Waa Maxay Cod & Laxan...? Wareysi Fanaankii Rashiid Bullo 2010kii uu Ka Qaadey Hussein Deeqsi

  Рет қаралды 78,484

War iyo Wacaal

War iyo Wacaal

5 жыл бұрын

Alle Ha u Naxariistee Rashiid Bullo Waxa 2017kii Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa.

Пікірлер: 104
@abdkadirawdahir5857
@abdkadirawdahir5857 4 жыл бұрын
Aun rashiid -Bullo Allahayoow janatu-fardawsa ka waraabi. Danbigiisana "Alloow" dhaaf *Aamiin Allahayoow*
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Abwaanka. Rashiid bulo wuxu ahaa saaxiibkay fuad Aabihii. Geeridiisu Way naxanuunisay. 2017 kii ayuu geeriyooday.. Markaa fuad waan waxan wada joognay AdisAbaba Ethiopia. Master thesis Book gii ayaan wadnay. Fuad wuu naga sootagay. Nasiib wanaag wuu soolaabtay wax barashadiina wuu nala dhamaystay. Alle ha unaxariisto Rashid Bullo
@raxeeyeloversismytype6892
@raxeeyeloversismytype6892 4 жыл бұрын
Fuad hada halkuu joogaa?
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
Heesta ugu fiican ee uu qaado RASHIID BULLO waxa uu la qaadaa alaha u naxariistee FARXIYA CALI, waxaa la yiraahdaa SIDA AYRA GEELOO, waxaan deris ku ahayn Muqdisho, waa Hindi asal ahaan, waxaa jira fanaaniin badan oo asal ahaan aan ahayn soomaali, waxaa ka mid ah AWEEYS KHAMIIS MABUUSE,
@BP-si2ww
@BP-si2ww 3 жыл бұрын
Pakistan weeye siduu afkiisa Kasheegay A h u n
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Gu'roon Jire isna wuxuu ahaa hindi Maxamed Nahaari isna somali ma ahayn 4 tii nin ee afsoomaliga ku heesa ee ugu horeysay soomaali ma ahayn.
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
@@sangemohammed2057 Maxamed saciid Guroon jire waa Somali Yamani awoowyaashii ahaayeen ,Guroonjire ilaa 5 awood Barbara Hargeisa ,Bulahaar ayay Joogeen, Abwaan Huryo Eedadiibaa Dhashay waa ilma Abti, Rashiid Bulana waa Pakistani Somali ah, ilaa sadex fac waxay joogeen Berbera iyo Hargeisa,
@MahamedHassan-cu6ph
@MahamedHassan-cu6ph Жыл бұрын
4
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo Жыл бұрын
Rashid Waa Asal reer Saylac, Tafiirtii Qoyski in badan baa dagan Borama
@SidikASudi
@SidikASudi 5 жыл бұрын
Rashiid Balluu ilaahay naxariis iyo jano hasiiyo, wuxu ahaa tiriig fanka ifiyay. Maantana meel aan la dhaadanayn ayuu ibo-furayaa, waa Mulaxanka iyo shaqadiisa, dadku inta badan ma fahansana doorka laxanka.
@Ururka-SPP
@Ururka-SPP 4 жыл бұрын
Eebaw kuu naxariiso janatul kawraabi inchalah amiin amiin amiin abwaan,fanaan,mulaxamiiste. Rashiid Baluu
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Ruug cadaa ayuu ku yahay laxamada Rashiid pullo Heesaha uu laxameeyo waxan ugu jeclahaY Heesta Cakuyeey ee shankaroon axmed sagaL qaado....._______ RabiH haku naxariisto....
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 жыл бұрын
Ilaa xad.... i like that song.......
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 4 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto Aamiin Sabti 21/3/2020 London, UK
@A.H.3530
@A.H.3530 2 ай бұрын
Raxmaanku ha ku naxariisto adeer nabd ku led.
@user-wr8jy2kf3u
@user-wr8jy2kf3u 6 күн бұрын
9:00 “Dee madaxa laruxaa waabad sootagantahay une😂” “Maye qalbigan ruxaya”😂 Hadal rag wawayn❤. Allaha unaxariisto.
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 16 күн бұрын
Of.alle.hawnaxariisto.rashiidbulo.heesta.sida.ayro.geel.ee.farxiya.cali.laqaaday.oo.ciise.warsame.midha.lahaa.ayaan.ugu.jeclaa.heesihiisa
@yaasir1936
@yaasir1936 4 жыл бұрын
Mulaxmiinte Faraha Lagaga Gubtay, Ilaahay ha ku naxariisto
@user-rd2je4nw6c
@user-rd2je4nw6c 3 ай бұрын
alle ha unaxariisto rashiid bullo Ibrahim
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 жыл бұрын
Muxuu yidhi cumar dhuule ayaan ujecla cid aan laxan udhiibo. Absulotely aniguna codkisaan jeclahay... Dhamaan alle ha unaxariisto
@kabaajkabbaj7418
@kabaajkabbaj7418 4 жыл бұрын
Waraysigaan waxan daawaday mudo aan dhawayn waxan filayaa 2010 kii walahay wili inaanan ilaawin waan raadinjiray
@abdurahmandamal1820
@abdurahmandamal1820 2 жыл бұрын
ALLE HA U NAXARIISTO ISAGA IYO DADKA KALE EE MUSLIMIINTA AH 1/11/2021 ANKARA, TURKEY
@maxamudliiban1795
@maxamudliiban1795 5 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto , Heesta u danbaysa yaa meel ku garankara Xuuseen yuusuf tarabi qaadayo
@hallad598
@hallad598 6 ай бұрын
Daqiiqadda 8:57: Rashiid wuxuu yiri "dee madaxa ma ruxaysid. Madaxaa la ruxaa, Waa layla socdaaye waa sidee, waad soo taagan tahay uune". Hhhhhh Aloow kuu naxariiso. Waxaa wareystay nin aan ehel u aheyn fanka.
@abdiwelihajimohamud9251
@abdiwelihajimohamud9251 Жыл бұрын
Wariyahaan uma qalmin inuu wareysto fanaan mulaxam Rashiid bulo AUN lkin intaanba asagaa sabab unoqday inaan ka barano inkastoo xiisuhu intaan ka badnaa lahaa .🙏🙏🙏
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
Miyaad Arkey Rashiid bulo wuxuukuyiri waar Maxaad Madaxa rux hyska kaywareysane. Hdana waxuu ku yiri laxan iskama sameeyee dadkan eega iney Waxan wado kudhexjiraan dadkaas keliya maaha xitaa isaguu U jeedaa. Micnaha Hyska key wareysane zmakuudhacdey Waxani Hhhh. 👍 ragedii buu ahaa
@omarismail1123
@omarismail1123 9 ай бұрын
Cumar seerbiya ku ficnaan laha
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Waa runtii abwaaniinta jiman baa wax ku soo dejiya
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
Rashiid Balluu, Alle ha u naxariisto.
@murzalk-b3810
@murzalk-b3810 2 жыл бұрын
Allah ha unaxiirsto Sabti /30 actober/ 2021 Burao somaliland
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto legend rashiid bulo
@dr.mohamed913
@dr.mohamed913 Жыл бұрын
Wareysiga macaankisa wariyahaa dilay
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso Rashiid Bulle iyo sxbkii cumar dhuule
@mushtaaqhassan6272
@mushtaaqhassan6272 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto aamin aamin
@feysalowelnur3133
@feysalowelnur3133 9 ай бұрын
My favorite singer Omar duule Ali
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 жыл бұрын
Allah ha naxariisto Rashiid Bullo
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto, aamiin.
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
Ninkaan Wariye Maba Uqalmo Waa Maqane Jooge Waa Nin Xirxiran Iska Maqan
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 3 ай бұрын
Wuu mirqaansanyahay
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
AUN RASHIID BULLO MARKII IIGU HORREYSAY AN MAQLO BILLOWGII SAGAASHAMEYIHII WAXA BBC LAGASOO DAAYAY HEESTA UURKAA KU TABAYA UU LA QAADO AUN FARXIYO CALI RUN AHAANTII HEESTAAS IYO KUWO KALE UU QAADO AUN RASHIID WAA HEESO WADA QAALI AH OO FANKA SOOMAALIDA MEEL SARE UGA JIRA...
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 4 жыл бұрын
Fadxiyo wxy aheyd reer Boorama inkasto rashidba muddo Boorama aw ku noola.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Ahn rashiid bulo wuxu ahaa shaqsi qalbi wangsan fanka somalidana wxuu ka mida aha labeentisa
@apdulahijama6
@apdulahijama6 3 жыл бұрын
Alle Godka Ha U nuuro 🤲
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 2 жыл бұрын
Rashiid bulo . Waa fanan caana ah oo jira . Naxariistii janno illaha geeyo.
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 2 жыл бұрын
Allow unaxariiso
@ibraahimmahamedmahamud5170
@ibraahimmahamedmahamud5170 3 жыл бұрын
Manshalah Rashiid bullo
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 6 ай бұрын
Waa sax ereygaas waa lidaa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Alle yrxm
@razankhalith6464
@razankhalith6464 2 жыл бұрын
الله يرحمو في الجنه
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 4 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso dadka noocan ah inaga dhamaade hada
@ajibarmustafehussein9730
@ajibarmustafehussein9730 Жыл бұрын
Alle naxariistiii jano hakawaraabiyo waxan daawanayaa 10sano kadib 09.11.2022
@abdixakiimadam
@abdixakiimadam 13 сағат бұрын
Wariya ayaaba inacsiiyay waraysigan
@ahmedyusuf4975
@ahmedyusuf4975 3 жыл бұрын
Waraysigan waxaan dawaday habeenki ka baxay TV ga qaranka somaliland 2010 kii. Alle ha u naxaristo marxumka cilmi badan ayaa ku duugan waraysigan.
@qudhanjomedia
@qudhanjomedia Күн бұрын
❤❤❤❤
@AliArjun-tg1ku
@AliArjun-tg1ku 5 ай бұрын
Waa philosopher dadka nuucana aduunka waalaga faaiidaystaa Lkn Somalida mid aan waxba bulshada kusookordhinayn Ayay buunbuuniyaan
@geellegaaboow4959
@geellegaaboow4959 5 жыл бұрын
Cajiib aun rashiid wuxuu ku dhashay wadanka hindiya uu asal ahaan ka yimid waqoiyiga soomaaliya ayuu ku koray waa kaas noqday heesaa laxamiiste afkii soomaaligana qofkasta waa uga dheereeyey
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 5 жыл бұрын
Waqooyiga Soomaaliya Maxaa La Dhahaa?. Orod Cuqdada Meel La Fadhiiso Duli Yahow
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Geelle waxaan filayaa inuu Pakistani ahaa, nin ayaa ii sheegay inuu kasoo degay xeebta Maydh, dabadeed uu muddo adhiga u raaci jiray reeraha , cajiib
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Neef somaliya waa halkee maxmiyada amisom mise isqarxiya
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
@@mhassan0163 beenaale cid uu u raacay adhi ma jirtee aamus xaasidyow dadka ugu Nolol wanaagsan buu ahaaye
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Geelle Gaaboow rashiid bulo aabihiis ayaa pakistaani ahaa hooyadi ayaa somaaliyad ahyd waliba samaroon ree nuur by kasii ahyd wxuuna ku dhashay degmada Awbre ee hda Ethiopia ka tirsan
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Fannaanka iyo mulaxanka, abwaanka Allah ha u naxaristo, he prospered in Somaliland despite all the odds against him, while there is a will there is a way, he came all the way from Asia (Pakistan or India) settled in Somaliland without no money, no language, no relatives, I cant believe that, ALlaha kuu naxariisto, in buug laga qoro ayey ahayd
@azizderia5698
@azizderia5698 3 жыл бұрын
@zakariye Abdirahman Rashid was born in Somaliland and it was his father who came and married Somali woman in Owdal Region.
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
not rashids father its actuelly his great grandfather that comes to somaliland
@husseinmohamed1947
@husseinmohamed1947 Жыл бұрын
Kowsar abdi sugal❤su
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 5 жыл бұрын
Muj Rashiid Bullo Ilaahow Kuu Naxariiso Taariikhda Somaliland Baal Dahaba Ayaad Kaga Jirtaa
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Hhhhhh ninkaan Pakistani weye xagge mujahid Ka noqday ragii saylac kuyimid abayashii marka mujaahid mahane kanaso
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
@@user-sc7du8tf9v aqoon uma laha RASHIID BULLO waa pakistani
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
waa mujaahid idinkaan awoon u lahayn walaahi youtube ka raadiya isagoo snm la jooga oo walibs heesayaan
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
mida kale waxaad maqasheen waa pakistani lkn 5 awoow ka hor buu ahaa waxaanau ilma abti ahayeen muxamed cumarvhuryo ahn
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 жыл бұрын
AUN Isaga & inta Muslimaba , Annagana Eeboow Nooga Daba Naxariiso, Wareysi Kal & Laab ah ayuu Ahaa
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 6 ай бұрын
Alaaha yoow kuu nax risico alfanaan bullo
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Owareegeyssi.????
@somalistories5037
@somalistories5037 3 жыл бұрын
Carruur miyaanu ka tegin rashid bullo? Haddii uu pakistani ahaa ciyaalkiisu qabiilkee bay sheegtaa?
@cabdiraxiinawcabdi4611
@cabdiraxiinawcabdi4611 3 жыл бұрын
Qabyalad ba ku washeey nacalad ku gu dhacdeey jaaahil
@hassandubow2820
@hassandubow2820 Жыл бұрын
@@cabdiraxiinawcabdi4611 😂😂😂😂😂😂 Awowga la janee
@cabdiraxiinawcabdi4611
@cabdiraxiinawcabdi4611 Жыл бұрын
@@hassandubow2820 amiin
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Kkkk Walaahi dadkeenu yaab ayeey leeyihiin
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
🎯🌍⏲️⚽️🎡waakan.aan.idinla. garabtaagney.balse.aad.moogtiin.
@UpdalleXaaji
@UpdalleXaaji Жыл бұрын
😂
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Yaasiinmaxamed jaamac
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣qisadaa gariga laracaa oo laxanka lugu radinaa guri barwaqo aan kamaqlay
@zaarfilms7827
@zaarfilms7827 3 жыл бұрын
kan wariyaha sheeganaya waaba stupid 10 sheeko oo aanu doonaynaynbuu naga jiidhay iminka o uu ka dhex galay. sheekada marka uu waday heesta '' bustaanka inuu noo daayay ahayd hanoo dhamystiree.
@muscabqanireezween3133
@muscabqanireezween3133 3 жыл бұрын
Hhh
@muscabqanireezween3133
@muscabqanireezween3133 3 жыл бұрын
Laxan radiis ma ahd ani cml 1wek ago aan arakayi😄
@faataxcomedyinter6093
@faataxcomedyinter6093 3 жыл бұрын
Wariyaha suugaan shoqo kuma laha😁
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
BARNAAMIJKA FANKA IYO MULAXAN CABDIKARIIN JIIR
1:00:25
Horn Cable Tv
Рет қаралды 122 М.
Wareysi Faanaankii Rashiid Bullo Q. 2aad & Xuseen C. Deeqsi
9:33
War iyo Wacaal
Рет қаралды 24 М.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 83 М.
XUDEYDI OO KA SHEEKEYNAYA WAAYIHIISI NOLOSHA
50:40
HANOOLAATO
Рет қаралды 44 М.
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
Wareysi Cusub Fanaanada Khadra Daahir Cige Qaybta 1aad
31:47
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 115 М.
Fankii Hore Alle Ha-u-naxariisto Abwaan Ilkacase
7:30
Dalsoor
Рет қаралды 13 М.