Riwaayad qosol badan ||Xeeladeysi|| Libaax Kabeeye-Shaambiye -Waanbiye iyo Asad Diaby || Garoowe2021

  Рет қаралды 135,518

Asad Diaby

Asad Diaby

3 жыл бұрын

Пікірлер: 228
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 жыл бұрын
Waa tusbax Go'ay riwaayadaha kkkk ee hadii ay tahay markii kuugu horeysay ee aad Nasoo booqatid subscribe saar si aad ula socotid muqaalo kale oo cusub thanks for watching my fans one love
@apdirahmanqayloh3646
@apdirahmanqayloh3646 3 жыл бұрын
Kkkk.alla garacsana🤣
@maxamedfaarax4935
@maxamedfaarax4935 3 жыл бұрын
Kkkk asad Cabudwaaq imow adiga asad libax kabeeye waa ku tagernaa sxb
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 3 жыл бұрын
Asad caawa balaaya ku heshay waa kaa diirteen
@shaakircaalcad9046
@shaakircaalcad9046 3 жыл бұрын
kusiidayay anigu😀😀😀
@cabdalemaxamuud7390
@cabdalemaxamuud7390 3 жыл бұрын
Asadow anaga miyaa nawaalaysaa kabalayeeri waa soo ahaan jirtay hanagaadin anaga role keeda yaa kufahansiiyey waa zxpkaa Abdulaahi Mohammed ducaale from sanaag magaalada badhan magaciina waa kaas ee ha igaga kaajin nacalaaye
@ibnuqoobey9339
@ibnuqoobey9339 3 жыл бұрын
From hargeisa zxp asadow libaah baad tahay walahi aa qoslay ragga kalana waan idin salamay
@sharmarkeyusuf5770
@sharmarkeyusuf5770 3 жыл бұрын
Asad Diaby 4:50m "Illaahy bariis buu cabitaan kaaga dhigay, waa isku shubtey" waxa uqalntaan 1 milion subscribers
@yussufarab5380
@yussufarab5380 3 жыл бұрын
Intaas funny weyee
@mohamedabshir4593
@mohamedabshir4593 3 жыл бұрын
Il biriqsi bariska ku cuntey ilah bariska cabitan kaga dhigey legend wa ku wata always🙏🙏❤❤
@cimraanxhakak6328
@cimraanxhakak6328 3 жыл бұрын
Digir suugaleh 😂😂Asad diaby legend..💞🤙
@bukhari4410
@bukhari4410 3 жыл бұрын
Mreshan qosol bn usoo doonta wlhi Channelka kliyah iga qosliya walli ma daawan ino bilow Asad diaby Keep going adna🙏🏽🙏🏽
@bilanjaamac3368
@bilanjaamac3368 3 жыл бұрын
Asad abou diaby iyo nadiir hore u socda🥰
@nashaadismailsiciid3478
@nashaadismailsiciid3478 3 жыл бұрын
Libaax kabeeye umadena maha socodkiisa mad ka dareentan ku yeeh🤣🤣🤣
@mofaliye9193
@mofaliye9193 3 жыл бұрын
Asad wallahi anigu wanku wataaa🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Legend Asad horumar wacan taageero buuxa from Jigjiga
@qayzhassan3971
@qayzhassan3971 3 жыл бұрын
Iyagoo 9 sagala 0.5 ka qaad wr asadow Ragu ma Labo cabitaney isku soo wada raaceen mxay ahayen awrta😅
@cabdicawil732
@cabdicawil732 3 жыл бұрын
Digir suugaleh waa dalab cusub ASAD DIABY GOOD TAALENT😁
@abdullahidaahir4890
@abdullahidaahir4890 3 жыл бұрын
Wiilka yarka legend weeye wlhi😅🤣🤣
@ahmedmahamed3796
@ahmedmahamed3796 3 жыл бұрын
Haa wlahay iimanka laga qaad kulahaaa
@shaakircaalcad9046
@shaakircaalcad9046 3 жыл бұрын
schoolka Afraad kudhacay😀😀😀😀
@mariacadey5081
@mariacadey5081 3 жыл бұрын
ader ninka isga siqabdaran wax ucunaye imaka allah hakaqade cuniga Yar waa fani walhi wan fure 😂😂😂____________________Ramadan karim
@apdirahmanqayloh3646
@apdirahmanqayloh3646 3 жыл бұрын
Ka yar ana ka shidane🤣
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 3 жыл бұрын
Sawirkaas 100 nagood ee usarantahay baan arkee
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 3 жыл бұрын
Horta Awle maxamed awle yaa waaye😂😂
@suwaysfarah5317
@suwaysfarah5317 3 жыл бұрын
Asad sxbkii weeye wana reer garowe carwa Olympic garowe ayuu maamui jiray
@mukhtaartembo2492
@mukhtaartembo2492 3 жыл бұрын
Waa tabad yasiin baa dhashy awle maxamed 🤣🤣🤣
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 3 жыл бұрын
Xasan barisoo biyaange ah Digir suugo leh
@mohamudabdisalanmohamud9679
@mohamudabdisalanmohamud9679 2 жыл бұрын
Wiilka yar caadi ma ahan ninkaan asagaa si qaldan wax u cunayay ku yeh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍🤣😍😍😍😍😍😍😅😅😅😆😆😆
@deeqocabdi5890
@deeqocabdi5890 3 жыл бұрын
Asad abuu diyaabi🥰idinkaaan mesHan idinku jogna yaqey❤
@had936
@had936 3 жыл бұрын
Kkkk MASHALLAAH horay usocda keep going
@maxamed3013
@maxamed3013 3 жыл бұрын
Asc azxapta
@maxamed3013
@maxamed3013 3 жыл бұрын
Sethy wll
@Bwhersi
@Bwhersi 3 жыл бұрын
Legend Abudiabi waan ku taageersanahay
@sakiqalas1833
@sakiqalas1833 3 жыл бұрын
Asad diyabi iyo libaax kabeye wlhi waa naga qosliseen
@ZakiBashiir-l1j
@ZakiBashiir-l1j Күн бұрын
Qosol.baidilay.zxp.sokordhi❤❤❤❤❤❤❤❤
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 3 жыл бұрын
Libaax kabeeye welcome waa ii farxad inaad faraxsantahay alx
@deeqaahmed9563
@deeqaahmed9563 3 жыл бұрын
Kkkkk Taagano Fadhiiso 💖💕 Asad Diyabi Legend
@mohamedosman68
@mohamedosman68 3 жыл бұрын
Absolutely iyagoo 9 0:5 ka qaaad cabitanka uraci😀😀🤣🤣
@cabdirazakabdalla5910
@cabdirazakabdalla5910 3 жыл бұрын
Dhalinyaro horay u socda❤😅
@baroonyare2
@baroonyare2 3 жыл бұрын
Kabal yeeri la iska casilaa waa dhibaato legend wllh
@bileyare9943
@bileyare9943 3 жыл бұрын
Asad diaby" waryaa adigu mxaa kugu dhagan ma goonyaar baad qabtaa" hhh 😆🤣😅
@mustafemk829
@mustafemk829 3 жыл бұрын
Asad legend soo jabey taarikh leh
@munacawilcawil3009
@munacawilcawil3009 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@bileyare9943
@bileyare9943 3 жыл бұрын
Ninkan garka koola-birta iskula so dhajiyey hhh 😆🤣
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 3 жыл бұрын
wanku saarey sxip🙋‍♂️
@shilaboking2915
@shilaboking2915 3 жыл бұрын
Sagalka nin ee 0.5 laga qadayo maxay cuneen hhhhh
@cabdallenadiiraxmed4578
@cabdallenadiiraxmed4578 3 жыл бұрын
Ilaahay bariis buu cabitaan kaaga dhigay😁😁
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 жыл бұрын
Wa r ani ga ciyaalka iga qosliye😃😃😃
@abdirahmanismaciilshyusuf4024
@abdirahmanismaciilshyusuf4024 3 жыл бұрын
Ayago sagaal ah .5 ka qaad
@diyaadam8887
@diyaadam8887 3 жыл бұрын
Ramadhaan kariim🌙
@mohameddahir6435
@mohameddahir6435 3 жыл бұрын
Soo usoconaayo maad aragtaan kulahaa Libaax kabeeye 😅😅
@aminaqaraami
@aminaqaraami 3 жыл бұрын
Guulysta wiklasheena 🥳🥳🥳
@jaylaanipoi4142
@jaylaanipoi4142 3 жыл бұрын
Xaaramiyin🥰
@baskaxchannel8215
@baskaxchannel8215 3 жыл бұрын
Hhhh asad Hagio legend wan idin wata adiga iyo saxibadaba 😂😂😂
@axmed556
@axmed556 Жыл бұрын
War Asad diyaawi dheh Asad hajio noo 😅
@MohamedOmar-gg7qo
@MohamedOmar-gg7qo 3 жыл бұрын
Kabalayeeri la iska casilayo🤣🤣🤣🤣
@MohamedAhmed-be2ul
@MohamedAhmed-be2ul 3 жыл бұрын
Kkkkk walaahi riwaadaan caadi maahan Shaambiye qorshe aan caadi ahayn buu keenay😂😂😂😂😂
@abdirizakalihussein9107
@abdirizakalihussein9107 3 жыл бұрын
War soo badiya
@abdirisaksugulle2810
@abdirisaksugulle2810 2 ай бұрын
LIBAAX KABEEYE WIXIISA WAABA DAGAAL
@bashkatube2363
@bashkatube2363 3 жыл бұрын
Anaa istuuray
@qadarhusein8452
@qadarhusein8452 2 жыл бұрын
Ilaahow ninaa maagtay Hana ku maagin
@abdirisakomar1146
@abdirisakomar1146 3 жыл бұрын
RAMADAN KR33M MY TEAM
@yaxyabdi6517
@yaxyabdi6517 2 жыл бұрын
Legendary ❤️❤️
@dauudciise7167
@dauudciise7167 2 жыл бұрын
Iyagoo 9 .5 kaqad kulahaa😅😅😅😅
@tara-K1725
@tara-K1725 3 жыл бұрын
Full tagero team diabi
@abshiryare7044
@abshiryare7044 3 жыл бұрын
Kkkk AMA bariis siisen kulahaa hhhh horey usoco 🤣🤣🤣
@abdikafimohamudahmed2133
@abdikafimohamudahmed2133 3 жыл бұрын
Shax miyeey cabeen 9 0.5 kaqad 😂😂🙌
@cabdiraxmaantimo9232
@cabdiraxmaantimo9232 3 жыл бұрын
Hhhhh bahda qosolka puntland wan ina wataa
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk qusolka aduunka 🤩🤣🇸🇴🌹
@sharmarkejama4086
@sharmarkejama4086 3 жыл бұрын
War wlhi wan qoslay ased diaby 🎃🎃🎃🎃
@2plus2equals59
@2plus2equals59 3 жыл бұрын
*REER BARI BAAN LA YAABANAA AAN KU ARKAY OODKAC KALUUN LAGA SAMEEYAY,REER MUDUGNA WAXAY KEENEEN DIGIR SUUGO LEH*
@miskiismaciil8269
@miskiismaciil8269 3 жыл бұрын
Kkkkk ninka mahalkaaasey kagaworooyd bariiiis Yan lasiiin
@abdulahimaxamed1861
@abdulahimaxamed1861 3 жыл бұрын
Ar sxb wad kuficanthy asad kabar yerii ee anigana waxan ahey kug ee hudhel ban furaneyna ee sodiyar garoow bro
@saadaqyare7654
@saadaqyare7654 3 жыл бұрын
Malin dhawedneh islan walan ba itiri laba sacab iga ii bi kulahaa😀😀 Diaby waku wataa sxp🙏👍
@jibriilabshir6039
@jibriilabshir6039 3 жыл бұрын
Shaambiye legend
@kkkkkkkk8685
@kkkkkkkk8685 3 жыл бұрын
Anaa horreeya
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 3 жыл бұрын
Half bariis 1 second lagu cunayo waligay maa arkiin kkkkkkkkk laugh 😆 🤣 😂 😄
@howdnugaal9607
@howdnugaal9607 Жыл бұрын
Libaax kabeeye siduu usoconayo maa ka garataan
@daljirexabiib8172
@daljirexabiib8172 3 жыл бұрын
Rag badan baa sidaa samayn doona oo baxar ku gali doona.
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk hawallahi baxar dalaqle noqonaayaan war ha isku ceebeenaha maqaayadaha dadoow
@cjumer7431
@cjumer7431 3 жыл бұрын
Aad uu jeclahay lpx
@cjumer7431
@cjumer7431 3 жыл бұрын
Zxp riwayadihn
@munohusseinapdisalam3537
@munohusseinapdisalam3537 3 жыл бұрын
Hhhhhhh wlhay asad cadi maha muxu yiri ayeyo 9 .5kawad
@hanadofficial422
@hanadofficial422 3 жыл бұрын
Digir suugo leh kulaha😅😅
@Garshishe
@Garshishe 3 жыл бұрын
Hhhh wr zxp aan kula kaftmee asad daiby hadaad shaqadadi heshay baa la oran karaa
@qadarhusein8452
@qadarhusein8452 2 жыл бұрын
Taaganow ka fariiso hhhhhhhhhhh ilaahey bariiso cabitaan kaaga dhigay ku lahaa hhhhh Asad horay usoco bro
@farxiyoabshie5430
@farxiyoabshie5430 Жыл бұрын
Wlhi waaan qoslay😂😂😂😂
@naasirgarweyne4262
@naasirgarweyne4262 2 жыл бұрын
Wlh wan qoslay ayago lex Ah nus doolar ka qaad ba iga gdanty
@apdikanidahir7162
@apdikanidahir7162 3 жыл бұрын
AWLE mahamad AWLE maba aragno así away he🤔🤔🤔
@JamaalDeco
@JamaalDeco 2 ай бұрын
Tabad yaasiin baa ila leh lacagta
@calisuugo7484
@calisuugo7484 Жыл бұрын
Abti waan qosolay wallhi waan kuwataa manta laga bilbo 🤔
@BashiirCabdulahi-dl3ol
@BashiirCabdulahi-dl3ol 10 ай бұрын
Digir suugaleh😂😂😂 asad diaby legend🎉
@yaxmo2691
@yaxmo2691 2 жыл бұрын
Riwaayad Cusub
@hamdahennabeauty6058
@hamdahennabeauty6058 3 жыл бұрын
Tusbax go,ay ha inoo ahaato
@sumayoabdulkadir4615
@sumayoabdulkadir4615 3 жыл бұрын
One love
@abdallaabdisomalinimo350
@abdallaabdisomalinimo350 3 жыл бұрын
Dadkan wa dad qosol wlhi 😂
@ilyaasyusuf6625
@ilyaasyusuf6625 3 жыл бұрын
Ayago sagal ah .5 kaqad kkk
@aliiyoka1107
@aliiyoka1107 3 жыл бұрын
32 sano dadka baris sineyne hhhhh
@faataalelambar1578
@faataalelambar1578 3 жыл бұрын
Hhhhh ninka bariis ceyruuna miyuu cuni jiray aaaa sxbkeen diaby
@abdirisaaqmohamed7803
@abdirisaaqmohamed7803 3 жыл бұрын
Asad daipy nin aan tagero
@awabdilleofficial9079
@awabdilleofficial9079 3 жыл бұрын
Erayada asad diyaabi Tabat Axado yaasiin Awle maxamed awle 32 sano 😂😂😂😂 Kudarso adna
@hassanmohamed3515
@hassanmohamed3515 3 жыл бұрын
Asadow cabuulo suugo leh ma macaan baaa aan karsadeeh
@abdihakimibrahimyusuf8815
@abdihakimibrahimyusuf8815 3 жыл бұрын
Talo walaalayaal qof bili.aadanka ah lagama tilaabasdo
@nasrichannel9994
@nasrichannel9994 2 жыл бұрын
Digir sooge leh waa ii kow
@husseinbulshawi6546
@husseinbulshawi6546 3 жыл бұрын
Ayagoo sagaala .5 ka qaad meesha aan layaabay
@mohamedbashiir7680
@mohamedbashiir7680 10 ай бұрын
Ayagoo sagaal ah 0.5 kaqaad aa ma,farxal bey cabeen😂😂
@mowliidabdulahi4476
@mowliidabdulahi4476 3 ай бұрын
ayagoo sagaala ,5 qaad
@maxamedaadan7193
@maxamedaadan7193 3 жыл бұрын
War caadi usoco hada wax maqabtide kkkk
@muhsinsalad5836
@muhsinsalad5836 3 жыл бұрын
😂😂 waxani waa magaalo joogisey rabta 😂
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 3 жыл бұрын
iyagoo sagaala 0.5 ka qaad 🤣😅rag wakuwi wax wada cuna
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 2 жыл бұрын
Asad sxb wakusaray like iyo subscribe one love
@hajjabdijaliil6287
@hajjabdijaliil6287 3 жыл бұрын
Ayagoo 6 1.5$ ka qaaad😂😂
@iqlaascadey7026
@iqlaascadey7026 3 жыл бұрын
Wlgy saan uma qoslin😂😂😂😂
@bileyare9943
@bileyare9943 3 жыл бұрын
Digir suugo leh hhh 😅🤣 Asad abuu diaby
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 105 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 42 МЛН
Riwaayada | Gaf iyo nasiib | Asad diapy iyo Libaax kabeeye.|
18:38
Libaax k Channel
Рет қаралды 218 М.
DAAWO RUWAYAD JACAYLKII BUKAANKA ASAD ABOU DIABY
17:40
Halmaal Media
Рет қаралды 63 М.
Marish beauty & shabalala & cadnan modal & asad diaby (Somali tiktok 2023)
21:12
Djibouti: Riwaayadii Nabsi iyo Nasiib
2:18:29
Assajog Studio
Рет қаралды 113 М.
Suaalihi ugu adkaa Marish  asad diyaabi maxa kala  qabsaday😂😂
14:55
Malabka Shinida
Рет қаралды 158 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27