😂😂😂😂7 years ago malaga yaabaa in hadda ay PhD sidato😂
@maxamedc-raxman79292 жыл бұрын
alle ha u naxariisto sooran
@wiilwanaaagsan67946 жыл бұрын
hhhh inanta yari MA hoos u bax baaa sooraaan😅😅😅
@ahmedkhayr75345 жыл бұрын
Waraabuhu Yaa Waraabe Maxaya?
@abdialimohamed45794 жыл бұрын
Copy right iyo waxaan aad dhex eryaysaan maad ka daysaan filmka🤔🤔🤔!!!
@ducaysaneduca294010 жыл бұрын
waa dad nadam san oo khatara tanyari waxay ka socotaa hayada ..
@mr.haatuf87269 жыл бұрын
lkn raga kamaradu siminaar ayay ubaahanyihiin
@ahmedkhayr75345 жыл бұрын
Af Somaaliga Hagaa Jisaaa Ku Irri 😁
@maxamuudceerigaabo46465 жыл бұрын
Kkķkkk waraabuhu sidee duurjoogta ula dhaqmaa marka la waydiinato ?hhhhh muxuu yidhi waraabe maxaya ku lahaa ala beerka ta kale marka y danbayso jawaan muxuu waydiiyey kulahaa inanta qoladeedii iimaad sheegin wlahay waa top riwaayadani
@hoodosaxardiid995810 жыл бұрын
Hhhh walahi sooraan waa imtaxan isaga iyo tan yar ee la socotaa Waraabuhu sidee buu u dhaqmaa duurjoogta ayaa cilmi ay aan ku qoslayyaa anuu ikkk
@dabjacyl217010 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk mansha aalh wllhy dadka reer burco waxa ku jira xigmad waayo waxada aragataa macaal caruurtooda siday wax u matalyaaan marka aynu eegno macaal hal abuurka ugu badan ama abwaaniinta caanka ah waxay ka soo jeedan magaalada burco sida aad wada ogtihiin
@alidaud130910 жыл бұрын
hhhhhhhh ha sxb ila cashuur dhafki baranay awal manu aqoone shekooyinkase ilahow nooda ader silanyo
@abdimoge38397 жыл бұрын
Ali Daud iskuday abow magaca Alle inaad kabilawdo capital letter.
@mr.haatuf87269 жыл бұрын
kkkkk waa maxay awrka hayinka ahi marka uu gaboobo? waa in laqalo uun dee soraan so funy
@abuturke528610 жыл бұрын
kkkkkkkkk walaahi waa wacyigalin hadii wax aynu ku qaadanayno
@3starsasa35510 жыл бұрын
maxaa dhacay qeybtii 3aad
@samataryasin590010 жыл бұрын
walahi nimankan sooran iyo jawaan macnahoodu uu fog yahay maha riwayad lakin waa wax jira inanta yaree hay ada wadata waa dhab somaliland wayka jirtaa bahdilaadu iyo waliba ta wax baraysa kan lacagta iyo xoolaha uruurinaya iman lida dawlda waxaa aad baan u dhuuxay filmkan waay ay wanasan tahay sida aad runta u cadeeynaysaan
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و6 жыл бұрын
😂😂😂 Oo ina adeer ma adiga gawinaya
@somalireader674310 жыл бұрын
kkkkkkkkk eesh cala rag lagu qoslo lkb part 3 ayaan sugaynaa wali inigama hayno *****
@mubaarikosmaan27123 ай бұрын
9years ag0
@alidaud130910 жыл бұрын
walahi reer burco ila cashuur dhafkibay barteen intu silnayo joogay kkk wad lahysatan alahaynoodayo ader silanyo
@gangabande7560Ай бұрын
2025
@abdulahiahmed50679 жыл бұрын
waa waraabe kale so funy
@abdisalamabdullahi639510 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahay riwaayadan aad baan ula dhacay waxay ku fadhidaa xikmad waxayna run ka sheegaysaa waxa jira, laakiin waxaan idinka codsanayaa qaybtii 3 aad ind soo galisaan waanaad mahad santihiin.
@abdinuux817110 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar tan yar ee masiibada ah maxay ahayd ma ina JAWAANBAA tolow walaahay ta yarbaa aad iga yaabisay lkn waxa ku jira macna wayn meesha