No video

Riwaayad | Waxbaa Ku jira | Fikraddii Abwaan Huryo iyo Hoboladii Waaberi

  Рет қаралды 19,185

Hoyga Fanka

Hoyga Fanka

Күн бұрын

Riwaayad Gaaban oo uu Alifay Allah ha u naxariistee Abwaan Maxamed Cumar Huryo Sannadkii 1971-kii. Waa Riwaayad laga sii daayey Idaacadihi ugu waaweynaa ee Radio Hargeysa iyo Radio Muqdisho
Hoyga Fanka kala soco Heesihii Hore iyo Heesihii Dhexe oo isugu jira Qaraami, Qaaci iyo Kaban iyo Fannaaniintii Waaberi Legends

Пікірлер: 11
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto abwaan maxamed cumar huryo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Huryo rabow kuu naxariiso batnasmijkii Daabad Ayaan caruurnimdii ka heli jiray
@adanmaxamed5281
@adanmaxamed5281 2 жыл бұрын
Waa cajiib
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 2 ай бұрын
Walee Riwaayadaa Waxbaa ku Jira ee allaha u Naxariistee Odey Cabdulle Abgaal Ayeey Ku Socotay Waxaana Marqaati U Ah Heestii Sama Diidoow Dabin Baa Kuu Xiran Ee Salaad Gabeeyre OO Abgaal Ahaa Tiirka Iskool Buliisiyo Loogu Toogtay Ka Dibna Abgaal Dameeradoodii Lagu Qasbay In Ay Jawaan Dabada Uga Xiraan Si UU San Ugu Xaarin Jidadka Horaase Loo Yidhi abgaal Iyo Ido 🐃 Meel Dhow Ayeey Wax ka Arkaan Midkalana Waa La yidhi Waa Yeel Abgaal IYO Weel Lo Aad 🦌 Ninkii Waraab Sadaa Iska Leh.
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 4 жыл бұрын
Waa majaajilo Qosol leh. Labada Nin oo kale Waa Maxamed Cali Kaariye iyo Oday Cabdulle.
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
😍😘😘😘
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Waxbaa ku jira kkkkkkkk
@cabdicabdulaahiibarahinbel519
@cabdicabdulaahiibarahinbel519 4 жыл бұрын
Cajiib
@Hanad2976
@Hanad2976 4 жыл бұрын
Huryo waxuu ahaa abwaan cajiib ah .waxaan jeclaan lahaa inaan waxabadan ka ogaado riwaayadii u samameeye.
@mustafemahamoud7492
@mustafemahamoud7492 4 жыл бұрын
Huryo xasan sugule fanax iyo cabdule raage gabadhuna fadumo muse wanaag ayay uhadal egtahay
@aminoahmed4446
@aminoahmed4446 4 жыл бұрын
Nolow huryo
Majaajilo Gaaban 🔥iyo Abwaanadii kooxda Waaberi Hargaysa
14:31
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 34 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 38 М.
Qiso iyo qosal (Waabari Riwaayad) by Ibrahim Eagle
12:57
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 359 М.
Abwaan Huryo Iyo Ahmed S Bide Iyo Majaajilo Cajiiba
10:41
ROOBLE ILQARDHAAS MEDIA
Рет қаралды 27 М.
CANAAD HEES GUULOOW ADAA
6:34
Banaadiri YouTube Channel
Рет қаралды 174 М.
Sheekadii Dalmar iyo Daabad,Fikradii Maxamed Cumar Huryo, iyo jilayaal caan ah
11:42
Somali National Television
Рет қаралды 4,5 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН