Riwaayad Cusub| Dhabar Ka Taabasho|2020 by Asad Diaby

  Рет қаралды 117,540

Asad Diaby

Asad Diaby

3 жыл бұрын

Jilida.
layla Ubax
Libaax Kabeeye
Asad Diaby
Shaafici Dhago libaax
Xamdi Xilwa
Khalaawi
Camera.
Samiir
Video Editing.
Abwaan Geesi
Special thanks.
Abwaan Maxamed Sakariye
Hoodo Love
Kayse
Kooxaha.
Maslaxo iyo Mahuran Band
Y-PEER
Thanks All My fans

Пікірлер: 184
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 жыл бұрын
Hadii aad ku cusub tahay channel keyga subscribe dheh si aad ula socotid muqaalada kale waan idin jeclahay fans thanks all
@maxamuuddaad4549
@maxamuuddaad4549 3 жыл бұрын
Ina adeer Nimo ayaan subscribe kuu siiyay mc ahaan lol
@beerlulab9008
@beerlulab9008 3 жыл бұрын
Asad waa cayile masha allah 🤟🏽
@fadumocabdisaq6287
@fadumocabdisaq6287 3 жыл бұрын
Asad gabar ku jecel bn ahaa
@team_sharma3241
@team_sharma3241 3 жыл бұрын
Subscribe taada yaa ku Dhagi kara Asad diyabi walaahi Laandheere banaan dagay tahay sxb waligay baan ku taageeri jiray kuma hayno ee wax badan soo muuqo thanks 🙏
@khaliifali6524
@khaliifali6524 3 жыл бұрын
Kkkk wacde ben mahan wad leheshen hhh
@hamseabdimuuse9926
@hamseabdimuuse9926 3 жыл бұрын
Wlhi waa dhibaato jirta ayay ruwaadu ka hadlaysaa waa wada noocaas shirkadaha waddanka ka shaqeeyaa waa ruwaayadii ugu horaysay ee xaqiiq jirta ka hadlaysa
@mohamedaliyusuph8977
@mohamedaliyusuph8977 3 жыл бұрын
Wlhi wa runta ruwaayada micno ba ku jirta
@mohamedaliyusuph8977
@mohamedaliyusuph8977 3 жыл бұрын
Ruwayo micno badan weyn
@hamseabdimuuse9926
@hamseabdimuuse9926 3 жыл бұрын
@@mohamedaliyusuph8977 ruwaayad macno badan oo run ah ka hadlaysa weeyaan
@yusufabdiyusuf1129
@yusufabdiyusuf1129 3 жыл бұрын
Intii asda taageerta iiisara
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن
@mahiryoya6463
@mahiryoya6463 3 жыл бұрын
🙏❤
@weareinlove3293
@weareinlove3293 2 жыл бұрын
Ha u yeedhin dumarka magacan oo kale ah "naya". ixtiraam dumarka si fiican. taasi waa dhib weyn oo raga somaliyeed beryahan danbe ku hayeen
@picalocali8855
@picalocali8855 3 жыл бұрын
Asad diaby nin ween big fan❤️❤️❤️❤️❤️
@kaahiyepoi8151
@kaahiyepoi8151 3 жыл бұрын
Asad waxaaa tahay nin an ku qoslay shactaradisa ama hadalkisa wall qali wan kuwataa xamar kaso salamaaa my bro
@bisharabdi3089
@bisharabdi3089 2 жыл бұрын
Wlhi qosol weye kuwan
@Orsheshow
@Orsheshow 3 жыл бұрын
Libaax kabeeye ma laantii Surxin Buu soo xasuustey ee Barisacade u dhaweyd lool legend Diabi aad ban ku salaamaya
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 3 жыл бұрын
I love area mudug❤️
@Abdikariimsheikhali2333
@Abdikariimsheikhali2333 2 жыл бұрын
ok
@caashaquwaa9564
@caashaquwaa9564 3 жыл бұрын
Zxp asad caadi ma ahan waa ini wataaa mzl
@shonishatule4154
@shonishatule4154 3 жыл бұрын
wlhi kal iyo laba u qoslay asad iyo libaax rag jira
@omardhamu763
@omardhamu763 3 жыл бұрын
Cadi ma ahan
@nimcoqaran7391
@nimcoqaran7391 3 жыл бұрын
Wlahi daacadbaan uqosla waa ina ayo kulaha🤣🤣🤣🤣🤣
@farhaanbidhi6687
@farhaanbidhi6687 3 жыл бұрын
Diaby iyo kabeeye horey u socda
@maryanali9833
@maryanali9833 Жыл бұрын
Thank you so much amazing team ❤
@mohayarre2985
@mohayarre2985 3 жыл бұрын
Tiii xumayd eee reer Abgaale🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@abdullahiamir1464
@abdullahiamir1464 3 жыл бұрын
Shahaado miyaa mise ashahaado, gabadhadu ashahaado keen bay tidhiye!!!!
@AliMohamed-dv9vb
@AliMohamed-dv9vb 3 жыл бұрын
Asad wlaahi bilaahi ilaahay wuxuu siiyay talanti waali alah Maansha alaah szb
@najaxnuur938
@najaxnuur938 3 жыл бұрын
ASAd iyo libaax kabeye horey u socda 👍
@mahamedawil6491
@mahamedawil6491 3 жыл бұрын
Keep going libaax diaby
@mohamadtobanle4139
@mohamadtobanle4139 3 жыл бұрын
Diapy iyo kabeeye labo legan ba tihiin nosobadiya sxbriwayadihiina wa dhaxal gal
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 3 жыл бұрын
Tii xumaydee reer abqaale kulahaa🤣🤣 wlhy kuwani waa funny. Waxani exactly waa waxa wadankeena kajira
@penramijuni0r410
@penramijuni0r410 3 жыл бұрын
Waa rati shaqo lageeyay😂😂😂
@cadde908
@cadde908 3 жыл бұрын
Keep going legend
@goldgang5793
@goldgang5793 3 жыл бұрын
Asad keeep going bro
@sagalmahamed9428
@sagalmahamed9428 Жыл бұрын
Ilmoredi kulahaa
@user-fv7jg5mw1k
@user-fv7jg5mw1k 8 ай бұрын
Waa ruwayad Khosal badan antenadii baa iga tagtey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@SamatarCosta
@SamatarCosta 3 жыл бұрын
Saxiixaagu ma hangool baa kumaloo diaby legend
@youngbutoldgenerationin279
@youngbutoldgenerationin279 3 жыл бұрын
1 love muduug 😍🤗
@Bwhersi
@Bwhersi 3 жыл бұрын
Siday tahay ayuu u jilayaa wlhi waa qosolkii buu iga dhameeyey
@yasminali5763
@yasminali5763 3 жыл бұрын
Keep going brother
@adenabdisamed3462
@adenabdisamed3462 3 жыл бұрын
Kkkk adeer daahir xajkuu jiraa WlHi libaax kabeeYe waa funnY😂
@osmanwusuge671
@osmanwusuge671 3 жыл бұрын
Asad daiby eeboow waxaa tahay talent men horay usoco
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Somalia waxa kajira weeye kkk
@mahadismo1478
@mahadismo1478 3 жыл бұрын
Wlhi wa riwaayad wx badn ka turjumasa halka akhri wa xaqiq dad aan wxba aqoon in meelha la geeyo
@hoodoabdi4930
@hoodoabdi4930 3 жыл бұрын
Asad iyo libax kabeye wan idin wataa zhp
@abdullahijariin8142
@abdullahijariin8142 3 жыл бұрын
Kkk saxiixu ma han goolbaa kabtan Asad
@deqyazin7881
@deqyazin7881 3 жыл бұрын
waan kutaageeraa sxb soo badi riwaayadaha iyo sheekooyinka
@mrGamer-gm3wn
@mrGamer-gm3wn 3 жыл бұрын
Asad iyo libaax kabeye horay u socda hdde meel madax u sareeya mdaxa ayaad ii saran tihiin from France but i from xarfo
@zaki_26
@zaki_26 3 жыл бұрын
Asad keep going sxb muqaalo xasaasi so dhig inshallah
@mohamedabdi8008
@mohamedabdi8008 3 жыл бұрын
Asad riwaayadaha soo badi zhp
@computertechnical9559
@computertechnical9559 3 жыл бұрын
first comment wlhi team asad waan wata
@superstar.19
@superstar.19 3 жыл бұрын
Ni0 nosoo badiya ruwayadaha ayaantan waad seexateene landheeereayaal
@deerlyrics4865
@deerlyrics4865 3 жыл бұрын
Asad daiby Legend
@abasabdullahi6340
@abasabdullahi6340 2 жыл бұрын
Marki la yiri gabadhaan waa xog-hayn, kuye ma ina xog haayaa.🤣🤣 asad iyo libaax kabayee, waxad tiihiin bediilkii sooraan AUN iyo jawaan.
@mohamettaabdiaziiz3818
@mohamettaabdiaziiz3818 2 жыл бұрын
Wa sooo xaxysty kulahaa hhh
@fahanmoha594
@fahanmoha594 3 жыл бұрын
Ayadana korsi aykuraxeysata aya uyela kulaha
@muniiracabdikariim2023
@muniiracabdikariim2023 3 жыл бұрын
Kkkkkk wllhi ninkaas wankuqosley ..waakursiraaxo kulahaa
@sahalraage1097
@sahalraage1097 3 жыл бұрын
Adna imtixaanka w ba keenta 😁😁asad afsomalo wa dhameeyay
@garmaqatevlogs4640
@garmaqatevlogs4640 3 жыл бұрын
Keep going
@abdirisaakdanan9254
@abdirisaakdanan9254 3 жыл бұрын
Wlahi so Funy diaby
@maxameddeeq9833
@maxameddeeq9833 3 жыл бұрын
Bahasha wareegeysa kulahaa
@MohamedOmar-gg7qo
@MohamedOmar-gg7qo 3 жыл бұрын
Keep going caaqa ree xarfo waan kudanaa gar iyo gardaraba🤣
@maxmedduufaan6693
@maxmedduufaan6693 3 жыл бұрын
Rawayada walahi bilahi rerka ma
@Ubax2007
@Ubax2007 3 жыл бұрын
MashAllah
@waayeelkajaqafsada4962
@waayeelkajaqafsada4962 3 жыл бұрын
adba imtixaanka W baa keentay kulahaa hhhh
@abdiraxiimcabaaye1920
@abdiraxiimcabaaye1920 3 жыл бұрын
Xaqiiqda dhabta ah ayad ka hadsheen sabbto ah garowe dadka joga 2010 ayay magalo so galeen hadanah waxay ku leyihiin cilmi ban lenahy aderayalow faroole aya magalada idin so geliyay keep going asad and libaax kabeeye
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 3 жыл бұрын
Saxeexagu mahangoolba asad diabi shaydaan 🤣🤣🤣🤣
@mahadismo1478
@mahadismo1478 3 жыл бұрын
Kkkkkk il madoori
@mohamedabdi8008
@mohamedabdi8008 3 жыл бұрын
Dabayl baaku jirta kulahaa asad diaby
@AbdiraxiimAbdiwali-sm4rw
@AbdiraxiimAbdiwali-sm4rw Жыл бұрын
Kkkkkkkkk ilmaroodi kulaha😂😂😂
@maxamedcabdi762
@maxamedcabdi762 3 жыл бұрын
32 sano.ayaan ri waayad Dhigaye😃
@yusufabdiyusuf1129
@yusufabdiyusuf1129 3 жыл бұрын
Sxbkay Asad abou diaby horay usoco wlo qli
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 3 жыл бұрын
Ayadu waa ina Ayo😂
@sacaadomaxamed1875
@sacaadomaxamed1875 3 жыл бұрын
Waxeey hadleeysaa waa qica dhabta ah ee kajira soo maalida
@musse_ali
@musse_ali 3 жыл бұрын
Been mahaan waan arkey taaas maaalin baa meel aan ka shaqaynayey ayaa maamulku waxay ku soo dareen wiil kle markaas bay igu dhaheen tababar Markaas baa tababarku waa caaadi Lkn waxaa tababari kartaaa qof wax ubilaabann yihiin lkn qof siiro ah Yaaab.com
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
waan soo kaxeestay kursiga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@maahirudiin4865
@maahirudiin4865 3 жыл бұрын
Asad wanku wataa wallo qosol iguma harin
@hamzacazka6070
@hamzacazka6070 3 жыл бұрын
Ashahaado College baad hyztaa la zaaa ir
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 3 жыл бұрын
Really aad baad iga qoslisan😂😂🤣🤣
@keyfkafisa2161
@keyfkafisa2161 3 жыл бұрын
Wayga gadan tahy Riwayadn
@adnanhassan4030
@adnanhassan4030 3 жыл бұрын
Asad diaby 32 sano ayuu jilaayey riwaayadaha, Ayeeydiis Axado yaasin isaga toona lama arko Cajiib😀
@aqoonmediaproduction5930
@aqoonmediaproduction5930 3 жыл бұрын
Sheeko waaqici ah weeye
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
Abwaan inbadan baan kusugeynaye riwayada makujirtaa
@Mowliid2024
@Mowliid2024 3 жыл бұрын
Waa sookaxaystay
@greatsomaliatv3026
@greatsomaliatv3026 3 жыл бұрын
Qaladaadka nooso daa asad
@ifrahabdinour2120
@ifrahabdinour2120 3 жыл бұрын
Qosalkaa iga dhmaady wlihi
@crshk1256
@crshk1256 3 жыл бұрын
ma maan goolba kkkkkkkkkkkkkkk kulaha
@timo6867
@timo6867 3 жыл бұрын
Hhhhh ruwaayad Ka badan
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
Mise kuma jirtidoo madaawado riwaayada anigu run yaqaan reer mudugaan ahaye
@faadumoqliallxmdlilah8951
@faadumoqliallxmdlilah8951 3 жыл бұрын
ILOVE you Reer mudug
@ahmedjamaalaj5789
@ahmedjamaalaj5789 3 жыл бұрын
Ookiyaale mawadatide😂
@daganjaamac7641
@daganjaamac7641 3 жыл бұрын
Ceelka kuyeh mamagalaa ceelku sowkii biyaha mahan
@hassanmodel25
@hassanmodel25 3 жыл бұрын
Wad iska dawatan inta ila araktay ulajedo inay tahay 😂
@ahmedjamaalaj5789
@ahmedjamaalaj5789 3 жыл бұрын
Imtixaanka w baa keentay 😂😂😂😂😂
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 3 жыл бұрын
ana godob jiidaal 😂😂😂😂
@salmanisiach9356
@salmanisiach9356 3 жыл бұрын
Sxb waan kutaageeraa
@axmedcagaf7287
@axmedcagaf7287 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk kursiga wan soo kaxaystay kulahaa
@burhaanhayir5410
@burhaanhayir5410 3 жыл бұрын
Laandheraha reer mudugu shegn bn grn wayey
@mohammedhussiehassan4689
@mohammedhussiehassan4689 3 жыл бұрын
Privateka imtixaanka Fbuu ka keenay
@mohamedmuktaribrahim6256
@mohamedmuktaribrahim6256 3 жыл бұрын
Libaax kabaye
@abdirahmanwacays4066
@abdirahmanwacays4066 3 жыл бұрын
Lax rinji cabtay war gabadha way kaaga kacday hhhh
@muhudinhassanmohamud4899
@muhudinhassanmohamud4899 3 жыл бұрын
video 32:32
@asmaismail868
@asmaismail868 3 жыл бұрын
💕💕💕💕💕
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 жыл бұрын
Midka geedka armuu kadhacaa
@yasinladane172
@yasinladane172 3 жыл бұрын
maxaa ina aYaHeeda kaaa GalaY😂😂😂
@raewinters8723
@raewinters8723 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣masha allaah 🤣🤣🤣🤣👍🤣🤣🤣🤣👍🤣🤣🤣🤣
@ahmettsergio7542
@ahmettsergio7542 3 жыл бұрын
Powe asad kep going pro
@abdalleahmed4819
@abdalleahmed4819 3 жыл бұрын
Kursigii lagaxaystay iyo photocopygii maalina suuliga noqday maantana talaagada noqday One more Videos Asad brother hadii kale waakusawirayaa😂😂
@taygaonline1059
@taygaonline1059 3 жыл бұрын
Kkkkkk Ina xoghaye miyaa kulahaaa
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,2 МЛН
DAAWO RUWAYAD JACAYLKII BUKAANKA ASAD ABOU DIABY
17:40
Halmaal Media
Рет қаралды 63 М.
SHEEKO GAABAN IIWAD HADAN IIWAD WAA IGU SOCATAAYE
50:49
aashaano
Рет қаралды 1,7 МЛН
sheeko aad u xigmad badan
1:50
SHARIIF OFFICIAL
Рет қаралды 9 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 74 М.
RIWAAYADII UGU QOSOLKA BADNAYD || KA XAA-XAABI || HHH by Libaax kabeeye.
11:37
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 248 М.