhiraba adiga iyo hooyooyinka kula midka ahba aamiin murugo markaad aragto ogow laguma raago farxad baa ka danbeysaa guuleyso gacalo👍hooyo karti leh ayaad tahay mnsha Allah
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 15 күн бұрын
Waa qiso xanuun badan waxaa tahay gabar karti badan mashalaah alah haku xafido cimri dheer iyo.caafimaad aad ku korsato alaah haku siiyo
@noorein1946
@noorein1946 14 күн бұрын
😢😢 waan ilmeeyay walahi. Wan dareemikaraa xanuunka cidlada ayleedahay iyo awood la.aanta Iyo jacayl kugu xumaaday. Ehelkoo kufahmi waayay. Ilaahow inta diiqadaysan dawadooda sii
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 16 күн бұрын
Gabadhaan dad xanunsan ayey ka dhalatey dadku waligeed bay is guursan jireen Maxay ka hadleysaa yaaab
@homedecoration3735
@homedecoration3735 15 күн бұрын
Dhibtu waa hooyadeed oon soo korsan iyo carruurtoodii oonay la korin
@Beru700
@Beru700 15 күн бұрын
Because gabdhu waa yaris .caqligeedu ma korin wali waa uun iska ilme
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 15 күн бұрын
@@Beru700 da’adu caqli ma keento ibnu aadam ku caqli alle ayaa siiya
@Beru700
@Beru700 15 күн бұрын
@@fadumohassan2425 .Excellent. Balse gabadhu sida raga uma fikiran
@jaabirmmarshall7248
@jaabirmmarshall7248 16 күн бұрын
WAA barmaamijkii ugu fiicanaa runtii WAA arin qiirale walaasheen hore usocaan leenahay labada family na WAA. Ceeb IYO faadeexad kudhacdee alee ha utoobad keenaan dad ubadkoodii cadaw kadhiganaayo waligay ma arag
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 16 күн бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo Ii soo booqo channel keyga ❤
@iskufilan174
@iskufilan174 16 күн бұрын
Saas oo kale in aad ku xujeysid in lugu soo raaco maahan
@naciimo3199
@naciimo3199 15 күн бұрын
Strong momyyy 😢hooyo adag thy wllhi ilhy sida jaceshY hakula garab galo abayoo mcn😢
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 12 күн бұрын
Xanuun bdn by soo martay 😢ilaahay hku barakeeyo wll awlaadada❤
@Okayeena
@Okayeena 15 күн бұрын
Sorry qli nin xun ku heley wn kula dareemin xanunka, from bosaso
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 15 күн бұрын
I’m so sorry to hear that you go through that so much pain. May God bless you and your beautiful kids keep going. You are a strong mother sister ❤
@hawohared2814
@hawohared2814 15 күн бұрын
Ha is oran qalad baasamaysay maadan kabaaqsankarin inaad guursato ninkaas sababtoo ah yaadhalilaahaa caruurtaada absolutely labada family ba ilaahay hasoo hanuuniyo intaan nabsigii u imaan waasoo dhawyahaye always waadsaxnayd
@DeqaAbdi-o5s
@DeqaAbdi-o5s 14 күн бұрын
Aad baan ula ilmeeyay shekadaan wlhi 😢😢 cadowsanaa reer ku subxaanallah 😢
@MariamAli-uq5zh
@MariamAli-uq5zh 16 күн бұрын
Caadi maaha sister good luck ❤
@HamiishHussein
@HamiishHussein 15 күн бұрын
Hambalyo abayo waxkalo ad uqalanto an waayey qof nool masha Allah
@muniraabbas1960
@muniraabbas1960 13 күн бұрын
Friendship is gift from Allah, May Allah bless those ladies who supported you through the hardship.
@SamiraMohamud-lx9fl
@SamiraMohamud-lx9fl 14 күн бұрын
Masha Allah gabadh wngsan Illhay garabkaga ha ahaado❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 16 күн бұрын
Abayo sorry 😢😢😢😢😢 macnto horay usoco alle ha ku caawiyo 😢😢😢😢😢
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 13 күн бұрын
Familada qaar waa caawan walahi qaasatan waalidka hooyadeed wayba fogayde balse hablaha walaleheed arxan darana bisinke maxay gabdha u garab istaagi 😢
@user-no6ml5gv1o
@user-no6ml5gv1o 16 күн бұрын
Cifi walidka wall ilahay hakufududeyoo❤❤❤
@AbdihakimAliHassan
@AbdihakimAliHassan 15 күн бұрын
Waad kibirtay u tag qofkaad u cararaysay waa sax
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 15 күн бұрын
MashaAllh gabdhan caadi maahan waa hooyo adag
@user-no6ml5gv1o
@user-no6ml5gv1o 16 күн бұрын
WAA FARIID SO JAHADAY MANSHA ALL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zuhouradem
@zuhouradem 15 күн бұрын
garabka saaxiibadaheed bay ka dhiman wayday inantani alle ayaa ugu deeqay sxbo wacan hablahaasow meel walba adduunka kaga nooshihiin noloshu idinma xumayso i.a salma adna nolol khadhaadh waad soo martee alle badhaadhahaaaga ha badiyo wll
@Nasra_Abdul2
@Nasra_Abdul2 14 күн бұрын
Mashaallh abayo wasamir badantahy ilahy hakuabal mariyo ilmahagana bari hakagadhigo
@LibinCawil
@LibinCawil 13 күн бұрын
Naagi saxib magasho hayga harto❤
@7ly.5__
@7ly.5__ 15 күн бұрын
m.a gabadhaan waa gabar dulqaad io karti leh allaha kuu fududeeyo nolosha ❤
@idmannololbilla8021
@idmannololbilla8021 16 күн бұрын
Ma allh gabadh adag
@ShugriCsanad
@ShugriCsanad 15 күн бұрын
Masha alaah wll hooyo adagbaatahay ilaahay ahisukiidayo adiyo awladada kiidhalyna malin aan maata ahayn ayuu kashalyn doonaa madama kasoo bixiwaayay xaqii adkulahydeen wll guul baan kuurajanayaa horey usoco
@Sarah_cumbul
@Sarah_cumbul 16 күн бұрын
Gabadhan shekadeda aad bey ii tabatey wlhy 😢.
@gasirasheikhhassan6584
@gasirasheikhhassan6584 12 күн бұрын
Maashaa allh hablaha saaxiibadaa ah ha ilaawin isku day inaad u abaal gudo waa dad sqaaliya
@iskufilan174
@iskufilan174 16 күн бұрын
Inkaar qabihii dhalay aaqiro xaguu galayaa
@user-nk6nr4ro1d
@user-nk6nr4ro1d Күн бұрын
Hooyo adag baad tahay oo ku dayasho mudan hore oo soco oo ilahayna we hesho wlalo mcn kuso ducayneyaa 😢😢😢😢😢
@TimmiSG256
@TimmiSG256 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤Mashlh hooyo aadag🎉
@saynabjama2038
@saynabjama2038 15 күн бұрын
Wlhy waa xanuun aad ubadan wllo waan kula dareemaya❤
@user-xp8im4gp4v
@user-xp8im4gp4v 15 күн бұрын
Xanuun badnaa qisada ghabdhaan waan kaxumahy abayo😢 hablo RAGA AWLAADA jecel guursada qaarba ubad aan danba kalhayn ilaah baaiska siiyay mooyane
@ju4965
@ju4965 15 күн бұрын
Gabar wanagsan nasiib wanaagsan ❤
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 15 күн бұрын
Asc mashallh mashallh Habo allh haakugaragro❤❤❤❤❤
@nafisoshiikhabdullahi4302
@nafisoshiikhabdullahi4302 15 күн бұрын
Ax😢 waa gabadh garti badan wll nolosha rabi hakuu qurxiyo
@NimcoMuhipo
@NimcoMuhipo 15 күн бұрын
Nolol Qurux badan Ench AllaH ❤
@ummu3116
@ummu3116 15 күн бұрын
Gabadhan saa u fahmay xaalada waxaa kadan beyey dad ,cuqdad, qabiil iyo ayado rer dhaqasho diyaar u ahayn
@fardawsaalifarah4587
@fardawsaalifarah4587 14 күн бұрын
Ilmaha yar wax dambi ah ma laha asagoo hooyadiis guyrkaas lala rabin hadana haduu Allah ifka keenay ma ahayn in la takooro.waayo asaga waa innocent
@aanaan6027
@aanaan6027 14 күн бұрын
Part 3 laso dhaqso wan ka xumahay gabadha yar dhiibka gaaray Waa hooyo adag walal ilaahey caruurta haku xafido oo sida ugu dadaashay ilahey haku kaso inad hesho dadaalkadi mirihiisa
@user-gz4jd6xf4q
@user-gz4jd6xf4q 15 күн бұрын
Waslad xaaraan ah waaye ayey tidh taasi gaf ma ah miyaa?❤😂❤
@wariyesandheere1415
@wariyesandheere1415 12 күн бұрын
Wlal allaha ku fududeeyo aduunkaan wa imatixaan waana lees eegayaa qof dulqaadkiisa marka allaha ku garab galo hooyo iska cafi ma ahayn ilmahaan aan danbi lahayn in saaa loola dhaqmo lkn qofkuu wax taraayo alle ayaa og waxaan rajeynaa wiilkaas in mustaqbalkiisa meel gaaro uu madaxweyne kuu noqdo😊
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 15 күн бұрын
Hooyo karti bdn weeye salmo alle ubad haku koriyi
@user-ob3hl6vy2l
@user-ob3hl6vy2l 13 күн бұрын
Dad xun ba tihiin ilmo ay gabdhaydu ama walashay ay dhashay qabiil shisheeye igama aha
@user-ss5fw7dn7w
@user-ss5fw7dn7w 16 күн бұрын
Hooyo waa Hooyo 😢😢😢
@anabbile386
@anabbile386 15 күн бұрын
Scw
@HamdiyaSaed
@HamdiyaSaed 14 күн бұрын
Jacayl ma jiro run ahanti,jacaylka runta wa guurka kadib😮weliba kuwa nasiibka alle u siyey aya hella 😊lkn marna familyga iyo talada waalidkay nin islamed kuma doorteen😢iyaga aya i dhalay wax fcn ila raban 💯 hadey wax i helaana iyaga u labanayna sorry mam and dad😮uma qalantan in laydin dhibo....inantana wa tusalaha nool ee walidka lagu dul doorsan
@zimanawkeofficial556
@zimanawkeofficial556 14 күн бұрын
Mi quen zalma Hooyo adag tahyy alle hydin xfdiyo adiyo caruurtada qli❤nolozhu idinma xumyso
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 16 күн бұрын
Daarood nacyb bay qabaan 😂ilaahow adaan ka magalna shisheye 😂Subxanallah
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 16 күн бұрын
Idinkuna ma idinkaa naf u hayay ilmihiina saw idinkaa tuuray ma rabno idhaahday allahayow inderkay cid aan ahayn kumaan waydiisan 🤲
@suadali2598
@suadali2598 16 күн бұрын
​@@ikranhaji2241soo koriya ilmha kolay wa majerteene tan kle qoftaan is ciyaalaynaysa maxay ahayd ceeb aan cimilo iyo wax laaan ahay oo awalba ninka ku raacday may sheegine tan kle waan cuqdadaysaan bay tiri yaahu dheh kii haystay naagta cuqdadaysan ciyaalka waxaas inay bartaan ka baqayaa
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 15 күн бұрын
Ina adeerkuba so ma human karo zowj saalih ayaa ala laga baryaa qabill lama amini karo😢
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 15 күн бұрын
@@ikranhaji2241 heerin adinkoo ah Ba meel walba dadsanthiib, Heblaya xaji October , Sagal mustafe.hoodo kabo caydiid,intaso naga rag Daarood bay Soo dhigten ilma ladadiyana fir bad u ledihin Qixiii ilmhina wad ka wada cararten hoyo ilmaheda turaysa lama arag adinka Kahor wilkana asago saqira Ba ka baqaysin amu idinku Ku kora oo biri iidn laya is ledihin Subxanallah 😂😂ilaahey Ka cabsada biniadam lagama cabsado Daarood waka Landhereysanyha kana quwad wayn yaha
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 15 күн бұрын
@@ZahraHassan-xm2dh waa run wll qof xumi qabiil ma leh Allah calafka ha noo ha gaajiyo
@halwohassan5823
@halwohassan5823 15 күн бұрын
Ale haku gargaro insha alaah
@user-oj4ti3lf3i
@user-oj4ti3lf3i 15 күн бұрын
Walhi wad dhibtoty abayo ilma xanusan markad hysato cidna Kuma rabto 😭aniga wiilkyga xanunkii uku dhshay 9 sano kadib wuu iga dhinty ilahey waxka khyr bdan alaha isiiyo abayo adina waxathy hooyo adag masha alah horay usoco
@user-jr7ol6ey1r
@user-jr7ol6ey1r 14 күн бұрын
Viva Samsam, Warda, Ikraan.
@SagalAbdihamud
@SagalAbdihamud 16 күн бұрын
Subxanalaah
@CumarfaraxGuure
@CumarfaraxGuure 14 күн бұрын
Hooyo wa qaali ❤❤❤❤❤❤❤
@munaomer8597
@munaomer8597 6 күн бұрын
Anigu waxaan u arkaa in ay Arintani kumanan dumarah ku dhacday kuna dhici karto. Gabadh yar ayey aheyd lakiin waxayaabo badan oo khalad ah xageeda ah ayaan u arkaa. Ninkan ay guursatay , ee ay ka soo caraarayso taasi khalad ayey aheyd. Reerkeedu hore ayey ugu digeen markaa in ay adkeysi danbe lahaato ayey aheyd
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw 15 күн бұрын
Mashallah saxibawanagsan ay lehed
@bushraahmed-mk2et
@bushraahmed-mk2et 16 күн бұрын
Jeclow abaa wad
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 15 күн бұрын
Maskiin waa sheeko qalbi xanun badan 😭😭😭😭
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 15 күн бұрын
ILAHAY HA KA abal mariyo dhibta ad soo martay wll😢
@dahabofarah1480
@dahabofarah1480 16 күн бұрын
Ilmahaad ayeeyada u tahay waa dhiigaaga qoladay doonaan ha ahaadeen ama wiil ha dhalo ama gabar hadhasho waaridka Soomaaliyeed waa inay intaas fahmaan
@suldanohassan7856
@suldanohassan7856 14 күн бұрын
Allah aamin ma ciishodo
@user-ej3qu5pf4x
@user-ej3qu5pf4x 15 күн бұрын
Please give us the full name of the Poem and the name of the Khalif please
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 15 күн бұрын
Nin xun iyo famil xun kuhely😢
@notyourtypicalfarah7194
@notyourtypicalfarah7194 15 күн бұрын
The guy is qashin. But as man/women never marry into a family that doesn't approve of your qabil. This marriage should've never happen. The guy must've been really physically attractive and she has crazy qooq for him.
@riyaaqmohammed8530
@riyaaqmohammed8530 10 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢soray wll
@falisali8326
@falisali8326 15 күн бұрын
Soryy Abyo hore usoco waad guuleysan niinku waa kheirul masuul 😢
@CusubojaandherCaaqil
@CusubojaandherCaaqil 5 күн бұрын
Wlhi waa xanuun 😢
@hamdaabdillahi9737
@hamdaabdillahi9737 16 күн бұрын
Walhi runta hadii lasheego hablaha hadii lafuro family geda majecala
@LeilaHilal-ui9hw
@LeilaHilal-ui9hw 16 күн бұрын
Wlhi wan ka xumahay wll waxa kugu dhacay😢😢😢😢
@UbahCadet-co8mq
@UbahCadet-co8mq 12 күн бұрын
Ax abaayo waakaxumahy
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 15 күн бұрын
Subxanallh familkada mxaa ka qaldan 😢
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 16 күн бұрын
Naagaha maxad ugu waramaysa
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 16 күн бұрын
So sad history
PART 3: ILMAHAYGA TAHRIB ADAG LAGALAY SI UGA FOGEEYO NACABKODA
33:39
Ridhwan Issack
Рет қаралды 54 М.
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 100 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
QISADA YUSRAA!!@sawdamqaalib
56:31
Sawda Qaalib
Рет қаралды 76 М.
GAROOB IGA WEEN QUDBISIRO IGILISAY KADIB SIR UQARSANED OGADAY
25:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 71 М.
Hooyaday 70 Jir Ah Lacag Kaqada Kubili Jiray Kadib Saan igalay
26:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 49 М.
GABAR JECLA BA ITIRI 3 MALIN IGU GUURSO IN UUR LEHED KA SHAKIYAY
1:11:35
#farxiyotawakalfamily DUULAAN AYAA #MINYARADII IGU SOO QAADAY ANIGASE WAA.!.Q.1AAD
32:30
AX! XASKAYGA AAD  ISKU JECLEN LAKIN QASAB LA IGAGA WATAY
46:07
Ridhwan Issack
Рет қаралды 78 М.
QADANWA IYO AMAKAAG!!@SawdaBillan
24:37
Sawda Billan
Рет қаралды 52 М.
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 14 МЛН
ВОТ как ЖЕНИХ выбирает СЕБЕ невесту 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 7 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 18 МЛН