Riwaayadii ugu Qosolka Badnayd||IGA DHAGEYSO||Asad Diaby iyo Muna Faysal|Maxaa Kala Qabsadey 2021😂

  Рет қаралды 83,334

Asad Diaby

Asad Diaby

3 жыл бұрын

Thanks all My friends.
Special thanks.
Moohaan
jEegO
Gaaxnuug
Abwaan Shiilka
Qamar
Muna Faysal
our sister
Hawo Abdul
Abdullahi Abdul
Junior Team.
Ciyaalka Xaafada.
Magaalada Gaalkacyo.
Goobaha.
HAAZ
Sumaya Restuarant.
Camera and Video.
1.Moohaan
2.Jeego
Video Editing.
Jeego Official.
Director.
Asad Diaby
Soo Saaristii.
Asad Diaby.
Nagu soo biira our Fans
Hadii aad soo booqatay
Channel keyga Asad Diaby
Subscribe Saar si aad ula
socotid muqaalo kale oo
Cusub iyo Sheekooyin qosol badan
Waan idin jeclahay taageerahayga
Meel Walba oo aad Joogtaan.
one love legends

Пікірлер: 399
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 жыл бұрын
Waxaan riwaayad lama oran karo walahi ee magac kale u bixiya kkkkkkk hadii ay tahay markii kuugu horeysay ee aad nasoo booqatid subscribe noo saar bilaa sharuud hadii aad ila joogtayna Mahadsanid my PEOPLE madaxa ayaad ii saaran tihiin ii qosla mar walba farxadiina ayan u noolahay
@suldaamocali8711
@suldaamocali8711 3 жыл бұрын
Wlhi meesheedi ayaad dhigteen dumarka wada waashay ee tiktok taagan waa sida lagu soo waalay sidaan noosoo badiya muna riwaayadii jinka ayaan kujeclaa
@hassanisse691
@hassanisse691 3 жыл бұрын
Qowdhan wacade Magac baa ka racay asadow
@hassanisse691
@hassanisse691 3 жыл бұрын
Iyadana iga dhagayso u bixi
@mohamedafgub5055
@mohamedafgub5055 3 жыл бұрын
Hhhhhhh asadow sxb sheeka ku haya ee isoo qbo sxb
@fehimahajji4363
@fehimahajji4363 3 жыл бұрын
Wllhi wanku haystaa ruwayadan Wll asad nosoo badiyaa keep going🙏
@bushraismacil7730
@bushraismacil7730 3 жыл бұрын
Yaa ila arkay inay muni codki badashay Oo reer mudug mataleso😂
@FM-vq4dz
@FM-vq4dz 3 жыл бұрын
Waan arkaa wlhi 🤣🤣🤣 ar anagaa wax aragnay
@gobyareofficial4188
@gobyareofficial4188 3 жыл бұрын
Wlhy wan kula arkey
@apdi_rizakshawr2595
@apdi_rizakshawr2595 3 жыл бұрын
Qofkii Khamiis waalan rabaa Arbaca ayuu faraha taag taagaa😂😂 asad diaby legend 👋
@apdikareemkaiseofficial9786
@apdikareemkaiseofficial9786 3 жыл бұрын
Khadar safarsame🙏🙏
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 3 жыл бұрын
Walee muna Faysal wa actor weynaatay walee keep going sis
@waxkabarojacaylka5367
@waxkabarojacaylka5367 3 жыл бұрын
Asad diyabi nio wan ku xisay wlhi inan kula jiro riwaayad baa jirta
@abdulomer4370
@abdulomer4370 3 жыл бұрын
Kkk Ama fanka saa ugu sii jir😂 nin adag wnku wadanaa aabo From #Jubbaland✌
@abdimalikmohamed1210
@abdimalikmohamed1210 3 жыл бұрын
Gopolkeyga♥️
@sahrasuubanyousuf9613
@sahrasuubanyousuf9613 3 жыл бұрын
Hhhhh Alla qosol drti maba duben vedioga 😂😂😂😅😅yaa ogaada inta jer o lajaray
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 3 жыл бұрын
😂😂😂 waa itixaan balo aan lagula ogeyn yartu waa funny si fcn bey u jishey
@pro___serbia
@pro___serbia 3 жыл бұрын
Asad diaby awle maxamed awle inaadeerow ifahansii magcaas 🤣🤣🤣🤣🙏
@mohaeshwa175
@mohaeshwa175 3 жыл бұрын
Asad diaby wlhi istelkaga ku qosla iyo qabka ruwayada uga fal cilineyso sxb keep going wlhi lengend soo baxaya tahay
@fatmakheyre7771
@fatmakheyre7771 3 жыл бұрын
Muna waa iga qoslisay😅😅😅
@xidiga.....4019
@xidiga.....4019 3 жыл бұрын
Munoy fanka kuu baahan😂
@shaakircaalcad9046
@shaakircaalcad9046 3 жыл бұрын
wxaan Riwayad lama Oran karoh waa wax kaleh😍😍😍😍
@mohhamettelawil9563
@mohhamettelawil9563 3 жыл бұрын
Asad diaby wllhi wxad thy qof talent alle ku manaysty
@yasminali5763
@yasminali5763 3 жыл бұрын
Muna walaahi sifiican ayaad ujishay you're comedy top 10 and also funny I loved keep up and make 2cnd part 🙏😍
@ahmedsaed2943
@ahmedsaed2943 3 жыл бұрын
Ader asad diaby gorme riwayada wda jilayna first comment
@king_______feysal9719
@king_______feysal9719 3 жыл бұрын
Asad iyo muno feysal waa nii wataa
@zehraahassan9771
@zehraahassan9771 3 жыл бұрын
My legend asad another level 😂😂😂
@sahaydaaqiromedia143
@sahaydaaqiromedia143 3 жыл бұрын
Wll illahy dartiis iigu saar 💗ilaahay naarta hakaa 💗xoreeyo💗Aamiin
@baskaxchannel8215
@baskaxchannel8215 3 жыл бұрын
One love asad diyabi iyo team kiisa😍😍
@obayd4617
@obayd4617 3 жыл бұрын
9:51 Shati madoobaha: Nio mxaa ku helay.. Asad diaby: qoladi korontada miyaa tahaya. 🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamudsabriye2764
@maxamudsabriye2764 2 жыл бұрын
Wlhi qosol ikuma harin keep going bro asad
@zakixaaji3403
@zakixaaji3403 3 жыл бұрын
Legend riwaayadaha noso badi
@janaaletube1487
@janaaletube1487 3 жыл бұрын
First view from hrgeisa
@mohomeddeck7243
@mohomeddeck7243 3 жыл бұрын
Tii hore baan ii kaxeey ku furay tanna iga dhageyso ar yaab badanaa!!!!!!asad diaby funny waaye wllhi hore usoco bowe
@axmedali6422
@axmedali6422 3 жыл бұрын
Iga dhagayso 😆😆legend asad diyaabi
@ducoofficial
@ducoofficial 3 жыл бұрын
1k igaadhsiiya asxabtayda qaliga ah bilaashuruud
@kaahaahmed6778
@kaahaahmed6778 3 жыл бұрын
Waa xabeeebtay saa u qoslayay wlhi tnx diaby ❣😂😂😂😂
@yasminali5763
@yasminali5763 3 жыл бұрын
Taagero buuxda all of you keep going 🥰
@khaackhaac989
@khaackhaac989 3 жыл бұрын
M .a funny waaye wllhi bro keep gonig muqsisho kasoo salaaamya adi iyo asxaaptaada.
@samirayasiin7805
@samirayasiin7805 3 жыл бұрын
Bbe horo mar wacan👍🤣🤣🤣
@laylaabdirahman9163
@laylaabdirahman9163 3 жыл бұрын
wallahy beerka icas😂😂😂
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 3 жыл бұрын
Keep going Sxb
@mahameddeeganoodmahameddee2714
@mahameddeeganoodmahameddee2714 3 жыл бұрын
Keep going asad diaby lagend
@sumayaaadan7216
@sumayaaadan7216 3 жыл бұрын
Muna faysal wan kuwataa wllhye wad iga qoslisay runtii 🤣🤣😘 keep going wll
@hapsahussein2268
@hapsahussein2268 3 жыл бұрын
Muna faysal jilinka wallahi halkeeday dhigtaa😀😂
@mcagafqaaje8076
@mcagafqaaje8076 3 жыл бұрын
Mansha Allah asxabta runtii waad iga qosliseen horay u socda
@Bwhersi
@Bwhersi 3 жыл бұрын
Legend one and only Asad Biaby
@farduusdeqsanfarduusdeqsan7104
@farduusdeqsanfarduusdeqsan7104 3 жыл бұрын
😅😅
@mohanyare69
@mohanyare69 3 жыл бұрын
Faankada tageeraan kulaha Asad legend the one and only 🙏🙏🙏
@caaqilka3712
@caaqilka3712 3 жыл бұрын
Alla qosol badana
@nasraelmi9780
@nasraelmi9780 3 жыл бұрын
Keep rocking guys
@ferihasayit
@ferihasayit 3 жыл бұрын
Fankaan kuu kaxaynaya maii raacaysa😭💀😂 walhi si daacad ah baan uqoslay
@fishaalguray2453
@fishaalguray2453 3 жыл бұрын
Diyaabi legend Waan ku aminsanahay
@farduskaka5379
@farduskaka5379 3 жыл бұрын
Asad Diabi my legend walaalkay guuleyso❤️❤️❤️ waxaad ixasuusisay riwayadii iikaxayso Muna Faysal sidokle guulayso❤️❤️❤️ Noosoobadiya riwayadaha
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 3 жыл бұрын
war wxn cod lama oran karo ina FaysaleeeY Keep Going🙃🙃🙃
@usamecabdi696
@usamecabdi696 3 жыл бұрын
Hore usoco wlaal🥰
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Www Amazing Muna and keep going
@highflyer215
@highflyer215 3 жыл бұрын
Igadhagayso, Diaby; kabax🤣🤣🤣 Gabadhas mustaqbal bay leedahay fcn
@sowdasiman1137
@sowdasiman1137 3 жыл бұрын
First comment salaan sare asad
@abdiftaxyare8266
@abdiftaxyare8266 3 жыл бұрын
Sxp asad diyaapi qofki ugu horeya ahay
@rahmoabdullahi8591
@rahmoabdullahi8591 3 жыл бұрын
Inta tiktok ka soo aragtay soona carartay like ta saara hhh so funny 🤣🤣🤣🤣🤣
@luulcagaweyne497
@luulcagaweyne497 3 жыл бұрын
asad noso badiyaa wan ku hestaa wallhi ❤
@ismailxusen7654
@ismailxusen7654 3 жыл бұрын
qaladaadka soo dhig sxb waa codsi
@faisalalinur9855
@faisalalinur9855 3 жыл бұрын
Keep going bro
@maxamedsergio2963
@maxamedsergio2963 3 жыл бұрын
Legend asad diyabi 👍
@wahiibcade1043
@wahiibcade1043 3 жыл бұрын
fankaa kuubaahan 😂😂😂 hadaad waalantahay hadana qof kaa waala lama waayayo
@mohamedofficial3883
@mohamedofficial3883 3 жыл бұрын
Keep going ❤
@truechelseafan_official985
@truechelseafan_official985 3 жыл бұрын
Awle maxamed awle ☝️
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 3 жыл бұрын
Khasab buu nagu baray
@naimanayrus4478
@naimanayrus4478 3 жыл бұрын
Ishcalaa Riwaayad🥰
@AXMEDABDIAxmed
@AXMEDABDIAxmed Ай бұрын
Wlhi waa wax kale😂😂😂
@haniwarsame9773
@haniwarsame9773 3 жыл бұрын
inta ila aragtay gabadha niqaaBka xiran inay tahay moohaan walaashii like ii saar
@socotochannel2972
@socotochannel2972 3 жыл бұрын
Caaq asad abu diabi😂😂
@abdirahmaansolteco9415
@abdirahmaansolteco9415 3 жыл бұрын
Legend✅
@zaytum
@zaytum 3 жыл бұрын
Kkkkkkk oohin😭😭😭😭 iyo kufac baa iga timid 👍 tani riwaayad lama dhaho waa film inaba caadi ma aha
@NimcoYuusuf-cw8ft
@NimcoYuusuf-cw8ft Жыл бұрын
Hhhhhhhh riwayaday cajiib🤣🤣🤣
@mustafeMS
@mustafeMS 3 жыл бұрын
War waa wax kale
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 3 жыл бұрын
Fanan noqo kkkkkk 😅🤣 coodka dhagaysiigiisa allah danbii dhaaf ha iga dhiigo funny 😆😄🤣
@axlaamali7560
@axlaamali7560 3 жыл бұрын
Kabax kulahaa 🤣🤣🤣🤣😢😢igadhagyso ala beerka muno faysal zharf itahay inaa puntland joogto ♥️♥️♥️
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 3 жыл бұрын
Ilqeyte agtiisa waa inaan soo dagaa caan caan dhalay😂
@Daadir_updulhi1
@Daadir_updulhi1 3 жыл бұрын
Yaa igu khaldaysaah 😃
@amancabdikarimofficial2610
@amancabdikarimofficial2610 3 жыл бұрын
walah manooli
@xuskajr5847
@xuskajr5847 3 жыл бұрын
Muna faysal❤️❤️🔥🔥
@bushraisse9855
@bushraisse9855 3 жыл бұрын
Ma quraanba ha sahlanina wll wax lagu luuqeeyoo quraan ka macaan ma jiree
@Amiirjeego
@Amiirjeego 3 жыл бұрын
Tan Riwaayad lama oran Karo Magac kale haloo bixiyo 😍😍😍
@ridwaan5949
@ridwaan5949 2 жыл бұрын
Naag ina ilqayte ah 😂😂😂
@wacdiiyowaano1449
@wacdiiyowaano1449 3 жыл бұрын
Asad waa ku wataa sxb dariskane xaqdhoowr 😂😂😂😂
@zumayazuuzu4557
@zumayazuuzu4557 3 жыл бұрын
Horey usocda👋
@murtitv6518
@murtitv6518 3 жыл бұрын
Muna faysal waa jillaa caali ah
@amiiraaadan800
@amiiraaadan800 3 жыл бұрын
Muna FaYzaL waa anOthEr lEveL 😹😹😂😂
@osmanwusuge671
@osmanwusuge671 3 жыл бұрын
Waaa qoslay walaahi
@nadwomaxmed892
@nadwomaxmed892 3 жыл бұрын
Waa ruwayad qosol badan soobadiya
@fatmamaxamuud9851
@fatmamaxamuud9851 3 жыл бұрын
Riwayadan qosol iyo xikmad weeye wlhi markay ciyalku cayrzanyan banba ka helay waa wxy ku arkeen😃💜
@sagalmohamuud1584
@sagalmohamuud1584 3 жыл бұрын
Alla qaladaadka inoosoodaaya 😂😂😂😂
@aarcade8634
@aarcade8634 3 жыл бұрын
Kuwa heesa waa loo soo galay😂
@zhakirchannel2535
@zhakirchannel2535 3 жыл бұрын
Wllh dacad iga qosliza zxp Allha ku xafido wll i.a❤
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 3 жыл бұрын
Heesaha iga dhageyso kulaha 😀
@najlomaxamed7532
@najlomaxamed7532 2 жыл бұрын
Qofkii qamis walanaya arbacu faraha tagtaga kulahaa😀😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅
@gaalkacayomudug7627
@gaalkacayomudug7627 3 жыл бұрын
19:43 waawareeey darisow iskusobaxa kkkkkkkkkkk
@aminaqaraami
@aminaqaraami 3 жыл бұрын
Asad iyo teamka Mudug guul iyo gobonimo zxpo yaal
@ayaancabdishugri956
@ayaancabdishugri956 2 жыл бұрын
Thnks
@roodaabdi3153
@roodaabdi3153 3 жыл бұрын
Naa zureerey😁😅😅🤣🤣
@amiiraashour142
@amiiraashour142 3 жыл бұрын
One Love AsaD io Team kiisa ❤
@munaliizaahmed3869
@munaliizaahmed3869 3 жыл бұрын
Way heestaa kulahaa😂😂😂😂
@maxamednishow7917
@maxamednishow7917 3 жыл бұрын
Waw wankuxisnay asad libax jilinkina
@abdullahihareed2769
@abdullahihareed2769 3 жыл бұрын
Wlhi qosol dartiis aan lafiirsan wayay asad io team kiisa waa idinwata sxb
@masterofficial3696
@masterofficial3696 3 жыл бұрын
M.A horay usoco pro
@gaax-nuugvlogs3114
@gaax-nuugvlogs3114 3 жыл бұрын
like ii_saara inta ila aragtay inaan ku jiro riwaayada🤣🤣🤣
@cabdirisaaq9437
@cabdirisaaq9437 3 жыл бұрын
Macawusta yey kaa dhicin adgeyso 😂😂😂
@crisaaq7779
@crisaaq7779 3 жыл бұрын
ASAD TUUG BUU AHAAN JIRAY SIDA UU UCARARAYO MAR ARKAYSEYN 😂😂😂
@saabirinabshir8391
@saabirinabshir8391 3 жыл бұрын
Masha alh nolada kuligiin wlalhy qali Muno iyo Asad man kawataa ani😅😅😅🤣🤣❤
@inabiniadam3037
@inabiniadam3037 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 fankaa u baahan gabadhaas
@sayeidomar281
@sayeidomar281 3 жыл бұрын
Kabax kulahaa😄😄
@salmamustafe4530
@salmamustafe4530 3 жыл бұрын
Hadii aaaN aaaaN aaaN muna faysaileYyyyyyyy faNka ku paaHaN❤️😂✌️🎶
RIWAAYADII || I FIIRSO|| QUMAYO QAALI IYO QOMBOB...?
20:32
Asad Diaby
Рет қаралды 46 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 53 МЛН
GURI BARWAAQO IYO ABWAAN GARAAD 2016 HD
34:31
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 358 М.
DAAWO RUWAYAD JACAYLKII BUKAANKA ASAD ABOU DIABY
17:40
Halmaal Media
Рет қаралды 63 М.
SHEEKO AGDHIGA
6:56
Halmaal Media
Рет қаралды 137 М.
GURI  BARWAAQO RIWAYADI SAYID MAXAMAD CABDALE XASAN
7:02
Guri Barwaaqo Tv
Рет қаралды 886 М.