XUSUUS HEESIHII RIW SHEYDAAN BUULOW OO FASIIX AH QEYBTA 2AAD

  Рет қаралды 120,508

MUQDISHO MEDIA CENTER

MUQDISHO MEDIA CENTER

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@samataryasindabacol9635
@samataryasindabacol9635 3 жыл бұрын
Waw waw wallahi waa Xasuustii Xamar very Nice music
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Жыл бұрын
D'autunno waataay ilaahoow nabat noosooceli amiiiin
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
only king waxa makarat❤ yaa waya
@cabdullaahicalisabaax2359
@cabdullaahicalisabaax2359 2 жыл бұрын
XASUUS WAAYO WAAYO IYO BERI SAMAADKII RAWAAYADII SHEYDAN BULLOOW AL FANAAN ZULFE CAJIIIIIIIIB
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 9 ай бұрын
Allah haka baqno hees ma fiicno
@warisyalaxow5785
@warisyalaxow5785 4 жыл бұрын
Waayo waayo
@DB2024-k3l
@DB2024-k3l 6 ай бұрын
Heeska Shaydaan buloow waa shirki weeyn Shaydaanki aa la leeyahay shiikheey Adigawaaye wixi sheegtid shacan ka qadaa. Shaydaanki aa daaci looyahay subxanallah. That's why eey diinteena u mamnuucday heesaha. wixi larabo aa la isaga heesa
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Waddankiisa ninkii ka tagee wehelkiisa ka dheeraadee walwal ma huro walbahaarna u dheer.
@cumarxuseen7956
@cumarxuseen7956 3 жыл бұрын
Waayowaayo maahan
@axmedwalicabdulaahicidheer1918
@axmedwalicabdulaahicidheer1918 4 жыл бұрын
Wallahi waajacelkii waayo waayo axsan bro
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Shaki mayo shiqeyga adiga wa sheydan bulow axsan hes
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 5 ай бұрын
Like ta haladhaafina seewaaye dhageystayaal kubooba thanks bro
@liverpoolfootballclub9985
@liverpoolfootballclub9985 Жыл бұрын
When somalia was a great country
@abdulkadirmohamed725
@abdulkadirmohamed725 3 жыл бұрын
Xusuus Qaali ah
@alimahamed8166
@alimahamed8166 3 жыл бұрын
Ow gadaal ka gaar dhan Ma fahmi karaan. Musikada sida casriga loo tumayo waa Kooxdii ifttin band
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
haa sxb kuwa imika kuwi hore ayaa kamurti ficnaay kuwan habeen wanaagsan meelkasta dunida
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 5 ай бұрын
😢😂😢😂😢 reer gadaalkagaaraa goobtii dumiyeen
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 4 ай бұрын
Aad iyo aad wallee. Shankar, Shiiq Cabdi, Sharkanoole, Sulfa iyo rag kale oo badan. Muuse Maxamed Cusmaan oo aan is iri waa ninka Saxophoneka tumaya bis ayaa Waaberi ka ah. Xirfadleyaal ayay ahaayeen wallee.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Wayo wayo axsan ruwayad
@maxamedabukarjilacow9823
@maxamedabukarjilacow9823 Жыл бұрын
Wayaheygii 20 cisho kabadan ayaan ku fiirsday tiyaataka ..
@abdihakeemcisman6868
@abdihakeemcisman6868 4 жыл бұрын
Waaw....xulka hesaha caadi ma ah
@ibrahimbaydhabo7902
@ibrahimbaydhabo7902 2 жыл бұрын
Nice
@AHMEDOSMAN-hp3kx
@AHMEDOSMAN-hp3kx 3 жыл бұрын
fanka ciyarta ka daya 1986 hadi la dhigy orginalkea 1994/95 ya dib lo so celiaya iyado ay wadeyn koxda banadir star o inta bdn jiliyasha iyo fananinta ay jogan ninba waqtigis u dawady dad wa ki hore hadalna wa intu yiri
@abdifitahmjelle82
@abdifitahmjelle82 Жыл бұрын
Sax waaye aniga 1994 ayaan ku daawadey shineemo ducaale buulo xuubeey degmada wadajir
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA Жыл бұрын
Waa markii danbe kooxdii Banaadir Star shineemooyinka muqdisho dhan ayaa la geeynayey waa Sax
@AHMEDOSMAN-hp3kx
@AHMEDOSMAN-hp3kx Жыл бұрын
Shinemo liban rer karan Gali jiren shinemo sanco Shinemo komburale rer mana bolyo ahyd. Shinemo Towfiq rer Wardhigley geli jiren Ekwatore rer hodan ducale rer bulo xuby shinemo muqdisho rer madina Gudaha iyo. Kuwa sida shinemo 🆘. Wa badnayen. Inksto jilka Dhexe ahayen waqti ficn ayu aha. Hogamiye koxod yadi. 😮
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Jiriskaga wan jah warer jog dher adi kin jeclade
@omarsharlot6312
@omarsharlot6312 3 жыл бұрын
Kkkkkk 1990 tiyaatarka waxa saarneyd ruwaayadii socdaal Iyo sir jaceyl ee wadey kooxda shareero kkk
@mohamedosman5074
@mohamedosman5074 2 жыл бұрын
Laakiin maalin ayaa la fiirsanaayey
@mahamud22cabdalla63
@mahamud22cabdalla63 Жыл бұрын
1990 aan galay aaaa hhhhhh xariifkaas waa soo daahay hadane kulaa 330 Kuwii aas baladka ka buuxsamay waayee
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA Жыл бұрын
Kkkkkk
@dahiradan3355
@dahiradan3355 4 жыл бұрын
Caadi mahan
@aadanmahamed3509
@aadanmahamed3509 Жыл бұрын
Wadankis niki ka tage
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 ай бұрын
Wadnihii munaafiqiinta waa diidnay in aynu kalawaaxno. Ayagaa qabiil iyo musuq maasuq inoogu taliya. Nasiib daro
@BOOTAAN72
@BOOTAAN72 Жыл бұрын
jeriskaaga waa ku jahwareeree miyaa mise waa deriskaaga waakugu jahwareeraan
@AbdifatahNoor-b4p
@AbdifatahNoor-b4p 3 ай бұрын
Macanaha baadigoobkaaga waa ku wareerey waaye
@cumarxuseen7956
@cumarxuseen7956 3 жыл бұрын
Beentaawaaye intaasmalagugaleenin
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
maxad kawada waxas cumar xuseen sxb
RIWAAYADDI JISAARKI JACEYLKA
50:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 161 М.
RIWAAYADDI SHAN U YAR HA'I SHEEGIN
49:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 33 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Ruwaayadii Mishaakilkii Jaceyla Banaadiri
1:11:58
Umada News
Рет қаралды 47 М.
HESAHA RIWAAYADII KIBIRKII BEERTAE KARFAN SARAY JACEELKAA FULL GEESGUUD
56:21
Djibouti: Kooxdii Gurmaad Dhaagan  & Riwaayadii Nasiib Iyo Naxdin Aduun
2:30:05
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 581 М.
RIWAAYADDI GACALKI MAXA KALA GEEYI
54:07
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 87 М.
Axmed Shariif Killer Hees Calaacal Af Dhurway
7:30
Abba Teega
Рет қаралды 366 М.
HABA LEY HABAARE KILLER IYO MARYAN NAASIR RIWAAYADII SHAYDAAN BUULOW
6:46
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 96 М.
HEESAHI XULKA EE AXMED SH. KILLER AUN QEEBTA (4) HQ
1:03:00
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 65 М.
XUBIGII LA XUMEEYAY HEESTII  GARIIR
7:32
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 32 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН